Alx soonkii 7 aad oo xariir baan dhageysanayaa qasiidan 2020 hadad halkan so boqotay like saar si aan isu ogaano Ramadaan kariim walalahey💚🖐♥️🙏🏼
@ismailalihasan95193 жыл бұрын
Anigana horaantii 1982 ilaa hada ayaan dhageysanayaa, bacdal afur ayaa raadiyo Muqdisho laga saaro jiray alow nbd inoo soo celi aamin yaa allah
@shariifmaxamed45873 жыл бұрын
Kii 8aad majoogtaa wll nabad maku soontey
@cabdirashiidcali57333 жыл бұрын
Mashaa Allah
@cabdirashiidcali57333 жыл бұрын
Mashaa Allah
@aradgeedi40377 ай бұрын
❤❤@@ismailalihasan9519
@TheHassan141411 жыл бұрын
Inta raacda Nabi MUXAMED, raafiiqiisa noqota ee rumeysan Rabbi hanaga yeelo... Adiguna Xaliima khaliif Magool, Allaah naxariistiisa ha ku geeyo... ammiin
@duqowpoiofficiall9237 Жыл бұрын
Sxb 9 sano kadib caawa dunida guudkeeda ma saarantahY
@sahramohamed96434 жыл бұрын
Ramadaan wanaagsan❤️❤️❤️ilaahey ha u naxariisto Xaliimo Khaliif Magool 🙏🙏🙏08.05.2020.
@saciidumul11 жыл бұрын
ILLAHOW xabibka amanta ay sida wanagsan u amantay iyo jecelkisa oogu dembi dhaaf qabrigedana u wasici qaadirow adigan ku barenee naga aqbal amiiiiin
@KAVARA75 жыл бұрын
saciid umul aamin😭😭😭😭
@bilanguure64514 жыл бұрын
saciid umul Ameen walaalo
@zahramohamed63404 жыл бұрын
Amiin ya rab ilaahey jannatul firdous allah ka waraaabiyo
@xuseencqadir2784 жыл бұрын
83881298842teo
@naimaabdalla69554 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲
@mohamudabdi15882 жыл бұрын
One of the greatest artist in somalian girls my Allah grant her paradise firdawsa also her legacy and the beautiful voice will remain with us for a long time
@zahraosman3504 Жыл бұрын
Amin ya rab janadii fardowsa allah ka waraabiyo
@duniyzamzamgelle2249 Жыл бұрын
Amiin Allahuma Amiin 🤲🏾❤️☪️Allah kuu Naxariiso adiga iyo inti Muslima Maamo Xaliimo Qaliif Magool 🤲🏾❤️☪️
@safiyacusman47358 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى ألله عليه وسلم صلى ألله عليه وسلم صلى ألله عليه وسلم صلى ألله عليه وسلم صلى ألله عليه وسلم ILLAAHOW jaanadi boos kaaga yeel magoolay
@MrLooyaan4 жыл бұрын
حليمه خليف مغول الايرحمها..... فعلاً الصوت ناذر والأداء رائع وتستحق أن تكون نجمه بتفوق
@iidahmed51934 жыл бұрын
erayadii maxamed ibraaahin warsame hadraawi laxanki c.kariim farax jiir iyo codka toolmoon ee xaliimo khaliif magool IHN WAA 2020 waa 27 kii ramadan inta iga danbaysaa like siiya somaliyeey illhay nolol barwaaqo ah ayay waydisanaynaa xanun ka iyo aafooynka wareegayana illhay haynaga hayo🤲🤲
@cabdiqaadirayaanle83823 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan maxamed aadan dacar
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Waar abwaan dacar baa lahaa heestan
@ahmeddarabatmohamed470511 жыл бұрын
My dear Magool I love you. You are my culture. Preserve it ya allah. I was displaced at 4 to the west may the songs and poetry of my country come back. Please Please somebody major in somali studies. I heard a University in the North has a university for somali studies. Inshallah, I will save money and go there.
@ridwanjamaboodhle6856 жыл бұрын
Allah haw naxariisto
@xasanmaxamed79055 жыл бұрын
Scw. Maalintii 3 aad ciidulfidri 06.06.2019 illahayow soonka naga aqbal dambigeena dhaaf Aamin. Allah u naxariiso magool iyo inta muslim ahba. Somali Guud ahaan Salaan udiraya si gaar ahna reer Huddur/ Xudur bakool
@zakigafane48334 жыл бұрын
Manta waa maalin ciida saacadu waa 6:30 Galabnimo bishii barakaysnay ee ramadnta ee sanadka 2020 shalay noo dhamatay ilahay waxan kaaga baryayaa Inaad Maamo Xalimo khaliif magool janooyinkaaga ku casuuntid Ku saliya Nabiga SCW ❤
@kamaalvideoaftahan433 жыл бұрын
asc asxaabta qaaliga ax ramalaan mubaarak
@kamaalvideoaftahan433 жыл бұрын
asc
@duniyzamzamgelle2249 Жыл бұрын
Amiin Allahuma Amiin 🤲🏾❤️ Allah u Naxariisto 🤲🏾❤️
@najmaadey7 ай бұрын
Scw
@abullahahmaddhassan53974 жыл бұрын
Wa malinti 4aad soonka ilaahey ha unaxariisto marxuumada xaliimo qaliif cumar mogool amiina ya alaah
@ahmedibrahimhassanhajiali3 жыл бұрын
Praising the prophet Mohammed peace and blessings be upon him, this song from and by standard of Quran and Hadith is permissible with nostalgic love is o.k. the Song by Somali artist Ms Maggoll, without video was composed in 1960s symbolizes Somalis whose native language is non Arabic, yet show their concern for Hadith admonished directives.
@Mohamud_A._Xamaraawi4 жыл бұрын
Hees tan Marka aan dhegeystaba waxaa toos iigu sawiranta 2006 bil Ramadaan iyo xilli Nabad ah iyo xasilooni ah Aaan ku joogno xamar😍😍😍
@najmaadey7 ай бұрын
2006 soo maahen xiligii itobiyanka wll waa maxay nabada sheege
@Mohamud_A._Xamaraawi7 ай бұрын
@@najmaadey Etoobiyaanka waxay so galeen xamar 26 December 2006, wa markey maxkamaduhu dagaalka ku soo jabeen. Etoobiyaanku waxay xamar kabaxeen 15, January, 2009. Marka sanadkaas 2006 nabad baan ku qaadannay.
@dullahiayoub24329 жыл бұрын
yaa allah unaxariiso mamadeen haliima bifadli نبي محمد صلى الله عليه وسلم
@ismailyahye8 жыл бұрын
ILLAAHEY HA NAXARIISTO OO HAKA ABAAL MARIYO QASIIDADA MACAAN EE NABI AMAANKA AH .MAANTA OO BISHU TAHAY 11/12/2016, WAXAY KU BEEGAN TAHAY DHALASHADII NABIGEENA NAXARIIS IYO NABAD GALYO KORKIISA HA AHAATEE . KU SALAIYA NABIGA -SCW
@harrisj3388 жыл бұрын
Ismail Abdi wll sare Ammiin aammi scw waa habeen nagu qaaliya Allaha inga dhigo kuwii sunadiisa raaaco "mama" magool ayadanah Ahlu jano Allaha ka dhigo...
Ismail Abdi scw amin yaa rabbi ilahay ha u naxariisto
@sharifguure974110 жыл бұрын
Ilaahow waa bil ramadane xili saxuureedna waa tahay ilaahow u danbi.dhaaf ayeyo allaha jinadii.kaa.waraabsho
@dabymarradabymarra44187 жыл бұрын
libax libaxdhalay
@user-yc9jl5ib2j6 жыл бұрын
libax libaxdhalay . aamin aamin ya rab
@bayaanjama6295 жыл бұрын
libax libaxdhalay aaaamiiin yaa allah
@maarigfarxan62094 жыл бұрын
Aamiin yaarabi wallo
@Bingo.shorts5 жыл бұрын
Waa malinti sadexaad ee RamadaAn 08 05 2019
@saydcalisujuud382411 жыл бұрын
ALLAHUMA SALI WASALIM WABARIK CALAA MUHAMMAD BIN CABDULLAH SAYYIDIL MURSALIIN
@somaliacommedy84443 жыл бұрын
M.a noshahy wll😢
@faysalmohamed24673 жыл бұрын
الله يرحمك حليمة خليف مغول... فنانة صومالية كبيرة.... ٢٠٢١🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@duniyzamzamgelle2249 Жыл бұрын
Amiin Allahuma Amiin 🤲🏾❤️ Allah u Naxariisto Maamo Haliima qaliif
@cabdicasiisxajishariif44198 жыл бұрын
maasha allah xaliimo khaliif cumar magol ilaahow ku naxariiso saliga alaga kigu kor.yelo janatul fardowo jisadaada alah ka dhigo amiiin
@asmanadif95874 жыл бұрын
2020 1 3 haben jimco ah scw illahow danbigena naga dhan marxumada codka macan nabi amanka ku qadaysana illhy danbi dhaf hawga dhigo
@qureeshabdirahamaanmacalin23268 жыл бұрын
Ramadan kariim dadkii leyga beerow ee soomaaliyeeda yaaasalaaaaam allow unaxariiso
@nabadoonsoomaaliyeed62917 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم codka xaliima cumar khliif barre )) magool (( allaha unaxariisto
@mohamudalihassan50339 жыл бұрын
allaha unaxaristo MAGOOL...........she is a legend......i come to knew her after my dad revealed her history to me. ONE LOVE REST IN PEACE RAMADHAN KAREEM TO ALL MUSLIM OVER THE WORLD
@wardiliverpool85256 жыл бұрын
Mohamud Ali Hassan Aamiin yaa rabbi
@omaar71855 жыл бұрын
Soonki 6aad Oo Xiriir Ah Aan Dhageyso heestan 13▪05▪2019
@ikranabib79197 күн бұрын
Allah ha u naxariisto Xaliimo khaliif Magool aamiin Aamiin Allah we miss her so much 😢😢😢😢😢😢
Allahuma sallli Calaa Nabiyunaa Xabiibuna Muxamed 🤲🏾☪️❤️ Allah u Naxariisto maamada qaaida qaadeysana ❤🤲🏾
@Salmancade106 жыл бұрын
Axsan nabi amaan Allaah ha u naxariisto xaliimo khaliif magool.
@ZahroMahad-x3t7 ай бұрын
Xaliimo.qaliifmagool.alle hanaxariisto.anooyar 1992 ayaaiku dambaysay ayadoo hor fadhido buuloxuubey oo ay islaamday alle haunaxriiso xaliimo qaliif magool amiin
@farahdbfxdayib85686 жыл бұрын
Scw scw swc scw scw scw scw Allow u naxariso magool amiin .. runti waa qasiido qiiro lee
@maxamedcali74073 жыл бұрын
Ilaaheey ha unaxariisto
@sharmaarkecalicabdi56134 жыл бұрын
Masha allah Allow kuu naxariiso Illahow dembi dhaaf uga dhig
@duniyoragecohniijk7536 жыл бұрын
Allah ha kuu naxariisto haliimo qaliif Magool jaanda aloow ku geey
@MrSomaali13 жыл бұрын
masha allah codka magool waxas aya ah jecaylka nabi muxamed ilahay nagadhig kuwa kufaylo maalinta xalku adagyahay masha allah ilahay ha unaxariisto mama magool
@abdimalikmohamedhussein71534 жыл бұрын
2020 habeen uu soon 10 so galaayo bisha may 2 mareyso iyo lockdown #Coronavirus igu xayir #baydhabo #janay 🌍🌍 aduunyooy
msha allah cod.macanaydaa alle waxaan kaaga baryaya in hanatu fardowsa laga warabiyo isaga way oo waaxidee
@mahadow15 жыл бұрын
DURBAAN + HEES + MUSIC + ALALAAS = NABI AMAAN 😉 War Suubanaha ha u gafina Allah baan idinku dhaariyee !!!
@ifraxifrax69855 жыл бұрын
Mxa ku jaban mise ayada u horesay music Nabi Aman lasaray
@maryanmohamud254111 жыл бұрын
صلي الله عليه ﻭﺳﻠﻢ♥
@hassanabdi326510 жыл бұрын
Alle hawnaxaristo. Gabadha somaliyed
@liibaandahir40475 жыл бұрын
Allaha u naxriisto marxuumada marti la jecelyahay Allaha kadhigo ka dhigo. Maamo xaliimo
@MUtaama Жыл бұрын
SCW 30/03/2023 Ramadaan 8 Allow kuu naxariiso Hooyo xaliimo khaliif
@musicjugabdi8104 жыл бұрын
waa maalintii 12 aad Ramadanka sanadkuna waa 2020
@camalow19abdulle916 жыл бұрын
Allah ku raxmado maamo janadii fardowsa allaha kaga abaal mariyo adiga intaa inaga hoose
@abdifatahhussein82764 жыл бұрын
Alle hoow naxariisto Magool iyo fanaaniinta wixii dhintay. Anagana hanooga daba naxariisto.
@abdi-kariimmoalimabdulleh77532 жыл бұрын
Waqtigu waa 02:06 pm ramadaan 2006 muqdisho somalia waxaan dhageysanay bbc somali oo uu daadihinaayay yuusuf garaad oo xilligaa ahaa madaxa laanta afsoomaaliga iyado nabi ammaankaan la saaray waayo waayo
@alisalad2 жыл бұрын
Laxankii Allaha U Naxariisto Cabdikariim Faarax Qaarey Jiir
@smiledon774 жыл бұрын
nebi maxamed csw markaan yaraa hooyaday afurka na siin jirtay my mum was good cook
@intisaralifidhin50593 жыл бұрын
Ramadan mubarak dhamantiin ummada Soomaaliyeed
@mohammed-jama7 жыл бұрын
war ileeen aagaa yaab aranay war kuwa Dislike siiyey ma gaalaa mise micnaha DISLIKE baan garanayn.....iska daa anaa garanaaye waa gaaladii ETHEIPIA yee 😂😂😂
@guledmj91055 жыл бұрын
Hhh sxp dad xag alle ka ciqaban weye
@ajstyle73403 жыл бұрын
War sxb malaha wxy diidanyihiin musiga
@profshaafieaadam5 жыл бұрын
Allha unaxariisto dambigedane allh dhafo
@maxamedsaneygacal47234 жыл бұрын
allah maxa nabi amaan kaan radio ka dhageestay qofkii radio ka dhageestay 2007 like dhac ha igu siiya