Mahad Gelinhore | Ilayn Hoohi Kuma Bogsiiso | Astaan | Qaaci Show | 2020

  Рет қаралды 39,239

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Heesta: Ilayn Hoohi Kuma Bogsiiso
Xasuustii: Cabdi Aw cumar
Codka: Mahad Gelin Hore
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Saxophone: Cabdale X. Maxamed
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mukhtar Dhuux
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2020.

Пікірлер: 20
@kariimhassan1605
@kariimhassan1605 3 жыл бұрын
Adoo jiifa hadaad daawanyso like igu qabo
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 Жыл бұрын
Galab aan ka imid xeebta liido,taalooyinka iyo xarumaha dawlada ee waawayn soo wada arkay roob yara macaan da'ayo bn ku raaxaysanayaa heestan cajiibka ah fanaanka cajiibkaana uu ku luu qaynayo😊
@hursheabdi
@hursheabdi Жыл бұрын
Halmar qulwale si niyad ah u aqri
@fatoomggg9541
@fatoomggg9541 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢Wlhi markaan maqlo heestaan nabaro mar hore bogsaday ayaa dib u dhiig baxo😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HassanAden-v3s
@HassanAden-v3s 6 күн бұрын
Heesta haku dheelin
@naimasalah2257
@naimasalah2257 3 жыл бұрын
Habeen 9 March 2021 muqdisho Waxan rajaynaya inay farxad iga ka danbeyn doonto ana anku nagan doono nolool anku qanacsanahay wankuso ducaynaya inanad waliga dhib mudan dabaday ilmada manta indhahayga ka dadanaysa waxan rajaynaya inay I ahan doonto xasuusta midi ugu danbaysay ee aan adiga ku qubo mudo afar sano ah kadib wanku jecla balse waxan doortay in aan ka fogado si samaysto nolol qurxoon iyo mustaqbal Samir dulqaad iyo waqti badan ayan ku galiyeey kama qomamaynayo inaan noqday mid aanku usamrin nolosheyda waxan ka dhigtay walal saxiib iyo say an jeclahay balse kalsonida intas leg iguma xushmeyn iguma na wanajin in aan adiga kaga so go ay cid walba adigo khaldana aan kugu garab istagayey xumantada na an qarinyey il heer ay gaartay qof walba xumantada ogado igu xanto toos nalay dhaho waxad tahay doqon an dulmiga lagu hayo ka jawabi karin wax walbo dhacay wanku jeclahay wana ku jeclan doona calaf ayaa naga dhamaday xasuustada ayan ku noolan waxan rajaynaya gabadh danbe oo somaliyeed oo xaskaga xalasha ah in anad xumeyn donin oo anad ka ohin donin inti aan dhib iyo dhawac darta u maray wanku cafiyeey saygaygi aan jeclayow waxanku rajaynaya nolol qurux badan farxad daganansho rali ahansho rabi iyo cafimaad wara 😭😭😭😭😭
@khadarvadhaye7726
@khadarvadhaye7726 Жыл бұрын
😢qalpiga alle hku QapooJiYo pyoh
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 3 жыл бұрын
Heesta hesaha u jeclahay 😭
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Hees xusid mudan
@suleimanhussein6106
@suleimanhussein6106 3 жыл бұрын
Xasuusti abdi aw cumar mataan o reer gabiley aha wana heesa an duugoobin e dareenka gaarka ah wata hadana waxa dib uso qaday mahad Mohamed nuux galin hore o isna isla reer gabileya
@CabdallaCabdiraxmaan-m5n
@CabdallaCabdiraxmaan-m5n Ай бұрын
2024 hada dawaneysid waad dambaysa 😅😂
@sakariaofficial5688
@sakariaofficial5688 3 жыл бұрын
First
@Doitnow4
@Doitnow4 3 жыл бұрын
Second
@abdiasiisomar672
@abdiasiisomar672 3 жыл бұрын
Isiiiiiiii
@rumisalah8755
@rumisalah8755 8 ай бұрын
31 12 2023😢😢😢
@kingcalanle2922
@kingcalanle2922 Жыл бұрын
09.06.2023
@naseemabdirahman662
@naseemabdirahman662 3 жыл бұрын
Mahad caloolwaynow heeskan adeerkay walaga kariwaaye waayahay kolka gacanba lagula imane
@benaadirmediachannel7320
@benaadirmediachannel7320 4 ай бұрын
Kkkkkkk
@naasirwacane970
@naasirwacane970 3 жыл бұрын
4
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
Commentign axbaabi hadad aragtn subscribe saara Qofkii 7aad ayan ahye
Fanaanka Codka Macaan Mahad Galin Hore Iyo Sanadka Cusub 2019
10:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 803 М.
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
HEESTA UURKIYO QALBIGA||XABIIBO XASAN TOOXOW||BALWO LYRICS
4:26
Balwo Lyrics
Рет қаралды 461 М.
C/qani Kaarshe iyo Khadra Aaden | Qaaci Show | Astaan | 2020
29:23
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН