waaaaah waaaaah 100% codka 100%music 100%ereyada 100% dhankasta like ta waa xagiina
@liibaanliiburuuj3 жыл бұрын
Aduunka xaskeyga u jeclahay 😘 macantoy kuma waayo abidkaa xad dhaaf kuu jeclahay
@khalidbagato252 жыл бұрын
Allaha ku dhaafo wll
@abdirahemomer51362 жыл бұрын
Massage yaad u diraysa marka kuma fahmin
@fahiimahassan53132 жыл бұрын
Ayada usheeg
@abihamidmohamed80772 жыл бұрын
@@fahiimahassan5313 😂😂😂
@liibaanliiburuuj2 жыл бұрын
@@khalidbagato25 aamiin bro
@mceeri72384 жыл бұрын
Kabax Wixii Like odhan jiray Meeshan iskaga Taga Ama heesta Qiimeeya Aniga 100%
@yaasiinaxmedyaasiin37954 жыл бұрын
Waar anagaa kaala raagney jawaabtee oo fanka abtirsiinadii leh midhaha laxanka habdhaca luuq faneed ee ninkan markaan isugeeyo heestu in ay waaberi baaqi ka ahayd oo ay meel taaley baad moodaa "; ta kale fanaan wax walba laguma sheegee fan jeclaysiin dadeed luuqdeed was leeyahay
@sietvayzal55424 жыл бұрын
Was hoyada
@abdirahmanmohamed224 жыл бұрын
@@yaasiinaxmedyaasiin3795 kol hadeynan hyn cadeynti hadhagas ad shegyso isagaynu u haneynaa.
@xalimoabdigure75604 жыл бұрын
@@yaasiinaxmedyaasiin3795 nin hada inuu heso bilawe maha lakin waxaan casrika baa bananka kene haku qaldamina hestaan qiso dhab ah buu la sameye asagena ku sesaa cid kale kama hadleso waa runtii wiqmayee jirkegoo ruxii wayo ismogeen wajigegu daremaa markuu leyahay ninka oo yar qofii lasaye lee yaqaan wlh nin yaroo waxuu ahaa qurux badan muxidiin ax ax
Qolyihii horee soo qaaday way qasbayeen, dadkeedii lahaa waakaas soo qaaday maantaba. Salaan Astaan Team ✋🏽
@craxiin_key7973 жыл бұрын
Ismaciil aarka isba wuu la keenay
@mohan88383 жыл бұрын
@@craxiin_key797 fanaanka heesta lahaa Waa Kan nio
@mohamedhussein13323 жыл бұрын
@@mohan8838 heestan waxaa lahaa mohamed mooge allaha ha unaxareestee
@sakimaahirkalid50833 жыл бұрын
@@mohamedhussein1332 maxamed mooge malaha muu lahayn wall .
@mohamedhussein13323 жыл бұрын
@@sakimaahirkalid5083 walal Mohamed mooge ayaa lahaa allah how na xariistee
@abdullahomar13133 жыл бұрын
Isma laheynoo jacelbaa ku waariyee Isma laheynoo waqtigaa ku ciilayee Isma laheynoo fardows baad is waayinee 😢💔😢💔💔 Ahhh xasuus dheeraad walaahi 2012
@somalidhabah14853 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@axmedeidomar31403 жыл бұрын
WwwwwwwwwW 100%
@liibaanliiburuuj3 жыл бұрын
Sxb hadii ee ehees xaaskaadi hore marwalba xariiri iskunay hadii ee xalad adag ku jirto sidaad ku caawin leheed
@hibaakabdilahi95062 жыл бұрын
@@liibaanliiburuuj ma xaaska is haysaan
@Ahmedal-Hassan-oc1kl7 ай бұрын
Sax Waaye aduunyado sidii loo rabo laga ma helo sxb,, wan ku dareemi karaa bro qalbiga allaha kuu adkeeyo 😢😢
@abdullahhussein2327 Жыл бұрын
Heestaan Wuxuu u qaaday xaaskiisa Koos oo ka aaday sacuudiga Geel jire heestaan markuu sameenaye Waan ogaa isku xafad baan eheen Reer Jiira maaskiin like ii saara
@damuhamisi9401 Жыл бұрын
Penta joji heestan waxa qaday AUN soran
@duniyoabdikarem1733 Жыл бұрын
Jah rer jiro maskiin ❤❤❤❤❤
@Armani_yossef10 ай бұрын
Maad caadi ahayn? Heeso ma qaado sooraan AUN, isagaana sheegay inuunan shaqo ku lahayn.@@damuhamisi9401
Waa runtiis wuxu waa aduun ruux ba waayo soo joog Aniga teyda isma laheyn waqti baa ku waayi doontaa lkn dhacday wxd moodaa iney ani igu socoto allow qalbiga noo qabooji ❤❤❤ nafteyda isma laheyn idiL bey waayi doontaaa 😭😭😭
@NaimaAhmed12211 ай бұрын
Wuxu wa adunyee ruuxba waayo so jog weheshaday dugaagee laga weecan jirayee Isma laheynoo jaceyl ba ku waaliyee, isma laheynoo waqtiga ku ciiliye Isma laheynoo shaafici bad is waayiye 💔😭 10/1/2024
@ugaaskaramo75554 жыл бұрын
Halkeeed in uu Dhigay inta igu Raacsan like ku qabta 😜😉😜❤❤
@mohamedsaid27964 жыл бұрын
Isgaaba leh sxp heeasta
@mohamedsaid27964 жыл бұрын
Isgaa leh sxp heesta
@khadarabdirooble49624 жыл бұрын
Waa nin kii iska lahaba heeska
@mahadmohamed28084 жыл бұрын
Inkaastoo fanaankaan magaciisu uu igu cusbaa hadane absolutely siduu uqaadayo miraha heesta kama dhargo waan kusoo ceshtaa adeer cimriga allaha kuu barakeeyo
@alii77923 жыл бұрын
Isma lahayno jaceyl ba kuwaaliye, isma lahayno waqtigaa kubciiliye, isma lahayno Asiyaad is wàayine, 09th july 2021 💔
@rahim7743 жыл бұрын
2k21 like dhac halii siiyo brother's and sisters 😍💯
@sakariyemohamud5359 Жыл бұрын
Waxu waa aduunyee ruuxba waaya soo joog weheshaday dugagtee laga weecan jarayee😢 isma laheynoo jaceyl baa kuu waalee isma laheynoo wakhtigaa ku ciiliyee isma laheynoo A. .........na😢iswaayinee😢😢
Gabadha ku dhinaca fadhiso qurux badanaa.. MA xawaadlaa mise waa raxaweyn... Mise waa isxaaq.. Masha alaah... Qoorteyda dheer Ayaanba LA yaabee ❤️💙🇸🇴💙❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Sultaanjamal3 жыл бұрын
Wara uu habeenkii warabahuu wareegayoo weerkunaa u wahel yahay wadku iima fududaa walwelkiyoo Dhibta aan qabo ruxii waayo aragoo waan kala wareystaa waxyeeladaa isaaranee wuxu waa aduunyoo qofba waayo soo joog waheshaday dugaagtii laga weecan jirayee isma laheyno jaceyl baa ku waalayee isma laheynoo waqtigaa ku ciiliyee isma laheynoo koos baad is waayinee waanuguleyda waa walolowga igu dhacay Wiiqay jirkaygoo wadnahayga mudaayee ruuxaan waa ismoogeeyn wejigayguu dareemaa Oo markaan wareer saday waxaan waayo joogo wanaag layga sheegee oo macno leh leyga waaye Wuxu waa aduunyee ruuxba waayo soo joog weheshayday dugaatii laga weecan jirayee
This man is on my top list from abditahlil in another level woow
@ayaanleqorane81004 жыл бұрын
Masha Allah eesh calaa cod muxiyadin geela
@ibnalitube36102 жыл бұрын
Isma laheyno jaceyl baa ku waaliye, Isma laheyno waqtiga ku ciiliye, Isma laheyno "awesome-ma" iswaayine, Wa nooleyga waaa waalalow ma igu dhacay😓
@pureheart102 жыл бұрын
Isma lahayno JCYL baa ku waaliye💔 Isma lahaynoo waqtigaa ku ciiliye 🥹 Isma lahaynoo hebel baa is waayine 😢
@ibrahimrashiid15544 жыл бұрын
Woow hees hees dhaftay 😍
@aragsanmuheedin48993 жыл бұрын
Hees shidan iga dhah
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_4 жыл бұрын
Wooow Bahasha Gacanta Ustaad #Muxidiin Gelle ku jirta Codkeeda caadi maha Yaa I shega magaceeda plz
@Vivacious-jz4fw2 жыл бұрын
Tambourine in English. I don’t know in Somali
@kaltunguled97077 ай бұрын
Daf baa Af-Soomaali la yodhaahdaa
@sakiciiltireoffical16554 жыл бұрын
Astaan tv very butifull hore u socda muxiyadiin Geele fanan wayan
@sadiakhalifmohamud37282 жыл бұрын
Isma lahaynoo waqtigaa ku ciiiliyee😭💔😿
@qanciyenuur63113 жыл бұрын
Hadaad qiirotey like isar
@maslahbarkhadle9523 жыл бұрын
waliba ilin
@faysalmohamed24673 жыл бұрын
فنان كبير للجمهورية الصومالية الاسلامية💙🇸🇴❤️💙🇸🇴💙❤️❤️💞💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rayanmss21177 ай бұрын
2024 who watched
@mohamedsalah-dk3us6 ай бұрын
Me😂
@Shekeye-u2cАй бұрын
Isma lahayno jaceyl baa ku wali Isma lahayno waqtiga ku celi Isma lahayno muno bad iswayi Wa nolol liga wayi walalow ma igu dhacay wow xanun jaceyl bam daremaya😥 haben qamis10:37 27.11.2024✊🤳
Alle ha u naxariistee wuxuu u cod eegyey sooraan ismaaciil sugula
@ahmedamiin-oi8nh4 ай бұрын
Cawa waxan jooga dalka jermalka runti waxan ka imid xaaskayga oo an aad u jeclhay waxana rjyanaya illahay idamki malin malmaha ka mid ah anogo wada jirna inan dhagaysan doono heestan runtii aad ban u murugooda markan so xasusuto xaskayga oo iga maqan Ana anan awoodin inan u galo safar blse rabbi Ayan rajaynaya inan iso sahlo inshallah. Fathima alleh ha I ka daayo.😢
@xamdacabdi8714 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagysnaya 27-8-2023 sacada10:30 aniga cashar akharisnya ayana arkay ano qadaya way itabtay lakin jecayl Uma dhagysnayo 😢😂😂
@zuldanapdi23043 жыл бұрын
Woow best song 100 luuqda laxanka 100 musica 100 kala goynta heesta 100
@faysalmohamed24673 жыл бұрын
Fanaankan magaciisa yaa ii sheega iyo meeshuu ku noolyahay... Waan fanaan weyn🇸🇴♥️💓💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓♥️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓♥️💙🇸🇴😍♥️💓💙🇸🇴♥️😍💙💓💙🇸🇴🇸🇴
Ismalahayn jacayl baa ku waaliyee Ismalahayn Sooraan bay kuku qaldayaan dhoorrayaashu Ismalahaynoo waqtigaa ku ciiliyee axyaa fanaan legend I am from Burcadii hore tan Xamaal jawaan hogaamiyo maaha kk
@shacnishire53232 жыл бұрын
Isma lahayn waqtigaa kuciilin😭😭😭😭😭😭
@plush_39964 жыл бұрын
Wow outstanding voice,lyrics and music
@RamloAbdirsak7 ай бұрын
Wxan Cwa dib Uso boqday anigu Mrugonaya❤
@makokaireh2444 жыл бұрын
esh cala Cod 😍😍😍
@abdirizakmohamudelmi1194 Жыл бұрын
Mashallah, waa Cod aan marnaba hoos udhici Karin. Waayadaan danbe ma arkin fanaan Soomaaliyeed oo Kan oo kale ah
@ahmedfiiraan33833 жыл бұрын
Izma lahayino Muxiyadiinbad dhaGayizane izma Lahayino Comanti bad Ka Bixineey 👍