10 SHAQO MID KA DOORO | mahdi miad

  Рет қаралды 65,746

Mahdi Miad

Mahdi Miad

Күн бұрын

qiimahaaga kordhi oo 10kan shaqo mid ka doro.
Contact me on:
mahdimiad.com
Lets be a friend on :
/ mahdimiad
/ mahdimiad

Пікірлер: 152
@Anonymous-lp3eo
@Anonymous-lp3eo Жыл бұрын
1:)Basics of computer 2:).........? 3:)Data analyst 4:)Graphic design 5:)Content marketing 6:)Social media management 7:)Digital marketing skills 8:)Web development 9:)Cloud computing 10:)AI(artificial intelligence) Ponus 11:) online teaching
@MohamedHassan-in7rn
@MohamedHassan-in7rn Жыл бұрын
Thank u sxb
@suldanartsanddesign8859
@suldanartsanddesign8859 Жыл бұрын
Sideen lacag uga samayn karaa? Maxaa la iiga bahan yahay? Meelehee ayaan la heli karaa?
@gutaale3957
@gutaale3957 Жыл бұрын
@@suldanartsanddesign8859 zxp su aalahas Adi is waydii Google,KZbin ka baar
@hafsuniibrahim9545
@hafsuniibrahim9545 Жыл бұрын
Mahasanit ❣
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 Жыл бұрын
Data Vizualisation
@myfunny5348
@myfunny5348 Жыл бұрын
Welcome back Our teacher.
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad jazaaka allaah
@mohamedhussein-oz8xb
@mohamedhussein-oz8xb Жыл бұрын
جزاك الله خيرا أخي
@abshirsoft4952
@abshirsoft4952 Жыл бұрын
ustaad mahadsanid xirfafaha noocan ah soo badi
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon Жыл бұрын
Masha Allah, Thanks ustaad
@Gaboose661
@Gaboose661 12 күн бұрын
Asc wll khayr alle ha ku siiyo
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Жыл бұрын
Shukran Ustaad Mahdi
@ali-eidmohamed3833
@ali-eidmohamed3833 Жыл бұрын
Ma Sha Allah mahadsanid ustaad
@muxamedsaadakhnuur6577
@muxamedsaadakhnuur6577 Жыл бұрын
Masha allah ustaad mahdi alla ku xifdiyoh mahadsanid ustaad
@faynuuswaladuu5100
@faynuuswaladuu5100 Жыл бұрын
Welcome back our lovely teacher
@saidabdidahir8550
@saidabdidahir8550 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waxbadan bn kaa faaidnay
@gagalemaxmutt5674
@gagalemaxmutt5674 Жыл бұрын
Thanks macalin🤙👌
@abdijabar10
@abdijabar10 Жыл бұрын
Masha Allah jazakallah👏
@safiyahassan8737
@safiyahassan8737 Жыл бұрын
Masha allah جزاك الله خيرا
@abdirashidabdo1798
@abdirashidabdo1798 Жыл бұрын
mansha allah waa arimo fiican
@noracisman
@noracisman 7 ай бұрын
mahadsanid❤ wllo
@malikjaanuu6870
@malikjaanuu6870 Жыл бұрын
Welcome back ustad
@bintukaafiya2814
@bintukaafiya2814 Жыл бұрын
Maansha Allah ustaad Rabi haku xafido
@kabahaardaydaacafimaadkaof5600
@kabahaardaydaacafimaadkaof5600 Жыл бұрын
ustaad welcome back
@mohamedmohamudmoalim1298
@mohamedmohamudmoalim1298 Жыл бұрын
Masha'Allah
@bashiirnaasir3031
@bashiirnaasir3031 Жыл бұрын
WAAD MAHADSANTAHAY USTAAD
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Thanks mahdi.
@xamseyare5947
@xamseyare5947 Жыл бұрын
Mahad micad macalinkayka ii gu horeyay web desinge waan ku tager macalin
@suhaybmoha6786
@suhaybmoha6786 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad🙏
@CISHQI27
@CISHQI27 Жыл бұрын
Waxaan helay xogtaan habeenki ugu danbaysay sanadka waxan raadinayey xirfada aan barto qarkood waxay igu jireen listig mobile note kayga qar kalena wa iga maqnayeen oo adigan ka fahmay Waxan aad u ogaday wayihi ugu danbayey in xirfduhu ay ka qaalisan yihin shahadoyinka jamacadaha xirfadahaga badi si taydadu u wanagsanaato❤️ Thnks miad
@mohamedabdikadir3584
@mohamedabdikadir3584 Жыл бұрын
Sxp Haye Howshaan War iga sii Maka Howl gashay?
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyran
@mohamuudhassan1777
@mohamuudhassan1777 Жыл бұрын
Mahadsanid wll mahdi miad
@zakeriyesanaag3216
@zakeriyesanaag3216 Жыл бұрын
Ustaaad horta waad mahadsathy KZbin wax badan ayaan ka faaiiday markaa wax yaapo ku waydiin lahaa xagee kala Soo xiriiiraaa adoo raaaliya
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
mahdimiad.com
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@fatimamohamud9006
@fatimamohamud9006 Жыл бұрын
Ustada sharfbad ledahy mnsha llh
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Жыл бұрын
Mahdi, Thank you.
@nihaamxasan2282
@nihaamxasan2282 Жыл бұрын
Welcome back
@JIILKAAB
@JIILKAAB Жыл бұрын
waaw m.a mahadsanid
@ZakiCabaaye
@ZakiCabaaye 3 ай бұрын
Graphic design ✨️
@bulxangolley4066
@bulxangolley4066 Жыл бұрын
Graphic design oo online ah mahelaa macalin
@maxamedibrahim4257
@maxamedibrahim4257 Жыл бұрын
Thanks Teacher 😊❤️🙏
@omartiger774
@omartiger774 Жыл бұрын
Basic computer skills waan aqaanaa lkn sideen lacag uga sameeyaa wll qli mahdi miad. 🥰
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Video ayaan ka samayn doona inshaallah
@suhaybmaxamed7524
@suhaybmaxamed7524 Жыл бұрын
Anba waan aqaana
@munshidhamzaassomaliy8409
@munshidhamzaassomaliy8409 Жыл бұрын
@@suhaybmaxamed7524 Anba waan aqaan 😂🤣😂
@abdinoralidahir
@abdinoralidahir Жыл бұрын
@@munshidhamzaassomaliy8409 anigaba waan aqana
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 Жыл бұрын
​@@mahdimiadmacalin kuma hayno xageh ka dhacday beryahan
@hananmohamed5428
@hananmohamed5428 Жыл бұрын
Thanks 💯
@gobeys
@gobeys Жыл бұрын
Wel come back bro
@intisaamisak
@intisaamisak Жыл бұрын
asc mahdi walal waan ku salaamay waxaan mudo aad u dheer isku deyay inaan online lacag ka sameyo xirfado qaar waa leyahay lkn weligey kuma guleysan waxaan rabaa inaad i caawiso si guul uun xaga online ka ah u bilaabo
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Waxaad ka bilawda magaladaad jogtid
@maahironline
@maahironline Жыл бұрын
Wll aniga waxaan ku shaqeeyaa affiliate marketing adna waad ku shaqayn kartaa channel keyga kusoo biir 👍🏻
@intisaamisak
@intisaamisak Жыл бұрын
@@maahironline thank you wll aniga somalia joogaa dhowr jeer waa isku deyay please numberkaga ii reeb saan wax uga ogaado qaabka mahadsanid
@zakiskyofficial7872
@zakiskyofficial7872 Жыл бұрын
Mahadsanid ustd Su, aal ustd waxaan ahay graphic designer & video editor marka sidee uga shaqaysan karaa internet ka qaab freelance ah Mahadsanid.
@mohaabdi8056
@mohaabdi8056 Жыл бұрын
Upwork Freelancer Weworkremotely Flexjobs And many more walaal. But you gotta be fluent in English and have good communication skills. You will be working closely with customers, coworkers, supervisor and managers. Haddii English kaagu uusan perfect aheyn , qaado English online courses. Then improve your language! Maalmahan luuqaddaas uun baa adduunka kala waddo. Marka you have to have a great mastery of the English language. Waxan filayaa inan ku siiyay ugu yaraan a good lead!! Good luck with you search. War san iyo salaama. Ka baxay!!
@dilaasuujino
@dilaasuujino Жыл бұрын
@@mohaabdi8056 sxb meel fiican oo english laga barto iisheeg waan ku wareere?
@Raashyyy
@Raashyyy Жыл бұрын
waad mahadsantahay walalky
@axmedcabdilaahi7402
@axmedcabdilaahi7402 Жыл бұрын
Still watching it
@abdirashiidhuseinaxmed8503
@abdirashiidhuseinaxmed8503 Жыл бұрын
Thanks walaal isida aad xogta aduunka noola socodsineysid
@farxiyafaarax446
@farxiyafaarax446 Жыл бұрын
Waxaad kaso hadasha wabseedka desir talent ustaad mahdi
@roodameecaad6057
@roodameecaad6057 Жыл бұрын
Mashallh wallkay qali 👊👊👊👊
@rbehcr5937
@rbehcr5937 Жыл бұрын
Tkt you my Brother ❤
@Gaboose661
@Gaboose661 12 күн бұрын
Anigu waxa aan aqaanaa gareefa dhisan ayaan aqaanaa markaa ila Tali wll
@asmaupdy
@asmaupdy Жыл бұрын
Jazaakallah macalin 🥰
@fathiabdi8605
@fathiabdi8605 Жыл бұрын
Shukran
@saafiinasalad3676
@saafiinasalad3676 Жыл бұрын
Thanks teacher
@ClrsaaqMaxamud
@ClrsaaqMaxamud 27 күн бұрын
mahad sanid 🎉❤❤❤
@mohabayroofofficial5077
@mohabayroofofficial5077 Жыл бұрын
Ustad waxn leyhy xirfada graphic design mudo 1sano iyo badh ayan wada wxn kalo leyhy page Facebook maraya hda 13k blse weli shaqo rasmi ah mahayo mxa xala
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Facebook page ka ila wadaag,
@ayubpro
@ayubpro Жыл бұрын
Jazka allaha bro
@cafiif8
@cafiif8 Жыл бұрын
Ustaad pls KZbin si toos ah uguso laabo😩
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Inshallah igu daa
@fatimamohamud9006
@fatimamohamud9006 Жыл бұрын
Ustada ad bad u mahdsntahy sad nogu faidyso
@MaxamedAbiikar-j9h
@MaxamedAbiikar-j9h 9 ай бұрын
OK ❤
@myfunny5348
@myfunny5348 Жыл бұрын
Marwalba waxan booqdaa oo fiirshaa website ka aad Description ka soo dhigto ee Mahdimiad wan sugi la ahay intu hawada kaso galayo si aan cilmiga kaaga faaiideysanno.
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Ha waa online walaal
@myfunny5348
@myfunny5348 Жыл бұрын
@@mahdimiad Macalin koorsooyin dhamays tiran oon iibsanno website noso gali please adigoo waliba GraphiD xoogga saaraya.
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Inshallah waan samayn doona
@abdinaasirhassan9668
@abdinaasirhassan9668 Жыл бұрын
mahadsanid wll
@abdihakimhusseinisseabdiha8644
@abdihakimhusseinisseabdiha8644 22 күн бұрын
Mahadsanid ustaad programka markan so dajiyay en extract gareynayo password iwaydinaya password ka ma nala wadagi karta
@axmeddaaci3814
@axmeddaaci3814 Жыл бұрын
Mhdsanid mclin ❤
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 Жыл бұрын
Ustaat aad ayaa umahadsan tahaY
@mushtakitaosman813
@mushtakitaosman813 Жыл бұрын
wanku dhagay balse halke laga shaqo galaya teacher iiso jawaab si hada an u shaqo gALO
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 Жыл бұрын
Saan uso download garée y’a Adobe Xd wl
@kaderabdi9737
@kaderabdi9737 Жыл бұрын
Mahadsanid Frère wax u bahanay inada nabartid graphique design
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Dhowr cashar halken way ku jiraan
@AhmedsahalAhmedsahal
@AhmedsahalAhmedsahal Жыл бұрын
Ustaad casharadan nooso Badi dhalinYarada ayuu dhiiri galin Uyahay
@cabdilaahi6486
@cabdilaahi6486 11 ай бұрын
Aad bad umahadsantahay ustaad
@yasiinahmed3453
@yasiinahmed3453 Жыл бұрын
Mahsanid wllkey❤
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Жыл бұрын
Ustaad adoo mahadsan graphic design canva maad noo bilowdid
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Mare hore waan sameyay lakiin waan ku celin doona inshaalah
@khaalidkhadar7068
@khaalidkhadar7068 Жыл бұрын
Inshaa Allah ku celi markale
@yahyukafilms764
@yahyukafilms764 Жыл бұрын
Kalasar data analyst iyo Data Analytics okay data analyst waa past data analytics naa waa future okay 👍
@hikmaabdiadam4988
@hikmaabdiadam4988 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@nimcitaabdirahman1119
@nimcitaabdirahman1119 Жыл бұрын
Okey lkn teacher xagan ka Maran karna website yadan
@Bigaax1
@Bigaax1 Жыл бұрын
Graphic designer ayan ahay
@updallaupdy4327
@updallaupdy4327 Жыл бұрын
Thanks
@ziizuinahaaji8733
@ziizuinahaaji8733 11 ай бұрын
Macadaar mxaa ladahaa
@abdiazizjimcalemustaf4216
@abdiazizjimcalemustaf4216 Жыл бұрын
Ustaad adiga ma xogo baartiga noo sameysid
@hamdimohamed-hz4eb
@hamdimohamed-hz4eb Жыл бұрын
Asc ustadh contact kalasohariro ayan rabe isosheg
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
mahdimiad.com
@Gaboose661
@Gaboose661 12 күн бұрын
Log+cover + social marketing
@akram21qeer39
@akram21qeer39 Жыл бұрын
xirfda aan ugu jclhy waa graphic desine
@abdulahiholand4022
@abdulahiholand4022 Жыл бұрын
Bro si khaasa xgeen kaala soo xiriiri karaa
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
mahdimiad.com
@nasserthomaz5586
@nasserthomaz5586 Жыл бұрын
Wll waxn ku waydin lha hda ayn ku guda jira course kaas graphic designer ka sidee wll ugu shaqo gala mahadsanid
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Mar hore ayaan ka Hadley sida logu shaqaynayo
@najmaadam1262
@najmaadam1262 Жыл бұрын
Welcm mclin qaali
@umumuscab1984
@umumuscab1984 Жыл бұрын
Computer basic my skills💪📚🖥
@FiicaneeyMaxud
@FiicaneeyMaxud 10 ай бұрын
Lacag mka zameezay
@klash.of1
@klash.of1 Жыл бұрын
thanks😊
@Gaboose661
@Gaboose661 12 күн бұрын
Waxa ila waan dhisanka aqaanaa
@mohamedmohamud7117
@mohamedmohamud7117 Жыл бұрын
Mahad sanid ustaad
@AhmedAhmed-tf1zg
@AhmedAhmed-tf1zg Жыл бұрын
Ilaa hadda ma fahamsani waxyaabahan because tixraac cad ama hagid sax ah qof ka sheega ama kuu sheega maleh waa lagu shaqeystaa lkn dhinaca somalida ma leh wax aan af aheyn
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Walaal qasab maha unu qof walba ku tusu intuu ka shaqeyay si aad u bilowdid. Marka ha suugin inaan anigu ku toso balanc ama lacagta igu jirta. Sorry bro no one will show you his/her balance, but we will tell you if you can make money from it. So it is up to you if you believe or not
@cabdikaafi8566
@cabdikaafi8566 Жыл бұрын
Eng aniga computer basic iyo graphic design Waa aqaan Lkn qaab nocee uugu shaqeysan karaa aniga oo joogo dalki hooyo Mahadsanid 👍
@Ugaaso-mm8yw
@Ugaaso-mm8yw Жыл бұрын
Intee ka baran karaa wll
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 Жыл бұрын
@@Ugaaso-mm8yw Walal meela badan ayaa jira oo xitaa Online ahaan looga baro ee raadi sida websites iyo KZbin channels
@cabdigood226
@cabdigood226 Жыл бұрын
Ustaad waa lagu tabay. Welcome back ustaad ugu horrayn. Ka bacdi Ustaad ma leedahay academy tabobar bixiya.
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Imika ahaan maya
@fatimamohamud9006
@fatimamohamud9006 Жыл бұрын
Wn ku sugayna utsada
@comedian2522
@comedian2522 Жыл бұрын
Uztaad ilaa hada ma haayo wax shaqaa shaqooyinkan dhanka enternetkana badanka kalsooni malaha markaa maxaa igula talin lahayd
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Waxaad ka bilawda magaladaad jogtid
@maahironline
@maahironline Жыл бұрын
Wll aniga waxaan ku shaqeeyaa affiliate marketing adna waad ku shaqayn kartaa channel keyga kusoo biir 👍🏻
@mohamuhannad1194
@mohamuhannad1194 Жыл бұрын
aad baad u gu mahadsantahat xogta aad nasoo gaarsiisay zxp lkin nio habkii loo baranalahaa iyo ilhii ama websiteskii haddaa kusoo dari lahay way yara dhaami lahayd
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Casharada so socda ayaan kaga hadlayaa
@waxqabadkadahsoon5555
@waxqabadkadahsoon5555 Жыл бұрын
Waligay waku xirna wll miad wax badan baa kaa Barta midset ka baa dhista Ala yarxamak
@saynabali9801
@saynabali9801 Жыл бұрын
Graphic designer ban raba walaal xagee kabaran karaa
@ali-hx8em
@ali-hx8em Жыл бұрын
Shaco main için geldim
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 Жыл бұрын
Ma ku qorsheysan Tey inad course sooyin nooza meyzo
@mahdimiad
@mahdimiad Жыл бұрын
Ha inshaalah
@aweysmaxamed290
@aweysmaxamed290 Жыл бұрын
M.a
@ahmedsouleyman3664
@ahmedsouleyman3664 Жыл бұрын
Kuwa garaadkoodu koray waan jecelahay cunuga rumeeya riyada waalidkiisa ? ! 1@
@santa_0045
@santa_0045 Жыл бұрын
Gulayso wlal
LACAG KA SAMEE MICROSOFT EXCEL | AQOONTII 1aad
15:54
Mahdi Miad
Рет қаралды 13 М.
Shaqayso ama Shaqo Abuuro|| Jamaludiin Cawke
1:06:14
Taqwa Media Borama
Рет қаралды 83 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 24 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 110 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 41 М.
Baro ChatGPT Ai-ga Adunka Qabsaday. Ka dhigo Saxib ku cawiya.
8:47
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 7 М.
SHAQO WALBA KU GULAYSO
14:56
Mahdi Miad
Рет қаралды 4,9 М.
Become Graphic designer  | part 1 | Af-Soomaali
34:31
Mahdi Miad
Рет қаралды 145 М.
Ku Baro Xirfad 2O-Saacadood  (The First Twenty Hours)
17:55
Macalin
Рет қаралды 139 М.
21 MAALMOOD AYAAN KU SAMEYAY
12:46
Mahdi Miad
Рет қаралды 13 М.
100 DOLLAR 4 QAAB U MAALGASHO - 4 WAYS TO INVEST 100 DOLLAR
10:18
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 77 М.
10 Talo oo Kaa Dhigi Karto Qof Goobta Shaqada ka Tilmaaman!
18:04
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 53 М.
3 Hacks To Being More Productive I - Mubarak Hadi
17:18
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 24 МЛН