Mahrajaankii 1984 (Looxaadka) XUSUUS!!!

  Рет қаралды 309,817

Bartamaha

Bartamaha

Күн бұрын

Mahrajaankii 1984 (Looxaadka) XUSUUS!!!

Пікірлер: 370
@mahamedmahamud2313
@mahamedmahamud2313 9 жыл бұрын
masha alaah waxaan ka mid ahaa ardayda ugu dambaysa ee ciyaaraysa waxay ahayd 22.10.1984 waxay ahayd galab dheer runtii waan xusuustaa madaxweynihii ugu sharafta badnaa ilaahay ha u naxariistee ayaa fadhiyey maalintaa chapterkayaga waxaa lagu magacaabi yirey somalida maanta ugu yaraan chapterro ilaa toban ah ayaa lana tartamayey maalintaa anagaa guushu na raacday sababtoo ah calanka ayaanu garoonka oo dhan huwinay waxaanu samaynay calaamadii XHKS maxamed siyaad barre sharaftii uu lahaa maanta ayay noo cadaatay wax kasta oo uu ilaalinayey ayaa dayacmay sida badda,cirka dhulka,calanka,diinta iyo dadka. waxaa dalkii gacanta ku dhigey dilaaliin qabiil ku shaqaysanaya oo shisheeye u iib geeyey dalkii iyo dadkii iyo diintii intaba waxay sun halis ah ku duugeen dhulka iyo badda ,baddii ayay iibiyeen,diinta kiristanka ayay ku faafiyeen dalkii ,calankii ayay tuureen oo bedeleen,warbaahintii ayaa shisheeye gacanta u galay,siyaasadii dalka ayaa shisheeye gacanta u gashay,
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
Maazhaa allaaah wllkey
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 8 жыл бұрын
mahamed mahamud
@ibrahimmohamed2535
@ibrahimmohamed2535 7 жыл бұрын
@ mohamed. runtii waa taariikh mugdi iyo murugo leh, ma garankaro ilaa iyo iminka waxaa naga qaldamey,,,, waxyaabaha u sabab ah waxaa ka mid ah jahliga, alle hanaga saaro ilaahey u baryeynaa inshallah,,,
@abdifatahofficial9670
@abdifatahofficial9670 7 жыл бұрын
mahamed mahamud you are lucky bro
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
masha allah quruxbda calanka buluga qaranka somaliyed
@blueskyfreightdispatch4780
@blueskyfreightdispatch4780 4 жыл бұрын
I still remember that day, I just can't hold back my tears everytime I see this, I was sittintg row 12 right in the middle, I remember "qoraxda way i dhibeysay" Everytime I have to look up the guy that was signaling for us to turn the pages, He was on the roof top where the president "Siyad Bare" was sitting, Insha Allah Somali will be back, He just have to.
@maryammb7064
@maryammb7064 Жыл бұрын
😢
@Somali.billiards
@Somali.billiards 11 жыл бұрын
i wish if i could enter my computer and be there and feel the feeling those brothers and sisters experience,,,,,
@dacardacar3530
@dacardacar3530 6 жыл бұрын
Wlahi ilaah baan ku dhaartee oohin Ayaa iga timi
@deeqaqani4709
@deeqaqani4709 9 жыл бұрын
Ma sha allaah Waxan kamid ahaa ardaydaan waxaana ka mid ahaa qeebta Warshadaha waxaana kubartay maharajaankeyga dugsiga sare ee kaasa balballaare iyo banaanka weyn ee tarabuunka garoonka weyn ee stadium mogadisho Waxan kufaraxsanahay aniga oo mantay qof hooyo ah inaan caruurteyda daawadsiiyo aniga markaan caruurta ahaa iyo wanaaga dalkeeyga dadkeeyga lahaayeen Waa umad dhan oo hal qalbi laheeyd hal cadawne haleeyd waan kaxumahay wixii dhacay waxaase fiican in laga midoobo wax tagay tiigsimaad malahan somali waa hal umad waana wallaalo cidii xin ayadaa xun inata fiican uunbaa wanaaga umada u horseedikarta hanoolaato (SOMALIYA)
@ghboy2914
@ghboy2914 8 жыл бұрын
mahadsanid
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Hhhh faraacidii hre
@abdiqaninur8425
@abdiqaninur8425 6 жыл бұрын
Deeqa qani omg habo deeqo xageed kunooshahay
@abshirxeyle7527
@abshirxeyle7527 6 жыл бұрын
Deeqa qani hooyo insha allh allh now maqan
@ithanktogodforeverything1121
@ithanktogodforeverything1121 6 жыл бұрын
Hooyo halkeed kunoshahay ado raali ah
@Aflaamtacusubhindi
@Aflaamtacusubhindi 8 жыл бұрын
somalia waqtigii ay somali ahyd nasiib uma yeelan inan soo gaaro runti wan ilmeeyay allow dalka iyo dadkeena noo hagaaji qurbe waxba ma yaalan
@abshirxeyle7527
@abshirxeyle7527 6 жыл бұрын
Aflaanta Cusub isku mid baa nhy
@halimaomulfisoayaaliidhihi5847
@halimaomulfisoayaaliidhihi5847 6 жыл бұрын
Allah waqtigaas dugsiga sare baan galaaskii foonfoorka kujirey i am crying
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Axmed Xasan Kawke u Duceeye Geesigii somaliyeed Allah U Naxiisto Aamiin mida Kale Dhalinyarooy NO PLACE like Home
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 4 жыл бұрын
Jantu fardawso alaha geyo cawkiyo siyaad bare aamiin
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 6 жыл бұрын
Cowko waa shaqsi yaqaana waxey tahay wadaninimo iyo gobanimo 🇸🇴, allaha geeyo janada USAREYSA amiiiiiiiiiiiiiiiiin
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 6 жыл бұрын
Nasiibkeygii wuxu noqday inan dowlad la'aan dhasho😢kuna so barbaaro dagaal qabiileed kuna so caqliyeesto Qarax iyo dagaalo jabhadeed wx walbo dhamaad ayee lee yihiin Somaliya nabad iyo barwaaqo ka dhacdayna waala arki doona insha Allah😭😭
@aisha2592
@aisha2592 6 жыл бұрын
Saabir Bunka😢😢😢😢😢
@salmasaid4669
@salmasaid4669 6 жыл бұрын
Deeq Waaberi 😢😢😢😢 kula qabna xanunka
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 5 жыл бұрын
Dad aan ogahay. Intee nool yihiin nabad ha sugin
@husseinbulaleahmedahmed9503
@husseinbulaleahmedahmed9503 4 жыл бұрын
insha allaah, waxaad ogaataa qofkii soomarey noloshii soomaaliya, caddaaladii, nabadgelyadii, waxbarasho bilaasha ah caafimaad bilaasha, meelwalba mar, meelshaad doontid ka shaqeyso, meeshaad jeclaato degto. ayaa kaa naxdin huq badan waayo adigu filim aad daawatey oo kale kuu tahy laakiin annga dadka yagii goobjooga ahaa dhiigkar baan ka baqannaa. soomaaliyoo mid ah is jecel walaalo ah wadanool siday ahaan jirtey baan illaahey ka tuugeynaa.
@abdulrahmanothman5675
@abdulrahmanothman5675 4 жыл бұрын
Samir ilahay ba nasin mid kawanagsan insha allah
@zahruujiabdilise210
@zahruujiabdilise210 5 жыл бұрын
Manshaalah ubax kacanka ka mid ahayi Maxan magac iyo dowlada laga denbeyo leaheen iyo maanta aan qoxoti nahayi 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭 waan ooya markan dawaado Walaahi I miss noloshan
@garaadciisemediaproduction6294
@garaadciisemediaproduction6294 8 жыл бұрын
wlh waan ilmeeyaa markaan daaawado somalidi hore sidee uwanaagsanaayeen iyo somalida manta sidee u xunyihiin oo ay isugu jeedaa iyaga allow dalka noohagaaji
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 4 жыл бұрын
Rag dantoda ways nawalay Io O'Day qabiil oo lacag lasiiyay slow runts natus
@asiliya1344
@asiliya1344 3 жыл бұрын
Ilaahoow maxamed siyaad bare mid u dhigma somali nooga soo saar yaa rabi
@sahramoalim8345
@sahramoalim8345 7 жыл бұрын
X,H,K,S. 21 OKTOBAR WAXAN AHA SEF HAYE AMA HOR JOGE KOXDA ,WELIGEY MAILOBI KARO,SOMALIA HANOOLATO,AMIN.
@blackpinksfangirl2387
@blackpinksfangirl2387 6 жыл бұрын
sahra moalim amiin amiin amiin
@nagad.indhoa6685
@nagad.indhoa6685 7 жыл бұрын
cawke allaah ha unaxaristo
@husseinbulaleahmedahmed9503
@husseinbulaleahmedahmed9503 4 жыл бұрын
alla ha u naxariista janatu fardowsa muwaadin soomaaliyeed, mu'min ah , wadani ah alla ha xifdiyo
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
ALLAH HAU RAXMADO kulligood.insha Allah Karim
@abdirizak100
@abdirizak100 15 жыл бұрын
i ams suprised at the enginuity of the person who organised this event. that shows somalia had alot of genius people and that meant great future but
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Allow unaxariiso halyeey qaran axmad xasan cowke🇸🇴🇸🇴
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 6 жыл бұрын
War waa axmed saciid cige
@cawaalesaciidxalane5684
@cawaalesaciidxalane5684 7 жыл бұрын
Ciil badnaa wlhi waa ilmeyay, walow aan dhashay 1990 Hadana waanku qanacsanahay in taariikh fcn ee inoreben aabeyashen
@geenyodila9095
@geenyodila9095 6 жыл бұрын
Allah waan ku jiray ardayda looxaadka waan xasuus aad u qiimo badan 😭😭Ax yaa wadani markaan ayaan soomaali dhalad ah ahayn ilahow isku quluub ka dhig soomaaliya maasha allah 😘😘😘😘
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
Nura Gura amen wll. Thnx for your service. Waa naga nasiib bdnthy
@sanaagbeeyoltd6282
@sanaagbeeyoltd6282 6 жыл бұрын
Mansha allah .... waxaan kamid ahaa ardayda xidigta dhexfadhida waxaana ka socdey degmada hodan skuulkii hoose dhexe ee hodan wxayna ahayd 1984...... magacaygana waa aadan gaas.Siigaale
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
Masha Allah, may Allah restore the dignity & power of Somalia amiin
@xamsemauro1188
@xamsemauro1188 6 жыл бұрын
JAAALE MAXAMED SIYAAD ALLE HA KU NAXARIISTO WLLHI ANI MARKA QAAR WAAN NACAA DUNIDA DHAN NASIIB UMA AANAN YEELAN IN AAN KU SOO GAARO UMAD SOMALIYEED OO DAACAD AH ALLOW DOWLAD KACAANKII CML BADALKEEDA NASII AAMIIN
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
Video gaan markan dawado maa rumesto in aye somalida dowld soo martaay hadan maa amiino somalidi hore iyo kuwan in aye isku dad ahayen 😭 waxaan moda riiyo un yaa allha unaxristo dadkii hore 🇸🇴❤ kuwaa hada jooga alle ayaan uga dacawanaye
@hodanc6255
@hodanc6255 5 ай бұрын
KKK wali wa nolnahay edo anigo ad yay ban maherijanka ciyari jiray Allah u naxaristo inti dhimatay
@nimaabdi1254
@nimaabdi1254 10 жыл бұрын
allaha una xariisto madaxweeyne maxamed siyaad, maalintaas waa jaagay waa qiirooday markaan arkay
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Illaahay Ha u Naxiisto Halyeey Axmed Xasan Cawke
@abdirahimahmed825
@abdirahimahmed825 7 жыл бұрын
woow alle ha soo celiyo Somalia
@ikarade3274
@ikarade3274 7 жыл бұрын
waxaan ka mid ahaa ardayda looxaatka, ilaahow somali tus sharafta uu Lee yahay waddanka.
@gamayare2767
@gamayare2767 6 жыл бұрын
Aniga iyo calankiba wan oyeyna abo #siyadow 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
@milesknos
@milesknos 7 жыл бұрын
1984 and sad to say couldn't be replicated in 2017 in none of the four corner of Somalia.
@basheybsb7919
@basheybsb7919 4 жыл бұрын
Waa wakhtigi ay Soomaaliya eheed waddan dhisan. Muwaadiniintana israacsanaayeen, Dowladdoodana Jeclaayeen, Taageersanaayeen oo ayna diyaar u ahaayeen Difaaca dalka.
@manchester2064
@manchester2064 14 жыл бұрын
aabe maxaamed siyad barre allahu ha ku naxaristo (amiin)
@giftedsalma
@giftedsalma 5 жыл бұрын
Alxamdulilaahi waxaan ku soo kornay wadan dowlad was leh waxaan ku jiraa guruubka samaynaya xarfa K laynka ugu horeeya schoolkayga hoose Dhexe Jabuuti ninkii garaayo Reer buula xuubey I am so happy to see this thanks bartamaha tvxusuus cajiib ah
@karaamafarah5116
@karaamafarah5116 5 жыл бұрын
Salma Ahmed maxa cadaynaayo inaad ka mid thy waa su,aal furan
@nasrojamaabdi2669
@nasrojamaabdi2669 6 жыл бұрын
Maanta u baahanahay kacaankii uu kale aniga waligay ma arag somali saan ahay
@mrakjunior
@mrakjunior 6 жыл бұрын
This was very iconic.
@wiilkaqurbahakudobobaysoma3408
@wiilkaqurbahakudobobaysoma3408 6 жыл бұрын
Abo siyaaad alow kunaxariiso janadi farxadows alow kugey
@fatimahsomal202
@fatimahsomal202 4 жыл бұрын
alaah maanshaa alaah waa wax lagu farxo aniga waxaan ka mid ahaa ardada looxaadka
@abdi-hakinmohamed7283
@abdi-hakinmohamed7283 8 жыл бұрын
waan rajeena in aan soo laaban doono insha allah
@salahmohamedmuse7
@salahmohamedmuse7 5 жыл бұрын
Waa malinta aan dashtay malintaa xasuus waaye 21.10.1984🇸🇴
@sharmakeosman4233
@sharmakeosman4233 4 жыл бұрын
Mash alah 🇸🇴❤️
@caaishocuud7136
@caaishocuud7136 4 жыл бұрын
Ardaydii looxaadka maasha allah
@SuperQardho
@SuperQardho 10 жыл бұрын
alaha unaxariiisto al ustaad Mohamed siyaad barre Abdulle
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 4 жыл бұрын
@@mohamedothman7519 adunka Ku cadabantahay mana is Ogid cadabta alahaya qofka mutaysta a waa galay balse adi mayd qaniinyaystow dugsi madhigatay intii dhimatay oo ashadanaysa alaha unaxaristo s bare naxariis waafiya alaha siiyo
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
Thts art wlh! How did they do this? woooow! Subhanallah. Markasta qoraal bey isku aadiyaan lkn sidee dhakhso dharka iskaga badalayaan? Tani waa farshaxan wlh wax kale oon dhaho ma aqaan. Xitaa waxee sawireen madaxweynaha qushiisa...sawirna ma ahee waa dad lys daba dhigay si qoraal amma sawir looga sameeyo
@queenayaanita
@queenayaanita Жыл бұрын
Nasiib uma yeelan inaa dowlad somaliyed oo awood leh arko 😭🇸🇴
@husseomg1494
@husseomg1494 6 жыл бұрын
Somalia sidii horey ka sii in bdn usoo celiyo insha allah😍😍
@muwaadindhaba9063
@muwaadindhaba9063 6 жыл бұрын
وتلك اﻻيام نداولها بين الناس Waynu gaadhi doonaa mar kale heerkaa mid ka fiican Alle haynagu simo aamiin.
@ismacilmacow8689
@ismacilmacow8689 7 жыл бұрын
Mashaa alaah ilaahow. Inoo soo celi siyaad bare
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 6 жыл бұрын
Suxanallah ma gaalo ayad tahay qof dhintay ma soo noqodo abaayo
@suomimohamed1753
@suomimohamed1753 6 жыл бұрын
Masoo laabanaaso lkn mid asaga oo kale alle hanoo ku dhiibi xilkan oo nagula dhaqma diinteena suuban.
@asiliya1344
@asiliya1344 3 жыл бұрын
Aamin aamin yaa rabi
@ubahelmi2368
@ubahelmi2368 7 жыл бұрын
Cajiiiib fardhaxanka ayaa ka yabay intii dhimatay allaha uu naxaristo
@maanimohamedmaani3597
@maanimohamedmaani3597 7 жыл бұрын
Ubah Elmi masha allh modka daran allaha nasiiyo
@SuperQardho
@SuperQardho 10 жыл бұрын
inataba alaha unaxariisto aamiin
@saidabdidaoud3388
@saidabdidaoud3388 5 жыл бұрын
Nasiib uma yeeellan in aaan arko dowlladnimo, iyo nidaam dowli Allow wadanka nabad iyo dowllad nasii.
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 6 жыл бұрын
Walee waan xasuustaa waxaan ku jirey meherijaanka, schoolka raage ugaas
@najmamohamed4169
@najmamohamed4169 6 жыл бұрын
Masha alah markaan arko wale ilin baa igatimaada alaha kuunaxariisto aabe siyaad janadii fardawsana rabi hakaawarabasho
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 6 жыл бұрын
Allah how naxariisto Axmed Xasan cawke libaax ayuu ahaa
@mafcuulmaxmed2985
@mafcuulmaxmed2985 6 жыл бұрын
Masha Allah waa barmaamij aad looga farxo kacaankeeni ee barakeysanaa waa tariiq aan la ilaawidoonin wasax dhaqan door in ma ogalin wasax wanna mid aan la I laawidoonin Masha allaahu kaana
@mariansaid54
@mariansaid54 4 жыл бұрын
Waxaan ka mid ahaa ardaydan dhigaysa meherjaanka walhtigu waa 21 kii October 1984 beautiful time and beautiful people I just don't how to explain. Aragtida aan arko ayaa emotional iga dhigaysa. Hadii aadan wakhtigan joogin waxay kula noqonaysaa film la jilay, laakiin arintu sidaas ma aha waa dadku dadkii Soomaaliyeed oo caafimaad qabay,vdalkuna waa dalkii Soomaaliyeed. Waa wakhtigii ugu quruxda badanaa noloshayda waayo waxaan ahaa shaqsi soo koray oo ku nool dalkeedi quruxda badnaa oo hadana badan iyo deganaansho ku noolaa. Dadkaas kuu muuqda oo aad aragto waxay wada ahaayeen walaalo, keliya ardayga aad wax wada bartaan magaciisa iyo ina ayahiisa ayaad taqaanaa, waana walaalkaa ama,walaashaa. Ka waran waxnarshadu waa lacaga'aan galaaska kuwaad ilaa iyo jaamacad keliya qiyaas taas. Markaan dib u eego taariikhdaas quruxda badan iyo dadkaas qiimaha lahaa waxaan garanwaayaa meeshaan joogo, waxaan kaloo isweydiiyaa dalka yaa laga dumiyey, oo lahaa? Maxaase lagu bedelay wanaagaas aad u jeedo iyo casfimaadkaas? Ma waxaynu nahay dugaag aan waxba istaahilin inay iyagu is cunaan dalkoodana ku ciyaaraan mooyee? Maxaynu ka dhaxalay dabaylihii colaadeed iyo duugida dalkeeni iyo taariikhdeeniba? Ma dhamaynkaro su'aalaha aan qabo
@mariansaid54
@mariansaid54 4 жыл бұрын
Best memory ever
@ikraancabdixakiincali8221
@ikraancabdixakiincali8221 6 жыл бұрын
Masha Allah
@axmedzimpa4525
@axmedzimpa4525 6 жыл бұрын
😢😢😢walhiy wan oyayi axxxxxxx somaliy imakan gumasi ayan ku jirana iyo baryo adunkuna unaga daban jiray waxan ahan jiranay libaxayadi africa axxxx i wish inayay rajadanu solabato
@hanad6666
@hanad6666 6 жыл бұрын
Wixi 90Gii kadanbeyay dhashay oo dhalinyarada ah nasiib umayerlan farxadan aniguna kaw ka ahay malaha kani dalkayga mahe watarokh kale 🇸🇴❤️💯👈✊✊✊
@saleebangarate5046
@saleebangarate5046 6 жыл бұрын
ilahay SWC waxba kuma aha in uu soo celiyo sharaftii ay lahayd umadii somaaliyeed
@SuperShibis
@SuperShibis 12 жыл бұрын
kuwa la saxayo adiga MrSanaagboy ayaa ugu horeeya bal dib u eeg kalamadaan aad qortay " dalkii la odhan jiray sOOMAALIYA " somalia wey jirtaa weyna jiri doontaa insha alaah qaladaadka in la saxo muddan waa adiga oo kale ma kala taqaan qaran iyo dowlad? shaki la'aan qaranka somalia wey jirtaa balse waxaa maqan dowladnimadii sidaa u garo
@armiarm6025
@armiarm6025 8 жыл бұрын
*Muqadsho,, stadium*4ever...*
@khaleddama3062
@khaleddama3062 7 жыл бұрын
Manshalah waqtigaa nasiib uma yeelan 1995 baan aduunka ku soo Biirey Soomaliya oo burbursan lays boobayo aan karaamo lahayn somalidu Lkin waa laga bixi inshalah
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 6 жыл бұрын
Khaled Dama markuu dhintey Ayaat dhalay Isla sabadkaasi ayuu dhintey madaxweyne 5 janoury 1995 ayuu geeriyooday legous ayuu dhintey Nigeria ala Ha u naxariistee
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 жыл бұрын
Cowke allow kuu naxariiso aamiin
@kabaxadka7426
@kabaxadka7426 10 жыл бұрын
anagaa waqooyi ka nimid wanan u ooyaynaaa kacaankii barakaysnaaa ee somalidu iska dumisay markaasaan dad ahayn hada xoolo xayn\xayn ukala oodan ayaan nahay oo gaajo iyo faqari iyo cudurka ebola oo kale waa qabyaaladee ay ku qaraxday ilaahoow qarankii iyo midnimadii noosoo celi form borama awdal north somalia no somaliland i dont bleive that
@alidaud1309
@alidaud1309 10 жыл бұрын
anaba wan ka ooyay dilkii alahnuxarsitee mujahid godane
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
+ali daud Hhhhhhh waa runtaa
@kaderiqaran239
@kaderiqaran239 6 жыл бұрын
geesiyaasha awdal qaran baan ubahanay wlahay reer dawlad sheeegtaa..waxba laga faa iidi maayo
@kaderiqaran239
@kaderiqaran239 6 жыл бұрын
geesiyaasha awdal qaran baan ubahanay wlahay reer dawlad sheeegtaa..waxba laga faa iidi maayo
@ahmedzakifouzi3757
@ahmedzakifouzi3757 6 жыл бұрын
ka bax adka iska hadal.com😂
@qaysj8451
@qaysj8451 6 жыл бұрын
Mahrajaanka ay samaynaya 1984 hader ba la sameya inagana barigaas wan samayn jirnay wallee Somaliyay inaynu nahay dad maskax badan ee dhib kala meel inaga haysta ilaah amarkiis.
@veedovf9
@veedovf9 8 жыл бұрын
xilligaan soomaali ayaa noo leed oo cizi iyo sharaf iyo xurimo ku nooleed lkn hada magac uyaal ayaa nahay ma nihin soomaali dhab ah
@FadumoHassan-b8u
@FadumoHassan-b8u 7 ай бұрын
Alaha i wadanaxariisto
@mariansaid54
@mariansaid54 4 жыл бұрын
Best memory ever
@abdulahiabdi7868
@abdulahiabdi7868 7 жыл бұрын
alaaahu akbaar quruxdaan ayad somartay somaliyeey hadana xagee idindanbeysaay
@faaruqali9179
@faaruqali9179 6 жыл бұрын
Cry then cry wlhi i miss this opportunity
@craxmaanbashiir6800
@craxmaanbashiir6800 6 жыл бұрын
Maasha Allah
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 жыл бұрын
Maasha alaah alow maxaan markaan aqli ulahaan waayay aan nabadii iyo sharaftii umada somaliyeed aan kazoo qeeyb qaatee alow natus dalkeeno saan kasii tcn
@abdiwahidahmed5577
@abdiwahidahmed5577 4 жыл бұрын
Soo soco siraadey Sidaadoo kale lawaaye 1984 dugsiga Amiir nuur Ardeydii ka qeybgashey maherajaankan baan ahaa Rer wardhiigley
@csgoBestfrags
@csgoBestfrags 5 жыл бұрын
Very good
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 жыл бұрын
Alla yaa raxma Aaape siyaad
@abdixakiimabdirahman479
@abdixakiimabdirahman479 6 жыл бұрын
Afaar saano kadip ayn dhaashay 1988 kii. Maxan dhaxaal uu yeshaay mataqana. Sadex Q oo kala ah. Qaax. Qaaxoti. Qaarax. Qaraan la'an. Nasip xumada dhalintenaan dambe. Alle haa ino sahlo
@abdifatahiidle4039
@abdifatahiidle4039 11 жыл бұрын
ilaah ha u raxmado mudane madax weyne maxamed siyaad bare ilaah anagana ha noo kaso in aan mar kale marxaladaan iyo xaaladan ku laaaaaaaaaaa bano
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 5 жыл бұрын
Walahi ilmadii waan cishan la ahay. Ilaahow wadankayga nabad nooga dhig
@fadumoismail1377
@fadumoismail1377 4 жыл бұрын
Walahi markaan daawado anona xiligan jogin ayaan qiirodaa walahi ilin igaimaato sidan ahayn iyo sidaan hada nahay ilahow makankeniisare naguceli 😪😖
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 3 жыл бұрын
Wuxuu ahaa sanadkii 1974 tii macalimiintii ka qayb qaadatay baan ahaa
@maxaneddeeq544
@maxaneddeeq544 5 жыл бұрын
Naasiib uma yeelan wlhi waxaan dhashty 1990 ilaahy Hanoi Soo celiyo shariftii laheen
@omarnuh
@omarnuh 6 жыл бұрын
Sharaf weyn ayay ii tahay inaan kamid ahaa Dhalintii Soomaaliyeed ee Looxaadka San:1979. Stander 5kaygii waxaana lagu qaban jiray Stadio Mogdisho ALLa maxaan Waraaqo Bur marinay waxaan fariisan jirnay kataanga, dhinaca Qoraxda waxaanan fiirsan jirnay Miss:Lee oo udhalatay Waqooyiga Korea oo Red flag la kori jirtay Tarabuunka VIp. Calanka markay Hoos udejiso ayaanu gendin jirnay Buugta Waa weyn ee lagu Xardhay Midibada, Kacaanku waa uu Dadaalay laakiin Soomaali meel baa ucadayd. Miyaa shalay lasoo celin.Qaran jiraynu ahayn.12:26pm.fri.27apr.2018.nl.
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
Omar Nuh thanks for your service. Aad baa ugu mahadsanthy adeegistaaada. Waa naga nasiib bdnthy
@SuperShibis
@SuperShibis 12 жыл бұрын
dhamaan aduunka ma jiro caafimaad iyo waxbarasho lacag la'aan ah bal ila fiiriya dhamaan wadamada aad ku nooshihiin anaggoo dal yar oo sabool ah ayaan heysanay waxbarasho iyo caafimaad lacag la'aan ah qof kasta oo neceb siyaad bare bal dib u eeg odayaasha qabiilkaag maxay kuu qabteen 20nkii sano ee la soo dhaafay ee waliba aad si niyad dhab ah u jeceshahay waa ayan darro hadii caqliga iyo maskaxda aysan shaqeyneynin allow RUNEY YAA KU SHEEGA
@sakidahir8104
@sakidahir8104 6 жыл бұрын
Aad baan unasiib badanahay waayo waxaan dhashay somaliland oo dawlada iyadoo lays adooonsanayo guryaha layskala baxayo dadka boqol boqol laysugu xidhayo kabacdi ladilayo viva somaliland
@kaderiqaran239
@kaderiqaran239 6 жыл бұрын
run ahaantii nasiib umaan yeelan inaan xiligaas arko lkn waaan qiirooday walahy .markaan arkay arday aad uqurux badan oo wad ciyaraya waxbarasho haysata.iyo dawlad ilaalinaysa...mafilaayo..inaan arko.dawladan oo kale iyo dadkaas oo kale
@siciidsiciidxuseenxaji8701
@siciidsiciidxuseenxaji8701 5 жыл бұрын
Allah masha allah dalkeeni waa lagataya ani nasiibdaro masoogarin farxadaan ani runtii 1996 baan shay nasiibkey allah noo soo celi ciidan kii iyo dawladii
@shacniqalbi8403
@shacniqalbi8403 8 жыл бұрын
siyaad bare cidii cadaab u haysa bal wakaase wax haka qaado nac nac
@CR7RONALDO24-7
@CR7RONALDO24-7 6 жыл бұрын
faqasha ilaa faqash jahnama kudhaca
@cabdimacalin44
@cabdimacalin44 6 жыл бұрын
shacni sharaf qof qof cadaab u ahayaa majiro qabyaaladu yay kula fogaan ilaah baa cadaab iyo janaba kuu doono dadka galiya
@user-sk5dt6lz4b
@user-sk5dt6lz4b 6 жыл бұрын
Kkk
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Xumaanta ha fayd faydinee naga dhaafa
@cumarcllecusman1345
@cumarcllecusman1345 5 жыл бұрын
Siyaad bare qofki wax ka sheegaya wa qof wadanima ku jirin e qabyaalad iyo cuqdad uurka buuxisay Hdu qaldamay xita aadane ayuu uyahy intu saxa kabadan ilhy ha unxariisto
@abdullahikatallahisheikhal7774
@abdullahikatallahisheikhal7774 5 жыл бұрын
Walaahaan kudhaartaye sharaf kamadanbeynin kacaan barakeysnaa waxaa kadanbeyay jabhado kuciyaaray sharaftii qaranka somaliyed uu lahaa
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 4 жыл бұрын
Sadaqti usheeg dad waynaha Hays Dana qabtan qab qab qablasha hakaharan bararujin samaeeya dhalinyarada fayow oo wax garadka ah sidada
@sirdoon1
@sirdoon1 6 жыл бұрын
aheey ah muqdisho dabaal dag ayey u aheyd xiligaa hargeisa murugo weyn ayaa ka jirtaya
@iftiinkawarka3558
@iftiinkawarka3558 Жыл бұрын
Baafin Layla yassin Ahmed 1982 ayaa ku biirray dugsigii ubaxii kacanka afgooye Waxay kamid ahayd arday burco Laga wareejiyay 1984-kii ayaay hooyo ku bookhtay afgooye Kadibna dagaalkii Waqooyiga ayaa hooyo Uu diiday inay ku laabto ILa xilliga war lagama haayo Fadlan Qof garanaya hadduu Jira Laila Yassin oo ku magac dheereyd (JAGAC) ILa Soo xidhiidh Haddii La nolol la waada yahay Marba laysku imaan uun😭
@sinkhan8414
@sinkhan8414 6 жыл бұрын
Nasib laa,an ayaaa ihaleshay markan dhashy waxana manolenba Allahow nosoceli barwaqadhan oo kle
@qaysj8451
@qaysj8451 6 жыл бұрын
Alla maxan nasib darannahay anagu maso gadhin waqtigas bilaa dowlad ban ku dhalanay ciil badanaa way oo way.
@SuperShibis
@SuperShibis 12 жыл бұрын
i am sure in burburka somalia ay ka qeyb qaateen ilma adeerada balse aadan ugu duceyneynin in ilaahey cadaabta ku fogeeyo eexdu waa xaaraan dheh dhaaman inta burburka somalia geystay hadaad daacad tahay koley ma tihidee
@mukhtararab2402
@mukhtararab2402 5 жыл бұрын
Aniga iyo in badan oo halkan fikir kasoo dhiibatayba waxaanu nahay qaar nasiib daran oo manaan soo gaadhin dawladnino iyo kala dambayn ee qas iyo qax iyo qaxootinimo uun baan ku indha baraqsanay.
@somalilbcshow7656
@somalilbcshow7656 6 жыл бұрын
Wwww alle watigaan yaa nosoceli 😘😘😘😘😘
@odacalicabdulahi1069
@odacalicabdulahi1069 4 жыл бұрын
Iska ilaaw
@عائشهعلي-ش7ف
@عائشهعلي-ش7ف 6 жыл бұрын
Hadn wagah jugi laah oo arki laah nol kale madurteen😚😙😗😚😍😘
@maryanabdullehassan2261
@maryanabdullehassan2261 8 жыл бұрын
sanadka dhashay run ahaan
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Dhalinyarada somaliyey ee Tariibaya Dalkoodii Hooyo Nasiib wanaagan Ayaan Idiin Rajeynayaa Ciidwanaagsan
@abdinasirmohamed9406
@abdinasirmohamed9406 5 жыл бұрын
wax walba waa inaad ku samirtaa waayo nasiibka iyo qadarta waa xaga alaah sxw waxaan ahaa galaaska afaraad xiligaas iskoolka cali xuseen nasiibkayga iguma simin inaan dalkayga hooyo wax barashadaydii kudhamaysto ama aan maanta kuraxeysto qax iyo kalacarar ugu dambeyn 29 sano maxaan dhaxalnay
@mahadow1
@mahadow1 3 жыл бұрын
4 sano jir baan ahaa waqtigaas!!!
@omuayuub4809
@omuayuub4809 5 жыл бұрын
Wiil ayaa boqore soo tiriyey laakin waxuu ilaabay boqorkii boqorada ugu fiicaay ugu taariqda dheeraay uguna giisisnaay boqor olol diinle waa boqortaayadii ugu waynayd soomaaliya soomarta boqortooyadii AJUURAAN
@abdullmahadmahad4694
@abdullmahadmahad4694 5 жыл бұрын
Yes
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 4 жыл бұрын
Maanshaa allaah
@saadaqsomali626
@saadaqsomali626 5 жыл бұрын
Ahmed saciid cige wariyihii qaaska tabinta dabaaldaga illhow somali dib umideeee aaaaamiin. Siyaaaad barre nin raggeed ayuu ahaa wlhi
CIYAARAHA - SOMALIA IYO SACUDIGA 1982 23.07.2013
43:46
FANKAAL
Рет қаралды 61 М.
HEESIHII KACAANKII OCTOBER UU KU GOODIN JIRAY- waxaa laysku dhaarsaday
18:34
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 11 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 22 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 66 МЛН
Sanadguuradii 14 aad ee Kacaankii barakaysnaa
47:21
Aftaag Production
Рет қаралды 102 М.
DABAAL DEGGA 14 GUURADII KASOO WAREEGTAY DOWLADDII KACAANKA 1984
2:03:24
Idaajaa iyo  siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa
43:50
Darajo iyo xil yaa mudan? HEES QAARAAMI SHIRKII CARTA 2000
12:41
RAAGE MEDIA
Рет қаралды 46 М.
Xuskii Dabbaaldagga 21 Oktoobar 1977 - Somali Military Parade 1977
26:18
Taariikh Archive
Рет қаралды 1 МЛН
Dhulka aabihiisii dhiirranow Siyaad.
5:14
B Migil
Рет қаралды 93 М.
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 11 МЛН