**Majaajilo | Huuryo Ahun, Basbaas Ahun, Dacar & Khadija

  Рет қаралды 423,130

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Riwayadii been waa run

Пікірлер: 99
@maxameddeeq684
@maxameddeeq684 5 жыл бұрын
Naa hungurigan aan arko 40 milyan may Marine Khadija boqran way daacad qososhay huryo legend
@fadumoali7402
@fadumoali7402 7 жыл бұрын
"Waan daldoor sanayaaye dalaaqdaydii isii dacalkaana ha eegin dulqaadna kagama baahni wa salama calaykum" huryoAllah ha u naxariisto.
@katagruuxakaatagay5944
@katagruuxakaatagay5944 7 жыл бұрын
Khadiija Kula hayd cirkaan iska hayaa Huryo funny iska haya waligiinba Alle haw naxaristo huryo
@yimyam06
@yimyam06 11 жыл бұрын
Huryo AUN i never get tired of him his so funny and also 1 of the best abwaans he use to write the best jacely songs. mainly kahadra ones,,, indho deeraley is 1 of my fav songs
@FarahBarud
@FarahBarud 7 жыл бұрын
Abdi Hassn indho-deeroleey belongs to Ahmed Sulaiman Bide
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 жыл бұрын
Farah Mohamud sxb indhodeeraley waxa sameeyey alle ha u naxariistee maxamed cumar huryo taasi muran ma leh Abdi Hassan waa runtii
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 6 жыл бұрын
Farah Mohamud no it belongs Maxamed Cumar huryo waa markhaati ma doon
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Haaa khadra daahir baa qaada heesihiisa inta badan sida heesta gododle
@AhmedHassan-st3qm
@AhmedHassan-st3qm 2 ай бұрын
AUN Abwaan/Ustaad/Jilaa Maxamed Cumar Xuseen (Huryo)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Huryo iyo basbaas ILaahay ha u naxariisto
@dreamgirl.................1422
@dreamgirl.................1422 2 жыл бұрын
Weeewe 500k coming soon Hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@axdiqoordheere1026
@axdiqoordheere1026 8 жыл бұрын
ilaahay ha u naxaristo aamiin aamiin yaa Allah
@قتادةاسماعيل-ه7د
@قتادةاسماعيل-ه7د 6 жыл бұрын
jilayaashii caanka ahas ilahow unaxariiso xanuun badanaa geeridoodu
@قتادةاسماعيل-ه7د
@قتادةاسماعيل-ه7د 6 жыл бұрын
ilahow unaxariiso basbaas, huuryo, sooraan, m
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin ilaahay ha u naxariisto قتادة اسماعيل
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 8 жыл бұрын
ruux aan daw ogalyn wanagaagu ma deeqo, intaa ayaan ka qaatay
@aishasaleban3020
@aishasaleban3020 5 жыл бұрын
Inankaasi sariirta wuu kasoo dhacaaye ilaali kkk odaygii ayay kategi ladahay
@maxamedcumardhagax8327
@maxamedcumardhagax8327 Жыл бұрын
Mohamed Omar Huryo & Mohamed Omar Basbaas, Mohammed Aden Dacar. Abwaano Qiimo badan inta mootan AHUN Dacarna Allah ha karaamo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
Ismacil Abdi ibrahim basbaas Aun maxamed lama dhihin abwaanka
@hanadcabdixakiin8876
@hanadcabdixakiin8876 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh ,,wlhi huriyo uu IGA qosliyay alle ha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+hure mohamed Aamin
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar basbaas wuu noolyahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
asal hargeisa waad mahadsan tahay
@Mariasacadmuuse-ht1vl
@Mariasacadmuuse-ht1vl 9 ай бұрын
Huryo alle ha kuu naxariizto adeero 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 8 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maa laydiin tawaabo kulahaaa huryo caadi maaham
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
warsan idol huryo ma.nin baa mise naag
@amiiralayaan7176
@amiiralayaan7176 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk Huuryo funny wlhi
@Nasser705
@Nasser705 5 жыл бұрын
ragiya xijaaban naagihiyaa qaawan waleee jahli wuu jiray waagaas
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
😀 Hadaad daarada dhaafto ,dib u soo gali meysid ..... Bustahaagu waa banaanka . Lol Dirin-diir... Goormaa iigu dambeysay
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 6 жыл бұрын
Mhmed Cumar huryo allenaxaristi jano hakawarabiyo 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Guduudo carwo ilaahay ha u naxariisto Maxamed Cumar Huuryo iyo Ismaciil Cabdi Basbaas
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar cawan soboqday wadkumahdznthy intad xafiday eenosogudbisay allehkuxafido adnh dhmntodna hauraximo😢❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaal. Khayr baan ku rajeynaa
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
#Maxamed Cumar Huryo #Basbaas. Iyo #Maxamed Adan Dacar .. Reer Tolkay Illhy Naxariistii Jano Ha Kawarabiyo ☹️ #Abwan #Dacar Illhy Hano Dayo
@beerdilaacshe3707
@beerdilaacshe3707 6 жыл бұрын
Dacar sow ma noolayn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Dacar waa nool yahay Hargeysa buu jooga
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar Wallo Waan Ogahay Waliba Wuxu Dagan Yahay Xaafada New Hargaysa Ee Dhinaca Bariga Buraha Naso Hablood Waan Arkaa Subaxdii Markuu Shaqo Tagayo Isaga Oo Sii Baxaya Waayo Mudo Ayaanu Jiraan Ahayn Si Wacn Ayaan u Aqaanaa Abwaanka 😍 Illhy Hanoo Ilaaliyo 🤲Amiin
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar midka Aan Uducaynayaa Waa #Basbaas 🤲 Illhy Haw Naxariisto 🤲
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Mubarak Hassan Haa Wuu Noolyahay Wallo 😍
@cabdiqaniindho6013
@cabdiqaniindho6013 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkķ ilaahay hakuu naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@guledhamud1567
@guledhamud1567 2 жыл бұрын
ruwayadan waxa sameyay AUN abwaan dacar
@قتادةاسماعيل-ه7د
@قتادةاسماعيل-ه7د 6 жыл бұрын
qulubta somaliland ayaa murugaysan waanu weynay huuryo,basbaas,boon, so
@aidarousahmet8903
@aidarousahmet8903 6 жыл бұрын
Basbaas wuxuu dhintay 2018/03/04
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
ilaahaw u naxariiso Huryo hhhhh jilaa fiicanbu aha
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Zakariye Abdilahi Aamin
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 жыл бұрын
Feefeenka u jaro kulahaa huryo
@omaratlariomar5293
@omaratlariomar5293 12 жыл бұрын
huryo ilahay naxariistee basbaas gabatigii ayuu u dhiibay
@yimyam06
@yimyam06 11 жыл бұрын
HURYO
@mohamedsaid102
@mohamedsaid102 5 жыл бұрын
Inti dhimatay allaha unaxa riisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@engcabdiladiifboqore5492
@engcabdiladiifboqore5492 5 жыл бұрын
Aamiin
@abdallamohamoud4844
@abdallamohamoud4844 5 жыл бұрын
Meshan laba nin o legend ah ba ku jira . 1.maxmed adan dacar . Iyo 2.maxamed cumr huryo . Waxa jiray 4 maxamed o fananin ah waxa so raaca xasan adan . iyo 4 maxamed o abwaanin ah waxa so raaaca nin an ad u taagero hesa bdn o mcn o an jeclahy iyo riwayado sameyy wa xasan xaji cbdulhi xasan ganay. 4ta maxmed fanan wa maxmd tubec maxmed kuluc mxd mooge mxmd axmd qazali .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Miyaad ilowday Abwaan Basbaas.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Xaqiir qabyaaladiiste ah baad tahay xagaad basbaas uga tagtay noocaas baa aduunka jooga bal muu huryo oo ilaa kontonkii abwaan iyo majaajileyste ahaa sheego
@mohamedjamairbad7166
@mohamedjamairbad7166 Жыл бұрын
Waan dhawahay
@abdilahiali5372
@abdilahiali5372 3 жыл бұрын
Masha Allaah
@abdullahi1988
@abdullahi1988 15 жыл бұрын
diidanaeey hadalkaasi aniga way damqayaa ee dhagahayga kadaa hana soo dumaroobin BASBAAS XAAJI BARAKA ALE waxuu ku noolaa markii iigu danbaysay DUBAI iyo abwaan huryoo ku dhintay adisabab
@jimcaleabdi6832
@jimcaleabdi6832 7 жыл бұрын
basbas hargeisa jooga isago intas leg
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 жыл бұрын
Jimcale Abdi Basbaas hada hargeisa ayuu joogaa Huryo alle ha u naxariistee wuxuu ku dhintay magaalada Berbera 1992 kii adisababa kuma dhiman
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Horta riwaayadan yaa alifay Ma Huuryo Mise Dacar
@mowgayare916
@mowgayare916 5 жыл бұрын
Dacar baa lahaa waa ruwaayadii beeneey waa run
@MohamedAhmed-kv9vi
@MohamedAhmed-kv9vi 5 жыл бұрын
Beeney waa run waxaa lahaa abwaan axmed salebaan bidde heesaha ku jira oo dhan na isaga lahaa wll @Sahal Cali
@Comps223B
@Comps223B 5 жыл бұрын
Huryo allah hakuu naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxaaristo Huuryo & Basbaas intii kale dhimatay, iyo dadka Muslimka shalay lagu dilay New Zealand AAMIN
@Comps223B
@Comps223B 5 жыл бұрын
Amiin zaxib
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 жыл бұрын
40mala ma cunin hungurigan aan arkaa
@mohammedmohamoud693
@mohammedmohamoud693 7 жыл бұрын
"cirkasaanu eegeyna", "saad u egeysaan irsaaqada laydinka arfac" 😂😂😂😂😂😂 istaqfurullaah islantu habaarxuma.
@mohedabdi926
@mohedabdi926 6 жыл бұрын
Mohammed Shiine zlm
@Cabdiwarabe
@Cabdiwarabe 7 ай бұрын
@hamseshaka4872
@hamseshaka4872 6 жыл бұрын
Waad lajoogta idinkoo busaaradaysray 😂😂
@mohammednoor6509
@mohammednoor6509 5 жыл бұрын
YES
@salebanciise2654
@salebanciise2654 4 жыл бұрын
Hhhhh xaraabo badanaaa.
@abibfarmajo7530
@abibfarmajo7530 Жыл бұрын
Ok
@boodharirashiid2625
@boodharirashiid2625 6 жыл бұрын
Ruwaayada magaceeda yaa igu kaalmeynayo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/e5-Zc62jmK-fjdk waa taas magaca waa beeni waa run.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Playlist kzbin.info/aero/PLZ1Qa5M-LLQUC1rL1a7i6udaHSLc8WrSh Been waa run
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
Beeni waa run maaha ( beeneey waa run) weeyi
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk ninkaan waxka qosol badan majirin alle haw naxariisto mudo yaan moodi jiray naaga ilaa lay sheegay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
dus dus kaa badisaan xaawaleydeeni idinku diidey miryaa
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
Zero breast cancer awareness
@muuzewarabecadde7104
@muuzewarabecadde7104 5 жыл бұрын
Kkkkk
@AhmedOsman-ss3le
@AhmedOsman-ss3le 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirashidabdi8743
@abdirashidabdi8743 10 жыл бұрын
looooooooooooooow
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 8 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@yahyaelmi6496
@yahyaelmi6496 10 жыл бұрын
hhhh
@rahmamohamed5669
@rahmamohamed5669 8 жыл бұрын
hhhhhhh
@ملكةالإحساس-س2ه
@ملكةالإحساس-س2ه 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@abdirashidabdi8743
@abdirashidabdi8743 10 жыл бұрын
llllllllllll
@muuqsidechannel557
@muuqsidechannel557 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk
@zamzamali799
@zamzamali799 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohedabdi926
@mohedabdi926 6 жыл бұрын
Zamzam Ali hi zmzm
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 6aad
13:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 391 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 39 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 17 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58
PrinceJuba
Рет қаралды 167 М.
beeney waa run.3gp
10:57
aamiinhassan
Рет қаралды 727 М.
Huuryo iyo Basbaas   Majajilo 2
4:42
hassan aadan
Рет қаралды 18 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 5aad
15:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 704 М.
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 345 М.
Majaajilo Qosol Badan Jilaa Aun Basbaas Iyo Aun Maxamed Cumar Huryo Live
4:24
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 53 М.
Cilmi & Caado - Qeybta 3aad
9:41
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 566 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 39 МЛН