MAJAAJILO HEER SARAA AUN AXMED Y, SAREEYE, XASSAN GACAN, C, MIIGANE IYO GABADH REER BAADIYA
Пікірлер: 28
@hah70645 жыл бұрын
Gabadha Reer baadiyaha ku metalaysaa waa Salma Ciise oo reer Hargeysa ahayd imikana ku sugan.
@SOMALIMUSICCULTURE5 жыл бұрын
@H A H waa run gabadhaasi waa Selma
@alhaajjiabubakar87135 жыл бұрын
Axmed yaasiin sareeye allow kuu naxariiso legend
@SOMALIMUSICCULTURE5 жыл бұрын
AAMIIN AAMIIN YA RAB
@alhaajjiabubakar87135 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE waxaan ubaahanahay meel aan kaheli Karo taariikh nololeedkii axmed yaasiin sareeye Pls igucaawi hadii aad taqaan
@SOMALIMUSICCULTURE5 жыл бұрын
@@alhaajjiabubakar8713 waan kula raadin taariikh nololeedkiisii bro. koleey intaan ka hayo aqaan wuxuu ahaa marxuunku Fanaan ka tirsanaa kooxdii Janaral Daa,uud, ka dibna wuxuu u wareegay Xamar iyo teatherkii Muqdisho wuxuu ka qayb galay showyo badan sida showgii axmed mooge 1986, showgii axmed cali cigaal 1990 ka dib dagaala dhacay wuxuu usoo baxay dhicana Woqooyiga Soomaaliya hargeisa ayuu ku sugnaa 90 nadii ka dib, waxa uu ka qayb galay Riwaayado Badan oo Djibouti lagu dhigay sida Riwaayadii Dhaylo Jecel. Waa taariikh kooban oo intii Fanka uu ku jiray aan kaaga soo qaaday ka hor taariikhdiisa kale ma hayo bro wbt
@alhaajjiabubakar87135 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE thank you lkn waxaan jeclaalahaa inaad sooraadiso from dhalashadii sii + waayihii sii ilaa geeridii sii
@alhaajjiabubakar87135 жыл бұрын
Hhhhh ruwayaan magaceedana igusaacidey
@mahamedcade53272 жыл бұрын
Raggu ragga play ahayeene
@shariif30402 жыл бұрын
ولا اقو ل عند ى خزا ئن الله ولا اعلم الغيب واا اقو ل للذ ي تز دري اعينكم
@shariif30402 жыл бұрын
ولا اقو ل للذ ي تز د ي اعينكم تز د ري اعينكم تز د ر ي اعينكم
@maxamedibraahim23165 жыл бұрын
Alayaraxma salma ciise muxumad mama
@SOMALIMUSICCULTURE5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab illaahey ha naxariisto
@salmaanmoomin5 жыл бұрын
Gabadha salma mohamed baa ladhihi jirey☝️
@SOMALIMUSICCULTURE5 жыл бұрын
Waa run walaal Gabadhu waa Salma Maxamed Mahadsanid.
@salmaanmoomin5 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE adaa mudan
@ahmedcabdirisaaq24025 жыл бұрын
kabshishaay
@abwaangurey54544 жыл бұрын
may salma ciise muxumed mamaday allow ku naxaristo
@ahmedcabdirisaaq24022 жыл бұрын
@@abwaangurey5454 goormay dhimatay wll
@elmiyusuf3964 жыл бұрын
salma ciise, sareeye iyo cabdi kulmiye i
@SOMALIMUSICCULTURE4 жыл бұрын
Maasha allah illahay cimnri dheer ayaan uga beryayaa Dhamaantood