Majaajilo __ Warqaddaydii Isii {BASBAAS, DACAR IYO HURYO(AHUN)}

  Рет қаралды 130,686

Tixraac

Tixraac

14 жыл бұрын

Waa qayb jilid ahayd oo ka mid ahayd 'Riwaayaddii "Beeney Waa Run"' ee laga daba dhacay, Dhaqan xumada-na ka waaninaysey da' yarta Soomaalida ee uu curiyey Maxamed Aadan Dacar. Taas oo ay qayb laxaad leh ay ka qaateen jilideeda labadaa fanaan Maxamed Cumar _Huryo (AHUN) iyo Ismaaciil Basbaas.

Пікірлер: 31
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
DACAR weli ma dhiman waa nool yahay saddexdoodaba waxaad wadaajisay AHU. Dabcan isagoo nool xataa Dacar naxariista rabbi waa u baahan yahay lkn may be inaad u qabtid inuu dhintay. Intaas baan kaa sixi lahaaa.
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 Жыл бұрын
Rahmanku haw naxaristo marxuminta dhimatay
@seidabdi751
@seidabdi751 9 ай бұрын
A*U*N HURYOH & BASBAAS
@queenaraweelo2612
@queenaraweelo2612 6 жыл бұрын
Hadad ifurto Raxmadi furan kulaha😂😂😂
@jamaljama8146
@jamaljama8146 5 жыл бұрын
2019
@nololwcn2658
@nololwcn2658 7 жыл бұрын
allaaah islaan ayuu kufiicnaaa kkkkkkkkkkkl kkkkkkkkkkkkkk
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 Жыл бұрын
Allaw qarnigaa maxaan u noolaan waayey!!!
@seidabdi751
@seidabdi751 9 ай бұрын
BERISAMAAD DANBAA IMAANAYA LA SOCO
@seidabdi751
@seidabdi751 9 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/gYDPmJSIj7WZp7s
@mohamedfarah3967
@mohamedfarah3967 11 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKK BASBAAS, DACAR IYO HURYO
@xasancumar9334
@xasancumar9334 7 жыл бұрын
d
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Riwayad waxa Alifey Abwankii weyna ee maxed Aaden Dacar Riwayadan magacedu waa Berney waa Ruun waxa ku dawadey tiyetaarka hargeysa AHUN maxed cumar Huryo iyo ismaaciil cabdi Basas
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 2 жыл бұрын
Dacar baa alifay 1:huryo 2:dacar 3:basbaz 4:
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 жыл бұрын
kkkkkk waab la furay mxaa ka galy naagt kle oo gurig ka keenyoh
@nololwcn2658
@nololwcn2658 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhjj hhhhhhhhhjhhhhhhhhhhh hhhhhh waleee hooyo waa cajiiib islaantii waynayd ma single mather ayay kudambausay
@mustafejama7517
@mustafejama7517 7 жыл бұрын
azxaabey horta huryo ma islaan ama dumar ayuu ku matalaa ruwaayadaha
@queenaraweelo2612
@queenaraweelo2612 6 жыл бұрын
mustafe jama waa nin lkn islanbu kumatala mar kasta
@faysaldharbaaaxo1609
@faysaldharbaaaxo1609 6 жыл бұрын
mustafe j
@faysaldharbaaaxo1609
@faysaldharbaaaxo1609 6 жыл бұрын
mustafe jama
@fuadabdi8675
@fuadabdi8675 6 жыл бұрын
hiiii
@HusseinMohamed-ff7op
@HusseinMohamed-ff7op 9 жыл бұрын
A
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 2 жыл бұрын
RIWAAYADAN JILAYAASHA IYO QABILADOODA 1: MAXAMED Huryo (garxajiz ciidagale) 2:Axmed mooge liban(garaxjis ciidagale) 3:maxmed adan dcar(garxaji habarynis) 4:basbaas (garxajis habaryonis 5:sahra axmed (garxajis habaryonis) 6:Aamina c/lahi (samaroon) 7:jubba (hawiye) 8:saalax qaasim (cadcad) 9:farynus sh.dahir (raxanweyn) 10:miicaad miigane(isaaq Arab) 11:maxamed sangub(ogaadeen) Inta klena ku dara
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme Жыл бұрын
Basbaas waa Arab
@user-ln5rl4df1m
@user-ln5rl4df1m 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh
@nololwcn2658
@nololwcn2658 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk kajoookgi maaaayo kulaha kkkkkkkkkkkkkk
@mamakhadra8596
@mamakhadra8596 4 жыл бұрын
HURYO IYO DACAR ee wa rubayad ad u weyn guryo waxa u ka durjamayana wa wax imikaba jira dee wa raxmadii furan caruurtana wuu kala dardarmay dumar kalena uma ogala guriga
@boodharidaauus9198
@boodharidaauus9198 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhh
@axmednaasir7887
@axmednaasir7887 7 жыл бұрын
ajahdysvdisbsiahd8fc
Abwaan Maxamed Cumar (Huryo) Iyo Ahmed Saleeban Bide
8:23
ROOBLE ILQARDHAAS MEDIA
Рет қаралды 43 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 87 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 4,2 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 51 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Majaajilo {Dacar, Khadra, Hibo, Qalanjo, iyo kuwo kale}
9:36
MJ Duran
Рет қаралды 191 М.
Hadraawi & Maansaddii TUKE BAAL-CAD
7:13
MJ Duran
Рет қаралды 83 М.
AW-BUSTAALE {Qayb Ka Mid Ahayd}
8:10
Tixraac
Рет қаралды 49 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 6aad
13:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 384 М.
Riwayada Raadiyaha | Dalmar & Daabad | Ahun Maxamed Cumar Huuryo
12:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 21 М.
Muuse Cali Faruur Iyo Sheekaddii Uu Ka Tegey Axmed Koorjaan
9:33
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 4,2 МЛН