WAREYSI AAD U XIISA BADAN OO TAARIIKHIYA ABWAAN JILAA AUN ISMAACIIL CABDI BASBAAS & WARIYE ADAN NUUX

  Рет қаралды 7,370

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

WAREYSI AAD U XIISA BADAN OO TAARIIKHIYA ABWAAN JILAA AUN ISMAACIIL CABDI BASBAAS IYO WARIYE ADAN NUUR DHUULE BBC 1998
WAA WAREYSI WAKHTIGIISA IYO WAAYIHIISA LEH AUN ABWAAN ISMAACIIL CABDI BASBAAS WAXA UU KA HADLAYAA WAAYIHIUSII FANKA IYO SIDUU KU BILAABEY, WAHFTIGAA SIDUU FANKA U ARKAAYEY IWM...
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON

Пікірлер: 21
@MustafaAli-l3c9j
@MustafaAli-l3c9j Ай бұрын
Waa abwaankii lahaa erayada heesta Allahayow waa kugu mahad, laxankana waxaa saaray Cali Fayruus. Labadaba Ilaahay haw naxariistp
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
Anoo foolxun yaan hadana cod xumahay lkn nin fiican baan ahay 😢allow kuu naxaristo abwaan ismacil abdi gure (basbaas)
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab illaahay qabriga ha u waasiciyo insha allah
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Walaal waxaan qiyaasayaa fadhigan Fanaaniin badan oo joogta inuu wareystay sida Aun Sahara Ahmed iyo kuwo kale minfadlag noo raadiyoo noo soo geli insha Alaah. Mahadsanid SM&C
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Cawale Geedi waa run Fadhigan Fanaaniin badan ayuu Adan NUux Dhuule wareystay qaar ayaan ka hayaa qaarna weey i dhaafeen BBC markii la sii daayey inta aan ka hayo waan idinla wadaagi Ugaas. Thanks a lot
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE waa tahay thanks a lot bro.
@alihanash9829
@alihanash9829 10 ай бұрын
Waaba raaab..Deanshanger danshoodo.
@alisharifadan7276
@alisharifadan7276 4 жыл бұрын
Heestaa Allahayow ee dhextaalka inoo soogali chenalkaaga jawaab
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Waa abwaankii lahaa heesta Allaw allaw allahayaww waa kugu mahad ee laga soo qaatay heesta warka ka horeysa ee warka radio muqdisho anigoo fasalka afraad ah dugsigii hoose ee Rise ee new hargeysa ayaad bartay 1972gii waxa kale oo aan bartay dhamaan fanaaniinta iyo abwaanada hargeysa waxa kale oo aan reer hargeysa ahayn oo aan bartay abwaan yamyam oo berigaa la tababari jirey oo mar walba la socon jirey aun cabdilaahi cabdi shube basbaas intii intaa ka danbeysey waxaan bartay inuu yahay nin reer miyi ah oo reerkiisu khaatumo hawd degen yihiin oo aan bartay inuu nin isaaqa oo Arab ah oo haashim ah oo reer cali ah oo edeb iyo asluub leh reer hargeysa cidii soo gaadhey way garanayaan Alle ha u naxariisto
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso bal waqtiguu ka hadlayo oo leeyahay dhaqandooria ayaa heesihii bedelay waxaan filayaa waa 20 sank kahor bal maanta hadduu arkilahaa muxuu ka dhihilahaa?
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Barnaamij qiimo badan ayuu ahaa AHUN Ismaaciil Cabdi Basbaas
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa barnaamij taariikh xambaarsan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aad iyo aad @Naasir Cabdi waa wareysi taariikhiya
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 2 жыл бұрын
Waraysigan sanadkee laga qaaday Alle AUN
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
AUN jilaaweynbuu ahaa aqligoodu markuu qori noqday baan geelkasamaystay cajiib
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
Ismaaciil Xayd Xirsi (Afloow)  - Milyaneerkii Ararta
34:11
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 28 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,1 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН
LAAC | CAYDARUUS | QARSHE | CAGAF| LYRICS
5:43
Qaraamyahan
Рет қаралды 1,7 М.
waa abwaankii weynaa tuuyo cawil
10:50
cabdi soogure
Рет қаралды 936
Taariikh Nololeedkii Iyo Gabayadii Abwaan Cumar Aw Jaamac
45:40
cabdulcasiis cabdulaahi
Рет қаралды 67 М.
Taariikhada Abwaan Cali Sugule Dun-carbeed
24:09
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 51 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН