mako deegaan iyo nuur : xariirta la daawado. pictures : waberi studio

  Рет қаралды 353

amareh adaweh

amareh adaweh

Күн бұрын

Пікірлер: 1
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
LYRICS Nuur Anoo xodxod iyo xarago dhigay Xuduuda jacayl xadkii galin Xishoodo hablaha an xaaleyn Xidigoow u xiisay aragtidaadi Xurmooy xubnahaaga kala shuban Tintaadan xanjaad xadanteyn Sunniyo xiribaha isku wada xidhan Xusuustay jidhkaagan xaada lahoo Xalayto miyaan hurdada laday Xan iyo beeni wayga xaaraan Xisaabi inta xaawalay nool Xurmooy inantaan xusha tahay Mako Anoo xoor iyo xareed ka cad Xan mooye jacayl xogtii hayn Xurmada guur iyo rag xaaleyn Xidigow u xiisay aragtidaadi Xaglihiyo daymada xishoodka leh Xamdiga quruxdaada ku xasilay Xididka yuusuf baan cid kaa xigin Xalaawad jidiinka aan xagayn iyo Xariirta la daawada tahay Xan iyo beeni wayga xaaraan Xisaabi inta geesi xay nool Xaqiiq wiilkaan xushaa tahay Nuur Anoo xayskan xiiso guur dhigay Xun-beere jacayl ka xaajiyay Xasradan xilkan gaarahee sidaniyo Xidigow u xiisay aragtidaadi Xurmooy xubnahaaga kala shuban Tintaadan xanjaad xadanteyn Sunniyo xiribaha isku wada xidhan Xusuustay jidhkaagan xaada lahoo Xalayto miyaan hurdada laday Xan iyo beeni wayga xaaraan Xisaabi inta xaawalay nool Xurmooy inantaan xusha tahay Mako Garaad xaakimkeenu kugu xeer Xogtii gaban loo xishaa tahay Xurmada mid la xiisayaa tahay Xaajigii ku dhalaa xasuus mudan Xortii ku dhashaa xaq-dhowrka leh Xeradaad ku kortaa xajiin ka fog Xul baa tahay garasho xeel-dheer Xalaawad jidiinka aan xagayn iyo Xariirta la daawada tahay Xan iyo beeni wayga xaaraan Xisaabi inta geesi xay nool Xaqiiq wiilkaan xushaa tahay Ereyadii Abwaan axmed saciid afgudhiye AUN
Shukri Rooble-Jaceyl baan dawadii helay
6:24
Laki Haji Wacays
Рет қаралды 41 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 19 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 23 МЛН
Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )
5:23
Naji Productions
Рет қаралды 1,6 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 539 М.
🇩🇯 La Force Navale de Djibouti 🇩🇯
2:36
Djibouti Pays des Braves
Рет қаралды 22 М.
**Maxamed Cabdi Alta | Heestii Sabarta | Xasuustii ihn Maxamed Wardi Sudani
6:27
Osman Abdelrahim
9:47
Baba Halib
Рет қаралды 24 М.
ROODA KAYF - DAREEN IGU LA SHEEKAYSO OFFICIAL VIDEO 2023
4:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
FATOUMA AHMED SONG DJIBOUTI CONCERT 1991
4:32
mousta volcan
Рет қаралды 406 М.
Les Braves djiboutiens "Doumeira"
11:35
Djibouti Pays des Braves
Рет қаралды 373 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН