MAKU DHIB QABTAA CHOLESTEROL? SIDAAN ISAGA NADIIFI!

  Рет қаралды 5,060

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

Күн бұрын

#adigaisahaaw

Пікірлер: 30
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Asxaabeey waa kanaa Maryama channel keeda! kzbin.info/www/bejne/rKPQc2l4e7t-nbs
@adardhore4266
@adardhore4266 Ай бұрын
Amin ya rabi❤
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 7 ай бұрын
Asc walaashay annagana waan ku jecelnahay masha allah ❤️😍🥰
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Жыл бұрын
Ameen yaa rabi
@FalastiinUpduqadir
@FalastiinUpduqadir Жыл бұрын
Asc abayo noso badi isku diyarinta uurka alle ka sokow insha allaaah❤❤❤
@aminaabukar8488
@aminaabukar8488 Жыл бұрын
Shukran jizaakumu llaaha qeyra
@SadamXasancali
@SadamXasancali 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 Жыл бұрын
Mashaa Allaah shukran Aamiin, mashaa Allaah maryama Allaah ha xafido waan aragney Allaah ha xafido, ku dayasho ayey mudan tahay Allaah ha barakeeyo Aamiin shukran!
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw Жыл бұрын
Mahadsanid walaal! Aamiin!
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 Жыл бұрын
Shukran xabibti!
@fufnfjdjfurhf7746
@fufnfjdjfurhf7746 Жыл бұрын
Mashaallah
@bicharaali8506
@bicharaali8506 Жыл бұрын
Allah iidin barakeeyo ❤
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid naciimo qeyr illaahey haku siyo ❤
@caliabuukar3389
@caliabuukar3389 Жыл бұрын
mahadsanid walashey
@user-he5ws7uv2h
@user-he5ws7uv2h Жыл бұрын
Aamiin yarabi
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Жыл бұрын
Mahadsanid Naima
@hamdiisse3781
@hamdiisse3781 Жыл бұрын
Masha Allah naciimo abayo jasaka allah abayo waxaa kasoo hadsha ilmaha miisaan kiisu hooseeyo koriimadiisuna hoosayso waxyaabaha saacidayn karo waad mahadsantahay
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
Waan arkay maryan yareey mashalaaah aad iyo aad ayey ii cajabisey 100 maalmood ila orod waan ka faaiiday waxaan ka helay dhiiri galin inaad socod bilaabo ayaan rabaa.
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
Anigaa habaryartaa ah naciimo
@bicharaali8506
@bicharaali8506 Жыл бұрын
Jizak lkaha kheer abayo axsanto ❤
@AzmaDayib-zu9nu
@AzmaDayib-zu9nu Жыл бұрын
Asc waad ku mahadasantahay aqoontaada
@caliabuukar3389
@caliabuukar3389 Жыл бұрын
abayo wan ognaha ina ka so hadashay lakin waxan umaleyna janalka ney cilad kajirto wayo bilaha sida larabay ma iskugu xegan bisha 9 okale waxa labay iney ku xigto bisha 10 maba arkeysid bisha 10 waxa arkeysa bisha 11 janalka update o ahay ma aqan cilada
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Жыл бұрын
Caafimaad waa muhiim, Naciima halaga faa'iidaysto. Old vedios haday macquul tahay playlist ku kala sooc si ay u fududaato dadka inay helaan ciyow.
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 Жыл бұрын
Niciimo cadey comentigeyga maba aragtid aan u maleynaa markii 4aad waaye markaan allaha kugu aadiyo,xabiibtii romatisimka isgoysyadda faraha iyo gacmaha kasoo hadal plz
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 Жыл бұрын
Asc walalo qaali aniga vitaminc wanu iga yaryar saso jitana gaasbanqaba markan waxdhanan cunana wankuxanusta maxad igulatalinlehed
@nadifaaddow7388
@nadifaaddow7388 Жыл бұрын
Masha Allaah meelsare gaar inshaa Allaah
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Жыл бұрын
Anigaa kamid ah abooyo doctor ku waxuu dhahay cholesterol baad qabtaa markii dabana awxuu dhahay wadnahaaga baa garaaciisu hoos yahay hada waxaan bilaabay jimicsi lakiin walwal baa ihaya
@deeqaabdi9819
@deeqaabdi9819 Жыл бұрын
Walaal anigaba sidaadoo kale ayaan ahaa Aan kula taliyo Hadaad culus tahay miisaankaaga dhin Cuntadana badal Biyo badan cab Lugeey maalintii xataa nusa saac Waad caafimaadi Inshaa allaah
@naimasiraj
@naimasiraj 6 ай бұрын
@@deeqaabdi9819abayo hada side ka tahay anigu i dhibaye
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
Beer subagga | Dr.Maxamed Kadle
27:48
Astaan
Рет қаралды 12 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 9 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Waa cuntooyinka kolostarolka/Cholesterol ka dajiso/Cafimat Fican
8:52
Cholesterol (Somali)
3:51
Bristol Community Health
Рет қаралды 6 М.
faaiidada aqrinta suurat yaasiin
6:42
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 11 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 9 МЛН