MALAWO(BERBERA) IYO BAABIL MAXAA YAALA?

  Рет қаралды 3,844

Abi Shuceyb

Abi Shuceyb

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 Жыл бұрын
Ustaad cali shucayb waa maktabad guuraysa aan ka faaidaysano allaha noo xafido Dunida qofkan oo kale way waynaysa waanay ku fanaan ileen waa maktabad martabad ku leh dalkiisa aynu ilaashano qof walba 10 qof Shere u dhaha mahadsanid
@870mx
@870mx Жыл бұрын
Cimri dheer ilaahay hakusiiyo adeer waxaan jecelahay inaan maalin uun ilaahay isku keen keeno adeer waxaan nahay wiil dhalinyaro ah oo ree hargaysa ah oo jecel midnimada dhulka bunti oo neceb qoqobka dhulka bunti adeer suaal si aan ugarano badka dhulkayaga Shanta soomaaliyeed dhulkay kufadhiyaan badka oo sheeg kiiloomitirka adeer si aan uxaqiiqsano waxaa lasheegaa uun soomaaliya inta xortaa
@ciiltireoongooye2537
@ciiltireoongooye2537 Жыл бұрын
Adeer profesarku aad buu u tagaa HARGEYSA...waxaad ka heli KARMEL(AWEYS HADDAAD,IYO IBRAHIM CALI...)Karen waa DEER MALL.
@mohametdacar6568
@mohametdacar6568 4 ай бұрын
Boqorka taariikhda soomalida cali shucayb macalin mahadsanid🙏🏼
@Khfyjbf
@Khfyjbf Жыл бұрын
MaashaAllaah you are full of knowledge ilaahay cimiriga iyi cafimaadka ha kuu siyaadiyo
@ciiltireoongooye2537
@ciiltireoongooye2537 Жыл бұрын
AAMIIN
@abshirosman419
@abshirosman419 3 ай бұрын
ilaahoow soomaali hagaaji qabiilkana kasaar maskaxdooda
@AbdikariimMohamed-r5g
@AbdikariimMohamed-r5g Жыл бұрын
Waxaan kaarabaa Macalin inaan tartar gilino tariiqdan kulan nooqabanqaabi casimada muqdisho waliba bishan dadfiican ookudhaqaaqa waalahelaa
@dahiyeyare4764
@dahiyeyare4764 Жыл бұрын
wamo taariikh
@BouhSaadEgueh
@BouhSaadEgueh 7 ай бұрын
Cilmi qaaliya
@AlihamedYacin-bo6sr
@AlihamedYacin-bo6sr 3 ай бұрын
Adeero tu es vraiment a djibouti
@ziizeecadde
@ziizeecadde 7 ай бұрын
Ustaadka waa in laga faaidaystaa lagana qoraa buugaag ku saabsan
@dahiyeyare4764
@dahiyeyare4764 Жыл бұрын
jubland boqor taariikh
@dahiyeyare4764
@dahiyeyare4764 Жыл бұрын
jubland taarikh
@KING__MOHAAN.1
@KING__MOHAAN.1 7 ай бұрын
Ustaadow waxadonayaa adomahadsan inaanoqdo qofmacadanta waxabdankayaqaano sidee unoqdaaaa pls
@ayaanlef8981
@ayaanlef8981 Жыл бұрын
Asc ader , tarikheda Aad sheegtay wan kugu racsanahay lakiin waxaan rabaa in Aan halkaan ka sheegu amaa ka saxo in magalada babili ee Somali galbeed in tahay magalada Qur'anku kaa hadlaayu oo runta ah.. lakiin magaldaa babil ee Ceeraaq / Iraq/ ku taal Aaney ahiin tii runtaa Aahyid baalse Magaca un iska gaa Egyeehiin..
@BouhSaadEgueh
@BouhSaadEgueh 7 ай бұрын
Bitaha hadhagala maad aragrey
@abdallaabdalla5332
@abdallaabdalla5332 4 ай бұрын
Kkkk
@Next2it
@Next2it 23 күн бұрын
Whats the song called????
@shayga100
@shayga100 Жыл бұрын
Milky sea somalia ka so hadal
@cirromedia
@cirromedia Жыл бұрын
Ustaaad waad MAHADSANTHY lkn inooga soo faaloow muhiimad dhuleedka kadhaxeeya sanaaag iyo madiina iyo aathaarta nabi suleymaan
@precussionbeat8506
@precussionbeat8506 Жыл бұрын
Ustaad waxaan ku maqlay in uu ka galo eyl meesha la dhaho mar aan garoowe joogay 2016 waxaa la iisheegay xitaa iney ku so dhacaan qolof ka dambe ee dayax gacmeed ka 🚀🛰 bada eeyl
@ALWADAN1
@ALWADAN1 Жыл бұрын
Aabe waxaan ka hadleyso Maxaa Cadeyn kara FG hadalkeyga maaha Disrespect I Do Respect you Dear Father and my lovely Teacher just tel me some proof about it Thanks
@yassindualeh2356
@yassindualeh2356 Жыл бұрын
Aad ayan u jecleystey sida aad u fasishey somali da halka ka so jeedno. Sab iyo samale
@abdullahiabdi502
@abdullahiabdi502 Жыл бұрын
Canfarta waa Kablalax Daarood sow maaha waa isku DNA Kablalax iyo Canfar
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Jawaan & xariir ayaad isku toleysaa, taariikhda baro. Daarod xilliguu yimid waala yaqaanna.
@SPharaoh
@SPharaoh 11 ай бұрын
@@mohamedosman3087 Waa goorma? Yaa yaqaana. Ninka yaqaana isaga tiisa ma yaqaanaa? Daarood waa boqortooyadii Masar ee faraaciinta Masar. Khalad ha iga fahmin. Soomaalidu waa isku mid. Meesha uu ka yimi waa Masar halkii Soomaalida kale meesha maanta Soomaaliya ah Ay ka talin jireen.
@dahiyeyare4764
@dahiyeyare4764 Жыл бұрын
jubland .taariikh
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 47 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 25 МЛН
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 51 М.
Q.2aad Ku:-DHALINYARADA OGOW:-SIR MUHIIM AH OO DUNIDA LAGA QARIYO.
13:16
SOMALIDA IYO YEHUUDDA
19:25
Abi Shuceyb
Рет қаралды 3,9 М.
Berbera| Dhacdadii Markabkii Mary Anne 1825 iyo Weerarkii Berbera 1827
8:22
Taariikh iyo Aasaar
Рет қаралды 2 М.
TAARIIKH AASANTAY
19:31
Abi Shuceyb
Рет қаралды 6 М.
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17