Somaliland maalin dhow waxay kale dooranaysaa nin hurda oo daasado madhan tumaya, iyo nin soo jeeda oo dalkan usoo halgamay wax ɓadana usoo qabtay ?
@HiboAbdiahmed-q6q4 сағат бұрын
Guushu wa muse biixi cabdi guul guul
@naeemayusuf646439 минут бұрын
MashaAllah
@fadumogedi74235 сағат бұрын
Maanta wadani wa daro ayey dhigeen Mashallaah
@iftin20244 сағат бұрын
Waar muuse socoy cidina marabto afka hayska xumayn muuse waa cadowga somaliland dalka halaga soo gaadho bari uu baabieyey.intaanu galbeed ku darin, kulmiye waxay isku dayeen inay dadka cadowga hor fadhiya is ku diraan laa kiin waa la soo eryadey.
Muuse Biixi is. Lion he's geesi inshallah he's came back
@AarkaSomaliland5 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@KayseHuriye3 сағат бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc3 сағат бұрын
Guul kulmiye 💚💛💚💛💚💛
@sidrasirad947546 минут бұрын
REER KULMIYE NAFTA IDINKU DABO YAR IDINKI BAABA MUCARIDA AHE WAR WADANI DOORKAN WA SOO BAXAY INSHA aLLAH HAIS DAALININ
@MohamedHussein-yz2gp4 сағат бұрын
Ciro never said, he will defend Somaliland but Ciro said dalkayga wandifacay? Ciro means his country of Somalia Ciro the people of Somaliland are aware you don’t care about Somaliland
@jamalskp72805 сағат бұрын
WAA MARKII UGU HORAYSAY EE AAN CIRRO KA MAQLO QARANKA WAANU DIFAACAYNAA OO KU OLOLAYN AH
Ka cunoo ka codee guushuna waa kulmiye wadani haba dalee 😂😂😂😂😂
@icecreamgiroontheline3 сағат бұрын
Kamala haris halkay martay Ayumaraya wadani
@shibaneshow5 сағат бұрын
Wadani ha dalee reer somaliland ciday doranayaan way aqanaan
@CabdiraxmanSuleiman5 сағат бұрын
waa xisbi kala go taagaan kkkkkkk
@saadalimohamed38995 сағат бұрын
RUNTII MA CADAA DALKUU IYO DADKUU SHEEGAYO CIRRO MA DALKA IYO DADKA AY DUFAACAYAN MA SOMALIA 🇸🇴 MISEE DALKEENA IYO DADKEENA REER SOMALILAND?????
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux5 сағат бұрын
Wlhi ciri aniga waa ku qoslaa wxnba u maleeyaa ilma yar caqli ku filan aan la heyn war nin kle oo cod kar ah ma waayeen
@CabdiraxmanSuleiman5 сағат бұрын
kkkjkkk waar wadani eeerbuu jiidayaaaaa kkkkkkkk
@ilyaasmedia24k5 сағат бұрын
Reer somaliland wadani riwaayad ayay la jilayaan isna guul ayuu modaa 😂😂😂😂😂
@xarirmaxamed92914 сағат бұрын
ARIMAHANI WAA KUWA CAAWA KU KALIFAY INAY TAAGEERAYASHOODII KU TASHADEEN INAY KU YIDHAAHDAN MARKAAD CODAYNAYSO MOOBELKA VIDEO ISKA SOO DUUB MEESHAD UCODAYSAY TAASI WAA AAMIN LA,AANTA AY KA QABAAN TAAGEERASHODA
@gorgorproduction5 сағат бұрын
Manta olalahogii muu ahayn ee quus goyntodii ayay ahayd 😂😂😂😂😂😂😂😂
@CabdicigeCabdi3 сағат бұрын
Ciro waa beenale illaahay Ka go Ay o kaadib Ah wlhy Sababta oo Ah ciro haduu ladka iyo dadka iyo qaranka u difacayo muxuu 2 labada sanadod ee qaranka somaliland cadowgu u kuso qaaday muxuu uga hadli wayay u uga Amusna ciro sidani caqli xumo kama Ahe Anigu waxan odhan lahaa Ciro sidan kuma miir qabe mas kaxiyan halo baadho Ninkii dalkan iyo qarankan somaliland difaca Ayunba kursiga Fulaya wlhy