35 Sanoo Dacwo ahayd Guulihii & Caqabadihii Dr Zakir Naik

  Рет қаралды 93,861

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 121
@Mosman47
@Mosman47 2 жыл бұрын
Masha allah Dr ku wuxuu leeyahay maskax fiican xaga fahanka iyo xifdinta ah
@maariadaahir5823
@maariadaahir5823 2 жыл бұрын
Ilahay ha barakeeyo sheekha wax kastoo wanagsan wuu istaahilaa runtii❤🖤
@abdulrahmanahmedabdulahi5126
@abdulrahmanahmedabdulahi5126 2 жыл бұрын
AAD IYOAAD AYAAAD U MAHADSANTAHAY SXP DADAALKA IYO JUHDIGA AAD NOO SAMEYSE ALLE HAKAA ABAAL MARIYO
@abdulkadiromarosman3416
@abdulkadiromarosman3416 2 жыл бұрын
Shaydaanka dabbka lagula dagaalo waa qur,Aanka oo sidiiran loogu gubo qalibiga oo aad kunacdo shaydaanka iyo carabka oo lagu adkeeyo sidii adoo arkaya oo dilaya shaydaanka say ila tahay walalkay xafidu allaah adiga ayaaba daaci ah maashaa allaah jazaa ka,Allaah
@bashircumar7359
@bashircumar7359 2 жыл бұрын
Khadar wan ku salamay sxp
@aminomukhtar5588
@aminomukhtar5588 2 жыл бұрын
Jazaakalah qeyr wall Drka alle nahoo barakeeyo
@hiyadaarulqaraar6941
@hiyadaarulqaraar6941 2 жыл бұрын
Wcs mansh allaah illaahay haku xafido
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Ustaad aad iyo aad Ayaa u mhd sn tahy 🇸🇴🙋‍♂️
@fathuma3573
@fathuma3573 2 жыл бұрын
Allaa ha idinka xafido dhamaan dalimiinta adiga iyo culumada islaamka ahba
@faatimamursal35
@faatimamursal35 2 жыл бұрын
Mashllh mhsanid ustaad
@Anjali-ps5qq
@Anjali-ps5qq 2 жыл бұрын
Illhy ajar haka siiyo Saad noolawadagty😇
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 2 жыл бұрын
Jzaakallahu khyran Waxaad tahy nin dhalinyar,ah oo barakaysan Cilmi aad ubadan baad noo soogudbisay waana kaafaaiidnay maashaa allah الله يزدك ولا ينقصك
@AHR252
@AHR252 2 жыл бұрын
M.a walaal ilaahay hakudhooro❤❤
@engabdirazak5654
@engabdirazak5654 2 жыл бұрын
Shukran Ma Ognahay channel , Maa-shaa'aLLaah ALLE swt xaqii ayuu waafajiyey, aduunkiina waa u nimceeyey aakhirana waxaan rajeynayaa inuu geli doono jannatul fardows, bi'idniLLaah.
@shambalafe300
@shambalafe300 2 жыл бұрын
Mansh allah wan ka qaday salaan allaaha ku xaafido amin
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 жыл бұрын
Waa qaybti u danbeysay soomaha Wl
@cawaleyareibnufaarax4628
@cawaleyareibnufaarax4628 2 жыл бұрын
waa 3dii qaybood oo isku xidhiidhsan wll
@dulmidiid5427
@dulmidiid5427 Жыл бұрын
Allahumasali calaa sayidinaa muxamad wa aalihiwasaxbihi wasalim
@zakariahusseinofficial1936
@zakariahusseinofficial1936 2 жыл бұрын
Masha allah wll ajir badan allah kaasiyo wakhtiga aad galisay
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 2 жыл бұрын
Mashallah ilahay ha ku xafido waa mucjiso 👏👏ilahay hanaguhanuunsho wanaga 🙏
@faysaldhiidh4875
@faysaldhiidh4875 2 жыл бұрын
Alxamdulillah alle ha ku barakeeyo sheekhuna we love u 💟
@faatimamursal35
@faatimamursal35 2 жыл бұрын
Runtii waa muqaalkii ugu quruxda bdnaa ee aan daawado mshllh alle hku shrfo khdr jwhr qaabka uso turjunty ayaa soo jiidsho leh
@Najax-iq9tl
@Najax-iq9tl 2 жыл бұрын
Asc mash allah allag xifatiyo jisaalah allah khar
@abdiwahab77
@abdiwahab77 2 жыл бұрын
Ilahay haka bad-baadiyo shayaadinta dr zaki cadawga ku ah
@nuurkadiinta5353
@nuurkadiinta5353 2 жыл бұрын
masha allah alahabarakeeyo shekhena
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 2 жыл бұрын
Shukran walal
@cawaleyareibnufaarax4628
@cawaleyareibnufaarax4628 2 жыл бұрын
mahadsanid macalin
@farhiyafarah8687
@farhiyafarah8687 2 жыл бұрын
Masha alaah shuran turju man ka wall
@abdirizakhussein9579
@abdirizakhussein9579 2 жыл бұрын
Masha Allah brother thank you horay u soco
@abdallajx252
@abdallajx252 Жыл бұрын
Walaal aad baad y mahadsanthy allha ku barakeeyo
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 2 жыл бұрын
Alllaxamadulilah 🥰
@sheekocaruurkids8202
@sheekocaruurkids8202 2 жыл бұрын
Masha Allah qiso macan
@cawaleyareibnufaarax4628
@cawaleyareibnufaarax4628 2 жыл бұрын
masha allaah
@caliyuusuf5935
@caliyuusuf5935 2 жыл бұрын
Jzk sida aad noogu soo turjumtay. Wax badan ayaa laga faaiidayaa taariiqdiisa. Allaha xifdiyo isagana Aamin
@akmoha2449
@akmoha2449 2 жыл бұрын
Allaha xifdiyo Sheekhena ❤
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
Allahu akbar☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@huseinziyad5928
@huseinziyad5928 2 жыл бұрын
Mzha allah allaha bareekeeyo sheekh
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 Жыл бұрын
Ax ax ax Wallahi ceeb ayaan dareemaa markaan arko culimadaan oo kale sida sh dr zakir naik iyo sheekhiisa sh axmad diidat raximahullah Sababtoo ah waxaan dareemaa in aan waxba ahay oo umadda islamka ah waxba utarin
@cabasosmanjamac
@cabasosmanjamac 2 жыл бұрын
Masha allah bro waa mahad santahay
@khalidoday8943
@khalidoday8943 2 жыл бұрын
Sh. Abdi caziiz aldariifi culimada islaamka ee waqtigan nool ninka ugu aqoonbadan weeyi xaga diinta sidii culimadii horena uwada xiftisan Lkn nasiib darro hada jeelasha sucuudiguuu ku jiraaa ilaahay hka soo furfuree
@saladoalim3332
@saladoalim3332 2 жыл бұрын
MashAllah halyey. ayaa tahay
@aminoabdi5585
@aminoabdi5585 2 жыл бұрын
Wll qaybtan qaybtii ugu horayse bay u egtahaye
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 2 жыл бұрын
Cajiib masha Allah sheikh ka allahu akibar ❤️❤️
@rashidmohamed6482
@rashidmohamed6482 2 жыл бұрын
MashaAllah khadar johar walal wa mahadsanid
@abdallayareofficial501
@abdallayareofficial501 2 жыл бұрын
M.a
@nuurxuseen4195
@nuurxuseen4195 2 жыл бұрын
Maasha allah alle haku xafido wakhtigaaga qaaliga ah ayaa uhurtay Barnaamijkaan
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Waxa islamy saxibkay gaal ahaa runtii waan ku jeclahay dr zakir mashalah somaliland mashalah
@mukhtarmead3728
@mukhtarmead3728 2 жыл бұрын
Masha Allaaah tabarakalaah
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 2 жыл бұрын
Masha Allah Illahay ha ku xiftiyo sheekhana iyo shukran adugana bor.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal sidad wax yabaha wanaagsan eed noso turjuntay✅💯
@cabdixasan5656
@cabdixasan5656 2 жыл бұрын
Masha alaah
@cilmigawaanuur4
@cilmigawaanuur4 2 жыл бұрын
Shukran akhii
@mostafemohamed4774
@mostafemohamed4774 2 жыл бұрын
ASC waa Masha Allah waa guul guul aan garaanaya haadii aan nahay islamka aduunka ku Nola wàa guul
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 2 жыл бұрын
Wllo shugran shiikhana allle ha barkeeyo
@adannade6034
@adannade6034 2 жыл бұрын
Masha alah
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 2 жыл бұрын
الله أكبر
@fatumometan1114
@fatumometan1114 2 жыл бұрын
manshaa allaah
@cagawayne65naasir88
@cagawayne65naasir88 2 жыл бұрын
Maanshaa allaah
@artamagaade5252
@artamagaade5252 2 жыл бұрын
Maasha alaah alaha xafido
@faysalhasan102
@faysalhasan102 Жыл бұрын
Mn shaa allah
@HIGSITRADING
@HIGSITRADING Жыл бұрын
Soo badi wll qisooyinka nolosha sheekh zaki naik
@SaalixaMaxamuud
@SaalixaMaxamuud 4 ай бұрын
Masha allah Wakaye tabliqiyintu ha gadhan
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps 8 ай бұрын
Wcs maashallaah❤
@magoolomar1424
@magoolomar1424 2 жыл бұрын
Allahu akbar walillahil xamdi
@canabcabdirashiid9986
@canabcabdirashiid9986 Жыл бұрын
wll aad ayaa umahadsantahay🥰👌wax qiimo badan ayaa noosoo gudbisaa Allah ku sharfo
@saadaomaryoussouf7838
@saadaomaryoussouf7838 2 жыл бұрын
Mashallah
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 6 ай бұрын
Wad ku mahad santahy bro
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Mashalah mashalah I am somalilander runtii ilove ❤💕💖you mashalah somaliland mashalah ☪️♥💖❤😘
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 2 жыл бұрын
WCS May Allah bless you and your family Aamiin
@rahmadjama239
@rahmadjama239 2 жыл бұрын
Machallah zakir
@user-cl6yt7ps1n
@user-cl6yt7ps1n 5 ай бұрын
Soobadi wll
@ruqiyacaddey2041
@ruqiyacaddey2041 2 жыл бұрын
Mash allah
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 2 жыл бұрын
Wllayaal wadaadkan wuu dadaalay, waqti badan galiyey difaaca diinta. Laakin waxabadan ayaa Ka qaldan xaga caqiidadiisa, qofka la socdayna doodahiisa, diinta si qota dheer u garan waxaa u muuqani, qaladaad diini oo aad u wayn, mararbadan wuxuu Ku dadaala inuu is waafajiyo quraanka iyo sayniska, markaa ayuu si qaldan quraanki u fasiraa, bal waxaa uu quraanki sugay ayuu inkiraa sida uu Ku sameeyey ayaada ah(تَغْرُبُ فِي عَيْنٍ حَمِئَة)wuxuu yiri waa sida u arkayey ذو القرنين، sidaana ma ahan, ee waa sugid in qoraxdu Ku dacdo ildooba ah, sidaasna axadiith badan ayaa lagu sheegay, saxaabada iyo culumadeenina sidaas ayey Mareen. Marka iska jira .
@mohamedbaashi9456
@mohamedbaashi9456 2 жыл бұрын
Amina markaad sheeqa u yeereysid somalolan aaya nala yirahdaa aad leedahay sida coldoon loo ciilay miyaad rabtaa inaad daraagis ku durtaan naa ka leexo sheeqa
@Mosman47
@Mosman47 2 жыл бұрын
Sxb aad ayaad u mahadsantahay sida aad noogu soo gudbiso barnamijyada qiimaha leh
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 2 жыл бұрын
Intee waaye meeshaan uu joogo
@CaliYussf
@CaliYussf 3 ай бұрын
M a
@gudbaaye9834
@gudbaaye9834 2 жыл бұрын
Wcs
@fardawsamohamed770
@fardawsamohamed770 2 жыл бұрын
Jazakallah❤
@GOOLEMEDIA
@GOOLEMEDIA 2 жыл бұрын
What you mean Transilate to English, the video is alreday is English go to the KZbin an search this video is translated to Somalian those do not understand English 🤔
@user-cl6yt7ps1n
@user-cl6yt7ps1n 5 ай бұрын
1.saac kabadan bu tagna kawaran
@abdallayareofficial501
@abdallayareofficial501 2 жыл бұрын
Canjilad maxaa laga wadaa zxp ii faahfaahi adoo mahadsan
@RMM-wp5dh
@RMM-wp5dh 2 жыл бұрын
Waa memoryga ookale AMA Falashka booska ey manta ey kujiraan ayey kujireen
@JamacMaxamed-tr8rp
@JamacMaxamed-tr8rp Жыл бұрын
Biyo barakaysan waxay ka micnatahay dhaqankaaga ood wanaajisid taas oo ah dacwad xaga aragtida dadka kale amaa inad dab kuladagaalanto micnaheedu waa adoo xaqa afka kaga dhawaaqa 2 dacwadoodna waa kala caqbado badantahay " fahan kayga ahaan waa sidaan
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
N N K H❣❣❣❣❣❣❣❣
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Mashalah somaliland hargesa kalay Dr zakir waxan nahay somaliland noo kalay anaka adunka usarayna runtii somaliland mashalah isaaq mashalah habaryonis
@farhiaali3873
@farhiaali3873 2 жыл бұрын
Subaxaan laahi waa somaalind oo qabiil ah
@amazingvedios847
@amazingvedios847 2 жыл бұрын
3h ay khudbadu aheed aaway sxb half kii kle
@nagaashemohamed871
@nagaashemohamed871 2 жыл бұрын
Zhp sidee reaction kan usamaysaa nio Aniga copyright bay iga noqdaan vi
@yussufburalle6999
@yussufburalle6999 2 жыл бұрын
Wadkusocelisee
@sayidcalimahamed2757
@sayidcalimahamed2757 2 жыл бұрын
masha Allah❤❤❤❤
@abdilahimuxumed2811
@abdilahimuxumed2811 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abdilahimuxumed2811
@abdilahimuxumed2811 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abdilahimuxumed2811
@abdilahimuxumed2811 Жыл бұрын
😊😊
@abdilahimuxumed2811
@abdilahimuxumed2811 Жыл бұрын
😊p😊
@abdilahimuxumed2811
@abdilahimuxumed2811 Жыл бұрын
😊😊😊😊
@faisaali7176
@faisaali7176 2 жыл бұрын
Let him took. Maxa ka si ah hadalkiisa daa aan maqalno wixiiba Adam ka Hadley.
@ayaancrisaaq7548
@ayaancrisaaq7548 2 жыл бұрын
Peace tv hawada miyu ka maqan yahay wuu iso qaban la'yahaye?
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 жыл бұрын
Lkn somali bdan baa joogtee magaaladaasi waayo
@mohamedmuha2052
@mohamedmuha2052 2 жыл бұрын
سبحان الله....د..زاكر نايك ...كيف يعني يقرأ القرآن على هذا الشكل ؟؟
@maxamedsomaali1104
@maxamedsomaali1104 2 жыл бұрын
Sh siirada diyaariyay kan somahaha sxbkzbin.info/www/bejne/aKOYnWtsoZKrl7c
@cabdulaahidaahir4724
@cabdulaahidaahir4724 2 жыл бұрын
Masha alaah
@fowsiyoyusuf5090
@fowsiyoyusuf5090 2 жыл бұрын
masha allah
@Ganagana-ni9uw
@Ganagana-ni9uw 2 жыл бұрын
M.a
@hamseahmedomar6577
@hamseahmedomar6577 2 жыл бұрын
Masha allah
@nastehaabdikadir5828
@nastehaabdikadir5828 2 жыл бұрын
Masha allah
@bashirshmohumed6349
@bashirshmohumed6349 Жыл бұрын
Maashaa allah
@sacidradwan7841
@sacidradwan7841 Жыл бұрын
Masha Allah
@mohacj3325
@mohacj3325 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedsafiir9050
@ahmedsafiir9050 Жыл бұрын
Masha allah
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,4 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 12 МЛН
BANDHIGA DR ZAKI SAX 14 12 2016
52:32
Kalsantv Official
Рет қаралды 455 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,4 МЛН