XM oo Qoryo cusub lasoo baxay | N-Yahu oo Shardi cusub la yimid & 26 Maxbuus oo la deyn doono |

  Рет қаралды 100,143

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 158
@RamadanAbdi-i8h
@RamadanAbdi-i8h 9 күн бұрын
Dad dulmisan,misena illaahey ookaliya kaashanaya,ayaa kabadin,ayaa kaguuleysan,mar walba iyegaa guusha leh,maashaa allaah❤❤
@CabdiAxmed-w8m
@CabdiAxmed-w8m 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hawayassin7172
@hawayassin7172 9 күн бұрын
Maasha allah ,allah,aya ku filan cidi yaqiin latimada, kowkan allah maamula .Alhamdulillah.wbt
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 9 күн бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@XamiidXamiid-f1s
@XamiidXamiid-f1s 9 күн бұрын
Waaberi media&ogaansho iyo maracade show Xayisiin isku mid ah bay soo gudbiyaan
@binuabdi9720
@binuabdi9720 9 күн бұрын
HaaaA
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha 9 күн бұрын
😂😂😂qorigisi bay ku ilaalinayeen wllhi aad baa ugu hambalyeen🎉xoogaga
@KhadarAfgaab-y7
@KhadarAfgaab-y7 9 күн бұрын
Allah is always with those who are patient❤ Alhamdulillah for freedom of our brothers & sisters of Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤
@ابوابراهيم-ب7ر6ص
@ابوابراهيم-ب7ر6ص 9 күн бұрын
Allhau Akbar allhau Akbar allhau Akbar allhau Akbar
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 9 күн бұрын
❤viva❤palestine guuleysta insha allah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 9 күн бұрын
Maasha allaah mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️
@shaaficicabdi6829
@shaaficicabdi6829 9 күн бұрын
Guul guul Insha allah walaaladay Reer Qaza
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 9 күн бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar
@Hamda20289
@Hamda20289 9 күн бұрын
Gargaarka Alleh kor kiina ha ahaato reer Falastiiin ❤
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 9 күн бұрын
Ciyaartu.waa.2 0 Ayaa Looga.badiyau.bandhiga.saxaafada.iyo.sawirka HanlahA Ayaa.bixinayay Iyo.sawirada.kuyaaley.meesha.ay Joogeen Guul.aamiinn❤❤❤❤❤
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 9 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد والله الحمد فتح وانصر من الله جلال جلاله بإذن العلي العظيم ❤❤❤❤❤
@muhyedinfarah9108
@muhyedinfarah9108 9 күн бұрын
Musliinimaadu waa siidaan Alhmdulillah ❤❤❤❤
@CabdiAxmed-w8m
@CabdiAxmed-w8m 9 күн бұрын
AL,ahu.akbar.allahu.akbar
@MaxamedAadan-r1u
@MaxamedAadan-r1u 9 күн бұрын
Alaahu akber xamaas guul markasta
@IsmahanAfrax
@IsmahanAfrax 9 күн бұрын
Waa si alle inoo jideeyey masha allaah
@RAHMAMOHAMUDMOHAMED-z
@RAHMAMOHAMUDMOHAMED-z 9 күн бұрын
Run ahaantii ilama wacna in halmar lawada daayo inta sohartay ee ah 26 siwalba guul ayaan urajenaa hamas iyo Muslim walba insha allah
@AbdiwahabAbdalla-v6j
@AbdiwahabAbdalla-v6j 9 күн бұрын
Manshaallaah Allahu Akbar الله اكبر ولله الحمد
@IsmacilKalma
@IsmacilKalma 9 күн бұрын
الحمد الله على كل حال
@IsmacilKalma
@IsmacilKalma 9 күн бұрын
M.a
@ahmedkhalif7944
@ahmedkhalif7944 9 күн бұрын
Ilaahey mar walba guusha garabkooda haka dhigo walaalaha falastiiniyiinta ee dhulkooda yuhuuda reer galbeedku rabaan iney Xoog uga qaataan insha allaah
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 9 күн бұрын
Natinyahu isaga Goanka malaha isaga ayaa quus ah
@JamacscClle
@JamacscClle 9 күн бұрын
Wxa layiri guusha wa inyaro cagaha dhulka ku haaysid nabeey iney muqaawamada adkeysten guulna wa ku heleen maaasha allah
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 9 күн бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar ❤❤❤
@XawaCige
@XawaCige 9 күн бұрын
الحمدلله على كل حال ❤❤🎉❤اللهم انصر اخواننا اخواننا فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر
@FaysalCabdi-i8p
@FaysalCabdi-i8p 9 күн бұрын
Msha allh walaalaha falastiniyinta markastaba guulaysta
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 9 күн бұрын
Caalimul ialaam wuxuu u baahanyahay Xamaas badan in la:helo❤❤❤
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 9 күн бұрын
Guulaysta dhaman jihaadayasha reer qasa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaidMohamed-b8t
@SaidMohamed-b8t 9 күн бұрын
Khawaarijta AL-SHABAB wlhi waa prank caadi ah kwrn 😂😂😂😂😂 JANADA U waala neysaan Falastiin Ka raadiya
@CabdiqaniSiciid-jo6xs
@CabdiqaniSiciid-jo6xs 9 күн бұрын
Asc all Muslim ☪️
@habonesantos
@habonesantos 9 күн бұрын
Wcs
@AbdullahiShadali
@AbdullahiShadali 9 күн бұрын
Guul I'a falastiin amiin yaa Allah 🤲
@XaliimaQorane
@XaliimaQorane 9 күн бұрын
الحمد لله حتى يبلغ الحمد منتهاه❤
@NuuraCaday-l5i
@NuuraCaday-l5i 9 күн бұрын
Waad mahafsantahay marcade team allah ha idinka abaal mariyo
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 9 күн бұрын
Laakiin Maxey Mastaafurinta.ugu.ogolaadaan.xamaas.iyaguse.may.kuwa Laayaey Shacabka.ku Xukumaan.mastaafiris Iiraana.ama.yaman.ah❤❤❤❤❤ Habana.yaabaame.guul Falastiin.aamiim❤❤❤❤❤
@zakariaxeysey6216
@zakariaxeysey6216 9 күн бұрын
Masha allah guul falastiin
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 9 күн бұрын
Inkaasto ay reer galbeedku isku hili.yan kaama guulleyssa kaaran mar walba waxa iska leh gusha allee allhamdulilah wanku faraxsanahay farxadooda reer Palestine iyo gusha hms qbul qsm baba.oodii ba soo dhaw farajkii allee wa kaama fooga insha Allah Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 9 күн бұрын
Arbil.yuhuud.waashacab.mustafirisku.waa.dambi.iyagun.haku.daraan.mastaafuris.yamen.iyo Iiraan Ah.guul Aamiin❤❤❤
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 9 күн бұрын
Jesakuma llaahi qeyr
@XamdaAadan-c5v
@XamdaAadan-c5v 9 күн бұрын
Wad mahadsan tahay marcade show maanto dhan ku sugayay
@abdiyare2025
@abdiyare2025 9 күн бұрын
Maracadde show is the best media
@SukeynaIbrahim-h1w
@SukeynaIbrahim-h1w 9 күн бұрын
Masha Allah guul Ayn urajeynynaa walahena falstiin❤❤❤
@abusumaya-jz1yz
@abusumaya-jz1yz 9 күн бұрын
Allh ku xafido wllky maxamad cise
@ابوعزددين
@ابوعزددين 9 күн бұрын
Waa fikrad wacan qaaran qaran
@itaqillaa
@itaqillaa 9 күн бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@feysalmaxamed835com
@feysalmaxamed835com 9 күн бұрын
Wll waxaan ku weydiyey maxaabiista falastiiniyiinta qaza maku soo laa ban karaan miyaa
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah 9 күн бұрын
😢الحمد لله على نعمة الإسلام 🎉حماس wey namatashaa saa dhaqankii iyo diinteena bey jlaalisey🎉🎉🎉
@KhadaraadanCawaale
@KhadaraadanCawaale 9 күн бұрын
Allah u akbar qasa guul❤❤❤
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 9 күн бұрын
Maasha alaah iney xm qorato 15 kun oaskari halka eysahnuniyadi weyday 1 askari oisqora bedelkana eyiscasilayan madaxda ciidamadu waashaqa guri oweyn olodiray sahnuniyada & taagerahoda weyn e usa ilaahay hausiyadiyo walaalahena reer falastiin awoodaan caadi ahey olagujabiyo gumeystaha & kuwatageraba insha alaah
@Sitado-h7v
@Sitado-h7v 9 күн бұрын
اللهم لك الحمد والشكر والنعمة
@AminoAden-s3o
@AminoAden-s3o 9 күн бұрын
Mashalaah9🎉🎉🎉
@AhmedKhaireh-w2k
@AhmedKhaireh-w2k 9 күн бұрын
Alahu akbar alahu akbar 🎉
@AmiiraAbdi-r8h
@AmiiraAbdi-r8h 9 күн бұрын
No so Badi maracadhe❤
@Nasrasiciid3090
@Nasrasiciid3090 9 күн бұрын
Walahi wxn manta islahaa kuwan 1sano io bar bey ka nasteen oo meel iska fadhiyeen
@NimcoIbrahim-h7i
@NimcoIbrahim-h7i 9 күн бұрын
الحمد الله ناصر المجاهدين ❤❤❤
@AxmedCabdiyuusuf-q7u
@AxmedCabdiyuusuf-q7u 9 күн бұрын
Alaahu agbar alaahu agbar
@Zuhuuuuur
@Zuhuuuuur 9 күн бұрын
15:47 😂😂waa qoslay waaba naag xabsiga jeclaty😂😊
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 9 күн бұрын
Malaha mid xoogaga ayaa biili jiray😂
@maxamedibraahimMaxamedibra-v3n
@maxamedibraahimMaxamedibra-v3n 9 күн бұрын
Mashaa Allah الحمد الله على كل حال
@BashiirMaxamed-z2w
@BashiirMaxamed-z2w 9 күн бұрын
الحمد لله رب العالمین
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 9 күн бұрын
Mansha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamettShugri99
@mohamettShugri99 9 күн бұрын
Ina sha Allha muslimki uu gulaysn doona.
@XuseenCabdimaxamuud-j5z
@XuseenCabdimaxamuud-j5z 9 күн бұрын
First comment 😮
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 9 күн бұрын
Asc wll maxamed ciise mahadsanid wan kaaga mahadnaqayaa aragtiidaada ku sabbsan dhaliyarada somaliyeed gushooda iyo hormarkooda Nidamka isbadel wax aad iyo aad logu bahaanyahy guulloo waweyn in la gaadho sida ay ila tahay wa soo jeediinteyda
@العفيفيةالشافعية
@العفيفيةالشافعية 5 күн бұрын
Maracade walaal maxaad gaalka ula sawirantahay
@SaytuunYuusuf-u3n
@SaytuunYuusuf-u3n 9 күн бұрын
Allhu akabar allhu akabar
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 9 күн бұрын
Muqawamada Allaha guuleyo,Natinyahu waa nin Fashilmay kaliya waa in uu Cidamadisa madax doodi eey is casileyn.Dhulka Falastine Siiba Deganada Gaza Natinyahu waa in si dhaqso ah uu oga baxa isaga oo aan labaryeynin.Danta Galbeyd Dabadhilifka jooga Odaygas jawasiska IAllah waa laga guleysan.
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 9 күн бұрын
Guul hamaas ❤❤❤
@mohajacelowchanell4931
@mohajacelowchanell4931 9 күн бұрын
الهم لك الحمد ولك الشكر
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 9 күн бұрын
Aaaaw gabadha maxbuusadaa oo tiri waan idinla joogaa waxay rabtay inay noqoto basaasad Waa lagu fahmay xamaas isn’t easy 😂😂😂😂
@CabdirisaqSalad
@CabdirisaqSalad 9 күн бұрын
Maxay tahay hayada bisha cas
@GobshoGòsho-w3p
@GobshoGòsho-w3p 9 күн бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 9 күн бұрын
Xamaas maanta anaba yaabay Apjazeera
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 9 күн бұрын
Ma ila aragtay ragaas. Dowladaha carabta xitaa waa Ka awood badan yihiin
@SahroCismaan-x5v
@SahroCismaan-x5v 9 күн бұрын
Shugran yarab❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdifitaahBaari
@AbdifitaahBaari 9 күн бұрын
Allxamdulilaah rabil calamiin
@CALIMAHADCALI-b4q
@CALIMAHADCALI-b4q 9 күн бұрын
Asc maxamed ciise
@ruqayaladan7780
@ruqayaladan7780 9 күн бұрын
Allahu akbar
@RuqiyoMohamed-p9x
@RuqiyoMohamed-p9x 9 күн бұрын
Walayal isoduceya wn xanun sanehe
@mahamedabdikarim-v8o
@mahamedabdikarim-v8o 9 күн бұрын
Maxaan kugu soo ducayna wllo
@FadumoCawad
@FadumoCawad 9 күн бұрын
Guusha allahaw siyadiyo
@zakariasaiddjama9422
@zakariasaiddjama9422 9 күн бұрын
Ascwb walaal. Waxay gabadhaasi rabtay in iyada lagu badalo oday da'a oo xanuunsanaya, waxaana loo balan qaaday inaa la sii deyn doono sabtida. Baarak'Allah fiik.
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 9 күн бұрын
XM Waxbo lagama qaban karo Guusha allaha siiyo mida kale maxaabiista Gaza lama kenaayo miyaa
@Zahra-nh9px
@Zahra-nh9px 9 күн бұрын
Mashaa allha ❤❤❤❤
@Annaatti
@Annaatti 9 күн бұрын
Ar taas midda green jacket-ka wadaty miyaa? Maya pro max ayey aheyd taas😂
@Muna-qalbisan
@Muna-qalbisan 9 күн бұрын
M.a xms ilaahow guushoda soo dhawee
@IfraaxmaxamadIfraaxmaxamad
@IfraaxmaxamadIfraaxmaxamad 9 күн бұрын
Alhamdulilah❤❤
@umuabdirahman3478
@umuabdirahman3478 9 күн бұрын
Aad ayan uga walwalsanahay runtii reer Palestine 🇵🇸 waayo yuhuudu malahan balan in ah dib u soo kaa yaan ayaa ka cabsanayaaaa
@habonesantos
@habonesantos 9 күн бұрын
لَا تَخَفْ إِنَّ اللَّهَ مَعَنَا Hdan dib dagaal yahuudu usoo qaado wa miday ku jabi lahyd iyadoo maraykan iyo reer galbeed oo dhan caawimad ka helaysa 15 bilood ayay wxa ka qaadi waydy Trump ilama aha inuu cawin doono dhaqaale USA la'aantodna 1week lagu cuna 😂Isreal
@AbdirokiMohamedMoussa
@AbdirokiMohamedMoussa 9 күн бұрын
Allhu akbar
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 9 күн бұрын
Xamaashanooto❤❤❤guliyogobanimo❤❤❤❤
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e 9 күн бұрын
allahu akabar
@KayseHuriye
@KayseHuriye 8 күн бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ALIMAXAMEDDAHIR
@ALIMAXAMEDDAHIR 9 күн бұрын
Allaahu akbaar
@MariamaAstur
@MariamaAstur 9 күн бұрын
Alaahu akbar
@XamiidXamiid-f1s
@XamiidXamiid-f1s 9 күн бұрын
Waxaan noqday qofkii 833 ee like saaray
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 9 күн бұрын
Falasiin ❤❤❤guliyogobanimo
@zamzamamey
@zamzamamey 9 күн бұрын
Alxm ❤❤❤❤
@FaraxGayfane
@FaraxGayfane 9 күн бұрын
Guuuuuuuul.💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Abibmahamed-e4r
@Abibmahamed-e4r 9 күн бұрын
mashaa alah
@امحمزهاءدم
@امحمزهاءدم 9 күн бұрын
Maracaddow manta Dan kusugaye
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 9 күн бұрын
Su'aal dadwaynow: ...Maxaabiista Falastiin waxa media loogu yeedhaa prisoners....????? ...Maxaabiista yuhuudha waxa media loogu yeedha hostages...? Bal arinka ka fikira 1 daqiiqo waa dagaal qarsoon oo calamka oo idil qaybta media western faafiyeen ila malinkii dagaalku bilaabmay ilaa maantana sidasay yidhaahdan ama soo qoraan...ALLAHU AKBAR
@umuabdirahman3478
@umuabdirahman3478 9 күн бұрын
Alllhau akbar
@AliMohajim
@AliMohajim 9 күн бұрын
Dagaal wax aan ahayn oo netyahu an facaya ma jiraan hadba xujo cusub buu la imanayaa
@Maxamuudcabdi-s4c
@Maxamuudcabdi-s4c 9 күн бұрын
XM aduunka oo dhan wey ka yaabsadeen dadkan dad la adka karo ma ahan
@InaCaaqil
@InaCaaqil 9 күн бұрын
Maracadeshow
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Saxaraha Ciraaq ilaa Hogaaminta Suuriya | Qisada Axmed Asharc .
16:51
Putin and Trump Meeting / Venue Preparation
12:07
NEXTA Live
Рет қаралды 358 М.
Basaaskii ISRAIII Qiyaanayay 18 Sano (Qeybta Koowaad)
12:01
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 78 М.
Basaaskii LAGA ROONAHA ahaa | Qiso Yaab leh oo Gaza ka dhacday !!!
14:36
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 286 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 260 М.
НЮАНС (смешное видео, юмор, приколы, поржать, смех)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 817 М.
Новые Пацанки. 2 выпуск. Премьера
3:16:48
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 4,4 МЛН
Ангел против Демона кто победит 😱
0:49
ФИНАЛ / 4х4 ЖҰЛДЫЗДАР ШАЙҚАСЫ
5:3:21
DOSYMZHAN
Рет қаралды 93 М.
Анаконда келін 2 | Шешімі бар
45:55
Телеканал Алматы / Almaty TV
Рет қаралды 234 М.