XM oo Howshooda iska wata Trump oo Barakicintii ku dhagan & Heshiiska Putin & Erdogan |

  Рет қаралды 61,557

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 192
@DaheromarDaheromar-sy2tu
@DaheromarDaheromar-sy2tu Сағат бұрын
اللهم نصر إخواننا في فلسطين
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Allah swt isaaga habarakiciiyo oo mareykan halawaayo insha allah
@janagaleabdulkadir8144
@janagaleabdulkadir8144 Күн бұрын
Salaan sare masuulkii qalbiyaga kunoolaayow Trump illaahay shartiisa hanaga qabto iyo yuhuudaba Islaamkana alle hanoo mideeyo asagaa boqoreee🤲
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Amiiiin amiiiiin amiiiin
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 Күн бұрын
سلام إللآحرار فلسطين 🇵🇸🫡😇✌🏼
@ShiineAlli
@ShiineAlli Күн бұрын
Asc taraam alle ha usoo diro belaayo insha allaah
@walaalshuuriye5182
@walaalshuuriye5182 Күн бұрын
Waxaan ku weydiinaayaa Sidee Dowlada Lubnaan iyo Xisbu Laahi Ey ku He shiiyaan iyagoo Hal wadan wada joogo. Anagagana Ka Soomaali Ahaan maxaa inoo Diiday
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Cabaas Siraji Wasiirka Dibada Iiraan Talo Fiican Ayuu Siiyey jawaab wanaagsan Mahadsanid Cabaas Siraji❤❤❤
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n Күн бұрын
Isha allaah reer qasabiximmaayaan ee wax hoog iyo hallaah lakumidoon yuhuud iyo kuwa taageerasan
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Күн бұрын
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️
@rnoor9763
@rnoor9763 Күн бұрын
Waa jawaab ku haboon fikirka foosha xun ee taraam alla haqabtee inshaa'allaah
@HABIBASheikh-yb3vt
@HABIBASheikh-yb3vt Күн бұрын
Trum iyo xulufadiisa Allah hajabiyo
@abdinasirkhamaani9519
@abdinasirkhamaani9519 Күн бұрын
صلوا على النبي اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد صلي الله عليه وسلم
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Күн бұрын
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
@ayanjacfar749
@ayanjacfar749 Күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزة وفلسطين اللهم انصر المجاهدين الصابرين والمرابطين في غزة وفلسطين اللهم ثبت اقدامهم وعافيهم واحفظهم اللهم آمين يارب العالمين تحيا فلسطين🇵🇸🇵🇸☝️
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre Күн бұрын
Bambooyinka Waaweyn Waaka Ufasaxaye.haw.dhameystiro Kanada.guul Falastiin Aamo8n❤❤❤aamiin
@Muselibaax
@Muselibaax Күн бұрын
Turaam qoshi dulimiga aha ayu siwta hayshe sidi hore u guul darestee iyenoqoo n insha alaah
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t Күн бұрын
Mahadsanid wariye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SadaxleBoy1
@SadaxleBoy1 Күн бұрын
Waxaaa tahay nina wanaagsan wihi noolaaw wallo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HiboCali-e5o
@HiboCali-e5o Күн бұрын
ilaa how falatiin u gargaa aamiin❤❤❤❤
@FerhanHaashi
@FerhanHaashi Күн бұрын
falastiin alle idamkii way guulaysan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪
@SafiyoMoha-t6g
@SafiyoMoha-t6g Күн бұрын
Dal aan dadkaaga ahyn waa dareen kujoog wlhi mida kle uma malaynaayo in shacabka rer qaza ay taas samaynayaan iyago duqeenta kusocoto ayey bixi waaye magala qaza hada oo ay kulabanayaan guryahoda macquul mahan xitaa hdii xoog lo adeegsado geeri ayey kaxigaan waana tagersanahay shacab waynaha rer qaza ilahay ha uhiiliyo gar gaarkana rabi ayan uwaydinayna guulaytsa shacabkygi rer qaza ❤❤❤❤
@fardowsaAli-k7t
@fardowsaAli-k7t Күн бұрын
Waa jawabti ugu wanagsaned Trama ma qadana wayo
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot Күн бұрын
Tramp wuu riyoonayaa waa hubaal ruushka iyo turkiga in ay isdhaafsadeen liibiya iyo siiriya
@YaasiinismaaciilRooble-y2k
@YaasiinismaaciilRooble-y2k Күн бұрын
Asc walaal maxamad waad mahadsantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Std.Abdourahman
@Std.Abdourahman Күн бұрын
Nabi muxamed CSW ayaa waxa uu dhahay ma jiro qof igu saliya haduu jirana Illaahay ruuxdeyda ayuu ii soo celi ka dibna waa u radiya salaantaas. Igu la sali xabiib keena muxamed csw. Illahay haka saaro inta dhibaateesan dhibaatada.❤❤❤
@BashiirFaarax-l8x
@BashiirFaarax-l8x Күн бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Күн бұрын
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Күн бұрын
SCW SCW
@XawaCige
@XawaCige Күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Salalahu❤caleyhi❤wasalam
@Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37
@Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37 Күн бұрын
nasriga illaheey so dhawyahay Insha Allah hoog iyo halag Allah ku rido
@Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37
@Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37 Күн бұрын
inta wax qursheeysa rabi ayaa ogo qursho wanaagsan waxa oo doono ayaa soconaayo gaalada iyo inta daba dhilifka o ah dhagar kasta ey maleegaan wey ku hingoobi doonaan Insha Allah
@hamdahuseen4679
@hamdahuseen4679 Күн бұрын
Very good answer ❤❤❤hanoolaato falastiin❤❤❤❤
@IbrahimAbdi-n6g
@IbrahimAbdi-n6g Күн бұрын
Nin caqli leeh wlhi ❤❤
@CumarMaxamuudxaaji
@CumarMaxamuudxaaji Күн бұрын
Maracade waan kusallamay wll bar naamijkii wax wada qabsiga karan
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare Күн бұрын
Wallaahi wuu u jawaabay. Iiraan ha guulaysato.
@YaasiinCimli
@YaasiinCimli Күн бұрын
Tram iyo xulufadiisa Allah ha jabiyo Insha allah
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre Күн бұрын
Amaandarada.kuwawada Ha.raro Oo.ha.geeyo.greenland Yuhuuda❤❤❤❤❤❤
@DaauudJaamac-eh4uf
@DaauudJaamac-eh4uf Күн бұрын
Masha allaah ilaaay ayey mahadi usugnaatay reer qaza guul hausugnaato hadalka trump waa aydharaar cieyy
@Fatou12-mt5wb
@Fatou12-mt5wb Күн бұрын
Maracade ilahadalde
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Күн бұрын
Thanks Maracade Show, ninkan trump waxaad moodaa inuu yasayo ama uu caayayo caqliga aadanaha. Wey jirtaa in safar uu Siisi ku tegey mareykan inuu ku yidhi waxaad qabatey hawl wacan,( leyntii iyo xadhigii ikhwaanu muslimiinka ) iyo waa dictator-ka aan ugu jeclahay siisi, waa krlimaadka laga hayo Trump.
@omarosman619
@omarosman619 Күн бұрын
Iran Allaha quweeyo,gambooleyda carabtana Allaha soo hadeeyo.
@AbdullahiAdanhassan-h5n
@AbdullahiAdanhassan-h5n Күн бұрын
Allahu akabr Macha Allah
@XaawaCali-b3y
@XaawaCali-b3y Күн бұрын
Masha allah
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Gaza Waa 362 kilometers oo labo jibaaran Waa Dhulweyn Marka Lagama Yaabo In Trump dhulkooda uu ka barakicin karo
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale Күн бұрын
Waa jawaab aad u fcn runtii
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Күн бұрын
Waxaas waa shidaalka ku jira badda qazza ee ay rabaan ineey xalaaleystaan ee wanaag kale meesha ma yaal
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Күн бұрын
Guul iyo gobanimo reer Palestine 🇵🇸 ♥️ ❤️
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 Күн бұрын
Siiisii wa mujrim yahuudi ah
@abdishakuur-d2t
@abdishakuur-d2t Күн бұрын
Marcadde sxbw siriya waxan rabnaa in aad qariirad ahaan nootus israil meesha ay kadeganthy seriya dimishiq inta kiilomitir ay ujiraan
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 Күн бұрын
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii Күн бұрын
Asc wll maxamed ciise setahay iwaran maxa haysa xlldd cafimaad iyo jaawiga kawaran sawma ficniid masha Allah aad ban u ficanahay wa suu.allee maxay uga Amusanyihiin dowladaha Arabtu labaada dowladood markka laga rebboo masar iyo urdun waxa ii cadaatey ineysan All Aqsa iyo haramku ayna xor ahaayn wllhi suma wllhi yuhuudu ma guleysanayan insha Allah Allaha burburiiyo yuhuuda iyo xulifadeeda Amin Amin Amin Amin Amin
@MohamedDegane
@MohamedDegane 16 сағат бұрын
Waaa Marin habaabin
@HudaDayip
@HudaDayip Күн бұрын
😮Iran 🎉
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 Күн бұрын
Dhul ninkiisa baa iskaleh waxa alle uu bara kucinaayo waa mareykan iyo israaiil insha.allaah masiibo allah.ku rido😭dhibaatada allah ka dulqaado reer falastiin inta gobanimadooda u dirirto ee dulman illahow Aamiin 😭
@FatimamohamedHassan-l5j
@FatimamohamedHassan-l5j Күн бұрын
Caalosha Allaha kaa soo riido Trump nataniyahu bini qafir iyo midka kale duliiga aha mucjiso dag dag aha Rabi haa ku rido yaa Rabii
@abdirizackkulmia1715
@abdirizackkulmia1715 Күн бұрын
Mr maracede warki congo sorathiii
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 Күн бұрын
Trump Riyo,waali would dhaaafay waa leyska celinayaaaa isagane, yuhd waa yuhuuuud. Mahadsanid Maracadde.
@MustafeAdanrayale
@MustafeAdanrayale 18 сағат бұрын
Mahadsanidmaxad. Ciise. Naxariis. Iyonabadgalyokokaagha. Aate. Magacaya mustafe. Jooga. Soomalilaan. Awdal. Siddookale. Bal. Iisojawab
@MawliidSuperior
@MawliidSuperior Күн бұрын
korta xage joga maracade zxp
@SahraAli-co1bs
@SahraAli-co1bs Күн бұрын
Xamar joga
@FadumoCawad
@FadumoCawad Күн бұрын
Allahagargaro muslimiinta allakufilan taram hadakahor buyidh safaradan kadhigaya wa cadaystay
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Күн бұрын
Allah asaga iyo tiimkiisa ha isku salido hana isku halaago dhexdooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa aamiin
@HiboCali-e5o
@HiboCali-e5o Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤100%
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 Күн бұрын
Asc Allahu akbar Allahu akbar Guul allah gaarsiiyo wllaheyn falastiin insha allah WAXII AAN UGU JAWAABI LAHAY DOOFAARKÀAN TRUMP WAXAA NOO DHAHAH WASIIRKA iiraan walee 😅
@ClrashiidAhmad
@ClrashiidAhmad Күн бұрын
Wllhi jawaabta caalamka ayaa lasiitaysiiyay trum ba ba ba ba 😂😂😂🎉🎉😂
@CumarJamali
@CumarJamali Күн бұрын
Hambalyo wasiirka iiran
@XaawaMxamed
@XaawaMxamed Күн бұрын
In yahuuda lararo ayaan allaah kabar yeenaa
@ayaanGanbe
@ayaanGanbe 16 сағат бұрын
Asc maxamed ciise
@FaaraxCrixmaan
@FaaraxCrixmaan Күн бұрын
Illaay.ayaareerqasaguushasiiyey.hadanat.taraam.ilaahay.aduuniyoaakhirobo.hakuhalaajiyo
@maxamedaxmed563
@maxamedaxmed563 Күн бұрын
Shaydam trump asasaqa waligiba haa riyodo marykan iyo yuhud waa miid
@KadraDulmar
@KadraDulmar Күн бұрын
Wallaahi waasidii aan rabay inaan kujawaabo yuhuudaa fudud
@ShuraakoSupermarket
@ShuraakoSupermarket Күн бұрын
الله أكبر ❤
@ahmedkhalif7944
@ahmedkhalif7944 Күн бұрын
Maxey ugu dhamaanayeen shacabka falastiin hadey wadan kale aadayaan
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@cismanjawari991
@cismanjawari991 Күн бұрын
Jaalle caawa dhanka farsamada inay kaa xuntahay bn filayaaye fadlan naga hagaaji I.A
@XassanAbshir-t5c
@XassanAbshir-t5c Күн бұрын
Shacabka falastii intaan oo dhib ah maray oo ay yihii misana ay ka doortan Dale kooda qa xootinimo waa dogonimo waxaa taraam wadana ma axan wax soconaayo balse doorashada waxaa is ka leh shacabka falastiin. Shacanka falastiin waxaan layaway guul iyo gowonimo ugu dhinta diintiina iyo dalkiinaba insha_allah
@omarabdillahi4752
@omarabdillahi4752 Күн бұрын
Jawaab saxa weeyi nabad haduudoni israaiil hakararo barigain dhexe
@samiyasalad2015
@samiyasalad2015 Күн бұрын
Waa fircoonka 2025 kibraani waaye insha Allah dhakhsaad aduunka uga tegin
@maxamedaxmed563
@maxamedaxmed563 Күн бұрын
Asasaqa shaydam trump falastin dhuulkodi ayey haysrane yuhuda aan dhuul lahyn haysta haa uu yeello dhuul ay degan
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Күн бұрын
Waasax waziirka hadalkiisa
@xasanjenyo9671
@xasanjenyo9671 Күн бұрын
Shiikhaas waaba ka shakiyay basaas nimo ayaan oogu shakiyay runtii
@MahamedadenIge
@MahamedadenIge Күн бұрын
Wasax.jawabta
@Khadijo60
@Khadijo60 Күн бұрын
reer gaza meel uma socdaane waa ka bambooyinka siiyeenee ha laayaan aqirka yuhuud iney jabeyso waa ognahay inshaaallaha
@khadarXaashi-c1b
@khadarXaashi-c1b Күн бұрын
waa aytaraam
@Mohmoudahmed-q3r
@Mohmoudahmed-q3r Күн бұрын
Waa hadal uu iska yidhi
@Fatou12-mt5wb
@Fatou12-mt5wb Күн бұрын
Maxaa dhacay
@MohamedAbdullahi-me9ge
@MohamedAbdullahi-me9ge Күн бұрын
Sidii caadada iyo caadiga inoo ahayd free Palestine ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ibraahimibraahim764
@ibraahimibraahim764 Күн бұрын
Asc saaxiib dakii ku noolaa dalkiisa sooka eryaanaya maxaya u noolaan waayen
@HooyoA
@HooyoA Күн бұрын
Iiraan wadan la meeraysta maraykan sida uu u dhaqmayo ayay ula dhaqmaan sida ay u jawabaan bay ugu jawabaan markaa Waa qaniinyo qaniinyo kaa fujisa
@rahimohussein4414
@rahimohussein4414 Күн бұрын
Wcs wasiirka arimaha dibada iiran sidii ugu habooned weeye Siduu u sheegay. Awelba iyaga lagu keenay marakib hadana halagu celiyo
@FalstiinMaxamed
@FalstiinMaxamed Күн бұрын
Asc mara cade malamahan suuryia wx ma ka haysiid miyaa
@CabdiSiciid-w5r
@CabdiSiciid-w5r Күн бұрын
Kusaliya.suubanaha scw scw scw.scw.scw.scw.scw
@CaadirCali
@CaadirCali Күн бұрын
Waa jawaab quman lkn trumpo waa nin meel ucadahay
@SacadQurboh
@SacadQurboh Күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ilaahayi hawuu hilyo falstiin kayi cid modan ayii igu cadawusane o xogtood u gayinaye halista ku xeeran e baadi goobka iyo gabood falka u malegiya reer falstiin 😢😢😢😢
@NuurArte
@NuurArte Күн бұрын
Asc. Maxamed ciisow wll dadka reergaza waxaykujoogan dhulkooda dhiiga geesiyaasha iskacaabinta iyo xabad kulul oo caano lagagalisay xukuumada qarmuun ee sahyuuniyada sidaa darteed hadalka odaygaan asaasaqa.ah(dhalanfalooqowga) kamakaxaynkaro dhulkooda guushooduna miiskaysaarantahay
@Khaamani-bl6gu
@Khaamani-bl6gu Күн бұрын
Kumaa damay 😮😂
@CabdiraxmaanNuur-j1r
@CabdiraxmaanNuur-j1r Күн бұрын
Asc Ninkani waxaysoomaalidu Tidhaahdaa iskahadlow ina igare taraam waanuucaas
@issackjacok7617
@issackjacok7617 Күн бұрын
greenland maha wa Groenland
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Күн бұрын
Kuwn.mareykanka ee la leeyahay waxbey indhaindheynayaan waa jawaasuus uu dram soo dirsaday in ay gaza u soo indhaindheeyaan maba moodaan in lala socdo dhagartooda cadowga islaamka iyo muslimiint sharkooda allaha ku celiyee
@SamsamOsman-h5x
@SamsamOsman-h5x Күн бұрын
Asw wr wb trum hurduu kujiraaye isagaa dan utoosi doona rer Qasa buhkii intey kabixi waayeen hadal kabiximaayaan
@yusufhassancumar3603
@yusufhassancumar3603 Күн бұрын
Xabad ayay ku bixi waayeen reer gaza
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Күн бұрын
Kacdonki libiya mahayn 2021 waxad tirahda 2011 ki
@KhadraXabiba-ht3ec
@KhadraXabiba-ht3ec Күн бұрын
Indha adayg waa raasamaal Trum wuu riyoonayaan, dhiigu bilaash u ma daadan
@mascudismacilmuxumed8911
@mascudismacilmuxumed8911 Күн бұрын
Nikn wa marmarsiyo wixisu
@abdulkadiralinoor3112
@abdulkadiralinoor3112 Күн бұрын
ASC waa khaan Rabbi aan aqoon Badroolka ku jira Dalkaas.
@Xasancabdixalane
@Xasancabdixalane Күн бұрын
Asw madaxa walida trum Majirto waxkudhama dalkaaga hooyo.midakale ayagoo duleysan ayey yuhuudu kabexeen Gasa.asna wuuriyonayaa trum
@AhmedAbdsalaam
@AhmedAbdsalaam Күн бұрын
Turam qorshi hiisa WA sidu yidhi Sisi Iyo hogaanka Dalalka la jaarka Af falastin WA xaasidiin bila qowl Ah lakin Falastin. Iyo ciidankoda xamaas ma yelayaan dhimasho ka xigaan
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed Күн бұрын
❤❤❤❤ jjj
Haddii Putin la dili lahaa Maxaa ka dhalan lahaa ?
16:12
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 58 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
🔴LIVE: 3 Hostages Release
ILTV Israel News
Рет қаралды 4,6 М.
Zelensky Addresses Trump / Key Condition
11:59
NEXTA Live
Рет қаралды 351 М.
DEEPSEEK WAA İSBEDELKİİ UGU WAYNAA EE DUNİDA AI
15:08
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 2,4 М.
Ma dhamaaday casrigii Farnsiisku ka talin jiray Afrika?
11:53
Waaberi Media
Рет қаралды 23 М.
TARXIILKA MARAYKANKA  MARKHAATIGA NOOL HALIS WAYN | CABSI
21:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН