Maxabiista XM loo deynayo oo lasoo gudbiyay | Yaa ka maqan Maxayna Reer GAZA ugu yaryihiin ?

  Рет қаралды 70,095

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 112
@LEOABALLAWllboss
@LEOABALLAWllboss 11 күн бұрын
Wllaha muslimka somaliyeed ee halkaan ku saaxibnay malmahan imtixaan dugsi sare ii socdo ducadiina donaya 🌙💯🤲
@MohamedJacayl-s8q
@MohamedJacayl-s8q 11 күн бұрын
Allaha kuu fududeeyo walal
@LEOABALLAWllboss
@LEOABALLAWllboss 11 күн бұрын
@MohamedJacayl-s8q amin wll
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 11 күн бұрын
Alla hakufududeeyo
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 11 күн бұрын
Marad bilabeysit intixanka bisinka kabilaw saliga rasulka kuxiji waxad aad uu aqrisa magaca able yaa mujiìb yaa mujiib inbadan insha allah wanukusoduceynena alle hakufududeyo
@AyuubAbdirashidAhmed
@AyuubAbdirashidAhmed 11 күн бұрын
Walaal ALAAH hakuu fududeeyo.waxaana ku leeyahay fiiro dheer lahaw!
@YoonisAliYoonisAli
@YoonisAliYoonisAli 11 күн бұрын
أللهم أنصر إخوتنا في فلسطين 🇵🇸🇸🇴🤲🤲🤲
@Omarmoalimmukhtar
@Omarmoalimmukhtar 11 күн бұрын
وفي سوريا وفي الصومال وفي لبنان وفي قاهره وفي طوحي وفي سائر بلا د المسلمين
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 11 күн бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 11 күн бұрын
Xamaas iyo heer plestine dantooda way yaqanin waxan u cuntamin ma soconayan yahuudu gabalkoduna wuu dhcyaa insha allahu tacala.
@Cabdullahidiin
@Cabdullahidiin 11 күн бұрын
Mahadsanid ustaad 😊
@CabdinuurxasanMaxamed-e1y
@CabdinuurxasanMaxamed-e1y 11 күн бұрын
أرجو الفوز لإخواننا الفلسطينين 🎉
@maxamedsuge6941
@maxamedsuge6941 11 күн бұрын
ASC Barnaamijkaan Waxaa Ka Hilmaantay Taariikhda /Iyo Maalinta /Iyo Sanadka Markii Hore Waa Sheegi Jitay
@AyanleAhmed-d1m
@AyanleAhmed-d1m 11 күн бұрын
Asc wll an ku salaamy Lkn maad ku soodartid tariikhda islaamka ❤❤❤
@CadnaanXiis
@CadnaanXiis 11 күн бұрын
Inbadan baa la socday wararkaaga hadaan sanadkii 2024 heli lahaa si aan xamaas ugu biiri karo waanku biiri lahaa. Cadhada aan israel uqabo
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 11 күн бұрын
Uducee Waxaad awoodo un samee
@bilehanut7473
@bilehanut7473 11 күн бұрын
Maracade Show Please Meesha aad Fadhido oo ah Gadaashaada Darbi ku Samee Logo Maracade ah Ama Ku Aadi TV ama Sawiro kamid ah Kuwa aad ka hadleyso u Ekow Professional person Ma ihi wariye ee waxaan ahay Qof ku xiran Aqbaaraha ka yimaado Maracade Kana Raali Noqo hadii ay ku dhibaan hadaladeyda
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 11 күн бұрын
guuul reer qasa insha alah guulaysta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAbdirahman-w4x
@MohamedAbdirahman-w4x 11 күн бұрын
Allaha Badbaado Shacabka Falastine Iyo xoogaga xamaas
@AbdifatahAli-gd8qp
@AbdifatahAli-gd8qp 11 күн бұрын
Iraan wax ay utahay guul wan in ay gadhaey heshiiska sxq maxamed ciise ❤ iga qabo wasaabka 😂❤
@Chouaib-tq4ox
@Chouaib-tq4ox 11 күн бұрын
Murwan barquti halasodaayo❤❤❤❤❤❤
@DaheromarDaheromar-sy2tu
@DaheromarDaheromar-sy2tu 11 күн бұрын
اللهم نصر إخواننا في فلسطين
@yuusufcali9624
@yuusufcali9624 11 күн бұрын
جزاك الله خيراً
@LEOABALLAWllboss
@LEOABALLAWllboss 11 күн бұрын
Guul hamas leh Isha allah 🎉🎉🎉❤❤
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 11 күн бұрын
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤❤❤
@yuusufcali9624
@yuusufcali9624 11 күн бұрын
Waad mahad santahay maracadde show
@FerhanAhmed-zo6og
@FerhanAhmed-zo6og 11 күн бұрын
Aamiin Aamiin wll
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 11 күн бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR
@liibancartan8591
@liibancartan8591 11 күн бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
@sihamyusuf9016
@sihamyusuf9016 11 күн бұрын
Allah hakuu fududeeyo imtixaanka Aduunka ee dugsiga sare iyo midkii Aakhiro Aduun fil Namco Aakhiro fil jano adiga iyo intii Muslim ahba reer falastiina Allah ha xoreeyo cadowgooda iyo cadowga Muslim kaba Allah ha qabto soomaali wareeraa xaqa Allah ha tuso insha Allah tacallaa
@MaxamedShankar-ot6bc
@MaxamedShankar-ot6bc 11 күн бұрын
اللهم منصر اخوانا الفلسطينين
@SharmakeCagjar
@SharmakeCagjar 11 күн бұрын
Dhaaman umaa muslimtaa kusaliya nebiga scw scw
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 11 күн бұрын
Scw scw scw
@Bashiirbilcade
@Bashiirbilcade 11 күн бұрын
Allahajiroxamaas
@GuledAbdilahi-i1r
@GuledAbdilahi-i1r 11 күн бұрын
❤❤ thank you 💕
@mogehassenomer
@mogehassenomer 11 күн бұрын
Allaha ayaa mahad iska leh allaha ugu wado nabada wllaha ree falastin iyo dhaman musliminta meel walba oo islamku ku nolyihin
@Cabdicusman-k9r
@Cabdicusman-k9r 11 күн бұрын
Wllaha muslimit aha allaha ugargarra
@shariffjelle2428
@shariffjelle2428 11 күн бұрын
Maxaabista danta galbed iyo Qudus in laso daayo waa strategic aad u wanaagsan waayo Muqaawamada Gaza waajibkooda way guten marka ISRL naqshada aya loo badayaa
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 11 күн бұрын
GUUL REER GAZA IYO DHAMAAN REER FALASTIIN
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 11 күн бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi
@WorldlyWork
@WorldlyWork 11 күн бұрын
Welcome back marwa fartiile cente allahuma barik
@masuulkakaambo-u5e
@masuulkakaambo-u5e 11 күн бұрын
aamiin aamiin aamiin yaa allaahu
@iqroqaranQaran-dv2bo
@iqroqaranQaran-dv2bo 11 күн бұрын
Aaamin yaa rabbul caalamiin 🤲
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 11 күн бұрын
Guul aya udanbeyndona palestine insha allah❤
@Jazari220Maxamud
@Jazari220Maxamud 11 күн бұрын
أنا أول واحد 😂🎉
@sadam1318
@sadam1318 11 күн бұрын
armey yahuud balanta ka baxdaa yaa rabi u gargaar falastiin yaa rabi u maciin
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot 11 күн бұрын
Iskaashiga iiraan iyo ruushka wuxuu fariin udirayaa reer galbeedka
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 11 күн бұрын
Allahu akbar❤❤ guul reer qaza ❤❤❤
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 11 күн бұрын
AAMIIN AAMIIN YAA RABBI
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 11 күн бұрын
Marwaan barquuti makujiraa kuwaa wll
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 11 күн бұрын
Amen aamiin yaarab 😢😢🤲
@Omarmoalimmukhtar
@Omarmoalimmukhtar 11 күн бұрын
Alaaunaxariistaw❤
@ShariifSheekhcabdirahman
@ShariifSheekhcabdirahman 11 күн бұрын
Waa,qiyaano kale oo looga dankeeyahy in munaafaqad,LA,dhexdhigo reer,qaza,io,ururada,mujaahidiinta reer,falastiin,
@CabdicasiisMahad-jh2qn
@CabdicasiisMahad-jh2qn 11 күн бұрын
Allhu ma cisal isllm ❤❤🎉🎉
@AbdiadamAbdiadam-l6p
@AbdiadamAbdiadam-l6p 11 күн бұрын
Ishalah alah
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 11 күн бұрын
Jecliyaa ruushka iyo reer abtigeey iiraan wadajirkooda
@YonisMoha-e9f
@YonisMoha-e9f 11 күн бұрын
Aalahu agbar alaha mahadle
@AdeshMafio
@AdeshMafio 11 күн бұрын
gull rer gaza❤❤
@CALIMAHADCALI-b4q
@CALIMAHADCALI-b4q 11 күн бұрын
Asc maxamed ciise
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 11 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@CabdiwahabAdan-sc7hq
@CabdiwahabAdan-sc7hq 11 күн бұрын
Amin amin yaa allah 🙏 guul Xmas
@feysalmaxamed835com
@feysalmaxamed835com 11 күн бұрын
Waan ku salaamey wll malaga yaabaa in marka uu dhamaado heshika qeyb1 ay israiliyiintu ay gumaadka meeshodi ay ka sii wadaan mise waa qasab in ay qeybta 2aad ay ogolaadan wax kasta oo la soo jeediyo
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 11 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@FatushAli-tz9wy
@FatushAli-tz9wy 11 күн бұрын
illahy hau gargaaro walaladeen reer Palestine
@MacalinmaxamedTowfiq
@MacalinmaxamedTowfiq 11 күн бұрын
Waxaankuwaydiinlahaamaxaykalayihiin dasntagalbeediyogasamaxayi isku jirain yaakalaxukuma🎉🎉
@yusra6707
@yusra6707 11 күн бұрын
حفطک الله
@YussufOmar-m1y
@YussufOmar-m1y 11 күн бұрын
ASC wllky maxaad u daysay maxaa inoodanaha
@Dujaana12Dujaana12
@Dujaana12Dujaana12 11 күн бұрын
Maasha allaah
@hnoor4361
@hnoor4361 11 күн бұрын
Guul Iyo gobanimo falastiin xuuti xisbulaahba Iyo dhamaan muslimiinta
@N4jm4Aweys
@N4jm4Aweys 11 күн бұрын
Muqaawamada falastiin 467maalin iyo habeen ay kujireen god hoostiis maanta hawo bay sooqaadanayaan "sabirku waa guul "
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 11 күн бұрын
Ilaahay haw gargaaro falastiin
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 11 күн бұрын
Shiicadan way sii awoodaysanaysaa ilahay umada muslamka ah hakaqabto waa cadow inoo,eg
@CadnaanXiis
@CadnaanXiis 11 күн бұрын
Maracaddow shinbirka los angels gubay mxaa ka jira 😂 mxaad noga qarisay😂
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 11 күн бұрын
Qisadii asxaabulfiil oo kale miyaaa kudhacday maraykan ilahay ciidanadiisu awood badanaa
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 11 күн бұрын
Horey ayuu ruushku balankiqaday inuu nuklerka ugudbiyo cidwalba o reer galbedka cadaw ku ah hadeyna jojinin reer galbedku taagerada yugreyn maneydeynin reer galbedku tanina wajawabtii lagasugayay ruushka inufolinayo ayuna umuqda guul falastiin insha akaah
@MohamedIsmail-l8q
@MohamedIsmail-l8q 11 күн бұрын
Xamaas mar walbo guul
@FadumoCawad
@FadumoCawad 11 күн бұрын
Handadaadi eraan laguhayay halkayku dhamatay allaanka sugaynay tan allahayno siadiyo
@MaryanMagaalo
@MaryanMagaalo 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AdancumarAdancumar-k1x
@AdancumarAdancumar-k1x 11 күн бұрын
guul falastin
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 11 күн бұрын
Waxbanagamagalin ruushka iyo iraan anagu danahayaga cidkahadasha ayaan rabnaa
@mubarigcali552
@mubarigcali552 11 күн бұрын
Ok
@hnoor4361
@hnoor4361 11 күн бұрын
Dagaalku sidaa Ku dhamaan maayo waa warcad OO aan lala gaban.
@Fatuma-q8f
@Fatuma-q8f 11 күн бұрын
✌💪🏻👍
@abubakarcumar9093
@abubakarcumar9093 11 күн бұрын
Yahuuda dhagartooda ilaha nosheegy qaza waxey meelkasto waxey Ku rakibeen qalab wax basaaso wa sidey ilatahy
@DrGaadaa
@DrGaadaa 11 күн бұрын
❤wcs ❤
@AbdimahadDahir
@AbdimahadDahir 11 күн бұрын
maraykanka wuxuu ugaysta Gasa ayaa laga jarayaa
@NajmoXuseen-rt5ns
@NajmoXuseen-rt5ns 11 күн бұрын
2025 qeerkiisa baa ilaheey nawafajiyey😊alx
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 11 күн бұрын
Iran ayuu uyahay guul wayn madaamoy leeday cadaw xooga
@kadermahamed4391
@kadermahamed4391 11 күн бұрын
Mara show
@XawaCige
@XawaCige 11 күн бұрын
Ad ban kusalamy maxamed cise wall qaliya
@abdirahmaancarap802
@abdirahmaancarap802 11 күн бұрын
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed 11 күн бұрын
Y 😂😂😮😮😅😅
@MacalinmaxamedTowfiq
@MacalinmaxamedTowfiq 11 күн бұрын
Asc
@AdancumarAdancumar-k1x
@AdancumarAdancumar-k1x 11 күн бұрын
Guuu L😊
@SadaamLelove-tj9mq
@SadaamLelove-tj9mq 11 күн бұрын
Maryacade zho su'aal qabaa hadi maxaa bista lawada sii daayo OO Dib ay usoo noqdaan maxaa xala in layn Yuhuud balan maleh
@N4jm4Aweys
@N4jm4Aweys 11 күн бұрын
Gaashaanbuurta neto kan magaceebaa loo yaqaanaa?
@MaxamdAxmad-i5i
@MaxamdAxmad-i5i 11 күн бұрын
Miihbardh
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 11 күн бұрын
😢
@AhmedMohamed-uk4jz
@AhmedMohamed-uk4jz 11 күн бұрын
Iiraan danteeda waa taqaan
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 11 күн бұрын
wakaas
@AliKerow-yi1dp
@AliKerow-yi1dp 11 күн бұрын
Dad nabad eheen oo hadana mahabus kala dafsaneya dandansi way wahas
@hnoor4361
@hnoor4361 11 күн бұрын
Ruushku waa khaayin muslinkana jalaafo U dhiga inkasta OO aanu gaalba lahayn aamin Ruushku waa dilaal muslinka ka baa yacal mushta.
@AbdiazizBashir-y1v
@AbdiazizBashir-y1v 11 күн бұрын
In la helo nabad lagu hanuuno dadkuna isku hiisho nolosha qofnaba hafi naar gaadhin hantina la iskula coloobin ogaada inaynu heedhe hal qudha kanimaadnay aaadam hawana laga beeray xaawo hooyna noo tahay dhamaanba hibruguna yahay afkeena hayb soocna jooja diinta muusoo ina wada hanuunshay heerkisiiyo qoomka eebe habaarka ka daaya yuuda wa walalo inoo hamranayay markaynu ahayn habooga horaan soomaliyoo dhan haybteenu ahayd dadkiisa haarun waa hadal afkeena hooyadii ugu sheegtay eebe inuu yahay hadal runtiisa muqaala ahaa hilowga mariin ama madow hilaad ah waa dadkeenii aaynu hiifnay horaan u ahyn farcowni hagoogta maryah qurxoonba haybteenuna ay bilowday bilowday hidyah dhaqanka iyo suluug dadka uga horaynay dadkoon haama tolkooda xitaaba aqoon hadhuuba ayaan heeryada baraynay waxaa nahay hilinka eebe kuwii hore loogu hiishay haybteenuna kama horayso dadkaa kale heerahooda sinaan dadku inuu hagaago eebna loowada hanuuno heedhiyo afna lagu heshiiyo aaadmiga waa horumarkiisa.habeena jiray dalkeena hurguma daran uu dad mariyay. Dadbaan hamrana inaan ahaano hormuudka.aqoonta aadmi carabtu waa bayn dadkeena kuwii madow inagu hiifay hadana dhaqan roga afkeena inagoo uba hiilinayna hadana iyagu inama baybsan dadkeena horee xijaabtay waa halyeeyo janada hogaanshah hawraartan gaadhsha eebe haybteena soomaali magacu waa waa hab iyo sowm iyo samaale waa hir iyo saamaale guuto wa halyaay hanad wiil horeeyay wa jibriil heegada koraysa waa hasaawiyo weedho fiican waa aqoon halka laga bilaabay waana hadalkii aabeehana heer beere halyeeygeenii aadam waa halkii dhulka lagu abuuray waana hodan rabigeena samadu.hadaba hadalada kitaabka hawraar soo guurtadeena habkii baybalkeena qorida maxaa laga dhigay wax hataan horiyo inta culimo timiba wax xuno dadka laga horjoogo.ciisoo hanad u ah dadkiisa ahaa hadalkii bilowga maxaa loogu hiifay diinta masixu higaadshay waaga rasuul keenii horeeyay hayb iyo qolo aan ku raacno qureesh qaarkeen hidaysto hadalku u akhriyay jibriilba sowta ku higaadshay diinta acraaf laga helayo ciise inuuyahay hadalka eebe axmadna loogu hiishay erayga islaamku garsoor hagaagsan ha yeelo saraynta ciise inay tahay hadalka eebe .halkaas ku akhriyaa quduuska hadhsiga hadhka eebe maalin hagoog qorax tahay hilaad ah waxaynu ka heli hirkiisia shafeecu u hadhi dadkeena.
@alibayaan4438
@alibayaan4438 11 күн бұрын
Bennalle
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 11 күн бұрын
Macneheegu maha buu yiri raysalwasaraha qadar Marka maxabiista la siidayo macneheegu dagaalkii inuu sidaaa Ku jogsaday marxaladaha damba laga heshiin many khiyaamo cad ahayn markay dadkoodii qaataan Inay layntii phalastine halkii ka bilaabayaan.
@kadermahamed4391
@kadermahamed4391 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@JibriilsicidCige
@JibriilsicidCige 11 күн бұрын
Ok
@AdancumarAdancumar-k1x
@AdancumarAdancumar-k1x 11 күн бұрын
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
RUUSHKU MA U DIYAARSAN YAHAY CIIDAN AHAAN DAGAALKII 3-AAD EE ADDUUNK?
19:54
Basaaskii LAGA ROONAHA ahaa | Qiso Yaab leh oo Gaza ka dhacday !!!
14:36
ASAD HAGIO OO SI AN CAADI EHEN LOOGU SOO DHAWEYAY MUQDISHO 2025
9:54
Menza Production
Рет қаралды 10 М.
Kardeşlerim 62. Bölüm @atv
2:13:03
KARDEŞLERİM
Рет қаралды 4,6 МЛН
Мамаша, по чём? 🤣🤣🤣 #shorts #сваты
0:48
Кадушка Доброго Кино
Рет қаралды 3,5 МЛН
ЧАЕВЫЕ ДАШЬ??? 💵
1:00
ЗАПАДНЫЙ КОНТЕНТ
Рет қаралды 3,4 МЛН