Maxbuuskii ka farxiyey xoogaga iska caabinta & Muuqaalka Ka yimid GAZA ee ka yaabinaya ISR |

  Рет қаралды 71,783

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 127
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 23 сағат бұрын
Illaahow awoodaada noogu hiili anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi 🇵🇸 ♥️
@libanmohamed8220
@libanmohamed8220 Күн бұрын
MARKASTA OO AY YAHUUDA CADAADIS SAARTO REE QASA WAXAA BATA GUUSHA HAMAAS❤❤❤
@CabdicazizBile
@CabdicazizBile 23 сағат бұрын
Maasha'alaah walalaal
@IctiraafFarxan
@IctiraafFarxan Күн бұрын
ale cadawga muslimiinta ha jabiyo aamiin
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Amiin amiin amiin
@Cabdi-co2qw
@Cabdi-co2qw Күн бұрын
Wadmahadsantahay wll sida qasa warkeda adnogawaranto alle hakubarakeyo
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Күн бұрын
Walahi waaruntiisa maxbuuskaasi waa shaqsi aatufikirwanaagsan 😢😮😊
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 Күн бұрын
@@AmalAbdirahman-cm9yi maxbuuskaas garan maayo waxaan ku sifeeyo oo aan ahayn muwaadin dadkiisa iyo dalkiisa u hibeeyey naftiisa
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 14 сағат бұрын
Ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 17 сағат бұрын
Alqasam guulaysta insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CdirmaanMaxamed-m7e
@CdirmaanMaxamed-m7e Күн бұрын
Dabkiii maraykanka warnagasii maxamed ciise sxb qaaliga ah
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 20 сағат бұрын
سلام اللاحرار فلسطين 🇵🇸✌🏼
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 Күн бұрын
Reer falastiin guul ha joogaan dhulkooda oo madax banaan
@maxamed9633
@maxamed9633 21 сағат бұрын
Rabi hajabiyo cadawga muslimiinta iyo cadawga umada soomaaliyeed
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Күн бұрын
Maxbuus fiican weeye😢maashaa allaah
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb Күн бұрын
Maxabus hadhihin walaal wa wil ficaan mucaad manshaallah yahuda aya dad intey iskaxirxirta maxabus dhahdaa e kadaa ereygaas
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Күн бұрын
@HalimaIssack-fv6cb haye walaal raalinoqo de qofki xiran maxbuus baa la dhaha ma anaa u bixiyey hhhh
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb Күн бұрын
@@bilancabduqadir haa macanto yahudan baa ciil igahayaa ya Awod kusiyaa iqaban an dhulka lasime hahaha
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Күн бұрын
@@HalimaIssack-fv6cb hhhhhh lkn walal waxan ku sheegaya ereyga maxbuus wa erey la isticmaalo aniga kaliye ma isticmaalo ee qalad ha ii fahmin
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb Күн бұрын
@@bilancabduqadir hye macanto dhib malahan
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 Күн бұрын
Anku wada salino Nabigeena Muxammad naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee ❤️‍🩹
@abdikarinmohamed399
@abdikarinmohamed399 Күн бұрын
First aniga ayaa ah manta ❤😂🎉
@CdirmaanMaxamed-m7e
@CdirmaanMaxamed-m7e Күн бұрын
Illaahay rer falastiin hakakor qaado dhibka❤amiiiiiin❤
@HamzaOmar-p3d
@HamzaOmar-p3d 21 сағат бұрын
Ilaahay ha xiftiyo dhamaan wllaha muslimka ah ee reer falastiin ...Aamiin Aamiiin yaa rabal Caalamiin
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 22 сағат бұрын
Waa sida qabiilada somaliyed labolabo la iskugu diray illaahow dowlad caadila wadankeena ukeen AAMIIN YAA RABBI
@MaxamedShankar-ot6bc
@MaxamedShankar-ot6bc Күн бұрын
اللهم ماعز السلام والمسلمين والد الشرك والمشركين ومن تبعهم
@Sabiha-d3j
@Sabiha-d3j 19 сағат бұрын
The most honourable people on earth people of light blessed people whole world loves you Palestinian...
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt Күн бұрын
Maashaa Allah allahuma baarik wllhay waa geesi dhab ah oo iimaan dhab ah leh maxbuskas, ilaahey dhamn reer falastin hakaso wada saaro xabsiyada gumeystaha.
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 Күн бұрын
Trum allaha ku kalifo inuu ka baxaa SURIYA & SOMALIYA
@AhmedMohamed-wl2yw
@AhmedMohamed-wl2yw Күн бұрын
Baryo miyay mareysaa shantada qofay ka dhicin cudna kama dhuciso mareykan waxu yhy
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 Күн бұрын
@AhmedMohamed-wl2yw baryo ma ahane waa bareys go'an maxaad ka bedeli kartaa soomaalida ayaa halkaas is dhigtaye
@aminakhadar581
@aminakhadar581 Күн бұрын
Yaarabi ugargaar reer falastiin
@sakariye12sakariyeyare87
@sakariye12sakariyeyare87 Күн бұрын
Hadalka taraam waxoo ixasusiyay hadalka allah oo dhahay واكيدكيداwax walbo hamalegan kuley qorshahay alle ayaa kaween sxb mara cala show taas kushegaa
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 23 сағат бұрын
Salaama alaykum WAXAY U JECLAADEEN WAY ISKA CADAHY WAXAY RABAAN IN AY BaytUL MAQDIS KADHIGAAN MUSQUL AMA KANISAD YAARAPPI KAXOREE ALaHUHUMA AAMIIN ❤
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre Күн бұрын
France.iyo.u.s.aiyo.belgam❤❤❤❤ayaa.ka.dambeeya❤❤❤
@barwaqoladan6868
@barwaqoladan6868 Күн бұрын
Mnshhhh hnblyooo dhaamn reer phalestine iyo dhmn muslims
@mohamedcirro912
@mohamedcirro912 Күн бұрын
ALLE swc waxbuu ka maagan yahay gaza gaaladuna waxbey ka maagantahay balse tan ALLE ayaa shaqeyneysa I.a (ومكروا ومكرالله والله خير الناكرين)
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Күн бұрын
Adigaa mudan Mohamed Isa ❤❤❤❤❤
@AbdukadirAli-u1t
@AbdukadirAli-u1t Күн бұрын
Ilaahey ha kaalmeeyo
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 Күн бұрын
Allahu Akbar reer Qaza waa dad aad u adag oo isjecel ilaahow cadowga kadulqaad
@XabiiboAli-o9t
@XabiiboAli-o9t 22 сағат бұрын
Alaha use dhiciyo xaqood ree falastiin
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 Күн бұрын
انتبهوا ياابطال غزة ود كوف ذهبوا الي غزة ليس فيه خير
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 Күн бұрын
اللهم انصر أهل غزة
@UmucabadilahiUmu
@UmucabadilahiUmu 20 сағат бұрын
Masha alaha far far Palestine 🇵🇸 ❤
@CabdiqaniSiciid-jo6xs
@CabdiqaniSiciid-jo6xs Күн бұрын
Asc all Muslim ☪️ ❤️
@Naadiamohamud
@Naadiamohamud Күн бұрын
Wcs wwb
@HousseindararAwaleh-kr4nk
@HousseindararAwaleh-kr4nk Күн бұрын
ALLAH geecel marika qaza iyo falastin
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre Күн бұрын
Jacaylka.qaza.waa.hunguri.gaaska.dabi8ciga.ah.iyoshidaalka Ka.buuxa.weeyi.iyo.iibaanla.aanta.haysata.yuhuuda Waxaayna.laheyn.ayey.u Haliilayaan..guuul❤
@AbiibakarQaadi
@AbiibakarQaadi 4 сағат бұрын
Asc ❤❤saxib a ❤❤
@XawaCige
@XawaCige Күн бұрын
Maxamed cisew aniga xata waxan u socda gasa e isheeg wadada lomaro🎉❤🎉❤🎉❤
@UmucabadilahiUmu
@UmucabadilahiUmu 20 сағат бұрын
Masha alaha far far Palestine 🇵🇸
@IsmailDore
@IsmailDore Күн бұрын
Gideon Levy is a Nobel prize winner and always fought for Palestinian rights
@fardousaali8771
@fardousaali8771 Күн бұрын
Yuhuudii qac baa ka yeertay nacladi ku fhacday geesiga dalkisa xoreeyay ee saaka labid qurxon xidhan alxamdulillah
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Күн бұрын
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah Күн бұрын
Isreal waa qaaimiin qof awalba ay fasixi rabeen ayey sii deynayaan subhanallaah illaahaw jabi yahuud iyo saaxiibadood 😢
@FadumoCawad
@FadumoCawad 17 сағат бұрын
Alla awooda siinnalastin tiiba wakuwa circiraya suniga xaqofa allahasiyhadani wada qadayn walki
@Abdirahmandigaale
@Abdirahmandigaale 23 сағат бұрын
Alhoyow ugargaar reer falastiin
@bisharcabdi4376
@bisharcabdi4376 19 сағат бұрын
Ilaahay gaalada dhagar tooda haka qabto
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 22 сағат бұрын
Dhul ninkiisii baa iskaleh guul reer falastiin illahow u gargaar Aamii
@CALIMAHADCALI-b4q
@CALIMAHADCALI-b4q 13 сағат бұрын
Asc maxamed ciise
@AbdalaSaid-o3h
@AbdalaSaid-o3h Күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯 4:03 4:15 4:18 🇸🇴 4:26 4:29 🇸🇴🇸🇴 4:33 ❤💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 4:52 4:55 4:59 5:02
@mohamedfarah1522
@mohamedfarah1522 Күн бұрын
Walaal soomaalidaba waxa ku socda dhawr dagaal oo aysan ku baraarugsaneyn sida midka caqiiddada, midka isirka, midka taranka, midka barakicinta, midka bililiqeysiga kheyraadka soomaalidu ka baahan tahay iwm
@AbdullahiShadali
@AbdullahiShadali Күн бұрын
Alahu akbar ♥️
@AxmedZaam
@AxmedZaam 8 сағат бұрын
Sxb qisooyinka falastiinyiinta wax kasoo qaado
@risafeboy3499
@risafeboy3499 Күн бұрын
Dagalka hadii uu Dhamado waxn U xiisi Donaaa video xamas aya so bandigi jiraaan ayaga oo Dilayo askarta isreal
@Moha-y8j1s
@Moha-y8j1s Күн бұрын
Wlhi waa run
@hawosalah3919
@hawosalah3919 Күн бұрын
Waa shidaalka iyo bad la sooleexaso oo cun qaateen loo saaro masar
@MohamedMohamedSilva
@MohamedMohamedSilva Күн бұрын
ciida hooooooooyo
@MariaDahir-g9h
@MariaDahir-g9h Күн бұрын
Ilhy haugargaro walden 😢😢
@CiiseYaasiin-x7g
@CiiseYaasiin-x7g Күн бұрын
Mahadsanid
@alijama6723
@alijama6723 Күн бұрын
NAYROOBI AMNI LLDHAQAALE INTAA LE EG LAGU MINO MAAHA BERAAD AR KAY IYADLOO MEEL WALBA LA GUBEY OO BAANGADO LAYSKU BAACSANAYO
@cabdinaasircabdulqaadir8218
@cabdinaasircabdulqaadir8218 17 сағат бұрын
Guul Falastiin
@luulhussein7191
@luulhussein7191 Күн бұрын
Afrikaan unbaad arki wax is dagaalaya oo burburinaya dalkooda hadana bililiqaysanaya subxaanallah
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b Күн бұрын
Guuldaràda Ciidamadiisa ayaa maskaxdiisa bedeshey
@Fays2010
@Fays2010 Күн бұрын
Karam Abuu Saalim ayaa la dhahaa waa dhanka waqooyi, Koonfur Masar ayaa ka xigta Gaza.
@Cabdiraxman-k5j
@Cabdiraxman-k5j 21 сағат бұрын
Yuhuuda reer GAZA dhibtay shaqaale bey u noqonayaan
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 22 сағат бұрын
Waa run
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 Күн бұрын
Masha allaah
@Xalkeen
@Xalkeen Күн бұрын
*Madaxweyne Trump haaka saaro ciidankiisa Somalia*
@abdisamadsheikh
@abdisamadsheikh Күн бұрын
YAA ALLAH NACAFI 😢
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 20 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@Tooni4321
@Tooni4321 Күн бұрын
QASA IYO SOMALIA 🇸🇴 KE WEEN MAABAHAN
@habonali9734
@habonali9734 22 сағат бұрын
Horta yaxya al subeydi mala sodayay iga faideya
@BilanQali-y9o
@BilanQali-y9o Күн бұрын
Sxb maracade nolow
@CcCc-i8g
@CcCc-i8g 19 сағат бұрын
Anigu aragti ahaan waxaan isleeyahay qorshaha trump waxa weeye 1. Inuu dadka reer qasa iyo carabta kale ku qanciyo inuu dadkan barakiciyo haday suuro geliwaydo kama qancaayo lkn wejiyo kale ayuu isku deyayaa oo ay ka mid tahay inuu yidhaahdo 1. qofkii ogolaada inuu qasa kabaxo ayuunbaan gurigiisii u dhisaynaa markay diidaana 2. Qofkii ogolaada inuu qasa kabaxo gurigiisana waanu dhisaynaa lacagna waanu siinayna Ilaa kolba weji aysoo dhigaan gaaladu si ay dadkan wuxuun ugu qanciyaan
@dhhol77
@dhhol77 22 сағат бұрын
Afrika is dil maahane wax kale ma kasayaan miyaa😰
@Aadan-s8p
@Aadan-s8p Күн бұрын
الله أكبر
@HiboCismaan-e1m
@HiboCismaan-e1m 7 сағат бұрын
Afrika hadi ay donayso nabad huromar ibrahim traore (faso) AES haku biran
@AbdirazackKalief
@AbdirazackKalief Күн бұрын
Jabhada m 23 dowlada Rwanda maa taageerto
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Күн бұрын
Ala dilaa dhinto laakiin yuhuuda ma oga
@MaxamedMuuse-k4x
@MaxamedMuuse-k4x Күн бұрын
WHAY SIDEEBU KU DHACDAY IN U CAAWIYO DAL MUSLIM AH AMERICA IYAGO BARAKINAAYA DAD MUSLIM AH WHAY
@GouledDugsiye
@GouledDugsiye Күн бұрын
Kaasi ilaa anaguu nagafarxiyey
@saleebaancali-s7b
@saleebaancali-s7b Күн бұрын
trum wuxuu qasa u doonayaa wuxuu rabaa inuu ka rumeeyo hadalkii wiilkii uu sodoga u yahay ee ahaa inay hudheel dalxiis ka dhisanayaan qasa dhanka xeebta
@XasanaxmedMaxamud-x2o
@XasanaxmedMaxamud-x2o 18 сағат бұрын
❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah Күн бұрын
Yaab badanaa gaza muxuu ka buuqanaa witkopf 😢
@IbraahinMahamuud
@IbraahinMahamuud 9 сағат бұрын
Waxan koongo socdaa waa wax ka dambeeyaan gamco kle
@fahadhussein6734
@fahadhussein6734 Күн бұрын
Ruwanda waxay goaansatsy inay bur buriso DR Congo waxayse ubadan tahay inay soo dhawayn burburka Ruwanda
@haweeyocali8650
@haweeyocali8650 Күн бұрын
Falastiin.waxay.ka.fikireen.aayaha.ciyaalkooda.sida.looadkeestay.deked.ayaaloosameeyay.oomacmal.ah.ooshacabka.layori.wadana.ka.aArab.taan.ayaa.dhalasho.leedinkasiinayaa.waaladiiday.soomaali.yaamarkab.xeeta.ukeen.wadankeena.maxaaiga.galay.aNight.nolol.fiican.ayaan.helayaa.ayuutaaganyahay.
@mahirabdiwali4997
@mahirabdiwali4997 Күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Hayskey
@Hayskey Күн бұрын
Dabka los Angeles kasoo hadal masuul wanku tageraa
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot Күн бұрын
Goaan saxan ayuu qaatay maxbuuskaas
@istarmuse3859
@istarmuse3859 Күн бұрын
Wax walba weey cadahay in lagu qanciyey Natalie falastiin ?
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 Күн бұрын
Afrikaay hurudoow
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 Күн бұрын
Yunis 232
@maxamedcali9876
@maxamedcali9876 Күн бұрын
❤❤❤❤
@ashrevhassan3412
@ashrevhassan3412 Күн бұрын
Frist
@adeeradeerkis6716
@adeeradeerkis6716 19 минут бұрын
da gaalka maxabista hadey warejiyan xamas muhimadu wa heshiska burin balan wa lagaraneya
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 Күн бұрын
First
@Naadiamohamud
@Naadiamohamud Күн бұрын
Way guulaysten falstiin dhulkodana yeysan ka bixin dhagartA ay u malegayan yahuudas alha jabiyo ayagna iyo dhamn islaamkuna alha xafido
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz Күн бұрын
Soomaaliya ayaa hada taranka lagala dagalamayaan balse dadka ma dareensano 1. Furiinka oo aad u batay 2. Dumarka xiliga ay dhalayaan oo qaliin lagula dag dago Taas waxey sababtay in manta reer waliba ay u jogaan 2 ilaa 6 caruur ah. xiligii hore 8 ilaa 12 caruura ayaa reer waliba heysan jireen furiin badana ma jirin
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 23 сағат бұрын
Iyo waliba mawduuc hada socda oo ah In laysku shubay mawduuc ah gbdhihii oo leh 2dhalayaa iyo waxaa dhalayaa 4
@Iiihbb
@Iiihbb Күн бұрын
333
@AbdiRashiid-dp9gk
@AbdiRashiid-dp9gk 23 сағат бұрын
Asc bal kawa ran markey dhamato kala warjinta ma xabista israil dagalka hadey bilowdo kawrn malaka yaba taas
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Israel Daily News - War Day 481 | January 29, 2025
24:29
ILTV Israel News
Рет қаралды 69 М.
Zelensky Addresses Trump / Key Condition
11:59
NEXTA Live
Рет қаралды 665 М.
LIVE NEWS: LiveNOW FOX 24/7 LIVE STREAM
LiveNOW from FOX
Рет қаралды 6 М.
Haddii Putin la dili lahaa Maxaa ka dhalan lahaa ?
16:12
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 63 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН