Viva Sade Daarood From Ssc 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Wista140Ай бұрын
Surre guul❤❤❤daarood oohin😢😢😢😢
@abdikhadirfarah7415Ай бұрын
Kkk aabe wiilka yar iga cali kan ween waan iska calin karate Meel aadan xal ka healan ka marasan surre jifo ka mid ah iyo marexaan baa is degaalay marka ayaga la heshiiya Irisamale ha kula marasan waa iga talo hadana cayer baa ku jira nabada ee qaata nabadaas cayer iyo salemaan baa hada idin heshiisanaya hadana sidaan baad u hadalsaan
@MACALINFADUMOАй бұрын
Mareexaan reer walba way isaga filan yahiin lkn ciidankii qaranka isku sheegayey iyo cayayaan samaale baa isku tagay walibana meel laga qabsatay majirto ciwaanka qaladka jooji
@kawsaribrahim5517Ай бұрын
Waas waxano nahay irir Samaal markad isku soo raacadeen daaroodo dha sure waa niman Dir ah waa irir Samaal
@abdibirre4281Ай бұрын
Kan koofida iyo cimaamada u wato koleey calaamadii la yiqiin maahan dulmi badana ilaahay dunuubtaada ma dhaafo
odayasha waxaay ka hadlayaan dagaalkii markii futo samaale looga adkaday iyaga iyo xasan shiiqoodiiba dagaalka waxay u badaleen cunaqabateen diyaradihii kudafada ahaa ee futo samaale ee degmooyinka cabudwaaq dhabad balanbale aadi jiray cuno qabteen ku soo rogaan taasna waxay ku tusaysaa futo samaale iyo xasan shiikhoowda dameerka ahaa in laga adkaaday waana laga tashanayaa uada wixii ka danbeeya
@omarabukar568Ай бұрын
Futo daarood ilkayar weligeedba waa laga adkaay dameerada
@AliAli-yl5rhАй бұрын
Warkaagu waxa weeye hashu geela iyadaa cunaysa iyadaana cabaadaysa ceebey tacaal ma fiqi muxumed ayaa saan laaga cabaadayaa waliba mariixaan waxaa u soo gurmaday dhulbahante iyo guntii leelkase
@Degmociise123Ай бұрын
Waar idinka bilaabaye ka guro hee waataad Somaliland u soo habar wacateene Daarood oo dhan maad is qabataan Miyaan wax nabad yaqaanaaba idinku jirin inaad dadka iskugu tagtaan mooyee 🤨☹️