Marka Aad Ka Soonto dopamine Noloshaada wee is Badalin (Tababar Maskaxdaada)

  Рет қаралды 12,096

Shaahid Beesaani

Shaahid Beesaani

3 жыл бұрын

Videogan Waxaan Oga hadlayaaa fariin Sidaha Ee Maskaxda iyo Jirkiba Soo sii daayaan waliba Kaa Hor istaaga inaad isbadal La Taaban Karo La imaan weeeydid
Waa maxay Dopamine Sidee Looga Soomaa Iyo Qorshe isbadal Kugu dhalin kara Videogaaan ayaad Oga Bogan Doontaa.
.
Isbadalku Hal Maalin Kuma Yimaado, Waa Go’aan Iyo Ka Dhabeen iyo Helida Xogo Tiro Badan

Пікірлер: 125
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 3 жыл бұрын
Walaalayal ,wiilkan somaLiyeed ,wax weeyn buu noo faa,ideyaa ,ee kor An u Qaadno chanlkisa ,Dan Deena Ayuu ka shaqeeyaa ,runti ,yaala baqiilin ,wa wiil ,wax no faaideyo
@allilucky8036
@allilucky8036 3 жыл бұрын
Wa Runta sen kor ugu qadna❣✊
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Asc Lacala Hadaad Asxaab igula Aheed instagram Cilad Xun Baa Soo Gaartay Insha Aallah Dib Waan U Kulmi Doonaa 🙏🥰
@zaynabmohaabshir906
@zaynabmohaabshir906 3 жыл бұрын
I.n wowkiihagaagi wll🥰
@ruunmacalin6565
@ruunmacalin6565 3 жыл бұрын
Wllh xaku dhcy is dhahaye
@shadiaahedmuse2617
@shadiaahedmuse2617 3 жыл бұрын
Waan ka waayey wallky zaaid kugu xiizay hda mid iisoo dhacay san usugaayey shukran wall shaahid Alle haka saara cilada...
@saara919
@saara919 3 жыл бұрын
insha allaah
@maryanali9301
@maryanali9301 3 жыл бұрын
Instagram kale oo tiktok kuu saaran aya soo flow gareeyay flow back fadlan wllkey F....d Mahad sanid
@aliibrahimmukhtar7943
@aliibrahimmukhtar7943 3 жыл бұрын
Nooloow sxb shan sano kahor baan arintan ogaaday xusuusintaaduna waxay ii noqotay dhiirigalin 😍
@mohammedabdirazak941
@mohammedabdirazak941 Жыл бұрын
Shukran bro
@ahmedmohamadibrahim9583
@ahmedmohamadibrahim9583 2 жыл бұрын
Thank you bro
@Murti-kaab
@Murti-kaab 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@allilucky8036
@allilucky8036 3 жыл бұрын
Wxd kamid thy Dadka NoloshYda Sogalay 2021 Balse iga Fiicnadey 1000 nan qof o Noloshyda Horey ugu Jirty Runti adban ugu taxanhy Mel walba od Waxsogaliso Wxd ibarty Cashiro Khas ah oidhimana Alle Madaxada Kor Hayelo zhp❣✊
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Sooo dhawooow walaal Qaali 🙏🙏🙏
@ohnjma
@ohnjma 9 сағат бұрын
Waan sameynaa insha’Allah maanta ka bilaawa waku noogey noolasheyda. Mahadsanid 👍🏽
@salmakhalid3649
@salmakhalid3649 3 жыл бұрын
Thanks bro this is big help for me
@munasom1815
@munasom1815 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@xayaatibraahim4548
@xayaatibraahim4548 3 жыл бұрын
Sağol wll qaali 👍🌹💯
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@saarka5528
@saarka5528 3 жыл бұрын
M a wlhi waa run tnx pro
@sihaammmuxudiin
@sihaammmuxudiin 3 жыл бұрын
Waaaw shukran
@cumaraxmed9206
@cumaraxmed9206 Жыл бұрын
Mahadsanid.
@yonisabdulahi13
@yonisabdulahi13 2 жыл бұрын
Thnks wll
@user-kv6kw8fl5z
@user-kv6kw8fl5z Ай бұрын
Tnks macalin❤
@nimcohuseen5132
@nimcohuseen5132 3 жыл бұрын
Mansha allah wllo sharaf iyo cis ku nolow ❤❤❤
@safiyamohamed1813
@safiyamohamed1813 3 жыл бұрын
Thanks bro this is big helb for me
@abdikadirkurbac9753
@abdikadirkurbac9753 3 жыл бұрын
Masha alah
@ahmedjr2533
@ahmedjr2533 2 жыл бұрын
Thank you
@aminamohamed2221
@aminamohamed2221 3 жыл бұрын
first one Salama wll shahid
@luulsaleepaan662
@luulsaleepaan662 3 жыл бұрын
Masha alah dhiirigaliye waanku taageeraa
@maryanabdi6593
@maryanabdi6593 3 жыл бұрын
Mnshallah wll aaad ayad umahadsan tahay Manta nollasheyda wada cusub aye lugta sartay farentada quruxda badan darted Allah haku xifdeyo wll farxad ku nollow waliga
@kheirahussein4410
@kheirahussein4410 5 ай бұрын
Mashallah ❤
@AishamuhidiinaliMuhidiin
@AishamuhidiinaliMuhidiin 2 ай бұрын
Allah ku sharfo wllkey❤
@hawosido1402
@hawosido1402 3 жыл бұрын
M.a wll mhdsnd ❤🙏🙏
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 3 жыл бұрын
mahadsanid
@muntaazhassan6343
@muntaazhassan6343 3 жыл бұрын
Masha allha sax walahi wllky mahadsanid 💞🙏🙏👌
@sabanabebisabanabebi9240
@sabanabebisabanabebi9240 3 жыл бұрын
M.a marwalibo wankulasocoda wax badan wakafaidayi Aalahkuxafido wll mcn ✊🤲
@hoodamaxamuud9780
@hoodamaxamuud9780 3 жыл бұрын
masha allah
@loveyou-mn2yg
@loveyou-mn2yg 2 жыл бұрын
90% vedioshada nooc qaar ah aniga ayee i heesataa keep going
@naxariisbadan8404
@naxariisbadan8404 3 жыл бұрын
M,a mahadasanid saxip sare 🥰🥰🥰
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@amalpea3284
@amalpea3284 3 жыл бұрын
Manta nasiib u helay inan friends kada KZbin 🥰🥰🥰
@sharifamohamed585
@sharifamohamed585 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll💯❤
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@khaalidaxmed7433
@khaalidaxmed7433 3 жыл бұрын
Keep going shahid
@user-tw7kj8th4b
@user-tw7kj8th4b 5 ай бұрын
M.a sida qof ila joga caml hadalkaga iigu baxa ano adi kudawday oo wax ka faidin ma arag thanks wlhi rabi haka rali noqdo wllkey❤
@safiyamohamed1813
@safiyamohamed1813 3 жыл бұрын
Adaa umahad santahy wllo wax wayn ooaan kuwarer sanaa ayaad igacawisy
@elisha-bilan9627
@elisha-bilan9627 3 жыл бұрын
Shaaahid 🍁👍
@fardus4766
@fardus4766 3 жыл бұрын
Mahadsanid Mudane balse sidee isaga goyn karaa taleefanka waxa iiraaca waa masasal aan daawado isbuucii shan habeen wax akhris ha sheegin waxaan soo bartay xataa meel kuma sheego
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 3 жыл бұрын
Waxaan leeyska jari karin mlhn lkn qof aminsan waxaan inuusa ka g'o karin shaqo uu qaban karo mhn aragtidaada adigoon badalin inaad isbedel sameeysana weey adagtahay... Anyway mhdsanid bro talada wllkaa waa mid kula joogta isagoo kaa tagay 😍
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@user-ut7rt1jw1q
@user-ut7rt1jw1q 4 ай бұрын
HoreYy usoco taliYyE❤❤❤
@mr____gows9433
@mr____gows9433 2 жыл бұрын
M.shav allah
@user-qv6bi6ls8p
@user-qv6bi6ls8p 10 ай бұрын
Waa tijaabiyay ani alx jadwal fcn waa sameystay mhdsanid wll ❤😊
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 3 жыл бұрын
wa sugaaye vidiyowkada
@Kowsar15
@Kowsar15 2 ай бұрын
waa runtaa
@goldenboy4687
@goldenboy4687 3 жыл бұрын
M.a wll shaahid keep going pro🥰❤💯🙏
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@shamsomuhudin1595
@shamsomuhudin1595 3 жыл бұрын
Masha allah
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@hafsaiidle913
@hafsaiidle913 3 жыл бұрын
Mansha allah alle haku barakeyo
@raxmomacalin7789
@raxmomacalin7789 3 жыл бұрын
Mahadsanid abowe shaahid waxaan ka faaiidaye wax badan waad ku mahadsanid sida wcn eed nagu dhiira galisaye
@amiinkeeyamiinkeey1244
@amiinkeeyamiinkeey1244 2 жыл бұрын
Intaa kabaxday waan kuuxiisnay
@zahraahmed6217
@zahraahmed6217 3 жыл бұрын
ALLE dartii baan kuu jeclahay
@zaynabmohaabshir906
@zaynabmohaabshir906 3 жыл бұрын
Aad ayaa umahadsantaha🥰wll🥰🥰🥰🥰
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 3 жыл бұрын
Keep gonig brother😍😍
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 3 жыл бұрын
çok seviyorum shaahid
@khadarducaysane321
@khadarducaysane321 3 жыл бұрын
M.a walaahy waa runtaae hku sharfo baysine mahdsani
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@saaracadeey8866
@saaracadeey8866 3 жыл бұрын
Masha allah walalkay qaali waatalo wanaagsan jazakallah shukran🙏
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@saaracadeey8866
@saaracadeey8866 3 жыл бұрын
@@shaahidbeesaani adaa mudan abowe
@adanomar6200
@adanomar6200 2 жыл бұрын
🔥🔥🔥💯
@suheboabdiali8665
@suheboabdiali8665 3 жыл бұрын
🔥😍
@edabsan1308
@edabsan1308 3 жыл бұрын
Cawa dhan raadi nayay KZbin kada waana kugu so biiray allah ku barakeeyo maskax daada walal
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Soooo Dhawoow
@edabsan1308
@edabsan1308 3 жыл бұрын
Thanks walal
@abdirahmanyasien9936
@abdirahmanyasien9936 Жыл бұрын
15/9/22
@asadahmed8936
@asadahmed8936 Жыл бұрын
❤❤❤
@Barkhad__10
@Barkhad__10 Жыл бұрын
✨🖤💯
@ibrahimissak4548
@ibrahimissak4548 2 жыл бұрын
Waad maxad sintahy
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 3 жыл бұрын
wll qali
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 3 жыл бұрын
wll shahid
@user-im3yb7vp3m
@user-im3yb7vp3m 4 күн бұрын
m.a wan ka helay wlhe ardayad ban ahay moopilkan ku mashquula wlhe lkn qorshahaa isla maanta ku dhaqaqaya❤😊
@cr7skills737
@cr7skills737 2 жыл бұрын
GULEYSO LEGEND 1Year Bey Igu qadatay Inan is badalo Hada Alx 🥰🙏🩸
@buurfuule9310
@buurfuule9310 3 жыл бұрын
Wlh sida ad sheegtay ayan isku arkay
@ruweedidirismaxamud4660
@ruweedidirismaxamud4660 3 жыл бұрын
masha allah shukran wll jazaakallahu kheyr
@ashudhaayow2454
@ashudhaayow2454 3 жыл бұрын
Notification aya iga xirnaa😢😢😢😢
@aminacilmi6650
@aminacilmi6650 3 жыл бұрын
Wll shaahid aduunyo wanaag iyo cizi kunoolow aaqirq janadii
@hodanhirsi5431
@hodanhirsi5431 3 жыл бұрын
Walaahi talooyinkaad noosoo jeedisay waxay waxbadan kabadaleen mas kaxdayda shugran wll
@mohamedabdullaahi6150
@mohamedabdullaahi6150 3 жыл бұрын
M.a allha nokadayo 😍💪😍
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@AragsanCaddey
@AragsanCaddey Ай бұрын
WallHi wa runta😂
@nimcobadri8121
@nimcobadri8121 3 жыл бұрын
M.a
@abdiazizabdallamoha9203
@abdiazizabdallamoha9203 6 ай бұрын
2024 2maalin ayado dhimantahay aya daawanaya vediokan i.a bilooyinka ikuso horeeye isbadal ina sameeyo isku daya
@abdiwaduudaadanahmed5485
@abdiwaduudaadanahmed5485 3 жыл бұрын
Runtii shaahid intaba aniga waan isku arkay lkn waxaan rajeenayaa inaan ka kabsan doono insha allah
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Insha Aallah
@user-ut7rt1jw1q
@user-ut7rt1jw1q 4 ай бұрын
7:20
@abdixaafidtoorad4459
@abdixaafidtoorad4459 10 ай бұрын
Asxpay wilkan noraadiyaa maxaa helay
@amiirahassan8937
@amiirahassan8937 3 жыл бұрын
M.a wa tallo wangsan soo tijabin
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Mahadsnaid Walal
@mohamedjabril8844
@mohamedjabril8844 Жыл бұрын
Wll aad baan kutagera kso hadal cadada xun ee io dawashada aflanta
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 3 жыл бұрын
wll sida noka farxiso ilahey hakaaga farxiyo
@farahsheikhmohamed8857
@farahsheikhmohamed8857 3 жыл бұрын
Manshallah sxb Macne talo yar ayaan ubahanahy sxb sen ku hela voice ahn ado rali ah
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Instagram Shaahid_beesaani3 Hadaan Online Ahay Waa Balan inaan Kuu Soo Jawaabo Oo Aan Arko qoraaalkaafa
@fuaadnuur2621
@fuaadnuur2621 2 жыл бұрын
@@shaahidbeesaani nio whats app aan rabaa wax badan kaa rabay
@ramliinmohamud4143
@ramliinmohamud4143 3 жыл бұрын
Asc maxan wax kaa faiday walalkey si aan kugu mahad celiyo maqan
@yasminibraahin7731
@yasminibraahin7731 2 жыл бұрын
Mhdsnid wll
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 3 жыл бұрын
m,a
@fardowsafanka6115
@fardowsafanka6115 3 жыл бұрын
Wll Instagramka maxaa kaahelayna shaahid
@abdilahinouh6423
@abdilahinouh6423 3 жыл бұрын
Asc sxb niyow fariimahaagu waxaad mooda mar walba inaad aniga iga hadlayso siday xaqiiqada ugu saabsanyihiin
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Insha Alah Waad Ka Gudbin
@anshaxmedia6473
@anshaxmedia6473 3 жыл бұрын
Su'aal sxp Depomine ta gabdhaha iyo wilasha yey kubadanthy? Depominetana miyey dhamaata.? Jwb.🙏
@mohamedhassanjama1322
@mohamedhassanjama1322 2 ай бұрын
Hdii ay kaa dhamaato waad waalani
@user-su1mx9kr9c
@user-su1mx9kr9c 3 жыл бұрын
Laakin haduu qofka qorto hadafkiisa uuna habeenwalbo qoro markaas subconscious mind ayaa isbadalaya oo waxaa aad muhiim ugunoqanaayo waxa muhiimka naftiisa
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 жыл бұрын
Maxaad Ka weeeyday Marka In Waxa Naftaada Muhiimka U Ah Inaad Ku mashquusho
@yahyrkaros4165
@yahyrkaros4165 3 жыл бұрын
mahadsanid
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 74 М.
Caadooyin Maskaxdaada Kor u Qaadaayo | 6 Qodob oo Muhiim ah
16:49
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 71 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 26 МЛН
KA SHAQEE NAFTA LA DAGAALLAN MAALIN KASTA❤
8:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 129 М.
Sidee isbadal Ku Sameen Karaa (Maskaxdada Tababar)
19:10
Shaahid Beesaani
Рет қаралды 18 М.
Sidan u isticmaal  DOPAMINE - ka maskaxda
8:08
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
Maskaxdaada Waa Meeqaa GB ?
10:59
OGAANSHO
Рет қаралды 97 М.
Dabeecadaha xun Xun Ee Dadka Marin Habaabiya (Tababar Maskaxdaada)
15:44
Shaahid Beesaani
Рет қаралды 20 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42