No video

Xirfadaha Qarniga 21-aad I Maal Visionary Conference I - Mubarak Hadi

  Рет қаралды 89,806

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

Xirfadaha Qarniga 21-aad I Maal Vissionary Confrence I - Mubarak Hadi
YOTUBE: / mubarakhadi
TELEGRAM: t.me/mubarakha...
INSTAGRAM: / mubarakhadi. .
WEBSITE: www.mubarakhad...

Пікірлер: 188
@sahalahmed9228
@sahalahmed9228 2 жыл бұрын
"Sanad kaliya ayaan 120 buug akhriyey, labo shaqo ka shaqaynayey, 5 caruura maamulayey, buug qorayey, KZbin duubayey" masha allah cajiib !!!!! Wll arintaadu ku dayo ayey mudan tahay.
@Xaliye321
@Xaliye321 2 жыл бұрын
Wlo buug akhris waxba faaido mlha sheyga qiimaha leh waa ina akhrido buug kubaraya soft skills hdi aa akhrido buug motivation talking ah mxa noloshada uu kuso kordhinaya
@digriyowkhaliil5507
@digriyowkhaliil5507 2 жыл бұрын
Kutub quran maku jiray
@updi-rahmanmohed8694
@updi-rahmanmohed8694 2 жыл бұрын
@@Xaliye321 aqoon badan baa kaaga siyaadaysa buugaagta kala duwan waxayna kobcinayaan maskaxdaada
@maxamedshaafiqalbi5055
@maxamedshaafiqalbi5055 2 жыл бұрын
Wll Qiimo badan baa tahay, Dadaal ku bixiya dadkiisa, Dunida waa la helaa, waana la waayaa, Waana laga kabtaa, Hasa yeeshee aakhiro ayaa ka muhiimsan wll,, Aakhiro qofkii waaya ayaa ugu qasaaro wayn, aakhirada aan u hayaameyno ku waani dadka, waqtigaada ku bixi Allaah barashadiisa, Dunida oo dhan asagaa ku hoos keenayo, Qofkii Allaah haysto wax walbo wuu heystaa, Qofkii Allaah waayana wax walba wuu waayay وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنْسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ } [الذاريات
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
Xaqiiq Allh ku xafido wllkei
@muxammad2777
@muxammad2777 2 жыл бұрын
Maxamadoow wax fiican baad ka hadashay, Sxbkeeeyoow waa muhiim in muslimku uu adduunka la jaan qaado oo dadku wax bartaan, Islaamkuna ma ogola in aduunyada la dayaco oo aakhiro keliya looo go'o, Nabiguna scw wuu ka diiday arrinkaa labadii asaxaabi ee midna dhahay weligeey ma afuraayo mid kalena dhahay anigu maba guursanaayo, Islaamku wuxuu diidnaha kale kaga duwan yahay ayaana waxay tahay in uu Islaamku ogol yahay in uu iswaafajiyo labada sheey, ruuxda iyo jirka, meesha diinaha kale ay ruuxda keliya daneeyaan, Taa oo daliil cad u ah in diinta keliya ee ku haboon in ay hoggaamiso caalamka ay diinta islaamka tahay Shukran bro
@Walal-Imran
@Walal-Imran 2 жыл бұрын
The most inspiring part was working 2 jobs ,fulltime study, raising 5 children and managed to read over 120 books in a period of 12 month masha allah I just found my self clapping for you unconsciously .
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 2 жыл бұрын
anigaba sidoo kale intaasaan aad ola cajabay mansha ALLAH ALLAHUMA BAARIK
@thealphaman
@thealphaman 2 жыл бұрын
Wait, what did you just say?
@isxaaqibrahimali6061
@isxaaqibrahimali6061 2 жыл бұрын
Sidoo kale, wll,
@alalialmaqribi4188
@alalialmaqribi4188 2 жыл бұрын
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : ( لا تَقُومُ السَّاعَةُ حَتَّى يَتَقَارَبَ الزَّمَانُ ، فَتَكُونَ السَّنَةُ كَالشَّهْرِ ، وَيَكُونَ الشَّهْرُ كَالْجُمُعَةِ ، وَتَكُونَ الْجُمُعَةُ كَالْيَوْمِ ، وَيَكُونَ الْيَوْمُ كَالسَّاعَةِ Arrasuul sallallaahu calayhi wasallam ayaa inoosheegay Aakhiru zamaanka sanadku in uu bil lamid noqon doono Bishana isbuuc, isbuucana maalin, maalintana saacad,
@IkraamAsturan-in6ns
@IkraamAsturan-in6ns 12 күн бұрын
Alle haku ciseeyo, ustaad mubarak❤jasaakallaahu khayrn macalin
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
Masha allah way idhiirigelisay markaad tiri anòo 5 ciyaala leh full time jaamacad dhiganayey buug qorayey aniga anoo anoo ilmo yara waxaygu waa qiil iyo been aan isu sheegay inaan qiilkadhiganayey wakhti mahaayo waad mahadsantahay ustaad
@abdifitahjimcaale8840
@abdifitahjimcaale8840 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad allaha ku barakeyo maskaxda xasuusta iyo cimriga wax aduun iyo akhirana ku anfacana ku qabso nimcada rabbi
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maaash allah Thanks you soo mach teacher
@ahmedi_zakid
@ahmedi_zakid 2 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo wll mubarak-gow. Hadii aad nala wadaagi lahayd note-kaa ama ppt-gaa, wax wayn bay noo ahaan lahayd. Fadlan nala wadaag!!
@jiijoibrahim147
@jiijoibrahim147 Жыл бұрын
Thanks walal qaali ah guulayso
@mohaxaajidahir9668
@mohaxaajidahir9668 2 жыл бұрын
One and only mentor inspired every one, you raised yourselft and other lifes like me. Thanks my mentor💯💯👌
@saynabgurey4205
@saynabgurey4205 2 жыл бұрын
That is the very teacher
@realshag01
@realshag01 2 жыл бұрын
Maasha Allah ustaad Mubarak Hadi. Allah ha ku barakeeyo faa'iidada aad u wado umada. Ilaahay kuwo kaa faa'iidaysta hanaga dhigo. Maalku wuxuu ka mid yahay meelaha maanta umadeena laga haysto hadday noqoto maal gashi, wax abuurid, kaydsiga iyo maamulka hantidu. Aad Baan kuugu hambalyaynayaa safar qaaradeedka aad gashay. Allah ehelka, wakhtiga, maalka, camalka iyo diintaba Allah hakuu barakeeyo.
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 2 жыл бұрын
Mubarak Hadi - you're a star 🧠
@deqomohammed194
@deqomohammed194 Жыл бұрын
maashaa allaah walaal runta ayaad ka hadashay
@SomaliaNews559
@SomaliaNews559 2 жыл бұрын
Mubaarak Hadi waad ku mahadsan tahay sida aad marwalba kuga shaqaynaysid horumarka bulshada
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 2 жыл бұрын
*Interactive speech indeed* _very delighted to see such young Somali public speaker_ 👏🏿👏🏿
@aasyamohdaahir2236
@aasyamohdaahir2236 2 жыл бұрын
Masha allah jasa ka llahu khyr
@rayaanxusen3238
@rayaanxusen3238 Жыл бұрын
Mnshallh keep going
@Beyraad
@Beyraad 2 жыл бұрын
mhadsnid ustad mubarak haadi❤️💯
@askar7190
@askar7190 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@Jamajaama
@Jamajaama 2 жыл бұрын
Thanks
@amiiradadan4444
@amiiradadan4444 Жыл бұрын
Masha allh jasakallah kheyr ustadi
@bashiirbashkabashiirbashka5341
@bashiirbashkabashiirbashka5341 2 жыл бұрын
Thanks for your time Ustaad
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 жыл бұрын
Absolutely the Value Conflict Resolution. Risk Management, Time management etc.
@zenamohud
@zenamohud 2 жыл бұрын
Thank you so much satad
@muxammad2777
@muxammad2777 2 жыл бұрын
Shukran my brother waa kaa faaiidnay xaqiiqdii, waana kulanay maalinkaa aad kelimadda soo jeedisay, waxaana kaala kulmay wixii qof cilmi leh lagu yaqaanay oo ah tawaaduc iyo is dhuldhigid. Waa hubaa in aad meel wayn gaarayso adigu
@MubarakHadi
@MubarakHadi 2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo Muxammad. Liibaan labada daaroodba :)
@mubaarigaxmed2624
@mubaarigaxmed2624 2 жыл бұрын
Maasha allha hore u soco mubarak
@mubaarigaxmed2624
@mubaarigaxmed2624 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wll
@Barkhad181
@Barkhad181 2 жыл бұрын
Gelle bashiir kuxidhney masha alah wax fican wan ka fahmey..
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah ustad mubarak JazakAllahu khayr, dhiirigeliye ayaad tahay
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 2 жыл бұрын
Www masha allh ustaad qiimo badan wax badana kusoo kordhiyay jiilka maanta ee soomaaliyeed kor ahaaw ustaad❤🙏
@lakihassan9440
@lakihassan9440 2 жыл бұрын
Masha allh tabarakalh walal liibaan aduun iyo akhiro ilahay hayga dhigo mid sidada udadasha
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 2 жыл бұрын
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO USTAAD
@mukhtarali8800
@mukhtarali8800 2 жыл бұрын
Manshaa allaah
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi.
@maryanabdirahmanguledsaid7909
@maryanabdirahmanguledsaid7909 2 жыл бұрын
Maasha Allah ustaad mubaarak
@hakiim1
@hakiim1 2 жыл бұрын
ustaad mubaarak allah ku sharfo sidaa u dhisaysid maskaxda dhalinyarada soo kacaysa ee wakhtigu u cusub yahay allah kaa abaal mariyo "
@umusayidyaasiin2785
@umusayidyaasiin2785 2 жыл бұрын
Ustaad Mubarak ilaahay haku barakeeyo Waan hubaa in cilmigii aad baratay ilahay mid naafac ah kaaga dhigay
@user-bm5zf7bf3u
@user-bm5zf7bf3u 2 жыл бұрын
شكرا جزيلا ،الأخ مبارك،
@hawaabdiwarsame851
@hawaabdiwarsame851 2 жыл бұрын
Mashalah.kalimadihii Ugu dambeyey aadbey ii saameeyeen .Waqtimahayo cudurdaar loomahayo.Mahadsanid ustaad Mubarak,waxaad jabisay darbiga marmarsiyaha waqtiga.
@axmedsuuley6036
@axmedsuuley6036 2 жыл бұрын
Thanks ustaad mubaarak
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Keep going pro ustad mubaarak hadi
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
Masha Allah
@nastexoshariif8149
@nastexoshariif8149 2 жыл бұрын
Masha alh teachers hal su all ina ku weydiyo ayan rabaaa ustadow waxa an raba sida ugu fudud ee lagu bato ku hadalka luqada Englishka adoo mahadsn
@xariirbooska4878
@xariirbooska4878 2 жыл бұрын
Horay ayuu ugu hadlay playlistiga ka fiiri
@maryamaalahisiid5051
@maryamaalahisiid5051 2 жыл бұрын
Masha allaah walaal qiimo badan baa tahey oo dadkiisa dhiirageliya iney heer gaaraan jecel waad mahadsan tahey
@mohamedadow5780
@mohamedadow5780 2 жыл бұрын
جزاك اللّٰه خيرا استاذ
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Mansh alla tabarak raxman macalin jazak allah khayr 😊
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 2 жыл бұрын
Muuqaalka waan dhamaystay thanks sxb mubaarak haadi
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 жыл бұрын
Mashalah thanks 🙏 ustaad
@sundusadan3088
@sundusadan3088 2 жыл бұрын
Mashaa allah my role model mubarik hadi Alle abalkaaga janooyinkiisa hakaga dhigo mahadsanid hno
@subeermaxamed4650
@subeermaxamed4650 2 жыл бұрын
Amazing presentation 👏
@abdinasirhajimohamud9163
@abdinasirhajimohamud9163 2 жыл бұрын
Aad u mahadsan tahay Ustaad
@ahmedmohamedibrahimprofess2127
@ahmedmohamedibrahimprofess2127 2 жыл бұрын
Its realy happy to see this..we ve hope as somali community
@ahmett5979
@ahmett5979 2 жыл бұрын
Thank you macalin mubarak
@safiyahuseen2447
@safiyahuseen2447 2 жыл бұрын
Masha alah walal
@MrVapi23
@MrVapi23 2 жыл бұрын
Jazakkallah❤
@engjamaal426
@engjamaal426 2 жыл бұрын
USTAAAD JAZKKLAH
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 2 жыл бұрын
This conference is imperative for somali people and thank for your time actually I wanted to get a lot of inf for this video. Allah blessed you wlo @mubarik hadi Thanks alot wlo
@seynabaxmed7083
@seynabaxmed7083 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad, buugtaas daawadayaasha haddan nahay nala soo wadaag.
@firdowzanidamiye6838
@firdowzanidamiye6838 2 жыл бұрын
Dhiirigaliye Allah ku xafido ustaad
@nasradheel5266
@nasradheel5266 2 жыл бұрын
ماشاء الله
@rahmaibrahim4742
@rahmaibrahim4742 2 жыл бұрын
Maan sha allh teacher keep going ale haku xifdiyo
@flastinguled2815
@flastinguled2815 2 жыл бұрын
wlh masha Allah ustaad mubarak barnaamij yadaada waa cajiib midba midka kle kasameyn bdan mudo bdan aan lasocdaa bageskaaga
@true2win
@true2win 2 жыл бұрын
Mansha alh
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo mubarak hadi
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 жыл бұрын
Maashaa alaah aad baan wax ooga faaiidaa ninkan
@hassanibrahim9158
@hassanibrahim9158 2 жыл бұрын
Mashallh
@ugbaadhoussein182
@ugbaadhoussein182 2 жыл бұрын
Keep up the good work
@fadumojamac1767
@fadumojamac1767 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAH
@user-yq5uy2ts8l
@user-yq5uy2ts8l 2 жыл бұрын
M.a wllhi wax badan ayan ka faiday jazalllhu khyr wll
@deeqacumar9657
@deeqacumar9657 2 жыл бұрын
Keep going walaal Mubarak inamada ku dayashada mudan ayaad tahay runtii ❤👏
@omaradam6924
@omaradam6924 2 жыл бұрын
M.a ustaad mubarak illahay haku barakeyo
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 2 жыл бұрын
Xirfada kowad muxuu ustaadku ku sheegay, videoga tan labaad ayuu ka bilaabanayaaye
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
Maalin un Waa kula Kulmi Doonaa!. Insha Allaah. Wax Badan Baa kaa Faa'iday. Jizaakalaah.
@arfonabdullahiadan3879
@arfonabdullahiadan3879 2 жыл бұрын
Masha allh that's good persentation ,keep progress ustaad waxan ku rajeynayaa cimri dheer inuu alle ku siiyo si aan wax badn kaaga faa'idno Eebe weyne haku barakeyo ustaad🙏🏽❤
@adoonkialle3600
@adoonkialle3600 2 жыл бұрын
Manshllh dhiiri galiye gulayso zhp 💪
@calikiki2020
@calikiki2020 2 жыл бұрын
Masha allah wllo qli
@updihamiidcilaahi5893
@updihamiidcilaahi5893 2 жыл бұрын
Mubarik Hadi. Ale haku xifdiyo 🙏❤️🤴🏾🇺🇸
@sharifabdullahiyusuf825
@sharifabdullahiyusuf825 2 жыл бұрын
Allah ku xafido🤲
@guulgoob2368
@guulgoob2368 2 жыл бұрын
Sxp mubaarig imaad sheegin inaad hargaysa joogto
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Video aad leedahay aanan daawn ma jiro, waxna way ii tareen,
@cabdulganicabdulrizak1108
@cabdulganicabdulrizak1108 2 жыл бұрын
Asc wr wb walal mubarak allaha ku barakeyo buugtas hoos noogu soo qor.
@arimahanolosha2545
@arimahanolosha2545 2 жыл бұрын
M.a ustaad Allah haku barakeeya..
@maxamedabdisamad64
@maxamedabdisamad64 2 жыл бұрын
#Mubarakhadi ustaad qiimo badan Alle haku barakeeyo
@haleemahaje461
@haleemahaje461 2 жыл бұрын
Allaah Ku xafido ustaad
@craxmaangabobe2966
@craxmaangabobe2966 2 жыл бұрын
Jasakallaha ustaad
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
Thanks 😊 ustaad
@fahiimasabrie2310
@fahiimasabrie2310 2 жыл бұрын
Msha allah ustd mubark hadi wxaa thy qof ku dayasho mudn 🌹 allah ku xfido ustd mar wlipa wxaa utagthy inaa umadada wx u iftimiso ☝👌lkn wxan codsnaa inaa ila wadgto book ku sabsan collaboration ka Mhdsnid ustd
@idilmohamed3170
@idilmohamed3170 2 жыл бұрын
My Role modal ustaadkeyga Qiimaha Badan Allaha ku xafido💚🥰🔥
@sirajxasan2868
@sirajxasan2868 2 жыл бұрын
Mahadsanid waxan su,aal kaqabaa xaga wakhtiga.Maalintu waa 12saac.halkii saacna waa 60daqiiqo,60ka daqiiqona waa waa one minute. therefore 60*12=720
@farxaanhansame100
@farxaanhansame100 2 жыл бұрын
Malinti waa 24 saac 24×60= 1440
@loyalahmed8105
@loyalahmed8105 2 жыл бұрын
Masha Allah Mubarak hada ayan arkay video gaga waan Ka helay Ardayda cusub ee kugu soo biiray ayaan Ka mid Ahay keep going bro
@nailaabdirahman5451
@nailaabdirahman5451 2 жыл бұрын
Manshaa Allaah
@awaaleali1363
@awaaleali1363 2 жыл бұрын
Cajib mahadsanid
@luulclaahi1004
@luulclaahi1004 2 жыл бұрын
masha Allah ustaad mubarak hadii aad baan ugu faraxsanhy inaa si online u dhageesto barnaamijkaaga aad baan kaga mahadcelinyaa sida fudud inaad nogu so gudbiso
@mahrudiinchannel6900
@mahrudiinchannel6900 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 2 жыл бұрын
M.a ustad
@nashatnashat3385
@nashatnashat3385 2 жыл бұрын
Mashallah
@abdirisakabdimalik9170
@abdirisakabdimalik9170 2 жыл бұрын
Liiska buwaagta fadlan nala wadaag
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay hase ahaatee hadalkaad qaar badan oo aan garan ayaa jiro ee afka hooyo ku dadaal
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama 2 жыл бұрын
Ustaad moallimuu baa halkaa iiga muuqda
@doofo1134
@doofo1134 2 жыл бұрын
Masha alaah
@kadiyeshire9478
@kadiyeshire9478 2 жыл бұрын
Great job professor 👍👍👍👍👍🙂
The BEST Books I Read in 2022
21:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 45 М.
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 46 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 46 МЛН
Inta Aad Kor Baxayso In Ka Badan Hoos U Bax| Warsame Bade
10:12
Warsame Bade
Рет қаралды 41 М.
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
Xirfadaha Looga Baahanyahay Ardayga Nool Qarniga 21aad
11:53
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 20 М.
Fagaare ka hadalka.
12:20
Warsame Bade
Рет қаралды 24 М.
Guri Barwaaqo Falanqaynta Heesaha Iyo Faladagan kkkkk
9:12
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 146 М.
FIKRAD & BUUG #40 I Limitless I - Jim Kwik I - Mubarak Hadi
20:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 57 М.
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 46 МЛН