Markii uu waayay 2 caruxur uu dhalay & hooyadod oo garab u noqon lahaa ayuu harqaan furtay Aabe

  Рет қаралды 55,200

Illintir

Illintir

2 жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 201
@hibobarwaaqoofficail5841
@hibobarwaaqoofficail5841 Жыл бұрын
Ani reer boorama ayaan ahay maanta horteedna maan arag xaajigayga ayaana reer nuura insha alaah waan waraysan doonaa magaalo cadna waan aqaan ilaa jufooyinka
@ayanisse2082
@ayanisse2082 2 жыл бұрын
Anigaa reer arabsiyo ah ee wan radinaaa awbarena waan Aqaana insha allah wankularadinaa
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 2 жыл бұрын
U raadi abahan dhibanaha ah adigana ajir allaha ka siiye.
@ayanisse2082
@ayanisse2082 2 жыл бұрын
Insha allah walal
@kawsar8ahmed828
@kawsar8ahmed828 Жыл бұрын
Ma heshay
@ayanisse2082
@ayanisse2082 Жыл бұрын
@@kawsar8ahmed828 still not
@safiawm4532
@safiawm4532 Жыл бұрын
Salamucaleyka waxaan kabaa will anamaqan enhance baafiyo photo number kanga sidedn uhelaa
@issackabdi5768
@issackabdi5768 Жыл бұрын
illintir is doing gud work for the somali community, let's support this gentleman, our people the somali have very huge problems
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 жыл бұрын
Xanuun maalinba maalinta ka danbaysa murug illaahay ha u soo sahlo aabahaan owlaadiisa inshaa allaah adigoo faraxsan kusoolaabo ILIN TIR
@husenrabe3437
@husenrabe3437 2 жыл бұрын
Allaah haku fududeyo ader helida carurtada iyo xaskagiiba Wanjoga magalada wajale magaloyinkas uu shegay wan garanaya wajaale ,awbarre iyo magalacad waayo waa dagan kaygii qabiilka uu shegay ila jilibka hoose ee gabar madow reer faraxnuur iyo caqilkodaba wan garanaya wanan badi gobayaa xogtaas insha allaah aniga oon magac ,mansab,lacag midna aan kadonayn cidna lkn allaah dartiis ayan howshaas u badi gobayaa
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Ninkani waa nin si fiican u haya haybta xaaskiisii iyo caruurta taariikhdii ay dhasheen, gabar madow, reer nuur waa dad la yaqaan waan soo heleynayaa iinsha Allah hadaan howshaas galayaa iinsha Allah.
@liibaannuur8555
@liibaannuur8555 2 жыл бұрын
Waxii cidahas eh gaarsii
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@liibaannuur8555 walaalo waan gaarsiiyey waana lagu maqan yahay, iinsha Allah waan ku guuleysaneynaa maalin dhow!
@fadumoelmi2949
@fadumoelmi2949 2 жыл бұрын
Daauud borama Allah ha u naxriisto waa abhay
@abdiabdul395
@abdiabdul395 Жыл бұрын
Aamiin walaalo. Markaa xilimuu dhintay? Nin nooceeya buu ahaa. Waxoogaa warbixin naga sii Aabo Daauud Boorama
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Waa xanuun iyo dhib intiisa la eg ax ax ax
@amilaabdirahmanshekh8035
@amilaabdirahmanshekh8035 2 жыл бұрын
Ax Allah hausahlo aabahaan soomliyed inshallah
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Ilaahay ha u soo sahlo caruurtiisa
@cabdishakur3711
@cabdishakur3711 2 жыл бұрын
Aniga ayaa beer ku leh magalo cad waxanan daganahay hargeysa reernur ka ay gabadhasi tahay reer faraxnur waa ii reer abti 3 cisho ka hor ban ka imid magalo cad insha alaah waxan u rajeynaya khayr waxan isku dayi doona inaan uso raadiyo gabadhas
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Allah ha uu sahlo Aabbe macaan
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Aabahan radinaya xaskii iyo ilmihisi halagucawiyo siuhelo🤲🤲👍👍👍
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
Asc Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Ilmihisa Inshaa Allaah Amiin
@anabyonis3657
@anabyonis3657 2 жыл бұрын
Alxamdulillah waa la helay gabadhaa
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 2 жыл бұрын
Ilaahay aabaha ha usoo sahalo caruurtiisa iyo hoyadood cabdicaziiz ilaahay ha ku barakeeyo
@fahima6186
@fahima6186 2 жыл бұрын
Alle SWT hakuu soo fududeeyo adiga io anaga iyo intii Muslim sh kurbeeysanba kurbada farxad iyo kheeyr Allha uga dambeeysiiyo aamiin yaa Rabalcalsmiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hindaabdi9156
@hindaabdi9156 2 жыл бұрын
Aabe alle hakuso dhoweeyo ilamahag
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Жыл бұрын
Abfiaziz you are excellent in the way you present the program and is Somali culture man he knows his wife's clan
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Allaah usahlo Aabahan Soomaaliyeed Inshaa Allah❤🥰🙏🙏🙏 Aamiin
@farhiahussein1977
@farhiahussein1977 2 жыл бұрын
Mashalllaah aroos wanaagsan
@aminaahmedmohamud6856
@aminaahmedmohamud6856 Жыл бұрын
Alle haku so dhoweyo
@shamismohamed6846
@shamismohamed6846 2 жыл бұрын
Asc sideen ku xisaabinaa da'ada qofka??? Waxaad kala jartaa sanadka lajoogo & sanadka uu dhashay, tusaale 2022_1989=33 waa 33jir qofkaas. Tusaale kale aniga waxaan dhashay 1983. Xisaabi 2022 lagajaray 1983= waa 39 Marka waxaan jiraa 39 Alxamdulillaah.
@hamdinur9382
@hamdinur9382 2 жыл бұрын
Waad fiicanhay hada dada gabdhihii ayaa ogolb ragii ayaa naga daraaday maba ogola
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Allaha usoo dhaweeyo caruurtiisii
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
Waa aabo qalbi fiican illaahay hawsahlo reerkiisa
@maareeye1344
@maareeye1344 2 жыл бұрын
Wall waan dadaalaynaa anigoo ah reerka gabadhu tahay
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
@@maareeye1344 waa sax wll khayr allaah illaahay haka dhigo
@maareeye1344
@maareeye1344 2 жыл бұрын
Haa ehelkii baan haynaa waa la helayaa geeri iyo nololba
@lulmohamed1964
@lulmohamed1964 2 жыл бұрын
Ya rabi uso sahal abahan carurtisa murugta allow farxad ugu badal
@amranahmed4971
@amranahmed4971 2 жыл бұрын
Mdxwayne xasan sheekh buu u egyahay abahan ilabay ilmihiisa ha usahlo
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 жыл бұрын
Mansha alaah waa baafintii uugu ficnayd way fiicnaan lahayd hadii dadku sidaa isku barto. ama isku baranayaan marka ay isguursadan waan garanayaa intaas oo dhul ama magaalo iyo miyiba ah iyo qabiilka lkn waala helidonaa si fudud. Hawarwarin adeer insha alaah guul iyo goba nimo saacado waaynu kuheli
@maareeye1344
@maareeye1344 2 жыл бұрын
Wall waxan reerka gabadha waan helaynaa insha Allah iskastoo aan debedda joogo
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 2 жыл бұрын
haa haloo kaco oo abaha halala baafiyo واحب الأعمال إلى الله سرور تدخله على على قلب مسلم
@maareeye1344
@maareeye1344 2 жыл бұрын
Waan dadaalaynaa insha Allah anigaan meshh joogin ee waqti ma qaadateen
@anabyonis3657
@anabyonis3657 2 жыл бұрын
Alxamdulillah waa la helay gabadhaa
@maareeye1344
@maareeye1344 2 жыл бұрын
Maansha Allah waan ku farxay waayo waa degaankaygii waanse ka fogahay
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 2 жыл бұрын
Allah abaahan ha u soo sahlo awlaadisa iyo xaaskisa hadii aay noshahay Insha Allah Guul ayan u rajeeyey 🙏
@ashawooo
@ashawooo 2 жыл бұрын
illahaya ha ku sahalo walaalka Caruurtada ayiga nabda qaba inshallaha rabi ha ku soo fudeya
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
ALLAHA USAHLO CARUURTIISA OO NABADQABAAN
@zakariyecaafidheel8766
@zakariyecaafidheel8766 2 жыл бұрын
Alle ha garab galo waa aabo dadaal badan mansha allah
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 жыл бұрын
Allah ha usoo sahlo ubadkiisa insha Allah
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 2 жыл бұрын
In sidaas la isku barto waa wax fiican aabahaan gabadha rerkeeda ayuu si fiican u bartay maba dhumi karo somali waa istaqaanaa macha allah
@ashaomar4549
@ashaomar4549 2 жыл бұрын
Abdi aziz kheyr alah hakusiiyo
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Hel congregação cristã no Brasil.
@kawsar8ahmed828
@kawsar8ahmed828 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh alle ha ku so dhaweeyo dadkad laysayna fil jano insha allah
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 жыл бұрын
Walahi waa xanuun caruurta iyo hooyodo ka maqan yahin waa murugo joogto allah ka dulqaad murugta uu sahla reerkiis oo nabad gaban
@shaaficixasa3930
@shaaficixasa3930 2 жыл бұрын
Allahakuusahalo
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
Ilaahow caruurtiisa u Sahal insha Allah ❤️🙏❤️
@munoqali826
@munoqali826 2 жыл бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@blessedme8532
@blessedme8532 2 жыл бұрын
Come on Gudibuursi ninka ciyaalkii sa ha la soo raadiyo Waa nin mudan in la caawiyo
@hon7086
@hon7086 2 жыл бұрын
Ax waa Nin ilmahiisa jecel oo daruufaha iyo waayuhu u fududayn wayeen inuu raadiyo allaha u sooo sahlo ilmahiisi ayago bad qaba
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuu soo sahlo
@zakariyamohamed994
@zakariyamohamed994 Жыл бұрын
Asc mahadsanid ilin tire
@abdixirsi9821
@abdixirsi9821 2 жыл бұрын
Waxaa kaaga war keenaysa hibo nuura haday nooshahay
@ibaadohussien6483
@ibaadohussien6483 2 жыл бұрын
Illhey ha u sahalo aabahan ilamihiisa
@fatimanourahmed703
@fatimanourahmed703 2 жыл бұрын
Alle awladaada alle ha ku so bidhbidhiyo
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 жыл бұрын
Wuu heli doonaa insha alllh si wanaagsan buu ugu abtiriyo
@hoodomaxamed4185
@hoodomaxamed4185 2 жыл бұрын
Asc waaan kusalaamayaaa adiga iyo soomaaliwaynba illaaaahay danbigaaga hadhaafo cabdi casiis ciiltiray ayaaaan kuu bixiyay ana waaan dhibanahay ehelkaygii ma aqaaano si aan kuulasoo xidhiidh o garanmaaayo cabdi casiis wllh waaaan kudaaawadaaa markasta waxa aan joojaaa buro safarna ma awoodo
@sadiashairsharif3349
@sadiashairsharif3349 2 жыл бұрын
Abaayo C/siis makuso jawabay?
@sadiashairsharif3349
@sadiashairsharif3349 2 жыл бұрын
Abaayo nambarkada isodir
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 жыл бұрын
Asc adigoo mahadsan hooyooyinka ooynaaye ood sawiradooda hordhaca barnaamijka aad ka dhigatay ha ahaadeen kuwa farxada nala qaybsadey oo barnaamijka aad kuusoo bandhigida waa talo si dhiirigelin ay ugu noqoto kuwa kale.
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 2 жыл бұрын
Inta kala maqan allah isku keeno wllkeey abdi casiis realy shaqa wanaagsan nooheeysaa masha allah
@hodaniid4236
@hodaniid4236 Жыл бұрын
Abdiaziiz hambalyo
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Meel dhow Alla ha u soo dhigo Aaamiin yaa rabbi
@fatimamukhtar5879
@fatimamukhtar5879 2 жыл бұрын
Allow usahal m.allh aniga barma mishga ad ayan ujclhy alle haku fududeyo sida umada muslinka ilinta uku tirtid adana alle ilintada hatirtiro wax kudhibo alle kuma tuso ❤️❤️❤️❤️
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Allah haku jevlaado walaalo. ❤❤❤❤🌹Aabahan soomaaliyeed Allah ha u soo dhaweeyo reerkiisa. Amiin.
@basroqaasim4457
@basroqaasim4457 2 жыл бұрын
Qof waal boo allah ha ugaragaro
@moha-pb2wg
@moha-pb2wg 2 жыл бұрын
Wan redinaaa at arena waan aqaana insha allah wanklaradinaa
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 2 жыл бұрын
iLaahey ha u sahlo aabahaan carruurtiis kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Aabo aallah kufuududayo
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 жыл бұрын
Weris Maxamuud Macamed oo gedabiirsi i ah reer Nuur ah keena Samaroon
@ahmedabdiahmedgafane9533
@ahmedabdiahmedgafane9533 11 ай бұрын
Gmail and of course😢
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Alaaaah haku sahlo inshalaaaah
@blessedme8532
@blessedme8532 2 жыл бұрын
Waa sheeko aad u xanuun badan. 4 sanno buu Itoobiya ku xirnaa😭
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 2 жыл бұрын
Allaha usahlo ilmahiisa iyo xaaskiisa
@garma3502
@garma3502 2 жыл бұрын
Allah u sahlo maskinka
@cuudcuud
@cuudcuud 2 жыл бұрын
Ilaahow u sahal ilmihiisa
@yusufmao475
@yusufmao475 2 жыл бұрын
Waris maxamuud maxamad oo gudabiirsi ah ciddii warkaheyso fadlan lasoo xiriir Barnaamijka Baafinta ee #ILIN Tir.
@mucjisoxaaji2146
@mucjisoxaaji2146 2 жыл бұрын
Alloow Adaa Mahad Leh
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 жыл бұрын
Ilàho sahal
@islaamchannel...1277
@islaamchannel...1277 2 жыл бұрын
Walow qabiilkaa aad sheegtay waa qabiilkeena ee numberka odayga xageen ka helaa
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 2 жыл бұрын
Wallaalow ka daa music bernamijkaaga please please please
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 2 жыл бұрын
ilahyow u fudude ABAHAN CARUURTISA inshaaalaaah
@jawahircali8528
@jawahircali8528 2 жыл бұрын
allah haku sahlo
@celimataan4923
@celimataan4923 2 жыл бұрын
ALLE HAKU SAHLO
@munasarcali6423
@munasarcali6423 Жыл бұрын
Aniga baafin ayaan rawaa ugaas sideen kuugu soo garaa wll
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 жыл бұрын
Allaha u sahlo aamin aamin
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Qof walba qofkii maqan allah u sahlo
@farxaanxirsi175
@farxaanxirsi175 2 жыл бұрын
Alaha usoo sahlo aabo mcn
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
Ragaan.somalida.orgibad.moda.wan.cararay.wan.boday.balayo.sheekyo
@niyaaladem
@niyaaladem 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 istaaqfurullaah.
@kamalamaa825
@kamalamaa825 2 жыл бұрын
Meel dhow allaha ugu sahlo insha allah ♥ 🙏
@saidodahir5086
@saidodahir5086 2 жыл бұрын
àamiin aamiin yaarabi
@subanali5805
@subanali5805 2 жыл бұрын
May Allah reward you Abdulaziz
@abdizalaanofficial8915
@abdizalaanofficial8915 2 жыл бұрын
Wan helanay
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 2 жыл бұрын
Allah uu zahlo carurtisaaa
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 2 жыл бұрын
Aamin
@hidayomahamed2236
@hidayomahamed2236 2 жыл бұрын
allaha ku sahlo waa xanuun
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 2 жыл бұрын
Odayashii hore ee somalidu isku mid ayeey ahayeen 33 sano bn jira anigo abahay an arag oo radintiisa ku jira buu dhintay ilaahay janada ha igu tuso a abahay inta kala maqan ilaahay ha isku so dhaweeyo
@halimafamily7348
@halimafamily7348 2 жыл бұрын
Asc allaha sosahlo
@xalimomaxamed6548
@xalimomaxamed6548 2 жыл бұрын
Ilahey ha u soo sahlo rerkisa insha Allah
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 жыл бұрын
Insha alah Ilaahay haku sahlo ilmahaada
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 жыл бұрын
Allaha ku sahlo owladada
@mohawarsame8912
@mohawarsame8912 2 жыл бұрын
Allha u soo fududeeyo
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wcs wallo AbdiAziz really ilaahey AABAHAAN qeyr ha la kulan siiyo Caruurtiisana ha u soo dhaweeyo hadii ey nool yihiin
@roodadhoore9251
@roodadhoore9251 2 жыл бұрын
waan run wlhi
@mohamedsaladyusufmashaallh7741
@mohamedsaladyusufmashaallh7741 2 жыл бұрын
Allah usahlo aabe
@xafsashiine3583
@xafsashiine3583 2 жыл бұрын
Halo raadiyo insha allaah allaah wu uso sahalayaaa
@user-po3fn5bs2s
@user-po3fn5bs2s 2 жыл бұрын
allaha usoo sahalo insha allah walaalkeen caruurtllsa lnshs allshwaad heli doontaaa
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 2 жыл бұрын
Waan soo helaynaa dumaashigeen ha warwarin
@maxamudyaasiincismaan2191
@maxamudyaasiincismaan2191 2 жыл бұрын
Guulayso sxb
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 2 жыл бұрын
Good 👍 waa aabe aad ujeclaa xaaskiisa lkn qadar kaa kala kexeeyay waxaad kagaranaysaa siduu u yaqaanay reerkooda iyo deegaankooda marna aanu u ilaabin wagaa waliba dhalin yaruu ahaa insha alaah waad heli mar danbena waad midoobi doontaan
@cabdulahicabdicasis4335
@cabdulahicabdicasis4335 2 жыл бұрын
Nimankaan faido malahan supxanallah cunuga magacisa maqaan wawaxlayaab leh
@xafsashiine3583
@xafsashiine3583 2 жыл бұрын
Abowe ilmo dhalmada lagala baxey magaciisa ma sheegi kartid ilmo sanad jira ama kawayn magaciisa waad hayn kartaaa
socdaalkaygii ceerigaabo - Magaalo aan weligeed la Gaboobin  || erigavo city
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 32 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 77 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 13 МЛН