*Maryan Mursal l Heesta Waan ku Daalay Raadiskaagii

  Рет қаралды 373,830

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

10 жыл бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 192
@cumarumal1292
@cumarumal1292 3 жыл бұрын
Heesta waxaa laga yaapaa in ay hadeer dhagaysanayaan dhalinyaro badan oo soomaaliyeed ilaahey cimriga ha idiin barakeeyo dhamaan umada islaamka iyo umada somaliyeedba ilaahey umada somaliyeed beerkoda burcad ha isu mariyo guul dhalinyaro
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@abdullahimohamed5432
@abdullahimohamed5432 2 жыл бұрын
Heestaan markii iigu hotels ee aan Marlo waxay ahed 1975 aniga oo cell jangle ku jira
@Muna39660
@Muna39660 2 жыл бұрын
@@abdullahimohamed5432 1975 aa? Tolow meeqo jirtaa hada?
@Muna39660
@Muna39660 2 жыл бұрын
Cumar ilahey haku xafido
@quruxsanismail9801
@quruxsanismail9801 2 жыл бұрын
amiin amiin
@adnuuzhhassan1255
@adnuuzhhassan1255 Жыл бұрын
Sanadka cusub 2023 inta daawaneyso maqal majiraa 🖐️
@MohammedAbshir-rh2cc
@MohammedAbshir-rh2cc 8 ай бұрын
Waanakan😂
@najmamustapha1813
@najmamustapha1813 9 ай бұрын
Waxan dhageysanaya 1maalin kadib markey fanka ka fariisatey maama Maryan cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan rabbi kaaga baryaa mama❤❤
@MohametYousuf
@MohametYousuf 9 ай бұрын
Aamin
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 9 ай бұрын
Caaawa ayey fanka ka fadhiusatay boqorad maryan mursal $ Inan yahoow ruculiyoo Orod kugu raadshey adigoo , Nolal waarta mom ❤
@ubahapdirazak2751
@ubahapdirazak2751 9 ай бұрын
Allah cafimd iyo cimri dheer hasiyo❤
@abdihashinoursed1074
@abdihashinoursed1074 2 жыл бұрын
Hees kaaan Wuxuu I xasuusiyay xili ay ahayd qiyaastii 2007/6 midkood xilgaas oo aan jecllaa Gabar aan daris ahayd ayaan u qorijiray warqad Anoo dhahayah Waan kugu daalay raadistaadii Goobtu waxay ahayd Galdogob Somalia 🇸🇴 hadda waxaan Joogaah Uganda 🇺🇬 xasuus 2022/2/22
@fahiimaabokor5004
@fahiimaabokor5004 3 жыл бұрын
2021 yaa Ila dhagysnaya
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 2 жыл бұрын
Nuura Cabdirahman qalbigii ku raacay ba Raysan waayey Awga 😭😭
@ridwaniitapea9059
@ridwaniitapea9059 9 ай бұрын
Manta oo ah malintii ay fanka joojisay mama maryan cimri dheer ku rajenaa❤️
@Cabdiqanibulshaawi
@Cabdiqanibulshaawi 9 ай бұрын
😢
@harunsaiddiraac9397
@harunsaiddiraac9397 2 жыл бұрын
Igadaa rogrogashada!😥 This song carries full message💌
@asmaahmed881
@asmaahmed881 4 жыл бұрын
qalbigii ku raacaa raysan waayey awgaa igadaa rog rogashada m.m alle cimriga hakuu barakeyo hadaa iigu horysa heestan 19/2019
@user-bc9ks6kc2n
@user-bc9ks6kc2n 2 жыл бұрын
ياسلام عليك يا مريم مرسل عيسي غنيتي في الخرطوم في الزمن الجميل سوداني مره من هنا
@abdullahiabdiaziz5030
@abdullahiabdiaziz5030 3 ай бұрын
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن صوتك جميل يا نجمة الصومال مريم مرسل عيسى الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@rufaaciyare3153
@rufaaciyare3153 9 ай бұрын
Coowoo taariikhdu tahay october 21/2023 ayey fankii macsalaamaysay maryan mursal cimri dheer iyo caafimaad kuwaar mamo❤
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
احسنت صوتك جميل ماشاء الله نجمة الصومال مريم مرسل الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@deeqoaxmed9477
@deeqoaxmed9477 9 ай бұрын
Maalintay Fanka kafadhiisatay boqardii Fanka maryan mursal ciise bootan❤janadkii Allh haka rabiyo danbigagana ha dhaafo❤😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 3 жыл бұрын
29 march 2021 wlhi qalbigi racaa raysan waye awgii🥺🥺🥺🥺isna wu ia adkaynaya ana sido kle😫😫😭😭 alla mar uun jclka isheego😔😔😔igada rogrogashada😨😨😨wll mcn is garo 😂♥️
@dauudaxmedaxmed4133
@dauudaxmedaxmed4133 3 жыл бұрын
Ilhy nolosho xaidin kumidooyo wllo
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 3 жыл бұрын
@@dauudaxmedaxmed4133 aaaaaamin wll qaali alle hanagu mideeyo.anaga io 2qof kasto is jcl 😍
@rodahusseinali8811
@rodahusseinali8811 2 жыл бұрын
Ilaahoow kumidowdaan Lakin wll dareensii Khasab maaha inaad shegashadiisa uun sugto eeadigu sidadban ugu shego
@nimoadam252
@nimoadam252 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani Жыл бұрын
@@gabadhugaradkudhalay4387 hada ka wrn ma isla socotiin wli adiba u sheeg ina jeceshahay noh 😂
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
Maama qaaliyaa oo aad ujecel wadankeeda 🇸🇴 iyo wadaninimada waa alla maama mcn kujecliyaa oo kugu xasuusi ogiyaa ''somaali u diida ceeb naftiina u diida caay '' alloow cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo hooyadeen soomaliyeed amiin . Again i love you maama maryan mursal ciise bootaan ♥️🙏🏽👈
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Qalbigii ku raacaa Raysan waayey Awgaa Igadaa Rog Roga shada Cajiib waa mid ka mid ah xulkayga Mahadsanid Saaxiib sare Cawayska🙏
@abdullahiyow
@abdullahiyow 9 ай бұрын
Maanta oo taariikhdu tahay 21 October 2023 ayay fanka ka fadhiisatay Maryan Mursal. Heesaheeda ma dhageysan jirin lkn markaan maqlay in ay iskaga hartay fanka ayaan comment ku arkay heestaan qayb ka mid ah oo qoraal ah sidaan baan kusoo raadiyay. Ilaahay khaatumada ha u wanaajiyo.
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 3 жыл бұрын
Heeskaan habeen baan isweydiinay aniga iyo nin sxbkey ah oo isne saaid u jeclaa oo maxamed xersi la yiraa, internet-ku saan uma baahsaneyn ee intaan 2kun oo shilin somali ah qaadanay baan waxaan ka soo shubanay studio suuqa saybiyaano ku yaallay, 2013 ahayd baan filaa. Galabta baan ku casiriyeey Kampala uganda.
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
4.2.2020😢😢igada rogrogoshada Heestan manta ayan dhagaysanaya
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
🥺
@ismailabdirizack169
@ismailabdirizack169 2 жыл бұрын
@@hannad879 sxp ha la yaabin wakhtigu wuu socdaaye
@maxaa.qaldan.
@maxaa.qaldan. 6 ай бұрын
Inan yahoow rucle iyo orod kugu raadshay adigoo rugta aad ku nooshahay mudo badan ku riiqmoo Circirahaan ka jabayee 2x Waan ku daalay raadis kaagii Wey wey wey Qalbigii ku raacaa reysan waayay awgaa iga daa rogrogashada 2x Raaliyada dumarkaa igu wacan rafaadkoo Inan kaan rabaa anigu hadalkii ka reebtoon kana reysan waayee 2x Waan ku daalay raadis kaagii wey wey wey qalbigii ku raacaa reysan waayay awgaa iga daa rogrogashada 2x Inan yahoow rag iyo dumar Rabi baa is ku uumoo wixii uu uurku rabo af ka lagama reebee waan kugu riyoodaa 2x Waan ku daalay raadis kaaagii wey wey wey walbigii ku raacaa reysan waayay awgaa iga daa rogrogoshada
@fahadmaxamad6181
@fahadmaxamad6181 2 жыл бұрын
Old is gold🤩🥰🥰🥰🥰❤❤❤💘
@user-gu1tf3yf7m
@user-gu1tf3yf7m 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
روعة يا مريم مرسل بدونكك أغاني واغاني مالها طعم
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 9 ай бұрын
Old is gold illahay cimri dheer ku siiyo hooyo maryan mursal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@faadumoabdallah2336
@faadumoabdallah2336 2 жыл бұрын
Hoyaday baa abahay u qaadi jirtay 1995 ana hadan xabad kayga u qaaday 2021
@Injineerka8
@Injineerka8 2 жыл бұрын
Waa hees cajiib ah, Nolol qurux badan baan idiin rajeynayaaa...
@dumarkiiguulaystay2176
@dumarkiiguulaystay2176 4 жыл бұрын
2015 ilaa 2020 am listening this song is the best
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
الله يحفظها ويخليها يارب العالمين جوهرة الصومال مريم مرسل عيسى اللهم اعطيها العفو والعافيه علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin. Marka lagama yaqaan Af Soomaliga miyaa sxb.
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
يا نجمة الصومال مريم مرسل الله يعطيك العفو والعافية يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@cabaye2125
@cabaye2125 3 жыл бұрын
Shp heestan lyrics nogaso samee hadey macqul thy 😍
@maxamedibarahim7193
@maxamedibarahim7193 Жыл бұрын
waa heesta aan Mar walba kuso cesado wan ku dalay radis kagii waxan bartay 2012 hadan waxay tahay 2022🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤💟
@abdirizakmahad8278
@abdirizakmahad8278 4 жыл бұрын
Mama mursal waayo waayo heesaha qaaramiga dareen goon ah ayay igu leeyihiin 27/11/2019
@CillowCumar-xl1eg
@CillowCumar-xl1eg 9 ай бұрын
Safar salmo momo.maryan fanka waa isga tagte😢 allha ku danbi dhafo😊
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 9 ай бұрын
Old is gold geeridu haku ilowdo mama maryan mursal.❤
@mohaawal9422
@mohaawal9422 9 ай бұрын
Asc somaliyey manta waxan dageysanaya fananadii weyneyd ee hoyyo maryaam ayado fanka kafadisatay alhadullah illahay cimrigeda haubarakeeyo oo wixii so martaay illhay hakacaafiyo ameeen❤
@MrGuledMaxamed
@MrGuledMaxamed 9 ай бұрын
Wcs wll ana sidokale mamada ilaahy khaatumada ha u hagajiyo
@kareemabasheer9586
@kareemabasheer9586 3 жыл бұрын
2021 alla jacaylow xabal gaL😭
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 2 жыл бұрын
😰😰😰
@Aliza-pu9gb
@Aliza-pu9gb 2 жыл бұрын
😂😂💔
@yaasirofficial7391
@yaasirofficial7391 Ай бұрын
Inta 2024 dawaneeso 😢
@user-oh9ys5ch9m
@user-oh9ys5ch9m Ай бұрын
Dhalinyarada dumarba igu wacan rafadke inankan rabayba anigu hadalki ka reebtoo kana reysan wayee❤😢💔/5/3/ 2024/
@shaani7
@shaani7 9 ай бұрын
Caawa ayaan soo booqday 2023 October 21 oo ay fankii ka baxday Maamo ilaahay cimriga cibaadada iyo caafmaadkaba hakuu barakeeyo ❤
@AkrammMoha
@AkrammMoha 9 ай бұрын
Kula mid baan ahay wll😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@cabdisamadiidmuuse5271
@cabdisamadiidmuuse5271 4 жыл бұрын
2020 ya dawanaya mom 💔💕💋
@____pea____pea
@____pea____pea 4 жыл бұрын
Bisnka 😎
@OMAARKA
@OMAARKA 4 жыл бұрын
Hhh mayada lagadhayba 🤣🤣
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Great song wan ku dalay radiskagi
@shuaybjama2234
@shuaybjama2234 9 ай бұрын
Old is gold Ugu dambayn maama maryan mursal fanka way iskaga fariisatay
@maguled
@maguled 2 жыл бұрын
Waayo waayo, Allaa ya cizak yaa Maryan ❤❤❤
@munaclahi300
@munaclahi300 9 ай бұрын
Heestan macan waxan dhagaysanya 1:28 PM 2023 October 24
@baskilyare
@baskilyare 2 жыл бұрын
Heestan wayo wayo beey iso xasusey listening 2022
@Dalmarabdidhinbil-ox7ym
@Dalmarabdidhinbil-ox7ym Ай бұрын
Old is gold after 10 years
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 9 ай бұрын
Waa heesta aan ka codsan lahaa in ay iigu celiso hadii aad arko yacni ii qaad baad odhan lahaa
@Wiilkaxasuusi
@Wiilkaxasuusi Жыл бұрын
YAA DAAWANAYA 2022🤦‍♂️
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
ما شاء الله صوتك جميل جوهرة الصومال مريم مرسل عيسى الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@xanjeste_official
@xanjeste_official 3 жыл бұрын
2021 🔥🔥💯💥
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 2 жыл бұрын
Bari samaadkii, 😭😭😭😭😭🌹🌹🌹🌹🌹🌹👑👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️ Mama Maryan
@hassanabdi4679
@hassanabdi4679 2 жыл бұрын
Heestan eryadeeda iyo muusigeedaba waxaa lahaa sun cabdiqaadir xassan nageeye waxaan la yidhahdaa heestan rog rogosho
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Heestan erayadeeda waxaa sameeyey abwaan Faarax Guuleed, oo lagu yaqaano heesta AWR DABAR LA’AAN DHACAY.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
nabadraadshe uguus nabadraadshe baryahaa lagu maqal. Welcome back bro.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar Mahadsanid walaal. Janalyo kale ayaan ku mashquulay.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
@@nabadraadshe Waw, salaan sare big bro. Ahun Faarax Guuleed Samatar heesaanimo uun baan ku bartay, waa ii afkaaga inuu wax allifi jiray. Aad baan u jeclaa heestan oo ardayad aanu isku fasal ahayn waraaq intay kusoo qortay buuggaagteydi mid ka mida iyo dhex gelisay. Xuusuus gaaray igu leedahay. Mahadsanid
@aliyowzamafiaaliyowzamafia2169
@aliyowzamafiaaliyowzamafia2169 3 жыл бұрын
Legend mama🖤
@dmohamed
@dmohamed Жыл бұрын
Yaa salaam Maamo Maryan ❤️
@NuuxYuusuf-sw4ed
@NuuxYuusuf-sw4ed 22 күн бұрын
2024 la maroyaa
@abdiaziz8968
@abdiaziz8968 9 ай бұрын
2023 inta daweeneso 😢
@ahmedjama9070
@ahmedjama9070 2 жыл бұрын
Waa hes macaan
@yusufForex
@yusufForex 3 жыл бұрын
31-3-2021 bn dhagesnya Wixi iga dnbeya like hla dhafin
@kaletjambir
@kaletjambir 2 жыл бұрын
Still listening
@hodanmohamed2729
@hodanmohamed2729 3 жыл бұрын
2021 xasus Hestan soodawady tiktok bankaso mqly
@footballhighlights1604
@footballhighlights1604 3 жыл бұрын
2021 yaa dhagysanaya
@ayannageye9376
@ayannageye9376 2 жыл бұрын
14/8/2021 mnta ayaay I khusaysaa heestab
@adanghane6730
@adanghane6730 2 жыл бұрын
Waxaan had jeer ku dhegaysan jiray recordkii la oran jiray national Panasonic Kamana Dali jirin dhegaysiga maryan mursal xiligaa anigoon arag mardanbe oo ay ahayd 1993gii ayaan ku arkay magaalada tiridhabe ethiopia
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
That Record Still is Working Made In Japan!!..NO Joking!!.thanks.
@xuseendaahir9195
@xuseendaahir9195 9 ай бұрын
Waxaan daawanayaa October 23 2023 Afar maalin ka dib maalintii ay mamo maryan mursal farka ka baxay Rabiyow noo caafi oo sii cimri dheer iyo Cibaado suban yaa allh danbigeeda dhaaf
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@yuudalmar9006
@yuudalmar9006 5 жыл бұрын
9 February 2019 yaa dhageysanaayo hees xasuus mudan maam
@garadsamer3477
@garadsamer3477 4 жыл бұрын
21 september 2019
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 3 жыл бұрын
Anna 16th July 2021. Galab jimcaad. Iyo Muqdisho.
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@aliyowzamafiaaliyowzamafia2169
@aliyowzamafiaaliyowzamafia2169 3 жыл бұрын
Legend
@isseosman3574
@isseosman3574 3 жыл бұрын
2021😍😍😍
@abdirizakbulle2457
@abdirizakbulle2457 3 жыл бұрын
Waa cod halaasi ah Maryan mursal fanaanad qiimo badan
@munayusuf3352
@munayusuf3352 3 жыл бұрын
26 /3/ 2021 dhagesanaa🥺🥺🥺🤕🤕
@NuurXeysow-te4uk
@NuurXeysow-te4uk 9 ай бұрын
Markey dhahday fanka wa ka fadhistay wllhi waa ku farxay😢
@nimcocabdulcaday
@nimcocabdulcaday 9 ай бұрын
Sabah wll
@user-ws6pi7yq4dcadnaan
@user-ws6pi7yq4dcadnaan 6 ай бұрын
Old is gold 🥇
@laliyahayn4700
@laliyahayn4700 2 жыл бұрын
2021💔
@CillowCumar-xl1eg
@CillowCumar-xl1eg 9 ай бұрын
Heestan xasus mcn bey igu ledahay dcd 2014
@adenhussein6497
@adenhussein6497 8 ай бұрын
Heestan erayada waxaa sameeyey C/Qadir Xasan Nageeye isaga ayana laxankana saray allah u naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@naima5387
@naima5387 3 жыл бұрын
Qalbigaa ku raacay baa bogsan waye owgaa🥺 igada rogrogashada🥺
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro Ай бұрын
saacadu waa 2:08 habeenimo waxan ku dhagaysanaya heestan Caasimada Hargiesa jawi kale ❤
@landhere10
@landhere10 2 жыл бұрын
4/4/2022 gadashey hadad imato isorac ❤️🙏
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@MarwaAhmed-dl6kb
@MarwaAhmed-dl6kb Жыл бұрын
Axyaa hees🥰🥰
@cqaadirmohomed444
@cqaadirmohomed444 3 жыл бұрын
2040 inta ila dawaneyso like dhac igu sii
@muniirfarahhussein4193
@muniirfarahhussein4193 3 жыл бұрын
27/08/2020 ❤❤🙏
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Tuesday 1 june 2021 habenimo 7:40pm
@musesharif8683
@musesharif8683 2 жыл бұрын
Yaasalaam🥰
@AhmedAlijama
@AhmedAlijama 2 ай бұрын
Waa hees qaaliya
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 2 жыл бұрын
Waan ku daalay raaduntadii🥲
@fatimahmohametnur5131
@fatimahmohametnur5131 Жыл бұрын
Waankuguriyoodaa 🖤🥺🥺🖤S●
@f.j.amakaag1140
@f.j.amakaag1140 4 жыл бұрын
Mama maryan cimrigaga allaha dhereyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
aamin
@cabdisamadiidmuuse5271
@cabdisamadiidmuuse5271 4 жыл бұрын
Miyay noshay
@cabdisamadiidmuuse5271
@cabdisamadiidmuuse5271 4 жыл бұрын
Wllo
@sarahibrahim4471
@sarahibrahim4471 3 жыл бұрын
Aamin aamin
@mohamedcabdinoor2490
@mohamedcabdinoor2490 3 жыл бұрын
29 /8/2020
@littlemanrichman
@littlemanrichman 5 жыл бұрын
Hees fiican lagama xiiso dhaco heestaan caadi. Ma ahan
@aaminaxasanmuuse4931
@aaminaxasanmuuse4931 4 жыл бұрын
Waxan jooga hargysa Berbera markaan tagayo siraata heestan ( Shaqo u tagaayoo hessi hore ,)
@mohamedwarsame6148
@mohamedwarsame6148 4 жыл бұрын
Aamina ahelu jeceyl ayaad tahay hadii aad dhagaysato heestan
@mushtaqjaamac9308
@mushtaqjaamac9308 3 жыл бұрын
Hes waa hesi hore me from 2023
@nadirmohamed6751
@nadirmohamed6751 5 ай бұрын
2024❤ 🌟
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 жыл бұрын
Noolow Maryam👍👍👍
@yuusufcraxman8384
@yuusufcraxman8384 2 жыл бұрын
Ilaa imka waxan ku leyhy hno Inanyahy rag iyo dumar rabibaa isku uumee wuxuu uurku u rabo afka lagama reebee wan kugu riyoodaa😥😥
@abdallasaidmire2690
@abdallasaidmire2690 2 жыл бұрын
12 Jan 22
@maria_mohaamed9581
@maria_mohaamed9581 9 ай бұрын
😢❤
@peace_dude7594
@peace_dude7594 2 жыл бұрын
6/6/2022 Monday
@gassirasaleban1548
@gassirasaleban1548 3 жыл бұрын
2021
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
♥️
@mubaarighaybe5785
@mubaarighaybe5785 5 ай бұрын
heestan waxay i le dahay xusuus gaar ah gaar ahan ilaa 2012 ilaa 2013 xiliga oo aan watay mobile la odhan jiray qadaafi oo anigo joga degmada xarshin ayaa wxn so dhagaysan jiray anigo aroos miyi kaso socda ilaa 3 sacadood xiliga oo dhulku ahaa barwaaqo ayaa dhexda waxa igu helay roob aad u wayn xiliga waa 2 .42 habeenimo waxa ila socotay inan la odhan jiray hodan ilaa hada meel ay ku noshey ma ogi aduun xaalka ba
@shaaficiabdihasen8400
@shaaficiabdihasen8400 Жыл бұрын
2023 yaa dhagaysanaya
*Heesaha Xasan Adan Samatar | Qaybta 3aad | Audio Only
1:19:59
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 218 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 63 МЛН
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 1,9 МЛН
MARYAN MURSAL HEESTA ROG ROGASHO HCTV 2017
4:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 133 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Maryan Mursal Waayo waayo ayad so xasuusani Markad dhageysato
20:17
Mascud Abdullahi
Рет қаралды 435 М.
HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics
7:31
MAADEYS
Рет қаралды 210 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Waan daalee - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:48
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,8 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
**Maryan Mursal | Kun Jeer Aniga Ku Jecel
6:09
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 757 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 625 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 37 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 620 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 189 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН