**Maryan Mursal | Kun Jeer Aniga Ku Jecel

  Рет қаралды 757,242

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

10 жыл бұрын

#caweyskadalmar
FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 282
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 3 жыл бұрын
Nice song maryan mursal waxa aad iiga qosliyay gabadha wariyaha like it❤️❤️❤️🙏🙏🌟🌟👍
@hibolucky5523
@hibolucky5523 3 жыл бұрын
Kun jeer aniga jecel 🥰aniga mcaanka jeclaayow kashka iyo labtayda baa kol walba ku xasuusanaysa🥰 2020
@shiishi_163
@shiishi_163 7 жыл бұрын
Mama Maryan I love you so much it's my favourite song
@user-xw1op5kw9y
@user-xw1op5kw9y 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mama qali ❤❤❤❤❤❤❤
@anisasallad2391
@anisasallad2391 6 жыл бұрын
Still I'm listening 2018 😋😋😋😋
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 6 жыл бұрын
Anigoo ah Abdishakur abdikerim waanjeclahay Maryan mursal waa Somalida aanku faano. Qof noocasa inuu dalkeyga kadhasho waa iifarxad
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Walal caqli badan baa thy ilaahay hanoo kaa daayo maama wadaniyad iyo dad jacayl ayaa ka buuxda
@aminakhali9264
@aminakhali9264 11 ай бұрын
2023 still love this song❤
@sagalibrahim2867
@sagalibrahim2867 7 жыл бұрын
kun jeer anigaa ku jecel ax yaa maryal mursal fanaand aan jecelhy alle haku daayo maamo
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 4 жыл бұрын
masha allah hooyo maryan mursan ku jecliyaa allaw cimriga iyo caafimaadka kuu dhere mama love you👂❤💋
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@nabaddoonkaahin9254
@nabaddoonkaahin9254 5 жыл бұрын
2006 dhamadkeedi ayuu heestan soobaxay walahi waa waqti subhana Allah. Waana xasuus
@roblehussein220
@roblehussein220 6 жыл бұрын
The best of maryan Mursal # i remember back in 2009 in juba South Sudan
@caanhaysteofficial8393
@caanhaysteofficial8393 Жыл бұрын
Habeenkii lagu casuumay estv waan daawanayaan run ahaantii markaa waan yaraa maantoon waynahyna waan dawanayaa after 8 years
@olehussein325
@olehussein325 8 жыл бұрын
A good patriotic song indeed!
@kaifhassan9230
@kaifhassan9230 4 жыл бұрын
2020 yaa kuraxeysanayo heestan macan
@mzBerryFizz
@mzBerryFizz 5 жыл бұрын
Kun iyo Bar aniga ku jaceel mama maryam i learn to love somali songs because of you thank you
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
That's good u apreciate somali songs now nice name lool must be pretty all the hashis are good looking 😁👈
@Abdullahgii
@Abdullahgii 2 жыл бұрын
"Kalaam dadka kale ha maqal". Long time Song😊. 20/05/22. Aksaray/Istanbul.
@adamfarah7678
@adamfarah7678 5 жыл бұрын
Cod ,Muusic, Laxan iyo Miro aan kala dhacin Top👏❤️ Maamo Maryan Mursal ❤️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 жыл бұрын
Waiting. Ma maqal Amina Cabdallahi ma hubtaa
@cabdirasaqmaxamed5923
@cabdirasaqmaxamed5923 7 жыл бұрын
nolow maryan muursal ciise bootan fananad saree
@cabdirasaqmaxamed5923
@cabdirasaqmaxamed5923 7 жыл бұрын
caafa cadawga hoos
@munasarabdulla6891
@munasarabdulla6891 6 жыл бұрын
Caweyska iyo isku dibaride shariif
@abdirahmansalah2874
@abdirahmansalah2874 6 жыл бұрын
Mama maryan isse botan allaha ku daayo
@sadiqali246
@sadiqali246 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Gabadh ka adag oo ka karti badan weligay ma arag caqabad kasta oo ay soo martay si geesinimo leh ayay uga gudubtay dumistii reerkeeda iyo dacaayadii sharafteedaba.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wlhi waa sharafley nasab ah dadkeedii ayaa xumeyey alla maxay caqabad soo martay
@Edbashir
@Edbashir 7 жыл бұрын
No wonder she's famous all over Denmark lol Somalis are truly poets
@caanoboore3855
@caanoboore3855 5 жыл бұрын
Gugu
@mahamed77gadafi2
@mahamed77gadafi2 7 жыл бұрын
aaaah xasuus bay igutahay heestani 2013 mantana 05 /08/2017 xasuuus anan ilawayn dhe mamo maryan muursal
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 7 жыл бұрын
Xusus 2011 kii malin ayaan safar ahaa ayay ii shidnayn anoo docol ka imaaday oo Galkacyo u socodo xusus2011 kii
@user-xw1op5kw9y
@user-xw1op5kw9y 5 ай бұрын
Mama qali❤❤❤❤❤ elle a un bon coeur ❤❤❤❤❤❤
@mahuraanofficial3678
@mahuraanofficial3678 10 ай бұрын
Maryan mursal ciise bootan akshanka heesta codka muuqa alla maxaa thy boqorada fanka 2023 inta dhageysaneysa 👍 sar
@mohamudmohamed8725
@mohamudmohamed8725 2 жыл бұрын
Masha-Allah mama Maryam the song brings me in to climax
@ahmettyasin3941
@ahmettyasin3941 10 ай бұрын
Xasuus ba geel lagu xero geeya 2010 to 2023😢❤🎉
@saidamed9743
@saidamed9743 8 жыл бұрын
👐mama maryan i like all your song 😘😍👌
@dahirh5325
@dahirh5325 8 жыл бұрын
I just love this song viva mama Maryan mursal
@omarmungani7989
@omarmungani7989 Жыл бұрын
Who is listening 2023 this song I like more than all somali songs by Osmaneto kawadanadariz
@crisaaqxiis3097
@crisaaqxiis3097 5 жыл бұрын
maalin ayaa khadra daahir itidhi xasanow heesahayga tee jeceshay.ana waxa ku idhi kunjeer aniga ku jecel .deetana way ifahantay inan mamo maryan ujeedo.deetana intay qososhay ayey tidhi heesta walashay ayaa qaada .deetana kudhufatay kunjeer edoy aniga ku jecel
@LanderSaiD..
@LanderSaiD.. 9 ай бұрын
That voice is a gem..
@bariraabubarkar2011
@bariraabubarkar2011 6 жыл бұрын
Mashallaah nolow Mama maryan mursal anigu aadbaan utaageraa maryan heesehed waa jecelahay 😍
@user-gi6lk1rq1l
@user-gi6lk1rq1l 2 жыл бұрын
Looove here sooomuch
@sadiiqabdi4272
@sadiiqabdi4272 5 жыл бұрын
Kun jeer Anigaa Ku jecel noloshayda Hibo mcn badan 👸🏻 Alle haygu kaa simo bbe 🤲🤲
@museiyasu4284
@museiyasu4284 7 жыл бұрын
maamo maryan kunjeer anigaa kujecel maama
@xaliimokhamiis2234
@xaliimokhamiis2234 8 жыл бұрын
i always like when habon smile she so cute
@luulxiirey8890
@luulxiirey8890 5 жыл бұрын
Anigo ah tageeraha maryan kun jeer Aniga Ku jcl Mani maryan I love u adigaiyo Axmed Ali cigal
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Ilaahay amarkii heeskaan jacayl baan ku dareemaa momii maryan mursal love u waa dadkii qiimaha lahaa ee somalinimada ku waynayd cimri dheer iyo caafimaad mom 6/12/2021
@saidmire4515
@saidmire4515 8 жыл бұрын
Heestan way macntahay thnkz maryan mursal ✋👍
@hibaaqabdirisaaq7894
@hibaaqabdirisaaq7894 8 жыл бұрын
I love you so much mama maryan mursal aad aya ugu helee heesahada ilah ingama ka qado manta ama berii aaamiin
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 5 жыл бұрын
MaMa MarYaL MurzaL who listening 2k18
@ganiibeganiibe8223
@ganiibeganiibe8223 5 жыл бұрын
Mcnkayga maryan
@mohamudmohamed8725
@mohamudmohamed8725 2 жыл бұрын
Long life your life my favorite Somali artist
@kingnaaj1821
@kingnaaj1821 7 жыл бұрын
How many likes for this beautiful lady Habon ....??
@abdiazizosmanali5480
@abdiazizosmanali5480 5 жыл бұрын
What a memory
@moryankamakahil9510
@moryankamakahil9510 8 жыл бұрын
ilove you hooyo marmayan the rest my live 💗💖💔💓💞✋
@abdirashidelmi5018
@abdirashidelmi5018 6 жыл бұрын
Maryan mursal ciise botan magac miskin lagama aha real ambassador fanka somalida kun jer aniga ku jecel maryaney sannado badan no sii jog
@sanamsanam3684
@sanamsanam3684 9 жыл бұрын
My favourite song 👌 viva mm
@swesomtuben6911
@swesomtuben6911 7 жыл бұрын
sanam Sanam hhh
@pratikshawakchaure7840
@pratikshawakchaure7840 7 жыл бұрын
sanam Sanam nn
@kahderabdullahi6576
@kahderabdullahi6576 7 жыл бұрын
sanam Sanam
@nololwcn2658
@nololwcn2658 7 жыл бұрын
maryan mursal fanaanad qaaliya isha nacabku kuma aragto🙌🙌🙌
@maxamedrashida686
@maxamedrashida686 9 жыл бұрын
Wooow our lengen aloow kudaa mama maryan mursal
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 6 жыл бұрын
Hestan wxan kusoxasusta my sister and best friend malyuun Nolow dhiiga
@omarsham1534
@omarsham1534 7 жыл бұрын
fananad nagu qaali ah nolow
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 6 жыл бұрын
Legend mama maryan mursal
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
waa fanaanad wadaniyad ah oo dalkeeda jecel somaalinimaddu ku wayntay walle tariikhda sheegi doonta
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Walee inaad been sheegin iyadoo dadkeedu caayeen oo dhibaateeyen bay hadana dadkeeda jeceshahay iyo dalkeedaba 😢
@cabdiqanibaladiye8005
@cabdiqanibaladiye8005 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaw nolow in badan mama maryan mursal ciise botan 👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌👌
@ayaanabdulle2507
@ayaanabdulle2507 8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw caadi mahan Alaay cizak nolow my habo maryan mursal
@sihaamali8924
@sihaamali8924 8 жыл бұрын
kaftanka iyo sheekadeeni markaa isku kali eheen kolaba ma ilaawi karee waaw nice song
@guuleedkhadar8641
@guuleedkhadar8641 Жыл бұрын
Masha Allah Mama Maryan M Ciise
@fatimayusuf8685
@fatimayusuf8685 5 жыл бұрын
Maansha allah
@MilahMeia
@MilahMeia 6 жыл бұрын
I love Somali music
@nastehamuhidin3637
@nastehamuhidin3637 7 жыл бұрын
big respect mama I love you
@cabdinuurmaxamud8148
@cabdinuurmaxamud8148 8 жыл бұрын
Waa hees Macan Jiro jog ayaan kuleyahay
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Maamo maryal mursal ciise bootaan waanu ku jeclnahay nolow inta nololi jirto ❣❣❣🙏🙏🙏
@mrmuwlidsamatar801
@mrmuwlidsamatar801 8 жыл бұрын
Love u mama Maryan Mursal Muuse cise bootaan,, nooolow Hooyo Mcn
@abdishine
@abdishine 6 жыл бұрын
Mamo maryan Fanaanad nagu weyn Hees waa kuwi hore runti 😎
@mawliidomermilano4663
@mawliidomermilano4663 2 жыл бұрын
I remember 2011 waxan aha mid aad ula waaalan jacayl daran misna aan ilaaawin ilaa Hada Jacaylkga kugu horeeya markad hantiyi wydo majirto mashaakil iyo dhib ka xanuuun badan 2022 waxay marwo ka tahay Australia
@kadraqaali196
@kadraqaali196 5 жыл бұрын
Kunjeer kunjeer aniga kujecell my habibii😍😍😍
@fatimahussein5038
@fatimahussein5038 5 жыл бұрын
mama maryan mursal 😍 😍
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 11 ай бұрын
Waayo waaya xasuustay❤💯
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 5 жыл бұрын
Kun jeer aniga ku jecel ya dhagestoya 2018❤️👍
@moliban8133
@moliban8133 5 жыл бұрын
She is Legend.
@sharmakehersi534
@sharmakehersi534 4 жыл бұрын
Legend
@hawanature9053
@hawanature9053 5 жыл бұрын
I love mama Mariam Mursal
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 8 жыл бұрын
maama maryaan mursal allaha kudhowro long life
@sahraxoriyo8857
@sahraxoriyo8857 5 жыл бұрын
Allah cumrigaaaga hadherayo mama maryan
@ugaasmj9623
@ugaasmj9623 3 жыл бұрын
Haween ciid soo galeeso baan dhagesanayaa heestaan♥️
@AbdiAbdulle-vp3uv
@AbdiAbdulle-vp3uv 9 ай бұрын
1234567890qertyippadfjl😢😂❤😅😮
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 11 ай бұрын
Waxan ka dhageysanya bada u dhaxeysa oman iyo somalia mawjadu isku salaxna maryan respect waa qof an qabiil iyo waxaa kharibey aqoon .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Ku dhaqanka qabiilku waa musiiba nagu habsatay, dad baa halkan qof dhintay hees ama erayo aananu lahyn ku murmurayo. Waayo waa isku qabiil. Heerkaas bay gaadhay, in qabiil ku dhaqan noqdo sida biyaha iyo raashinka noloshu u baahan tahay.
@sahraahmediiiai8272
@sahraahmediiiai8272 8 жыл бұрын
Maryan Is my Fanaanad 🙌 and Heestuna is mine 😗
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 8 жыл бұрын
Run badanaa A💋 Kaftankiyo sheekadeenii markaan isku kali ahayn kolnaba ma ilaawi karo A💘 kalaanka dadkale ha maqal kalsoonaan kaa rabaa kun jeer anigaa ku jecel ☝
@roodoosman3306
@roodoosman3306 7 жыл бұрын
Ayeeyo soomaaliyeed
@hodonjacaly624
@hodonjacaly624 6 жыл бұрын
yasaam xabibi mama maryum allaah haku dhowro
@geeseydhacaaye2779
@geeseydhacaaye2779 6 жыл бұрын
mama maryaan thanks
@qadromaxamad2402
@qadromaxamad2402 7 жыл бұрын
waaaaaw axsan cod maamo noloow heestan kama daalo ina dhageysto adban u jeclahay kun jeer aniga kujecel
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwwww waxasa hees lagaa yidhaaa Viva MARYAN MURSAL
@somalyouthmedia1285
@somalyouthmedia1285 4 жыл бұрын
2020👆
@---7573
@---7573 8 жыл бұрын
Mamo maryan ku jecliyaa..... my husband kun jeer aniga ku jecel
@shukriabdi2750
@shukriabdi2750 6 жыл бұрын
سہأظل أكآآبر -حتے أجد-مہن يسہتحق-تۈآضعے 😢💔😍
@abdiyusuf1099
@abdiyusuf1099 6 жыл бұрын
mamo maryan mursal kunjer aniga ku jecl cimriga Aalle haku dheereyo
@samiromouhamed8459
@samiromouhamed8459 8 жыл бұрын
wowowoowo
@hanaanqurux92
@hanaanqurux92 6 жыл бұрын
Wooooow😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayanhibo14
@ayanhibo14 Жыл бұрын
Maqal unba ku hayay manta ayan muqaal iyo maqal ku heelay lakin duqdda allaha khatumadda khair uga dhigo
@luckylove2680
@luckylove2680 8 жыл бұрын
hestan markan maqlo wlhy noloshayda bay saameesaa viva mm
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 жыл бұрын
Waxaan ku xasuusta zaaxipaday faysa qaali ay isoo dhagaysiin jirtay runti hees xasuus mudan
@dooskadiamond9016
@dooskadiamond9016 6 жыл бұрын
Viv maamo maryan muursal ciise botaan noolow waa fanaanad qaran
@Amiirhajji
@Amiirhajji 5 жыл бұрын
Maamo Maryam mursal ❤️💯
@naadiyamohammed6676
@naadiyamohammed6676 5 жыл бұрын
20/10/2018💯💯❤️💯💯💯 Xasuus hore Xasuus inaga dhmn Mayso Awlaad Cazhaq..
@nololwcn2658
@nololwcn2658 6 жыл бұрын
Stil lsting 2018👂👂👁👁💘
@misbah5724
@misbah5724 6 жыл бұрын
mama malyuuun cod udaa this beautiful lady na qurux u daaa 😍😍
@user-vf6se4hv2q
@user-vf6se4hv2q Ай бұрын
Wow
@ikranabdi3907
@ikranabdi3907 6 жыл бұрын
Kaftan keni iyo shekadeni marka kali isku aheyn goolaba ma ilowi karo😍
@cadiqadirmaxamed2214
@cadiqadirmaxamed2214 6 жыл бұрын
Kush kiyow labtaydi baa kuxasusaneysa yaa salam
@abukarfiidow3428
@abukarfiidow3428 Жыл бұрын
Axaya yaa jeecel hadiba qof aan jeclahay waa rowda Sowtu Raxma walegey kuma ilabo hadan nafta qabo il love you so much ♥
@dagancali6577
@dagancali6577 4 жыл бұрын
Ala qoftas baa fanka qima kujogtay mashalh
@hamdijama5945
@hamdijama5945 8 жыл бұрын
kunjeeer anigaaa ku jecel amiin♥♡
@famadiomond8616
@famadiomond8616 5 жыл бұрын
2018 /30 augusto yaa dhageysanaya😍😍👑🙏
@abdirahmanabdullaahi7610
@abdirahmanabdullaahi7610 5 жыл бұрын
Wasmosomali
@mahaduabdala2802
@mahaduabdala2802 9 жыл бұрын
Nice
@hm_898
@hm_898 7 жыл бұрын
Wow Weli 2016
Maryan Mursal | Heesta May i Lulay Sidi La'be (Leeb Jaceyl)
8:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 13 М.
It’S So Fun To Wash My Son’S Hair! #funny #baby#cute  #funnybaby
00:14
Amazing Children Toys
Рет қаралды 8 МЛН
Nimcaan Hilaac 2014 HD
6:27
Muuqaal
Рет қаралды 3,1 МЛН
Maryam Mursal SOMALI UDIIDA CEB + QAX 1993
25:16
Jan Thogersen
Рет қаралды 822 М.
MARYAN MURSAL CEYNKAD IILA WEYN TAHAY 2017 HD
6:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 758 М.
hadaan dibadey ku joogo
9:56
Hasan Ali
Рет қаралды 128 М.
Nimco Jaamac-buuraha u dheer
6:01
Jabuuti TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
qabrigii jacaylka
6:09
Bartamaha
Рет қаралды 1,8 МЛН
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,3 МЛН
Caweyska Cawke iyo Maryan Mursal
1:03:15
Universal Somali TV
Рет қаралды 193 М.
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 82 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН