MARYAN MURSAL WACDARAHII 18 MAY HEESTII SOMALILAND SOCOTAY XAFLADA 18 MAY 2022

  Рет қаралды 190,031

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my

Пікірлер: 99
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 10 ай бұрын
I love you somaliland my dhigayga isaaq ❤❤❤❤
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 2 жыл бұрын
Mamo maryan mursal ciise bootan alle cimriga haku barakeeyo wlhi wanku jeclahay hooyo❤️❤️😍😘
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Maryan musal we as somalilanders we love you so much
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Dalkayga somaliland Magaaladayda hargaysa Qabiilkayga isaaq alxamdulilaah ilaahay vaa nimcad oo dhan na siiyay🥰🥰😍😍😍🤩
@zacadizmail729
@zacadizmail729 2 жыл бұрын
Ceeb somaliland wa lwada dega wana lawada leyahe🙄
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
@@zacadizmail729 waa runtaa inaadeer somaliland wala wada dagaa ha raali ahaadan
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 жыл бұрын
@@hodanmohamed8046 ceeb weeye wllo inaga daa qabiilka dad aya inala dega inalana dhisay somaliland o inala leh cidaas ka badan qabiilna qaran ma noqdo marka somaliland ayeynu qaran ku nahay mar danbe ha isku daba qaban wllo
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
qabiilka ka reeb, dalka reer Somaliland oo dhan baa wada leh
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
@@abdiganiidris860 ogolahay wllkay
@FarxiyoAbdiraxmaan-hr8ez
@FarxiyoAbdiraxmaan-hr8ez 4 ай бұрын
Soomaliland Dada isķa jeclahy❤❤❤
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 Жыл бұрын
Somaliland > everything in the world. ❤❤❤
@yusufdhimbil7367
@yusufdhimbil7367 Жыл бұрын
One of the best songs for somaliland
@aqoonyahan9358
@aqoonyahan9358 4 ай бұрын
Hablaha yar yare garamanta madaw iyo kuwa cad xidhani waa dhiigiyo dada wllhi m.allah
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Machaallah JAMURIYADA BARAKAYSAN SOMALILAND 💚🤍❤️
@loulamohamed3189
@loulamohamed3189 2 жыл бұрын
Masha alllaha hambalyo happy 18 may ☁☁☁💚💚💚❤❤❤
@isooduceeya8957
@isooduceeya8957 2 жыл бұрын
Nolol quruxbadan idiin reynaa reer Somali and reer muqdisho
@fuaadcabdilaahiyuusuf8327
@fuaadcabdilaahiyuusuf8327 2 жыл бұрын
Manshalah good people xasidtiina badan waalee somaliland tagtay
@HodanYar-gp2jc
@HodanYar-gp2jc 9 ай бұрын
one of the best song 2024 ❤
@faro6017
@faro6017 2 ай бұрын
From Kenya 🇰🇪all the love to Somaliland....... I love Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAH DEED SKU DUUBAN QAABI WANAGSAAN SOMALILAND HAA NOOLATO💞💞💞💞💞💞💞💞💞💚🖤🤍❤❤❤❤❤💯💯💯💪💪💪💪💪💪
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Mama maryaan love yuo Mama 😘😘😘😘🤴
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Жыл бұрын
Xasbunallaahu wa nicmal wakiil
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 жыл бұрын
This song very nice maryan mursal she is really nice hero queen of Mogadishu 💜♥️💙❤️💖💕💯💋😍
@abdirahmanmath7151
@abdirahmanmath7151 2 жыл бұрын
Maryan mursal butland miyaa
@yasminahmed2835
@yasminahmed2835 2 жыл бұрын
Queen 👸 of Somalia 🇸🇴 weeyan 😘😘😘😘
@anisaibrahim5765
@anisaibrahim5765 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarg Allah
@AlladiPodcast
@AlladiPodcast 2 жыл бұрын
The best song ever for Somaliland 💕
@ImEmpath
@ImEmpath 2 жыл бұрын
No it’s not lol best song is digtoor by rahma rose
@Shushhh730
@Shushhh730 9 ай бұрын
​@AJ_2090 it's their opinion respect it
@AlladiPodcast
@AlladiPodcast 8 ай бұрын
@@Shushhh730 i do respect 🫡 freedom of speech 🎤
@abdirahmansalah3461
@abdirahmansalah3461 2 жыл бұрын
mansha Allah beautiful
@ayaanxasan9728
@ayaanxasan9728 2 жыл бұрын
Masha llah
@faclon.
@faclon. 2 күн бұрын
maalinka soomalilander kasta aabihii ama adeerkii dhiiga usoo saydhiyey alle hawnaxariisto aabahay iyo adeerkay iyo dhamaaan halgamaayaashi snm somaliland meel adag bey igaga taala shaqsiyan haatana anigayba itaagan thy oo askri ah🥲🥲🥲🥲
@saadamohamedhassan1515
@saadamohamedhassan1515 2 жыл бұрын
Macha'Allah longue vie à vous tous et toutes et qu'Allah vous protèges Amine et bonnes fêtes gros bisous 😍❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@saharaabdillahi2383
@saharaabdillahi2383 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ somaliad love you Miss
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Maryan mursal you are good person
@zahabiyahamid2245
@zahabiyahamid2245 Жыл бұрын
Duriyada 🎉
@AhmedAdenAhmed-h9b
@AhmedAdenAhmed-h9b Жыл бұрын
HOS SONG NENER OLD AM LISTENING STILL ❤❤❤ 2023
@januarySl2024
@januarySl2024 Жыл бұрын
Hambalyo shacabka Somalilaand debed iyo gudo xuska Maalinta Weyn ee Qaran 18 May 2023. Guul,, barwaaqo iyo sarayn Jamhuuriyada Somalilaand baa leh ! Jab iyo hoog Faqash baa leh !
@saharaabdillahi2383
@saharaabdillahi2383 4 ай бұрын
I love you Somaliland my country I miss Somaliland
@IfraaxYuzuf
@IfraaxYuzuf 4 ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuul 🥰 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Like pilot axmed dheere Somaliland must give citizenship
@Naciimo-to8nu
@Naciimo-to8nu Жыл бұрын
❤❤❤❤❤somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hoodoyassein
@hoodoyassein Жыл бұрын
Dalkayga 7/5/2023 dawanaya Happy 18 may SomaliLand 💚🤍❤️
@caashanuurofficial6220
@caashanuurofficial6220 5 ай бұрын
What asong muusigada ayaan wax loo dhigo laheyn yaa utumey ❤❤
@husseinmousse9030
@husseinmousse9030 2 жыл бұрын
Mashallah
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 4 ай бұрын
Maanta wa 18 may wa 33sano guuradi kaso Wareegtay marki ay madax banaanideda Dib ula so noqotay jamhuuriyada somaliland Happy 18 may dhamaan bulshaweynta reer Somaliland meelkasta oo ay daafaha dunida Ka kala joogan 💚🤍❤
@cabdl-cw9yd
@cabdl-cw9yd 5 ай бұрын
maasha allh
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 2 жыл бұрын
Massa’allah
@FredrickMwenda-wz3qj
@FredrickMwenda-wz3qj 5 ай бұрын
masha llah abaye❤
@mohamedjubba3451
@mohamedjubba3451 4 ай бұрын
Maryan Mursal waa qoloma? 😮
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 Ай бұрын
Kuwaan yaawaaye
@Naciimo-to8nu
@Naciimo-to8nu Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
The beat is another level best music 🎶
@faadumomaxamed6051
@faadumomaxamed6051 5 ай бұрын
I love you
@faadumomaxamed6051
@faadumomaxamed6051 5 ай бұрын
Wow welcome
@AxmedCadoosh-q9q
@AxmedCadoosh-q9q 8 күн бұрын
😚🤩🤩❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@hanimaxamed3886
@hanimaxamed3886 2 жыл бұрын
isaaq inoolaad a
@abdikarimhurre6876
@abdikarimhurre6876 2 жыл бұрын
Wax anu hayna qalbi wanagsan farxad iyo nabad citiraf halka nala galay heeso iyo ciyaro lakin imika wanu dhafaynaa 30 sano markaa waxsoo sar ayanuku badalaynaa anigu eegaynay hadanu citiraf helo addunyadu inay na cawiso imika miyaa uma bahnin waxsoo sar ayaynu u bahanay iyo aqoon intuu madaxwayne muuse biixi joogo wa indhulka laga fa iidaystaa biyo xidheeno iyo wax soo sar si aynu uga marano adduunka wax nasiya iyo dawarsi wa in ay shaqaydaa wasarada beeruhu aydadka bilaash logu qoda markaa ka fa iidaysta sacada bilashka ah si aad uga maranto khudrAd dibada ka imanaysa nabaday
@husseinmousse9030
@husseinmousse9030 2 жыл бұрын
🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@intisaarfaarax7422
@intisaarfaarax7422 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@gulledtalasamelyrics
@gulledtalasamelyrics Жыл бұрын
Somaliland socotay oo samada sare ayay maraysa💚🤍❤️
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
The quen maryan mursal we shalll built her house in somaliland
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 2 жыл бұрын
somaliland aakhiro idinracimayso hablow is astura ilahay ka baqa
@sarahalin7834
@sarahalin7834 4 ай бұрын
Soomaalilnd18❤🤍💚
@HirowAbdi
@HirowAbdi 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@hassanahmed115
@hassanahmed115 2 жыл бұрын
♥️💐♥️💐♥️💐♥️💐♥️💐♥️💐♥️🍎🍇🍎🍇🍎🍇🍎🍇🍎🍇🍎🍇🍎 Somaliland196...1991...18
@kaphone6702
@kaphone6702 2 жыл бұрын
Laangaaba. Haf Burch iyo haf hargeyso uun kaga nol qaarada afriga miyaa qaranmatalikara laangaab
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
xaasidnimo waa cudur xun oo gurigaga kuu raacaya, ciil u dhimo, ma adiga ayaa yaqaan dadka aad ka hadlayso, aqoon, garasho, dhaqan, kala dambayn, ganacsi, creamka Somali, bal adiga kaph One maxay tahay, wacal baad tahay, wax jira ma tihid, magacaada maad bedesheen haddii aad broad person tahay, iska qarisaan
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
laangaab isaaq ciilay bad tahee barortu mxy ku qaban ilaa waligin sidasay idin gumaysan donan isaq oo degankagi kaga qaadi donan cashur qasaba oo dhulkoda ku dhistane adna gaajo iyo abaari kugu dil doontaaye
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
Yay ka xuroobeeen waaa yaaabe isaaaqow Kollay waaad ogtihiin in dowlad noqnayna oo Qabiil Qaran noqon Qabiil Qaran ah Arabta ayaaa ugu danbaysay. Sorry 😣 maaad lacagtaan laamiyada iyo kaabyaasha dhaqaalaha wax uga Qabatiin ileen
@barkhadabdi233
@barkhadabdi233 2 жыл бұрын
Dawladaad haysataa waa tee adigu 30 sano ayaad ku jirtaa qarax kufsi dil qax Markasad qaraaraysaa xoolaa tahay🤮
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Ictiraaf waxaan ahayn ma haysid iy passport haday wax tayaan aduu qaraxa iyo wiiftada kaga baxso
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Wadaankayaki waan dhisaanay eey Qarcaland dhiistaa.. JAMURIYADA BARAKAYSAN Somaliland wey socotey 💚🤍❤️
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 2 жыл бұрын
Iyaa yelikara een ahayn isaaq way guulaysanaysaa in sha alla
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 2 жыл бұрын
dameer aan saaranahay dhuusadiisu waxba ima yeesho. iska dhuus dhuus.
@husseinsheybow2296
@husseinsheybow2296 2 жыл бұрын
NACLAD BAA IDINKU. TAALAA. WILIGIINA. GOCIMEYSAAN
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Naag naag dhalay maxaad ka qaadi miyaad soo cawr yi dee
@ahmedmohamoud9849
@ahmedmohamoud9849 2 жыл бұрын
Naagtaas ku jawaabtay waa xaaskaygii la soco iyada ka badan ninoow
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
@@ahmedmohamoud9849 hadaad nin isaaq tahay allah ha iga dhigo
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 2 жыл бұрын
Warka khaniis todoba awoow bad khaniisyo haydeen Mad nagu qarxi 😂😂😂
@asmahoodo9922
@asmahoodo9922 2 жыл бұрын
duli cuqdad udhimo
@faadumomaxamed6051
@faadumomaxamed6051 5 ай бұрын
❤❤❤
@faadumomaxamed6051
@faadumomaxamed6051 5 ай бұрын
❤❤
@Deeqodaahir-im8nt
@Deeqodaahir-im8nt Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@Deeqodaahir-im8nt
@Deeqodaahir-im8nt Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
Maryan Mursal - Somaliland 18may 2012
6:02
SomaliNewMusic
Рет қаралды 293 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 106 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,3 МЛН
DAYAX BAND - DABAAL DAGA MAALINTIINA OFFCIAL MUSIC VIDEO  2024
6:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 356 М.
MURSAL MUUSE HEESTA 18 MAY 2024 MINNEAPOLIS MINNESOTA
3:52
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 172 М.
heesta calanka somaliland 09
10:01
Mohamed Wardi
Рет қаралды 2,9 МЛН
Maryan Mursal: Somaliland HD
6:12
DunyAAakhirah
Рет қаралды 3,8 МЛН
Calanyahaw hadhicin ( Somaliland)
10:01
wadadhabibi
Рет қаралды 624 М.
Dhawaaqi Xornimo (18 May) Heesta Xuska Shidan - Maxamed bk
6:15
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,3 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН