MURSAL MUUSE HEESTA 18 MAY 2024 MINNEAPOLIS MINNESOTA

  Рет қаралды 170,475

Hodan  Abdirahman  Artist

Hodan Abdirahman Artist

Күн бұрын

Heesta: 18 May
Erayadii: Abdiqani xaji October
Laxankii: Khaalid Kaamil
Music: Ahmed-weli Furinle

Пікірлер: 380
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 4 ай бұрын
REER AWDAL HOOYADA IYO AABAHA SOMALILAND ❤❤
@AyaanCabdirisaaq-ss8gn
@AyaanCabdirisaaq-ss8gn 4 ай бұрын
Niyow somalilan fanaanin badana oo cud mcna say masha alh❤❤❤❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 ай бұрын
Dadki sugaanta iska laha sawmaha somali wa la iskawada sheegta uune iyaga wixiba leh ❤❤ long life rer somaliland
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 ай бұрын
Masha allaaah mursal huuno halkaadka wad oo yaanaan mar qudha arkin adoo dalkerna ku caasiyay sida nimcaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Therobloxvibestwins
@Therobloxvibestwins 4 ай бұрын
❤❤❤ hodan iyo mursal isku wara 🎉walal happy may 18 from gabeliy ❤❤
@aamohamed5102
@aamohamed5102 4 ай бұрын
Guulayso Mursal Muuse. Mustaqbal fiican ayaan kuu rajaynayaa . Waad u hiilisay dalkaaga.
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 4 ай бұрын
Reer Sland waa Masaarida somalida! Ciddii garanaysaa garanaysee❤❤❤❤
@munamahdi-px1xs
@munamahdi-px1xs 4 ай бұрын
Mursal muuse cumar My favarate fanan From caasimadi Hargaysa 🙏❤️☑️
@abdiazizawdahir4507
@abdiazizawdahir4507 4 ай бұрын
Mursal muuse cumar fanaan heer sare ah guulayso.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Reer somaliland guuuuul iyo gobanimo cadowgu ha jabo qaranimaa deeqda
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt my country from borama ❤❤❤❤❤
@hodonhassan7575
@hodonhassan7575 4 ай бұрын
Are u sure u from borama.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
@@hodonhassan7575 yes baby jibril yonis
@Raana_1234
@Raana_1234 4 ай бұрын
@@hodonhassan7575 Reer Boorama here, God bless my country Somaliland🎊🎊 💚♥️🤍💚♥️🤍
@CajabocumerMaxamud
@CajabocumerMaxamud 4 ай бұрын
​@@hodonhassan7575❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikariimhussenguuled3134
@abdikariimhussenguuled3134 Ай бұрын
Thanks hno somaliland ayaa inaga badan Allah ha noo daayo wadankena
@Mbappekid378Alt
@Mbappekid378Alt 4 ай бұрын
Yaa salaam inaba caadi maaha the best singer in North America noolow in waligaaa🎉🎉🎉🎉🎉 mursal muuse comar.
@naemahmohammed8626
@naemahmohammed8626 3 ай бұрын
سبحان الله لاإله إلا الله محمد رسول ayaa musico lagu kor tumanayaa Allah idin soo hadeeyo 😢
@cawocumarjamac4597
@cawocumarjamac4597 4 ай бұрын
Mursal muse cumar curadki xidigah geeska nin raged wllky qali jiro jog ❤❤❤❤❤❤
@SacdaYazin
@SacdaYazin 4 ай бұрын
Mursal halyay qaran❤ waa dharaar ka wayn dharaaraha kale💚🤍❤️
@somaraust5471
@somaraust5471 4 ай бұрын
MashaAllah, my best nationalist song for May18, 24. Thanks Hodan C/Raxman Dheere for posting. Mursal&Hodan S/landers dhaba, Dhulka ma guuro. Ereyo, music iyo codba good team work.
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 4 ай бұрын
Heestan waxa isugu tagay afar nin oo kala ah laba habarjeclo ah iyo laba samaroon ah❤
@ayuubhindi928
@ayuubhindi928 4 ай бұрын
H.jeclo iyo makahil maxamed case
@abdikanihajioctober8937
@abdikanihajioctober8937 4 ай бұрын
@@ayuubhindi928kkk war Dhib badanidaan
@africaresearchsolutionorga5511
@africaresearchsolutionorga5511 3 ай бұрын
Isaaq iyo gadabuursi dhee
@fathuma3573
@fathuma3573 4 ай бұрын
Waa kuwa caruurta xalaasha ah ee samaroon inta xun ku ilaawa sida nimcaan oo kale
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 ай бұрын
Nimcankasi cuqdad bu la dhashe maaha samaron
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 ай бұрын
Mursal muse The one and Only we Love you MMCW❤❤❤❤
@omarbashehajiyusuf4572
@omarbashehajiyusuf4572 4 ай бұрын
Mursal muse cumar warsame fanan qaran big respect
@NajmaCali-ey2np
@NajmaCali-ey2np 4 ай бұрын
Mursal muuse fanan qaran💚💬❤🤴
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS 4 ай бұрын
Allah yacisak mursal muuse bilaash uguma bixin curadka xalaasha ah ee xidigaha geeska ✅👏
@aminayousuf-ej4il
@aminayousuf-ej4il 4 ай бұрын
Jah Dhiiga Reer Adwal Cadwaga Nabada iyo Horumarkooda Diidan waa U quusgooyeen Dad Qalin iyo Aqoon ku xaragooda 2024 halka dadna Dagaal iyo dib u dhac u socdaan
@jamaltimajilic6679
@jamaltimajilic6679 4 ай бұрын
mursal heesihi laqaaday heesti ugu wanaagsan ayay noqotay ereyada abwaan abdiqani xaaji ogtober laxanka khaalid kaamil
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 ай бұрын
aniga mustafe dollar tiisa igagadan inti laqaaday
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 4 ай бұрын
❤❤❤gobtii samaroon mursal iyo hodanba kama kaftamo sababtoo ah waa dad bilaa qabyaalada qarankan abaal kuleh waa laba fanaan oo aan jecel dadkood dalkood somaliland oo aan cunsuriyad iyo fataalnimo aqoon sharafbaa korkiina inaadeer
@MunaSaleebaan
@MunaSaleebaan 4 ай бұрын
Mursal muuse cumar fanaan qaran❤
@naazirsayid-nr4ks
@naazirsayid-nr4ks 4 ай бұрын
Mursal muuse iyo hodan cabdi raxmaan lamaane aan taageero guulaaysta magaciinu kor❤❤❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 ай бұрын
Masha allah mursal muuse iyo hodan cabdi raxmaan fananin qaran horow socda happy 18 may 🤍💚👍❤🤍💚❤
@HodanYusuf-w2x
@HodanYusuf-w2x 4 ай бұрын
Mursal muse halyeey qaran we love you ❤
@QadanMohamed-i4t
@QadanMohamed-i4t 4 ай бұрын
Waa fananka kal yee ugu afgaban fananinta geeesi mursal muse 🦁🦁✅
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 4 ай бұрын
Guulista reer Somaliland guul insha Allah Mursl geesi ❤🎉
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 4 ай бұрын
Hodaneey isku waara adiga iyo Mursal 🤲🤲🤲🤲 from Hargeisa Hadh-wanaag big respect ayaan kuu hayaa. ❤️❤️❤️❤️🟩⬜🟥🟩⬜🟥🟩⬜🟥
@Raaqiyariyaaq
@Raaqiyariyaaq 4 ай бұрын
Guulaysta mursal iyo xaaskiisa hodan waa Dad caqli usaaxiiba❤❤❤
@fardousadan9298
@fardousadan9298 4 ай бұрын
Hodan iyo mursal gob iyo caadkeed we love ❤ ❤❤you ❤ ♥ isku waara abid happy 18 may huuno
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
mursal mursal mursal !!!!!!!!!!!!!!!!!!!! alahuakbar !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! from saylac city
@prettysamera2708
@prettysamera2708 4 ай бұрын
Mursal muuse cumar legend♥️♥️♥️♥️♥️
@bedraqani94416
@bedraqani94416 4 ай бұрын
Allfanaan mursal muuse cumar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha allllah muursal muuuse cumar nolow❤ guuul somalilad ha nooooolaaato aamiiiin❤❤❤❤❤❤
@foziasalad1152
@foziasalad1152 4 ай бұрын
I’m so excited to listen this song I was waiting thank you❤❤❤
@hoodoabuubakarmuxumed6788
@hoodoabuubakarmuxumed6788 4 ай бұрын
Mnsha Allah Guuuul Iyo Gobanimo Soomaalind 18 May 💚🤍❤💚🤍💚❤💚🤍❤💚🤍❤
@AlmiraMunir
@AlmiraMunir 4 ай бұрын
Mursal waligi legendry buuahanya. 😊😊😊
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 4 ай бұрын
Mansha allah tabarkalah dakaygii mursal iyo hodan cramaan❤❤❤
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 ай бұрын
Curadka xidigaha geeska Mursal Muse Cumar 🔥❤️
@ismailebrahem9721
@ismailebrahem9721 4 ай бұрын
Mursal muse iyo hodan abdirahman fanaaniinta qaranka ❤
@abdifitahAden77
@abdifitahAden77 4 ай бұрын
Wan idin salamay hodan iyo mursal iyo dhamaan reer somaliland❤❤❤❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Dhaa maaan fananitayda murlas muse omar iyo hodan Abdirahman dheere wandi salamaya 🎉🎉🎉💚❤💚💋💋🌹❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 ай бұрын
Mursal iyo nimcaan hilaac kala wadan jecel maanshalaah murasal iyo hodan
@barwaaqomaxamed4033
@barwaaqomaxamed4033 4 ай бұрын
Guul guul mursal muuse iyo hodan
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Happy 18 may dadkaygoo somaliland guul allow waxay jeclyin si 💚👍👏👏👏💚❤🌹🌹❤💋❤💚
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Mursal muuse waa fanaan calool xaadhan caafimaad ku waar abti
@MomtasOmar
@MomtasOmar 4 ай бұрын
Hhhhh oo yuu ucalool xaadhanyahy😂 nin dalkiisa uheeaaya uunbaa arkaa mashalaa
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 4 ай бұрын
@@MomtasOmar Oo maxaan kaxumana hadan samaron nahay, qabyaaladu waa halkeeda oo somaliland oo dhanbaa is qabyaladaysa dhexdooda, Samaroonka dhexdiisa ayay buuxda, markaa lakin wax kaloo xumaana majirto oon ku qabno somaliland, ani shakhsiyan hadan iska hadlana ani iyo family gayguba isaaqban lashaqysana wax qabyaladana lamanu kulmin.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 ай бұрын
Somalilander nimadaynoogu badisaa iyo walaalaheen isaaq aynu wax Wada lahaano ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj Haa qaranimo iyo nabada oo aynu ilaashano iskana ilaalino kuwa xumaha wada ee danaha cadowga fulinaya
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 4 ай бұрын
Inaadeerkay cabdiqani Xaaji oktobar mahsanida waa hees iyo badh
@HoodoAbdinour
@HoodoAbdinour 4 ай бұрын
Qofwalba dhulkiisu sharaf ku leyahay hodan iyo mursal alleh dhulkeena haynoobarakeeyo wllo ❤❤
@HodanIsmaciil-yy6jv
@HodanIsmaciil-yy6jv 4 ай бұрын
Alfanaan mursan iyo hodan iyo dhamaan my duriyadaydii waan idin salaamay❤
@habonyusuf9285
@habonyusuf9285 4 ай бұрын
Warun waxa dheefta wacan waa dhalashadee ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 somaliland guuul iyo gobanimo
@gobpro3576
@gobpro3576 4 ай бұрын
Mursal muuse cumar hees dhaxal gala weeyi runtii axsan fanaan
@Osob_5
@Osob_5 4 ай бұрын
ASC wallee Mursal waa fariid Fariid dhalay Noolow Eedo mcnt oo Cadawgaagu Ha jabo ❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maryam-cd3gt
@maryam-cd3gt 4 ай бұрын
Curadkii xiddigaha geeska Mursal Muse waaaw oo waaaw hadana
@amiirohassan8498
@amiirohassan8498 4 ай бұрын
MaanshaAllaah guuuuul Somaliland Mahadsanid Mursal muuse geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤💪
@amiindaud8582
@amiindaud8582 4 ай бұрын
Mursal muuse omer my real freind sxb sharafi korkaaga ha ahaato
@ahmedzuudi9012
@ahmedzuudi9012 4 ай бұрын
Abdiqani xaaji aktober legend
@farxiyafarahmohamed1202
@farxiyafarahmohamed1202 4 ай бұрын
Happy 18 may mursal iyo hodan qurux
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 4 ай бұрын
jah jah mashallah Hambalyo hambalyo Happy may Somalilanders iyo inta jecl Somaliland inshallah saanadka saanadkis nabda iyo wanagsan inshallah ❤❤❤❤❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 4 ай бұрын
MURSAL MUUSE CUMAR SHARAF IYO KARAAN ❤❤
@hamsehajidahir319
@hamsehajidahir319 4 ай бұрын
Legendary mursal muuse cumar
@hamdalaahi4448
@hamdalaahi4448 4 ай бұрын
Mursal muse cumar ❤❤❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
MANSHA ALLAHA GUULE SOMALILAND GUULE NOOLOW MUURSAL🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 4 ай бұрын
Wooooow geeeesi reer somaliland ❤❤
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 4 ай бұрын
Gees mursal waaa gadh hayaah dalk. ❤❤❤❤❤❤❤
@bobkevin972
@bobkevin972 4 ай бұрын
Mursa 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I hope you
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 4 ай бұрын
Thank you mursal muuse
@SuhaybAhmed-pj5rc
@SuhaybAhmed-pj5rc 4 ай бұрын
Mursal fanan. Qaran
@nimcoqalbac6915
@nimcoqalbac6915 4 ай бұрын
Mursal muuse cumar 💚🤍❤️
@Milgo453
@Milgo453 4 ай бұрын
Mursal muse hore usoco cidna ha u joojon guulban kuu rahaynayaa
@koosmohamed7622
@koosmohamed7622 4 ай бұрын
❤❤❤Maashalla Mursal S/lader dhaba.
@ShaafiShaafi-sf1ji
@ShaafiShaafi-sf1ji 4 ай бұрын
Happy 18 may somalilander
@jaamabiixibiixi8385
@jaamabiixibiixi8385 4 ай бұрын
Mursal fanaan qaran
@muktarodowa9440
@muktarodowa9440 4 ай бұрын
Heestii sanadka weeye. Heesaha sanadkan May loo qaaday tanbaa u shidan.
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 4 ай бұрын
Mursal muse wow noolow nolol qurux badan
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 3 ай бұрын
Mansha allaah Aamiin mhdsnd Afanan qaliys Mirsal muuse
@AbdirahmanMed-uz5fo
@AbdirahmanMed-uz5fo 3 ай бұрын
WOW WOW WOW M.M.C.S.W MACHA ALLAH 🎉🎉🎉
@ayanbadal9364
@ayanbadal9364 4 ай бұрын
Hodan dheeman iyo mursal geesi ❤❤❤❤❤
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 4 ай бұрын
The best one this Song Abwaan Abdiqani.X.October iyo fanaan Mursal Mahadsanidin, idinka iyo inta qeyb qaadatay soo saarista Hees ka dulqaaday heesihi kale ee 18 May 2024 WOW❤❤❤❤
@ZeinabFarah-b5t
@ZeinabFarah-b5t 3 ай бұрын
God love Somaliland geese Mursal muse❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl 4 ай бұрын
Wa fanaanka aan ka dambeeyo horay u soco mursal
@IfraaxCabdirahman-g2r
@IfraaxCabdirahman-g2r 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤mursal muse fanan qaran dhaldkii somaliland guul qaran
@yassinnour9122
@yassinnour9122 4 ай бұрын
Thanks!
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 3 ай бұрын
Alfanaan mursal muuse omer hanti qaran❤❤❤
@HousseinAhmed-n4x
@HousseinAhmed-n4x 4 ай бұрын
Happy 18 may my home somaliland 💚 🤍 ❤️
@zainabyassin4993
@zainabyassin4993 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdicasis-tk1rt
@Cabdicasis-tk1rt Ай бұрын
Mursal muuse cumar aabaha somaliland we love you ❤
@asmamohamoud1865
@asmamohamoud1865 4 ай бұрын
Maydi dhalataba Somaliland xusbaan udhignaaa Somalilaand Mansha Allaah 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️
@namuush
@namuush 4 ай бұрын
Mursalka 🥰🥰
@abdimuhumed8411
@abdimuhumed8411 4 ай бұрын
Legend mursal muuse🎉❤❤
@hibakabdirahmn5171
@hibakabdirahmn5171 4 ай бұрын
Waa iskeenay curadkii ❤🫶
@amalahmed6596
@amalahmed6596 3 ай бұрын
Happy 18 May Mursal iyo Hodan🎉🎉Long life ❤👑👑👑 Hodaney full show so geli wlshy. Keep going 💯
@Sagaljama5505
@Sagaljama5505 4 ай бұрын
Samaroonkii Xalaasha Ahaa Fanaan Qaran ❤️
@naj.warsame7004
@naj.warsame7004 4 ай бұрын
Siiiiii🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@abdifatahmuuse3579
@abdifatahmuuse3579 4 ай бұрын
Mzhalah waa heesdhaafty
@zeno4812
@zeno4812 4 ай бұрын
Mursal Muuse legend
@samirasam4430
@samirasam4430 4 ай бұрын
Mursal musse Waa nasaab❤️❤️
@Garxajis123
@Garxajis123 3 ай бұрын
💚🤍♥️ #mursal #muse #voice #gold #legendary 👑🪽 #queen #hodan abdirahan
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 4 ай бұрын
Ayyy Jah mursal muuse cumar ninraged lander dhaba ❤❤❤
@cadawaran0107
@cadawaran0107 4 ай бұрын
Ma aqaani Waxaan Kugu tilmaamo Palse Waxan ku leyahay Wxd tahy Halyay Qaran Afkaaga Kuma Qadi karno🙏🙋‍♂️
@khadroabeey3401
@khadroabeey3401 4 ай бұрын
Hambalyo 18 may
@deqoomar3625
@deqoomar3625 4 ай бұрын
Yasalam guuuuulesta rer Somalilan❤❤❤❤❤❤❤
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 4 ай бұрын
Waa umada oogu taariikhda dheer iiguma taariikhda fcn Magaca soomaali Xaasid ma liibaano Ilaahay ha xafido cidaàn waxey mudan yhin Ku dayasho
MURSAL MUUSE ALLOW NOO TIIRISEE XAFLADII 18-KA MAY EE MINNESOTA.
2:34
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 40 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 58 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 117 МЛН
MURSAL MUUSE HAA II RAADSAN SHOWGII MINNEAPOLIS 2024
6:07
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 64 М.
Wacdarihii 18 may 2024 Hargeisa somaliland
4:00
Mateer vlogs
Рет қаралды 13 М.
Xidigaha Geeska | Hankii Qaranka Rumoobay (Shaqo Qaran)
7:34
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30
When Royal Guards Fight Back!
8:08
Fighting Spirit
Рет қаралды 2,8 МЛН
KHALID KAMIIL - QARANKA MARNA KAMA KAFTAMO - OFFICIAL VIDEO 2024
3:25
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 40 МЛН