Let's not judge until we know what happened. We had civil wars due to people who didn't not want to give up power and those who wanted to take the power from those people. Our president might know more than we know and he might be trying to save us from Civil War again. In politics there is no consistent friendship but there is consistent interest. Before we criticise him let's see what he has to say
@abbdll13 күн бұрын
Wadan difaacaayo wadankake ma jiro
@Inccoonnuu113 күн бұрын
Soomaliya iyadaa u baahan in la badbaadsho oo qarka ayey ka dhici doontaa hadaan hada la qataraha ay ku sugantahay,,
@barsaqanbarwaaqo411013 күн бұрын
XASAN SAAXIIB MALAHA WAAN KU QASAARNEY WARKII CCSHAKUUR AYAANA SOO BAXAY NINKAAN TURKI BAA MADAX . MAREY HADANA ORDAGAAN UU MEEL FAGAARAA NAGU CEEBEEYEY
@halimaahmed217913 күн бұрын
masar iyo eritrea mieyey kula soo xiriireen yaabkooda kula wadaageen ma waxaa kugu adkaatay in fahamto in somalia ay kasoo baxdey xilligi burburka oo ay marwalba xiriirka ay la yeelanayso caalamka u yahay kalafaa’iideysi dalxoreeye mudane Hassan la wada qiray biseylka siyaasadeed ee uu leeyahay guul 🇸🇴 kanaxow Nafta waa
@maandeeqcookingmuxadrahcha739213 күн бұрын
😂😂😂😂😂 allow amuurah sahal...badbaada alle😅
@GelleWarsameSabriye13 күн бұрын
Ciidanka badda ethiopia uu salaan ka qaatey😂hassan sheikh.
@aweesahmadmohamad14 күн бұрын
😂😂àdunka ka yaban shacabka Somalia sida loo sixray waxa matalo xildhibano basabor shasheye watan wasiro basabor shasheye watan 😂😂😂😂😂😂
@abdullahiisse995213 күн бұрын
War Aan alla barino xaald adg ayaan ku jirnaa حسبنا الله ونعم الوكيل
@mohamedhussein975313 күн бұрын
3 dooduba cadow waan u wada qosleenaa midii maalintaas danteena aan ka aragnana iyadaa u shideenaa maqaayada
@abdulkadiryousuf739513 күн бұрын
Xasan Sheikh Jini Ethiopian Ah Ayaa Ku Jiro 😢 Cilaaj Ayaa Geyneynaa Intuu Xamar Ka Bixin 😂
@akfanax13 күн бұрын
Are you ok
@YahyeAbdilaahi-w3r13 күн бұрын
Hassan Sheekh Waa la Taagaya sidii Qamar
@sahrujainaali13213 күн бұрын
ODEYGA WUU WAASHAY EE HALAGA GAARO
@yousefHassan-qm5rn13 күн бұрын
Annaga Eratarea Ethopia masar dhamaan waxba nagama gelin kaliya waxaan fiirseeynaa masalaxadeeyna taasna Cbb masuul noogama ahan iya adooo kale ee waxaa nooga masuul ah dowlada
Ma jiraa war ka soo baxay Madaxweynayaasha Masar iyo Eritreeya ama wax ay soo dabaceen suxufiyiinta Eritereeya iyo Masar?
@AbdisalanAbdulleAli-iw1fr13 күн бұрын
Dalkaan Xasan Sh ayaa wakiil ka ah wixii dalkaan dan u ahna asaga ayaa naga og noogana wal wal badan balse dad aan fahan badan lahayn oo dacaayad uun nolol ka dhigtay ayaa qaaqda haaya. Wiilkaan yar ee wariyaha dhawana galka ah ayaa hada saxiix nooga dhigaayo book madaxda saxiixdo marka booqasho rasmiga ah ku yimaadaan dal kale.
@FrontlineDiplomatsFD13 күн бұрын
Abgaashu maxaa ka wada dhigay dad wada maangaab ah ? Jahwareerkaan waxaa u sabab ah dameer HSHM
Waryaa wariye waad waalatay maxay soomaliya badbaadin kartaa, adiga xasan xaraash ayaa ku waalay, soomaliya ayadaa Badbaado u baahan oo u Baahan in Laga badbaadiyo xasan xaraash, adiga wariye ma noqon kartid Hawiye Lee aamin santahay, ma Geedkan xun ee xasan sheekh xaraash oo shalay ubax taariikhi ah Dhigay taaladii saraakiishii itoobiya uga dhintay dagaalkii 1977 kaas Miyaa wax badbaadin karo, war na dhaafi waxa.
@abdullahimahamudjumale361213 күн бұрын
Nacnac iyo qiyaas been ah ayaad wadaa xuseen qiyaasta jooji anaga xur ayaa nahay cid wax noo meeri karto majirto ciddaan doono ayaan la heshiineynaa adigana waxaadan fahamsaneynin ka joog baan ku leeyaha