Israel oo aanan laga ciribtirin bariga dhaxe ma dageyso xasaradaaan ✌🏾✌🏾✌🏾
@Abdirisak12 ай бұрын
Alle ha u gargaaro
@Somali122222 ай бұрын
Masar hadey dagaal rabaan ciidankooda ha geeyaan ayagana si beerka loogaga garaaco isreal ✌🏾✌🏾✌🏾
@MaanHersi2 ай бұрын
Masar wax Saa loo Galo way tahay Saa Walalahood Bay ogoladeyn In Hortoda lagu Xasuqayo Masar ciilka u qabo sidas iyo si ka daranba waa istahilan xaranta
@AxmedFaarax-r1w2 ай бұрын
Zxb caafimaad kunoolow adi iyo dhamaan umada
@Itsyoboishuaib2 ай бұрын
WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey
@mumadabdi21072 ай бұрын
Ilahow
@mumadabdi21072 ай бұрын
Walalahey
@mumadabdi21072 ай бұрын
Falastin
@mumadabdi21072 ай бұрын
Dhibatada
@mumadabdi21072 ай бұрын
Kaqaad🎉❤❤
@zainabmahamed10422 ай бұрын
masar marabto in ay isdhaqajiso waybaqaysaa lacagta lagusiinayo reerqasa ayaa laga goosanayaa
@engawilegal46492 ай бұрын
MARKII HORE MAXAA KEENAY HALKAAS? SOW IN LA DULMIYO FALASTIIN MASAR UMAY OGALAAN OO GADOON LA GELIYO? WAA ABAALKOOD MANTA IN LA DAFIRO WAAYO SIDA AYDA AYAY UGU SHAQEEYAAN YUHUUDA.
@abukar200112 ай бұрын
😂 waan iska qoslaa markaan maqlo SiiSii ayaa israel ku cadàadinayo inay xadkaas kabxdo. Dadka masaakinta ayaa been loo aheegayaa
@abdurrahmanHarbi-cy8hy2 ай бұрын
Siisi iyo yahuuda maxa udhexeya? Fadlan hana waalina ay iyo doofar hanoo kala qaadin
@KaltunAbdille2 ай бұрын
masar waxaan rabi lahayn in yuhudu weerarto waayo cabftax siisi xaaraami fulay ah weeye marki hore maxuu isaga difaci waayay ala ku cadab fulay
@SabahSalem-i4u2 ай бұрын
Israël ayaadaba xukunta Maraykakan la sheegayo ma istidhi sida muqata hada
@Mo_Daud.22 ай бұрын
Waayo markanka siyaasadu kushaqqyaba wata ay israel doonto ayuunbu kushaqeya