Maseerka iyo sida loola xaalo By Sh Maxamuud Abu Dalxa

  Рет қаралды 304,321

SOMCAN MEDIA

SOMCAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 252
@naima6043
@naima6043 5 жыл бұрын
Ilaahoow ninkaaa ii qortay naag haiiga ag qorin ameeeen🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@UMBUSHRAA
@UMBUSHRAA 5 жыл бұрын
🤣🤣
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 4 жыл бұрын
Aamiin dhamanteen
@kornaylwardoonfaahiye2410
@kornaylwardoonfaahiye2410 4 жыл бұрын
sunela love amiin dhamanteen kk
@kishlishmacalin5432
@kishlishmacalin5432 4 жыл бұрын
Maasha Allah Alle haka abaal mariyo Sheekh abuu dalxa 2020 hada tahay like
@faadumoyuusuf1725
@faadumoyuusuf1725 4 жыл бұрын
Maa sha alaah shèeq ale cod kaaga hakuu barakee yo
@nimcanalka7811
@nimcanalka7811 7 жыл бұрын
Walahi Qalbiga I Qawooway alxamdu lilaah mahad dhamaan alee u sugnatay yaa alaah diinta nagu adkeey aaamiin aamiin yaa alaah
@sucadsiman1764
@sucadsiman1764 5 жыл бұрын
Asc
@rukiaruun4338
@rukiaruun4338 5 жыл бұрын
Subxaanalaaah wlhi mid hore nooga dhacday runtii anoo been kugu shegeyn reeraheena ayaa uburburiney allh damgeena ha dhaafo
@liibaanliibaan8389
@liibaanliibaan8389 4 жыл бұрын
3
@barwaqocali4459
@barwaqocali4459 4 жыл бұрын
Jazaka Allah khayr sh
@saamiyamohamed6725
@saamiyamohamed6725 5 жыл бұрын
Mashallah sheikh Abu dalxa allah ha gaa abal maariyo kheir kaa aad nagu waaniso noo soo duce allah in uu naga yeelo rerki isgu waara oo awlad saalixin ah naa siiyo allahuma amiin
@nimcoibrahim4578
@nimcoibrahim4578 8 жыл бұрын
manshaallah Allah habarakeya musliminta gar ahan abu dalxa
@nafisomuumin5318
@nafisomuumin5318 7 жыл бұрын
Nimco Ibrahim
@fardowsahussein9397
@fardowsahussein9397 7 жыл бұрын
Masha Allah sheikh wa wax wanagsan alle hainaga dhigo kuwa samir badan nimankana alle hagaransiyo iney kasobaxan xaqa xaskodaa hore jazakalahu kheyr sheikh
@ceeyniihaji9107
@ceeyniihaji9107 7 жыл бұрын
sheekh abuu dalxa illahey raali ha kaa noqdo in bdn waad noo faa iidesay waana Ku dhaqana wanadada alx
@uubb5006
@uubb5006 6 жыл бұрын
shiqoow waa runta wlhi
@addnllhpranks6923
@addnllhpranks6923 8 жыл бұрын
sheikh abu dalxa Masha Allah aad iyo aad ban kafayidestay ninkeyguna Wu gursaday aniguna wof qurbaha joogto ayaan ahay aad ban masersanahay cuntoba an cuni wayey hada maserkaba wan iska dhafi ninkeyga sifican ayan soojidaneya sidu igu jaclado . insha Allah . Abu dalxa jazakumula kheiran.
@malyunmohamoud1658
@malyunmohamoud1658 7 жыл бұрын
Addnllh Pranks z
@zahrabintuhussen4733
@zahrabintuhussen4733 7 жыл бұрын
A
@saraahmed5751
@saraahmed5751 7 жыл бұрын
Addnllh Pranks abayo lakin qalbi tagay makusonoqon karaa
@aminamohamud7201
@aminamohamud7201 6 жыл бұрын
Addnllh Pranks
@AmRaNist
@AmRaNist 6 жыл бұрын
Sara AHMED Walal Gabadha qalbiga haka jabinin niyada udhis ama ka aaamus
@MsIbrahimdhere
@MsIbrahimdhere 3 жыл бұрын
wlhi been ma ahan shikhow aniga ka mid ah rag derbiga qaatka ku cunayo waa balan inaan dhaafo insha allah yaa rabi ilaahow iga madoobe
@ugaasocabdi2324
@ugaasocabdi2324 3 жыл бұрын
Aamiin wll Allaha kaa madoobeyo
@abdifitahjeyte8298
@abdifitahjeyte8298 8 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 👍 جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@mr.a1285
@mr.a1285 6 жыл бұрын
the people that gave a bad on this video ; do you even know what the sheikh was saying, may Allah bless the sheikh and his family, and every Muslim family.
@abdullahimohamedkerrow1761
@abdullahimohamedkerrow1761 4 жыл бұрын
Ameen
@ruunsaid9861
@ruunsaid9861 5 жыл бұрын
Mashaallaaa waa talo wangsan shiikh xafidahulaah runtii waa waxyaalo dhaca illhy ha nga najeeyo masayr inshaallaa
@fadumopurco2229
@fadumopurco2229 4 жыл бұрын
Aniga waan maseer badanahay ma jecli inuu gabadh kale salamo
@hoodoayaan3356
@hoodoayaan3356 3 жыл бұрын
MASHALAA ilaahay ha ku xiftiyo
@Rosequrxinta634
@Rosequrxinta634 6 жыл бұрын
mansha Allah sheikhow Allah kunacaristo adun iyo aqiro bo waxaana kurajeynaa libaaan insha Allah maseyrka uu xanun bdnyhy sheikhow qofka daweyn karo na waa qofkii keene aduu kwrn qofkad kamasersanthy bo kudhaho waxbo mesha kumaheysid ama kaqancin waayo bo
@sabrinasomalichallenge2697
@sabrinasomalichallenge2697 7 жыл бұрын
Masha Allah Allah a ku xafido sh dalxa
@zamzamhoori2138
@zamzamhoori2138 4 жыл бұрын
Sa
@canabmuktar102
@canabmuktar102 8 жыл бұрын
mashallah sheikh xaqa allaha inatuso
@amrinaabukar7899
@amrinaabukar7899 2 жыл бұрын
Masha alah shiq alaha haku barakeyo
@عبدالقادرعلى-خ2غ
@عبدالقادرعلى-خ2غ 8 жыл бұрын
maashaa allaah illaah ha dhaafo sheekh
@muusemahdi982
@muusemahdi982 7 жыл бұрын
عبدالقادر ع لى
@cabdikariimnaaibinanaaib458
@cabdikariimnaaibinanaaib458 7 жыл бұрын
عبدالقادر على asc mshaal
@cabdikariimnaaibinanaaib458
@cabdikariimnaaibinanaaib458 7 жыл бұрын
عبدالقادر على shk abudxe
@princesszabiba8702
@princesszabiba8702 4 жыл бұрын
Machallah tabarakallah jazakallah kheir cheikh abu dalxa
@ayanmaxamed5366
@ayanmaxamed5366 4 жыл бұрын
Masha allh ilaahay ha ajar iyo xasanad ha ka siyo
@amranaxmed8235
@amranaxmed8235 5 жыл бұрын
masha allh allh ku xafiida shiikh abu dalax
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 2 жыл бұрын
manta lagaga bilaawo in lagula guursado diyaar ma u thy
@rodamahamoud
@rodamahamoud 4 ай бұрын
Mashaallah jasakhalaker
@fariidaxaaji2583
@fariidaxaaji2583 5 жыл бұрын
Masha allha sheq jizakalahum qrry ❤ ❤ ❤ ilahey haku xifdiyo
@cabdishucac501
@cabdishucac501 5 жыл бұрын
Maseyrka ninka guukabada maxa laguxalin
@queenoslo4852
@queenoslo4852 8 жыл бұрын
masha allah xafidullah jzkllhu kheer Abuu dalxa
@iqroikram3095
@iqroikram3095 8 жыл бұрын
shukran shekh Abu dalxa
@fadimoxasan8060
@fadimoxasan8060 7 жыл бұрын
mash allah abu dalax khyarka ad u wngsn ee aad wado wan ka faidanay runti
@intawngsanwalashod7371
@intawngsanwalashod7371 5 жыл бұрын
Mansha Allah shiiq jasakulah
@amaltmuhumed8592
@amaltmuhumed8592 7 жыл бұрын
maaan.shaa allah sheekh allaha ha kaa ajir siiyo.anakana.allaha hanagu anfaco
@xagsoabdikadir6728
@xagsoabdikadir6728 4 жыл бұрын
Jizaka laah shekh
@fardowsahassan8675
@fardowsahassan8675 6 жыл бұрын
Sheikh abu dhalxa allaha ku barakeeyo
@hodonsiciid4539
@hodonsiciid4539 4 жыл бұрын
Mnsh añllh shiikh ilash miisanka xasanaadka.ilaah hakuugudaroh
@fahmohajji5216
@fahmohajji5216 7 жыл бұрын
sheikh. ....wad mahadsanthy ......qeyrkaaga akhiro jano alle haka dhigo sheikh ee barnamijka aad kahadashe runtii waa mid dhaba ah maseerka marka ladhaho waa imtixan illah nagu lamaneye insha Allah kuwii iman dhaba iyo aamino oo hadafkooga noqda akhiro alle hainaga yeelo dhaman umada meelkista oo lakala joogo .....sheikh bal si gaara iiguso ducey ....
@gacalyare6596
@gacalyare6596 7 жыл бұрын
hanan hajji Binti omar masha Allah
@cabdifataxaxmad9665
@cabdifataxaxmad9665 5 жыл бұрын
sc
@xanaancabdirisaq8028
@xanaancabdirisaq8028 5 жыл бұрын
jazaakumu allhu qeeyral jazaa sheeq
@mohannaalsubai3371
@mohannaalsubai3371 8 жыл бұрын
masha allah allah haku xafdo sheekh abuu dalax
@nimcoodowa3227
@nimcoodowa3227 7 жыл бұрын
mansha aalah
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 5 жыл бұрын
Alaha ku barakeyo sheekh
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 8 жыл бұрын
Asc Sheeqow Waxad ka Hadlaysid awa sax Lakin. Ninkii Rabo inuu Reeraha Badsado Waa inuu Caqligeeda, Kartideeda,Dhaqaalaheeda iyo Dulqaadkiisa yeesho Hadii kale Sida uu Illaay yiri Hal haku ekaado.
@mahamudali7428
@mahamudali7428 6 жыл бұрын
Masha allahaaa
@umumuxamed4613
@umumuxamed4613 8 жыл бұрын
ماشاءالله بارك الله شيقوناالفاضل
@safiyomohamed6875
@safiyomohamed6875 7 жыл бұрын
masha.alaah sh abuu dhalxaa ilaah haku xifdiyo
@ruunkoteyofficial6207
@ruunkoteyofficial6207 5 жыл бұрын
Shugran sheeq abuu dalxa
@miski6009
@miski6009 4 жыл бұрын
Masha allh
@daahirmaxamed5445
@daahirmaxamed5445 8 жыл бұрын
asc shikh abuu dalxa aloow barakee aaqiro iyo aduunyaba
@xaliimaaxmedishcaley9600
@xaliimaaxmedishcaley9600 4 жыл бұрын
Masha Allah walhi waa sax wye
@hawaali6201
@hawaali6201 8 жыл бұрын
alaah diintiisa nafahansiiyo iimaana ha nagu irsaaqo wax ba noo tarimayso nin masayrkiise gabdhaah waxaan leeyahay diinya barta ninkaan hadoo dinto waa ka samrilahayne yaaysan ina aakhiro seejin ragu bal ku jana tagaa labina yiri aan nafteena xisabno iyo qabriga si aan u ilaano maseerka iyo aduunyo jeceelka
@nasraabdeeq6048
@nasraabdeeq6048 4 жыл бұрын
maasha Allah Alle haku xafido sheekh
@ilhaanmusse2370
@ilhaanmusse2370 7 жыл бұрын
Mansha Allah jazakallahu khayr
@ifkaifka1138
@ifkaifka1138 7 жыл бұрын
Illahow shiiqan cimrigiisa dheerey
@theboyz4383
@theboyz4383 6 жыл бұрын
Masha Allah illahay haku naxaristo sheikhow
@nasraahmedsalax9869
@nasraahmedsalax9869 4 жыл бұрын
jasaaka llaahu khayran
@layalaki8487
@layalaki8487 6 жыл бұрын
Masha Allah sheakh ilaahay ha Ku barakeeyo
@keyfabdi1034
@keyfabdi1034 7 жыл бұрын
masha allah shiekh alle haguxifdiyo aduun iyo akhirabo
@abdirahmanhaaji8833
@abdirahmanhaaji8833 5 жыл бұрын
subxanalaah
@nimcanalka7811
@nimcanalka7811 7 жыл бұрын
Shiiq jasakalaah qeer
@hamdicaydarus2176
@hamdicaydarus2176 5 жыл бұрын
Jizakumu llaahu keer sheekh
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 4 жыл бұрын
Waa sax waa runta sheeq
@sacdiyaadontiialle5402
@sacdiyaadontiialle5402 5 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr sheikhnaa
@nimcoibrahim4578
@nimcoibrahim4578 8 жыл бұрын
asc manshaallahi
@rodamoha208
@rodamoha208 4 жыл бұрын
Masha.allah jzk kher shekh
@salaadganeyabdule9637
@salaadganeyabdule9637 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sagalsiman6710
@sagalsiman6710 5 жыл бұрын
masha allaah shukran shikh
@xaawoabdinasir5005
@xaawoabdinasir5005 5 жыл бұрын
Masha allh allha ku dhowro sheeqow
@SamiiroXassan
@SamiiroXassan 3 жыл бұрын
Masha allah alahagubarageyo
@ifraaxcabdale7583
@ifraaxcabdale7583 7 жыл бұрын
masha allah shiiq alha ajar haka siiyo
@sweetycabdulahi8705
@sweetycabdulahi8705 7 жыл бұрын
Masha Allah Shikh Abu dalxa
@farduuzfani9208
@farduuzfani9208 5 жыл бұрын
kheikh allaha kuxafido ajarkeedana allaha kusiiyo
@rahmahussein7482
@rahmahussein7482 8 жыл бұрын
walai sheqa sifican ayu ukalasaran arintan lakin maaqano side laguraci lahaa Allahayo sidafican adiga of nawafaje.
@sahraabdullahi1194
@sahraabdullahi1194 5 жыл бұрын
Masha allah.ilahy hnagu.anfaco
@shamisyuusuf4332
@shamisyuusuf4332 5 жыл бұрын
Sahra Abdullahi asc
@yurubdegenchannel3538
@yurubdegenchannel3538 5 жыл бұрын
Mansha Allah wan run wallhi
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 5 жыл бұрын
Raga guurka illahay baa ubaneeyay lkn waxa ku keenay gabdhaha inlala guursado inay diidaan waa ragii oo cadaaladii kafogaaday ilaa man raxima rabbuhu mar alla markii ay naag kale guursadaan naagtoodi hore iyo caruurteedi hadiiba illahay caruursiiyay aan dib dabe usoo fiirinaynin ama noolal silic iyo rafaad ah bay kujirayaan waayo boqolkiiba boqol gabdhaha aabeheed walalked awoowkeed dariskeeda ama saaxiibteed oo lala guursaday oo larafaadinayo bay arkeen anigan idinla hadlaya aabahay maalinkii uu naagta kale guursaday baa noogu dabaysay intaas aan soo sheegay oo cadaalad daro lagusamaynayana waan arkay seenku kuyeli in layla guursado Marka ragoow idinkaa masuuliyadii illahay idin saaray gabay gabadhihiina iinlala guursado inay diidaan idinkaa masuul ka ah ee waxba gabdhaha ha eedaynina maalin dhawyad anigoo meel wacdi kadhagaysanaya baa sheekhii wuxuu yidhi rasuulka (CSW) wuxuu yidhi saman aakhirka waxaa imaandoona rag ragba suurada bas kashabaha wax kale oy raganimo kahayaanba majirto subxaaan allah walaahi waan naxay waxaan kanaxay sida xadith kaasu maanta itaaganyahy asagoo cad oo xataa wax shaki ah uusan kujirin shekh cumar faaruuqna illahay naxariis iyo jano hasiiyee wuxuu yidhi raga maanta jooga waa wada xilo irmaanays calashaan naagaha unbay ka dhali yaqaanaan bas wax kale maqaban karaan walibana waxa inkaartu kudhacday ee maanta meel walba caruurtoodi iyo naagohoodi kurafaadsanyihiin waa ragiii muslimiinta ahaaa gaba gabadii ragoow gabdhaha aad illahay idinkiisa guryihii aabayaashood kagasoo kaxaysateen ileen hadii aan illahay idiin banayn lahayn idinma aysan sooraaceen iyo caruurta illahay idinka siiyay ee dhibkaad aragteen ay kudhalayaan illahay ooga baqa illahay waxaan waydiisanaynaa inuu raga noo hagaajiyo anagana nahagaajiyo awlaadana noo hagaajiyo allahuma aamiin
@ameenalxadadi8074
@ameenalxadadi8074 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@haafidallasad1580
@haafidallasad1580 4 жыл бұрын
Mash allh tabarakallha
@zamzambasheir4629
@zamzambasheir4629 5 жыл бұрын
mansha.allh.sheekh.
@ahmedhajji9556
@ahmedhajji9556 4 жыл бұрын
Masha Allah denbi gaaga ilaahey hadhaafo
@mahadalle1829
@mahadalle1829 6 жыл бұрын
Masha allh sheq allah kuxafido
@jijahaji4640
@jijahaji4640 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha alaah waaarun jasakallaalahu qeer sheeq
@aminashankaroon55
@aminashankaroon55 5 жыл бұрын
Ma sha Allah great lesson sheikh abu dalxa
@MohdhhHamza66
@MohdhhHamza66 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@hawaali6201
@hawaali6201 8 жыл бұрын
asc wr wbt jasaakalaahvkhayran sh abu dalxa
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 5 жыл бұрын
Tala Ayaan Ayaan ka raway sheeqaaan
@idilzona1682
@idilzona1682 3 жыл бұрын
Wll shiikhaan meel aan kala xiriiro ma heli kara arin ayaan weydin lahaye waa codsi walal
@aminasheikh2356
@aminasheikh2356 6 жыл бұрын
Sheikk. Allh ku naxaristo. Aqi
@aminasheikh2356
@aminasheikh2356 6 жыл бұрын
Thanks.
@axmadaxmadyare9881
@axmadaxmadyare9881 8 жыл бұрын
sheeq abu dalxa baara ka allah fiik gabar ban ahay wana oga hay taas in allah qoro hada ne xasaas ka ku siin maa in nin kada nag kula gur sado ani goo alle iyo qadar kiisa ku qanac san aya hada ne ka xumaa nayaa
@sacdiyasacdiyacali9814
@sacdiyasacdiyacali9814 5 жыл бұрын
Hjtte
@omarhassan4686
@omarhassan4686 7 жыл бұрын
maa shaa allah sheikh jasaakalaah
@mukhtarmaxamud5768
@mukhtarmaxamud5768 7 жыл бұрын
الله يحفظك
@umuintisaar58
@umuintisaar58 5 жыл бұрын
Masha allh sheeq
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 8 жыл бұрын
Raga Soomaliyeed markii Wadanka Loowada Noqdo ha ku fikireen Laakin inta Qurbaha la joogo ha iska Ilaabo waayo Tan iyo beelkeda ayuu ka badinkarin Haduu Dheheynin Dowlada ha ii biisho anigana maalinba meelan ku guursana.????
@daahirmaxamed5445
@daahirmaxamed5445 8 жыл бұрын
asc fardowsa
@mohafarah4892
@mohafarah4892 6 жыл бұрын
Saara Cali Cumar 😁
@sahracalicumar109
@sahracalicumar109 5 жыл бұрын
@@mohafarah4892 🤣🤣🤣🤣
@nimcosharafabdi7378
@nimcosharafabdi7378 7 жыл бұрын
shiiq qeer illaah haku siiyo lkn waa maseer badanahay haduu ila guursado waa iska furaa ninkeeyga waayo maxamili karo in ninkeeyga naag ila qeebsato
@ahmedromanio
@ahmedromanio 5 жыл бұрын
@@hf1791 😂😂 ninkaga nak ha oga tagin
@ahmedromanio
@ahmedromanio 5 жыл бұрын
Shekada wa sas
@fartunaddan7841
@fartunaddan7841 5 жыл бұрын
Anigane sido kale hortiis hor alle nin nag kale guursaday ano tagan
@saabirayusufhassan7103
@saabirayusufhassan7103 5 жыл бұрын
Nimco Sharaf Abdi naag wall ninkaga loogama tago markasta adiga ayaa mud naantaleh waayo xaaski koobad ayad tahay naag maanta lakeenay maxad ninkaga u gagatagi intad soo jiidan karto soo jiido anba waan masayr bada nahay mana jecli in naag xitii maga ceeda aan ku maqlo laakiin ugama tageen
@fowsiyamahamedm8845
@fowsiyamahamedm8845 5 жыл бұрын
Nimco sharaf abdi.wasax nin nagu jecel yahay kama tagen.marka hadu ilagursado walahi inan lasi jogin wasaqa
@ronnyzeder
@ronnyzeder 4 жыл бұрын
Nin.naag.heesto muxuu naagkale kadonaya manaaglan ba haysa gaaladabo hal naag bay gursadaan looxul maxfuud malagudhigo somalida bes loogudhigay yaab imaanlaan Waye waxaasi lĺkkkk
@HiboDaahir-vo9ru
@HiboDaahir-vo9ru 4 ай бұрын
Shukran 🎉🎉
@aminadier5780
@aminadier5780 7 жыл бұрын
Shiiqoow. Guur Waan aragnay. Balse guur la aan Waan argnay waxaana aad uqurux badan in aanba laguursan iIaa guurku sanad yadaan Wa cadaabta aduunka so sore
@istarmahamod6317
@istarmahamod6317 6 жыл бұрын
Mashalaah mashalaah mashalaah mashalaah mashalaah
@safiladan2222
@safiladan2222 5 жыл бұрын
Masha allah
@sagalahmed2543
@sagalahmed2543 8 жыл бұрын
maaasha allah jazakallahu kheyr sheikh abu dalxa
@sadiajellealli6395
@sadiajellealli6395 8 жыл бұрын
ماشاءالله بارك الله فيكم
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 8 жыл бұрын
maasha Allah Jazakallah kheyr Sheikh Lknse Maseerka waa wax jiro Wacdigaagana Noogama Tir tirmi karo haha Naagtii ninkeeda naag la guursado ayadaa Go,aanka leh iney Gurigeeda dhaqato iyo iney Furiin dalbato Allahu Aclam
@haniosman811
@haniosman811 8 жыл бұрын
Faaska Dahir
@chammllxasan6805
@chammllxasan6805 5 жыл бұрын
Ina D ahir
@IM-ud1pq
@IM-ud1pq 5 жыл бұрын
@@chammllxasan6805 asc sheekh zasaakulaa qeer
@farxiyogacal981
@farxiyogacal981 5 жыл бұрын
Masha Allah Allah naxafido
@ikranmahamed8275
@ikranmahamed8275 8 жыл бұрын
Allahu Akbar, wallahi wa ruun
@hodanaskar9442
@hodanaskar9442 8 жыл бұрын
jasaklh kheyr jasaa
@itshalssa8877
@itshalssa8877 5 жыл бұрын
Masha allah sheikh
@engahmedliibaan1090
@engahmedliibaan1090 4 жыл бұрын
Sh maxaan sameeya hadii gabadha salada ugu taagi waayo waliba ubadkaygana aan aad u jecelahay Sideen internertka uga jojiya xaskayga Oon waliba heesahana aan uga joojiyaa
@Leylo266
@Leylo266 10 ай бұрын
Haye walalo ma nooshahay xaaskise maku hagaagtay
@sumayosumayo827
@sumayosumayo827 5 жыл бұрын
Asc mashalash tabarakalaah sheekh keer alalahak usiiyo adunka filnimco akhiro filjano
@adnaabdifatah1039
@adnaabdifatah1039 8 жыл бұрын
masha allah
@kowsarblack8010
@kowsarblack8010 7 жыл бұрын
👀👀👀👀👂👂👂👂👍
@munoabdulkadir391
@munoabdulkadir391 6 жыл бұрын
jasakalah shiikh
Jacaylka Qoyska-Muxaadaro By Sh Maxamuud Abu Dalxa
43:49
SOMCAN MEDIA
Рет қаралды 667 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 275 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 53 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 29 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
40daqiiqo kaliya dhagayso farahane iska xidh /ruqyah jinka /sh caydaruus
42:35
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 2,4 МЛН
qiso cajiiba oo ku dhacdey sh Somali ah:: sh Abu dalxa
9:07
Maahir-huriye
Рет қаралды 1,6 М.
4 Qodob Oo Gundhig u ah Qoyska Guuleystay Sirta Sheikh Abuu Dalxa
15:48
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 48 М.
Maxaa Burburiya Kalsoonida Lamaanaha?
9:27
JOHARI TUBE
Рет қаралды 59 М.
Waa Sidan Xaalka Aduunyada  ┇►Sh Hussein Ali Jabuti
58:35
Salafmedia
Рет қаралды 2,6 МЛН
QOYSKA GUULAYSTAY WAAKEE?  MAXAASE  LAGA RABAA || Sh Abu dalxa
1:13:28
Daacad Production
Рет қаралды 452 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 275 МЛН