GANACSIGII HOREEYAY CAQABADAHA AAN KALA KULMAY

  Рет қаралды 43,235

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

5 жыл бұрын

Muuqaalkan waxay ku sharaxaynaa sadex caqabadood aan kala kulmay ganacsigii ugu horeeyay aan sameeyo. Caqabadahan ayaa ah kuwo badi haysta ganacsatada Soomaalida. Daawasho wacan.
📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/consultzakariye/...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
#Horumarsamee

Пікірлер: 306
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
GANACSIGII KUUGU HOREEYAY AAD BILOWDO MAXAAD CAQABAD KALA KULNTEEN WALALAYAAL? Ila wadaaga waan akhrin comment yadiina inshallah. Instagram igala soo xidhiidha instagram.com/zakariyecaawiye
@samiirabintudaahir5954
@samiirabintudaahir5954 5 жыл бұрын
thanks wllo wlhy niyadaad noo dhistaa jasakalahu khayran wllo wxn joogaa turkeyga wax shaqo ahna mahayo wadankiina waa layga tuhunsan yahay inan shaqo hayo wllo markaa sidee baan wax u bilaabaa please iisoo jawaab
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
samiira bintu daahir walal suaalo dheer baa ka dhalanaya qaabkaas wax u bilaabi lahayd. Dabcan kama war hayo capital ama dhaqaalaha aad haystaid aad wax ku bilaabi lahayd. Meesha aad ka bilaabi lahayd baahida kajirta. Waxyaabaha aad ku waanagsantahay ama aad wado karto. Marka xog iyo qiimayn lagaa hayo ayaan talo bixin kusiin karaa.
@abdimohamed4792
@abdimohamed4792 5 жыл бұрын
Thanks sxb zakariye waxan kaafiday wax badan manta sxb. Marka koobad ani horta maihi qof isku dayay wax ganacsi ah hhhhh balse wan rajeynayaa wakhti dhow inan isku dayo. Ugaas hal sual ayan rabay inan kuwaydiiyo inad iga so jawabtana wan rajeynayaa. Kharashka kaaga baxay furitanka ganacsiga meequ ahaaa? Thanks wll.
@zahraluul8854
@zahraluul8854 5 жыл бұрын
Kk kkkkkkkkk Aad baan kuugu qoslay waana runtaa shinbiraha lagama cuno xagaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Abdi Asal 12 Kun oo dollar walal
@EngCayni
@EngCayni 5 жыл бұрын
Zakariye waan garanayaa xaruntaadii dadkii ku xidhnaa baan ahaa.. xasuus baad igu soo cusboonaysay.. Inaad naga xidho may ahayn..
@SaidEreg
@SaidEreg 5 жыл бұрын
Asc. Mashaa'alaah wll Zakariye aad baad ugu mahadsan tahay soo jeedinta muuqaalkaan. waxaan oran lahaa markii qof ganacsi furayo inuu daraasad ku sameeyo dhaqan macaamiisha. Xagga dhibaatada shaqaalaha waxaan wax looga qaban karaa siday ila tahay labo arimood: 1. in si taxadar ku dheehan yahay qofkii shaqada dayaca loo ruqseeyo. 2. in shaqaalaha markii ganacsiga xisaab xirkiisa la saeeyo oo weliba xisaab xir muddo gaaban ah sida asbuuc in shaqaalaha faa'iidada wax laga soo gaarsiiyo in kasta ha le'ekaatee waxay noqon doonaan dad meherada wax ku leh oo dadaalkoodu waa kor dhin. qodobka 3aad ee aan ku soo xirayo wuxuu yahay in meherada loo sameeyo suuq-geyn (Sales and Marketing) waayo waxaa dhici karta in dad badani aysan ogeynba in meheradaadu jirto. Mahadsanid.
@abukarabdirahman7846
@abukarabdirahman7846 5 жыл бұрын
Customer profile is very important. U didnt expect the first point.
@TheWacan
@TheWacan 5 жыл бұрын
Oh so true brother...thanks for your advice...
@abdullahiwarsame4182
@abdullahiwarsame4182 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllo wax badan waan shaqaaalaha meheradaha ee somalia aad bay u dhib badan tahay waayo waa sidaad sheegtaye ma jirto daacadnimo iyo in qofka aaminsan yahay in halku uu nolosha ka helayaa ay u dhigmato meherad uu isagu leeyahay
@kingmoha272
@kingmoha272 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll jazakallh khayr
@amiincumartubeec6463
@amiincumartubeec6463 Жыл бұрын
Masha'allaah wallaal aad ayaad u mahadsantahy aad na waad u dadaashay madaama aad hamigaaga tijaabisay maxuma in aad khasaartid lakiin cilmi badan oo hory aadan u aqoon ayaad baratay qalad kastaa cilmi ayuu ku barayaa insha'allaah waad gaadhi doontaa hamigaaga insha'allaah
@mohamedabdisalamibrahim8420
@mohamedabdisalamibrahim8420 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaal inaad nala wadaagtay. Caqabadda ugu wayn oo ay adagtahay in la xaliyo waa SHAQAALAHA. waana arin ka jirta somalia oo dhan, muqdisho maqaayadaha waxaa ka shaqeeya Kenyati.
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 5 жыл бұрын
Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in wiil dhalinyaro ah oo soomaali ka dhashay weliba reer laascaanood ah oo sidan u dadaal badan aan arko ama maqlo, I am so proud of you eeddo! maasha Allah. Anigu caqabadda aan kala gudbay businesskeygii u horeeyey oo hairdressing ahaa waxay ahayd in qiyaamo badan dhac badan iyo calaacal aan dhamaaneyn aan kala kulmi jiray dumarka. Markaan maantoo dhan ku dhabar jabo timahooda bey i oran jireen lacag ma soo qaadan waan kuu keeni doonaa markale ama maba haysto lacag walaaleey caruurtii baaba ii cunto la' tan kale qaarkood markay ii yimaadaanba waxuun bay hore u sii qaadan jireen fasax la'aan products aan iibiyo ama aan ayaga timaha u mariyo. wallaahi waxaan ahaa the best hairdresser oo markaa jiray dhinaca dumarka waxaanan shaqayn jirey saacado dhaadheer aroosyada gurigeyga laga kaxayn jiray iyadoo makeup iyo timoba aan u sameeyey waxaanan ka cararay anigoon kumi gacanta ku haysan oo intaas oo deyn ah la iigala maqan yahay.
@hameeda1612
@hameeda1612 3 жыл бұрын
Zakariya reerkii waad u dhameeysey wlhi so true100%
@mohamadalmakki9855
@mohamadalmakki9855 5 жыл бұрын
شكرا معلم استفدنا منك كثيرا
@abdifatahabdalla8428
@abdifatahabdalla8428 5 жыл бұрын
Bismilaah si kula mida wll sakariye waxaan warshad rooti ka sameyay garowe waxaan isku mid ka ahayn dhamaan caqabadaha sida daacad la'aanta shaqaalaha , aqoon xumada iyo tayo yarida wuxuu ahaa waqti cajiib ah
@ayshaabdalla9822
@ayshaabdalla9822 5 жыл бұрын
Maasha Allah si cajiib ah ayaad uga hadashay walaal Jzakalaahu qeer
@dalbilechannel4895
@dalbilechannel4895 5 жыл бұрын
mnsha allah wa arin in laga fiirsado mudan
@issirahmed4635
@issirahmed4635 5 жыл бұрын
Aswb, masha Allah tabarakallah, may Allah reward you with nothing less than janatul firdaus you and ur family Allahuma ameen. What a benefit you are to the Somali people, I just wish they all take ur advice and ideas in shaa Allah. Jazakallahu their ameen
@keewayekaask7165
@keewayekaask7165 5 жыл бұрын
ManshaAllah WALAAL Waad ku mahadsantahay
@abdihakimshmohamed4872
@abdihakimshmohamed4872 5 жыл бұрын
Masha allah, wxn kuu rajaynyaa horumar aduun iyo mid aakhiro.
@amu9176
@amu9176 5 жыл бұрын
*Thankz Zakarie*
@shamsomohamed2946
@shamsomohamed2946 5 жыл бұрын
Allah ku barkeeyo walaal
@kingawale6319
@kingawale6319 4 жыл бұрын
Masha allah allh ajar iyo xasanaad jakaasiiyo intaad inoogafaa idaysay zhp
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Asc wllky allaah haku barakeeyo Dee meheradaa hada meeshaad joogto marlabaad tijaabi👏👏👏👍👍👍
@calixasanxaaji2338
@calixasanxaaji2338 5 жыл бұрын
mahadsanid sakariye
@mohamednoor5084
@mohamednoor5084 5 жыл бұрын
thanks zaka cawiye
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Zakariye aad baad umahadsantahy wll wallahi caqabadii ugudambeeysay waa tan aan ugayaabay soomaalida daacad ma aha qofka aad ushaqeeyneeyso bil kahor ama kaba badan baa loosiisheegaa inaad katageeyso hadii aad tahay qof wax qoro War qad baa loosooqoraa wallahi aad baan uyaabaa markaan Arko dabeecadaa xun oo dadkeena eey ubadan yihiin zakariye Mombasa imow mombaasaad lacag kudhufaneeysaaye teeda kale habeenki umbeey hoteeladeeda shaqeeyaan iyo shaqaalooyin daacad ah soomaali iyo Africanka kalaba leh Shukran.
@hamdagarbo5839
@hamdagarbo5839 5 жыл бұрын
Mansh Allah thank you very much huuno:) for sharing your experience with us👏👏 May Allah SWT reward you with goodness in shaa Allah. In general our people don't like to share their experience if they success or if they afail but I can see your heart is clean Mansh Allah.
@cabdallacali8897
@cabdallacali8897 4 жыл бұрын
Walley maad luqadaada hooyo iskaga hadasho illen meesha mesha Somali baalagu hadlayaaye
@nasteexman3353
@nasteexman3353 2 жыл бұрын
Keep going my brother sakariye 💥
@mahmutabdisamad3471
@mahmutabdisamad3471 5 жыл бұрын
runtii aad iyo aad ayaan kaagaga mahadcelinyaaa dedaalkaaga iyo aqoontada ganacsi waxaad youtuberka qudhiya ee soomaaliga ee umada la wadaaga cılmı iyo aqoon faaiido uleh.alllaha kaa jaaiso mariyo go forward. sidoo kale ku mahadsanid caqabadaha ganacsi aad kala kulantay magaalada laascand.
@umcasuus894
@umcasuus894 2 жыл бұрын
Maasha allah waa run shaqaalaha
@CabdullahiCase
@CabdullahiCase 5 жыл бұрын
Maasha allah. Waxaad tahay ma quuste waanad guulaysan insha allah. Dhiiri galintaadana waan qaadanay
@maymunafaisel9022
@maymunafaisel9022 5 жыл бұрын
Maasha allaah wll alle haku barakeeyo waxbadan wan kaa faaiidnay
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
mnsha allah. brother wali qof kaa dacadsan ma arag. allah haku xifto.
@abdikanisaed
@abdikanisaed 5 жыл бұрын
Akhii Zaki that's true somlaida badownimo iyo xasdinmo nagtive ah qalbiga kaga jirta wan kula arky shaqala ahan, Costumer ahan iyo social ahan , Zhp waaa talloyin fiican aan Ku dhqmyno inshllah Zhp thanks🙏
@sidrasidra2621
@sidrasidra2621 5 жыл бұрын
Masha alla siiwad dadaalkaga haniyaad jabiin waad guulay sandoonta aakhirka insha alla
@uruuxiilove2808
@uruuxiilove2808 5 жыл бұрын
Saxiix shkrn akhiii
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 5 жыл бұрын
mahadsanid walaaal
@ibraahimmaxamed5568
@ibraahimmaxamed5568 2 жыл бұрын
Thnks wlo la talintaa Alle daacadnimadad hakugu brkeeyo
@deeqoriish
@deeqoriish 5 жыл бұрын
Wad mahad santahay waxyaba badan ayan ka faiday bro thanks
@deqowarsame9906
@deqowarsame9906 5 жыл бұрын
Istaqfurullaah. Qurbaha at moodaan wax kale
@mofarah7195
@mofarah7195 5 жыл бұрын
Baahidaadiibaad kusalaysay Ganacsiga laakiin, kumaad salayn baahida Dadka degaanka dagan . Laakiin zakariyow haniyad jabin Walaal Dadaalkuun sii kordhi iskuna dar labada qaab ee Noocaad rabtay ah iyo noocay rabeen. Aakhirka Iyagaa laqabsanaya.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Nageb Abdi Dabcan video waaku dhex xusay inaan labada nooc ba ku sameeyay oo habeen kaliya labo neef oo suqaar adhi casho uga diyaarin jiray iyo dhamaan cunooyinka wadaniga ahaa sida soorta. Inshallah muuqaalk wado daawo walal kadibna faalada ka Bixi Mahadsanid.
@sayidyarechannel7554
@sayidyarechannel7554 5 жыл бұрын
Walal zakariya wa ku salamaya dharra galintada aad ba kaga mahad celinayaa. Walal dhibatada africa oo dhan bii taalla customer care xumo iyo nin walbo xasid nimo kugula dhaqmayaa.
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 4 жыл бұрын
Asc walal Allah ku xifadiyo Mashallah
@mohamedgadhka1102
@mohamedgadhka1102 5 жыл бұрын
Mnsh Allah wll
@jabariali5368
@jabariali5368 5 жыл бұрын
U deserve more followers and views.
@djao2212
@djao2212 5 жыл бұрын
masha allah wall warun
@mankaboy3955
@mankaboy3955 4 жыл бұрын
Masha,alah bro
@seynababdile6147
@seynababdile6147 5 жыл бұрын
Waa runtii wiilkan walaalkey waa nin qali badan masha allah talo wanaagsan
@abdifatahmohamud2365
@abdifatahmohamud2365 5 жыл бұрын
Mashlh wlh waan sugaaye mooduucaan
@somalitop6517
@somalitop6517 5 жыл бұрын
asc sxb give me heart pls thanks soo badi ganacsiga digaaga bye bro
@dhoolcaday4438
@dhoolcaday4438 5 жыл бұрын
Masha allah Wiilkan Sii ficaan ayu dhaliinta u dhiirigalibaya thanks walaal waxaan ahaay qof u socoota wadaanki hooyo waxaad iga siisay khibraat ficaan hada waxaan furaya Roda Biza KHK
@fouzeyahyousef9034
@fouzeyahyousef9034 5 жыл бұрын
MASHALLAH NOWLOLO WALOLO
@cismangurey5733
@cismangurey5733 5 жыл бұрын
Aad iyo aad sakariye walaal
@abdikariimissa4489
@abdikariimissa4489 5 жыл бұрын
Waaan kusalamay walal zakariye
@sulubjr8188
@sulubjr8188 5 жыл бұрын
Zakeriyoow sxp Runtii Waa Mowduuc na anfacaya, Zakeriye sxp Meheradii Hada ma shaqaysaa waan Arkay merahadaada,
@GaroonMedia
@GaroonMedia 5 жыл бұрын
Great
@samojecelabdi2067
@samojecelabdi2067 5 жыл бұрын
Masha allah Zakariye walal waxaa tahay walal qaliyah taladada waan jeclahay.
@abdulldegea3222
@abdulldegea3222 5 жыл бұрын
Mashallah.
@mohamednoor5084
@mohamednoor5084 5 жыл бұрын
waan rijeeynaa inshaa allh
@mohammedhassan923
@mohammedhassan923 5 жыл бұрын
mashaa allaah waaruntaa walaale
@hamdagarbo5839
@hamdagarbo5839 5 жыл бұрын
My dream is to open a restaurant in Qarri Jaqood in shaa Allah🌺😂🎈🤞🏽
@munaahmed3316
@munaahmed3316 5 жыл бұрын
Masha.alllah makuu hargalay wiiil caqli badan
@h.hasanyaarabiadnan5266
@h.hasanyaarabiadnan5266 2 жыл бұрын
Waa Runtaa waa Mahad santahay akhii
@abdullahiibrahim4879
@abdullahiibrahim4879 5 жыл бұрын
استمر على دربك ، هذا معنى الكفاح.
@faraxmaxamed4371
@faraxmaxamed4371 5 жыл бұрын
Run ahaantii waaa arin ka dhacda bulshada somalida waxan rajeena inaanka baxno jaahil nimada adna wadku mahadsantahy digtoonanta aadna siisay dhiiri galiyaha bulshada mahdsanid walal
@Xaabsade_
@Xaabsade_ 5 жыл бұрын
Well done Zakarie, mashaAllah walaal Allaha ku barakeeyo ku tasho dadka gobolada dhexe ila waqooyi galbeed badi shacabka income badan ka haystan oo wa taxadarayaan, caqabada kale raashinka iyo cabitaanada cusub ma yaqaaniin. seddex tayada shaqaalaha oo liita kii aad tababartidna laba bil kadib ayuu ku dhihi waan dhoofayaa isku soo dardar tirada dadka ku noolna magaalada waa muihiim iyo percentage aad ku xisaabtami kartid iyo thier purchasing power. Xamar wax uga fiican business ma arag, koleey Hargeysa iyo Bosaaso ma arag lkn gobolada inta kale dadku waa wada shiid, cuntana ma yaqaaniin
@roblehali7982
@roblehali7982 5 жыл бұрын
lol !! you are very tlented. I enjoy watching it and learning at same time. keep up the good work
@user-hq5mc5zi9y
@user-hq5mc5zi9y 11 ай бұрын
lol🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂
@mooneminute
@mooneminute 3 жыл бұрын
Alla haku sharfo sakariye Runtii dadka waxyaabaha la Hadha waxa kamida shaqala xumadaa
@sabrinali8538
@sabrinali8538 4 жыл бұрын
Masha alaaah bro si hufan ayaad noogu hagar baxday anigaba maqaaxi ayaan furtay dhibkaasna waan la kulmay walahi sxb thanks
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 5 жыл бұрын
Ragi macaamisha la Aha Aheyn #ROYAL CAFETeria Zxp
@younisabdinassir56
@younisabdinassir56 5 жыл бұрын
Masha.allah waa runtaa wallahi aqii lkn waanku faraxsanahay sidaad ufakareyso Allaha kusiyaadiyo intakalana waan urajeynayaa
@abdullahiabdulkadir397
@abdullahiabdulkadir397 5 жыл бұрын
Sxp inad garowe galkaio ama bosaso inad timado aya fiicnaan lahayd runtii waad ka taajiri lahayd balse waan ka xumahay madama ad ka niyad jabtay ganacsiga somalia sxp so laabo plse ganacsi cusubna ka samayso magaloyinka waaweyn soo dhawoow bro
@baylka8619
@baylka8619 5 жыл бұрын
Sakariyow wadankii waan tagay bari dhawayd si aan usoo indho indheeyo mashruuca McDonaldka iyo kfc siga ayuunban waday blse meesha hilib geel wax aaan ahyn lagama cuno waanba iska dhaafay
@ibtisaanhuseen9720
@ibtisaanhuseen9720 5 жыл бұрын
Intaas ayaa loo macaaneyn karaa hadaa maskax soo jeedo leedahay
@ahmedhaashihirsi9746
@ahmedhaashihirsi9746 4 жыл бұрын
Warniyow adaa waqooyi tagay koofur imow ganacsikaas waa ka soconaa
@amd7630
@amd7630 3 жыл бұрын
Waar boorama imo. Anaga diverse ah oo aanan waxkaleba cunin.
@jasmineyuusuf3668
@jasmineyuusuf3668 5 жыл бұрын
Ma'shall tabarakaAllah my Allah bless you and your family Ameen yaa Rab. How do I contact you am in the Uk and moving back to Somaliland this year inshallah .
@hurre7771
@hurre7771 5 жыл бұрын
Sxb sakariye barnaamijkaaga horay ulama socon lkn markaan waqti siyay oo dhagaystay waan ka helay alla haku xifdiyo
@moelmi9308
@moelmi9308 5 жыл бұрын
Human resource Mgr wanaagsan fiican ba kugu fiicnaa
@Maankoriye
@Maankoriye 5 жыл бұрын
U ar so funny big Respect bro.
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 4 жыл бұрын
As wrwb hadaalkaa ah shaqaalaha waxaa iga soo baxay ariin muhiim ah xagaan kala soo xiriira aan wadda hadalnee zakaariye
@husseinelmi1716
@husseinelmi1716 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay bro hadaa waxaa ku fikiraayey inaaa furo small business wax badan waaka faaiday ee ka mid tahy 3 caqabadood dhamaan ma eheen waxaa ka fikirayey si accident ah ku arkay video gaada masha allah I got massive information thanks alot
@user-lg8pd4py1u
@user-lg8pd4py1u 2 жыл бұрын
Kkkkk wale waa cajiib aniga ayaa hada noocaas ku dhakhaaqi lahaa sxp sare lkn waxaad sheektay waa sax thank you
@DariiqulJannah
@DariiqulJannah 5 жыл бұрын
ZAKARIYE SXP WAN KUU BAAHNAA EE INTEE KAALA SOO XARIIIRAAA ADOO MAHADSAN
@AliKhan-qz1yh
@AliKhan-qz1yh 5 ай бұрын
Wandhameystay sxb
@mr8poll101
@mr8poll101 5 жыл бұрын
manshaa.allh waa clp aan aad uga helay dadka somalida 3001 ayey ilbaxayaan qarni kadib zhp horu soco adna
@amranmaxamednuurmaxamednuu5012
@amranmaxamednuurmaxamednuu5012 4 жыл бұрын
Asc waan ku farax sanahay oo dadkeena ku nooc sidada oo kale u fikira una taliya aad iyo aad baan kaga mahadineyaa oo aad inoo soo gudbisey aqoonta ceeyn kani ah wll sharaf
@akramnur6417
@akramnur6417 5 жыл бұрын
Inaad Hargeisa ama Garowe kafurtid ayay ahayd, Caqabadahaas ad martay tan udu damaysaa ayaa isoo martay waliba waa dhib baahsan oo dalka kajira, aniga waliba shaqaaluhu waxay iigu dareen tuugnimo. Lkn caqabadii meherada iga xirtay waxay ahayd markii dadkii ay dayn iga daldasheen kadib na ay bixin waayeen.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Waa runtaa caqabad aan ilaaway bay ahayd balse aad baan uga dadaalay kun shilling kuma sii dayn jirin.
@sakidahir8104
@sakidahir8104 5 жыл бұрын
Waaar caqabadaha ugu wayn tuugo iyo dayn kkkkk
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Abdullahi waad igaqosliday wll hhhhhh tuuga nimeey kuugudareen Aniga
@adoontiallah6704
@adoontiallah6704 5 жыл бұрын
hhhhhh waad iga qoslisay tuugo ayay ahayeb dheh
@daudd9737
@daudd9737 5 жыл бұрын
hey pro can i open google adsense account in Somalia because google adsense won't accept some third world country accounts ?
@zaadaqxaaji2599
@zaadaqxaaji2599 5 жыл бұрын
Wlhi wa dhib somalida ma ilbaxaayan
@wadanigadarwiishkaah8549
@wadanigadarwiishkaah8549 5 жыл бұрын
xiiisnaye
@user-nt6wi7ko6r
@user-nt6wi7ko6r 5 жыл бұрын
asc wllkeyga su aal inistagarmkaga maxad ku gashaa wll mahdsnid
@cabaasxuseen7659
@cabaasxuseen7659 3 жыл бұрын
sakariye wll waxaa fiicanaa lahayd in shaqaalaha lasiiyo comition nin kasta iyo siduu u shaqaysto
@bagamudo4502
@bagamudo4502 5 жыл бұрын
Qeebta shaqalaha waa runta walahi..
@secondone6633
@secondone6633 5 жыл бұрын
Wn ku slamy sxp manta iguka horeesa inan so booqdo page kaaga wlahi adban uga helay ilahy haka jazaai siiyo
@shucaybaomar9609
@shucaybaomar9609 5 жыл бұрын
Xaqiiq weeyi wll shaqaaluhu ballan malaha daacadna kaba dheer intaa waxa u dheer ineyn jeebka ku shubtaan waxey iibiyen.
@sidrasidra2621
@sidrasidra2621 5 жыл бұрын
In sha alla waad kuguulaysaan doon taa fikradaada nabiguna scw wuxuu udu ceeyaay bussniska diinteenuna aaynoosheegtay risqiga in laraadiyo
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
😂🤣🤣😂😂😂😂astaqfuruallah shinbiro aaaa waa dad cajiib ah
@umuafnaan9397
@umuafnaan9397 5 жыл бұрын
waa sax wllo hargeysaa fiican waxaa halkaa maxaad uga furi weyday
@guulgaadhe1124
@guulgaadhe1124 5 жыл бұрын
maaansha allah wll sakariyow waadku mahadsantahay dhiirigalinada aad samayso hadan usoo laabto qaybta shaqaalaha wll shaqaalaha waxaa kamaqan waxbarashada layiraahdo customer care ka iyo interprinuarship marka waa in marka hore laga caawiyaa kadib ayaa wax loodiibtaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
funny and xaraabo 10 Tabobar badaad siisid aanan hadhowna dhaqan gelin lagu samayn ficil aahana loo turjumin macno samayn mayso walal. Dabcan shirad joogto ah iyo tabobar ba waan u qaban jiray balse fulintii iyo daacadnimadii ayaa maqan dhamaan way haysatay meheradii ila midka ahaa.
@afmadowwaamo5796
@afmadowwaamo5796 5 жыл бұрын
Funny arintaas somalida aad bey ugu baahantahay waayo sadax bari ayaan jogaa hada sonaliya shaqalaha maqayadaha ama goobaha kale ee ganacsiga waaxaaba qatar ah in ay kuu gacan qadaan hadaad dhoor su aal weydiiyo kaba siidaran hadaad dhahdo waxaan maxaa sidii larabay ma ahan waxaa laguugu jawaabi iska tag hadaadan saan ku rabin..hhhhhhhh
@baahiye2479
@baahiye2479 5 жыл бұрын
@@afmadowwaamo5796 hhhhhh
@mushtaaqhassan6839
@mushtaaqhassan6839 5 жыл бұрын
Mansha allah aad ayad u mahadsantahey wll
@nashad999
@nashad999 4 жыл бұрын
Hada ma guulaysatay uun wllo Mar hadaad guulaysatay waa alle mahadii
@reernorwey2444
@reernorwey2444 5 жыл бұрын
Waad iga qoslisay waa shimbiro markaa dhahday chicingka
@airplanescool2055
@airplanescool2055 4 жыл бұрын
Wlhi bro yu make me laughing and yu make me my day...... meesha aad ka furty business heerka sare ah ee loo yaqaan fastfood dadkaasi maba garnyaa shaaxooda ayay yaqaan sida loo dagaalamo si rer hebel that's bro. Lkns cashar ayd ka barty
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Ninkan Aduunyuu u Dhiilo Dhaansaday khayr inshallaah
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]
11:38
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN
13:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 44 М.
Marinka Bab Al-Mandab: Albaabka Dhaqalaha Aduunka
12:29
Maadi Media
Рет қаралды 123
LACAGTADA QODOBKAN HADAAD SAMAYSID WAAD KU TAAJIRI
11:50
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 90 М.
QAAB FUDUD OO CIDKASTA LACAG GURYAHA UGA SAMAYN KARTO
12:12
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 113 М.
QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |
13:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 60 М.
5 GANACSI OO KUN DOOLAR KU BILAABI KARTID
15:29
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 196 М.
GANACSIGA CAANAHA IYO BADEECADAHA LA XIDHIIDHA
11:33
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 20 М.
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
9:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 20 М.
5 GANACSI OO FAA'IDO BADAN LAGA HELO
12:59
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН