Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah dhawnh
@UPDYSALAM_ Жыл бұрын
Ku saliya nabiga scw
@abshircatoosh4334 Жыл бұрын
Scw
@AnasAnasliban Жыл бұрын
Scw
@Cabdicasiscabdilahi-qi5to8 ай бұрын
Scw scw scs sce❤
@AhmedBishar-w3k3 ай бұрын
Scw scw scw saw scw scw ❤❤❤
@AhmedBishar-w3k3 ай бұрын
Scw scw scw saw scw scw ❤❤❤
@billionairebuskud48002 ай бұрын
1 year kadib video gan inaan soo helay waa igu nasiib daro anigoo waligeyba xiiseyn jiray barashada luuqada carabiga, insha Allah bilo kadib waxaan kusoo noqon doonaa faaladan anigoo luuqada carabiga si wacan u yaqano inta aqano hada ka badan…☝️☝️☝️
@qumeiniahmed64372 ай бұрын
Ma bilowday sxb
@billionairebuskud48002 ай бұрын
@ safar dheer baan kusii jiraa ilaa malintaas aan nabad tago halka hamigeygu yahay insha Allah waan bilaabi sxp…
@hindaawbixi922Ай бұрын
@@billionairebuskud4800alle haku fudaydiyo wll ❤
@MaryanAbdiqaadir-j9pАй бұрын
Ma bilawday wllo
@FadumoMahamed-x3iАй бұрын
Wll ani ma icawin krtaa😢
@mohamedmohamudhussein2411 Жыл бұрын
Maasha Allah Dr Cumar alle ha barakeeyo waa moalim Qiima badan
Waxaan garanayaa qolo farabadan oo munaafiqiin ah oo noo diidan inaan carabigu barano 🙂 Hadii aan is orono fransiiska bartana waxay nagu odhanayaan " SOO DHAWAADA WAA LUUQADIINIYE " Munaafiqiinteena soomaaliyeed cumaraw kasoo hadaad Saaxiib ... Luqada carabigana waan kufaanayanaa, waa luuqada islaamka, waa luuqada quraanka waa luuqada diinteena suuban. اجمل لغة هي العربية ❤❤❤❤
@HamidaKhatun-nw2lp Жыл бұрын
اكيد والله صحيح كلامك بعض الناس يقولون هدا ليس لوقتنا ولا كن الحقيقة هي لوقتنا
@SheekhulKuli Жыл бұрын
Anigane sidoo kale waad iigu faani doonta inaad ka mid noqotay dadka iigu xeran youtube kaan cuseeb ka ah . Balan waye wa ka duwan yahay youtube yada kale ee xumaanta soo gudbiya waxa si dheer inaan ka farxin doono dadka iigu xeran . Ay iyagane ila qeebsan doonan dhaqaalaha aan ka helo youtube ka. Balan waye waan ka dhaweena i aamina
Abaayo see ku baratay🥺Madan waan jeclahay markan Yara ilaa io hada🥺nabarkada isuu xariiq aan kula soo hadli abaayo waa iga dhab
@hawashireafrah5862 Жыл бұрын
Wax Ka fiican in macalim ku baro ma jirto.
@abdullahiabdi1332 Жыл бұрын
@@Sumayo-dl4dhKZbin wad kabarankarta hadi wakhti uhrleyso jntad so gadato bugashan arabic between your hands ama book kale arabica ah sida ajrumiga ama kutubta kale
@Sumayo.raxmaan Жыл бұрын
ani iga caawi abaayo❤
@shukriosman-qe9mm Жыл бұрын
Mahadsanid wll🎉
@mohamedabdulqadir61718 ай бұрын
Maxaxmed cabdi qaadir
@kaderabeib3493 Жыл бұрын
ماشاء الله عليك الوقوع على عربيه بسيطه لتعلم لانه الوغا عربيه هي اساسيه
Masha allh aniga carabiyada yacni naxwaha iyo sarfiga marka qofka carabiga ku hadlaya waan fahmayaa lkn waxaa igu adag inaan ku sheekeeyo ama aan wacdi ku soo jeediyo waanjeclaan lahaa inaan kusheekeeyo
@Hacabsan99 Жыл бұрын
Hamigaga rumee si mustaqbal kaaga u qurxanado waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran KZbin-keyga ❤😊
@ahmedabdiaziiz4682 Жыл бұрын
Adna ma Afingriisi baa xayasiin aaway Afsomaligii Af aan afkaada ahay wax kuma gudbin kartid
@fatxicabdi2384 Жыл бұрын
Omer inshaar See lacagta loo bixinayaa wllo
@sacadyare8733 Жыл бұрын
Cumar inshaar
@sahracabdicasiis2 ай бұрын
Maasha alaah
@iphaneyy1234 ай бұрын
ماشاالله ❤
@KhadraAbdullahi-tb6ml9 ай бұрын
Halke layska diwangalinayaa ustaad
@MohammetFaizal Жыл бұрын
Soo bandhig meesha lagu baranaayo luuqada Engilshka . Waan bartay carabiga walal waad mahadsantahay❤
@Saayidminbar Жыл бұрын
Ustaad Mahadsanid waxaan rajeynaya ineey Share Xirfad noqon doonto kuliyad dhameystiran mustaqbalka dhow..... Ustaad waxan kaa codsanayaa In aadan kacajisin soo gudbinta macluumaadka wax tarka leh mahadsanid Mar labaad
Acww awakan rabigiina ka cabsada wuu iga nasiib badanyahay qof carabi yaqaana waayo aakhiradayadii oo dhanbaa ku xidhan xataa luqadayda somaliga ah waan ku bedelanlahaa baahida aan carabi u qabo qofyidhi carabi ma rabo diin. Ma rabo luqad ka qiima badana aduunka mataalo
@MohaAbdullahi-nd2kl2 ай бұрын
Saxiix ❤
@FaizaAbdullahi-uu2uk4 ай бұрын
ماشالله ❤
@CaaishaBashiir-dn8lo Жыл бұрын
Wll please wll ma ii sheega ma fusxaa luuqada uu soo gudbiyo Dr cumar
@MaxamedCabadicali3 ай бұрын
Wll waxaan rabaa inaan kamid noqdo ardayda
@CabdiraxmanXasan-c8z Жыл бұрын
Maasha allaah❤❤
@NasteexoAbdu-bq6hg Жыл бұрын
Meel aan kaa la xi dhiidhno noo sheeg shiikh please
@MohamedDeeq-l8p Жыл бұрын
Iam ready
@KulmiyeAbdullahi-d5f4 ай бұрын
Aslama Aleykum ustad xageen kaheli karna ama address no reeb