MASHRUUCA SINSINTA OGAADA - SOMALI SESAME INDUSTRY IS $300 MILLION

  Рет қаралды 41,812

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

2 жыл бұрын

Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
Halkan gado PDF ka greenhouse ka
payhip.com/b/sGK95
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127

Пікірлер: 156
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Asxaabta rabta in makiinadaha macsarada gataan halkan ha igala soo xidhiidhaan ( consultzakariye@gmail.com ) Sidoo kale muuqaalka makiinada halkan ka daawo kzbin.info/www/bejne/a5SzmYqag7qcnZI
@abdirisaksaidabdi4141
@abdirisaksaidabdi4141 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlo
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 Жыл бұрын
sisinta waa geed caafimaad badan uleh jirka qofka bani aadanka ah
@garyaqaanmansuur4372
@garyaqaanmansuur4372 Жыл бұрын
Asc walaal waan ku salaamayaa... aad ayeey muuqaaladaada u yihiin kuwo waxtar ah, waadna ku mahadsantahay inaad dadaalkaas u marto si aad inoogu soo gudbiso fagrado iyo macluumaad inaga caawinaya inaan financial growth samay. Aniga hadda waxaan aad oogu baahnaa irrigation system oo solar panels la isticmaalayo oo motorka pupm ka wareejinayo electric yahay dabka ama electricity ka uu ku shaqaynayana solarkaas laga dhaliyo...... Waxa aan u baahnaanlahaa ayaa ah inaan helo macluumaad ku saapsan solarka igu filan Barry ka sidoo kale igu filan nooca mator ama pump ee aan u baahanahay iyo price yadooda.... Waan la socdaa qaabka aad hadda inoo samayso oo ah inaad fagradiina noo soo duubto price kana aad pdf inoogu soo diyaariso oo qofka u baahan uu iibsado.... aad ayaan oogu riyaaqsanahay hanaankaas aad wax inoogu soo gudbiso. Midkana inaad sidaa inoo samaysaan jeclaan lahaa. Mahadsanid.
@queenfaadumo7860
@queenfaadumo7860 Жыл бұрын
Wtspka no sheeeg
@naadiyanaadiyabintuamran13
@naadiyanaadiyabintuamran13 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantay wllo
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Mahadsanid wl zakariye
@maxamedcali4148
@maxamedcali4148 2 жыл бұрын
Mahadsanid Zakariye
@qasaaye23
@qasaaye23 2 жыл бұрын
Very good idea and information.
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Zakariye shukran akhi
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Mahadsanid.
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal zakariye
@maryamali3407
@maryamali3407 2 жыл бұрын
Sakeriye hore soco fikir guulaysta Baan kuu rajaynayaa muwaadin From sool
@money542
@money542 2 жыл бұрын
Thanks bro
@oudoudoug1387
@oudoudoug1387 Жыл бұрын
Mashaallah mahadsanid wll
@axmedxaaji2897
@axmedxaaji2897 2 жыл бұрын
Masha'allah bro.waxaan ahay beeraley sisntana tacbijiray.waad ku mahad santahay.dhiira gelintaada.
@ibrahimguedi2305
@ibrahimguedi2305 2 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayr akhi.
@farduusabdi2380
@farduusabdi2380 2 жыл бұрын
Thanks wllo sakeriye
@jafarsheikhibrahimnur9218
@jafarsheikhibrahimnur9218 2 жыл бұрын
Good point boss
@yuusuffarah3065
@yuusuffarah3065 2 жыл бұрын
Ilahey ha ku Sharfo waan beeraya sanadkan
@Mooyan186
@Mooyan186 2 жыл бұрын
Mansha allah wll keep going
@mohammeddirie9800
@mohammeddirie9800 2 жыл бұрын
Masha allh. Mhnsd ustaaad.
@omaryare6586
@omaryare6586 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay zakariye halkee lagaala soo xariiraa
@hamzaismail4919
@hamzaismail4919 2 жыл бұрын
Masha allah allah swt hakubarakeeyo
@alqaariadamali1962
@alqaariadamali1962 2 жыл бұрын
Guuleyso 👏👏 Ustaad
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 жыл бұрын
MaanshaAllaah Tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran
@kiirkhar3058
@kiirkhar3058 2 жыл бұрын
First thank you wll
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Very good idea 👍
@soolpawer4656
@soolpawer4656 2 жыл бұрын
Mansha allaah wallky waxbadan kafaa idey walahi
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@khadiijoibraahim3392
@khadiijoibraahim3392 2 жыл бұрын
Waaa madsantahay zakariye
@MuktarAliKanu
@MuktarAliKanu 2 жыл бұрын
Masha allah
@bisharboul3061
@bisharboul3061 Жыл бұрын
Asc? You said it can grow well in North Eastern Kenya? In Mandera we have tried but it didn't do well, please advise.
@hooyosom8904
@hooyosom8904 2 жыл бұрын
Masha allaah Maama Jasakallaahu Khayr
@doublediff4635
@doublediff4635 Жыл бұрын
Mudane Zakariye Allaha ku barakeeyee Mowduucaan markale iyo tafaasiil dheeri ah, sida loo beero, capital ka ku bixi kara halkii hector iyo sida loo daweeyo sida loo waraabiyo, Waliba waxaan aad u jeclaan lahayn aqoonyahannada Soomaaliyeed ama dad khubaro ku ah sida looga mira dhalin karo aad halkaan ku soo casuuntid, waan dareemayaa inay waqti iyo maskax badan kaaga baxdo talooyinkaan qiimaha badan Allaha kaa abaalmariyee. Barnaamij taxane ah noo soo samee.
@khalidmohamoud1688
@khalidmohamoud1688 Жыл бұрын
Anaa kuu hayee cost keeda ma haysaa
@AmbaroNuur
@AmbaroNuur 23 күн бұрын
Sidee loo beers sisinta
@bishaaralidini7929
@bishaaralidini7929 2 жыл бұрын
Khayr alaha kusiiyo
@aadancaddeconstruction5810
@aadancaddeconstruction5810 2 жыл бұрын
Masha Allah waa wax Lo bahan yahay
@aminaabdi6818
@aminaabdi6818 2 жыл бұрын
mansha Allah
@kalidabdifarah
@kalidabdifarah 2 жыл бұрын
Mashalah caadi mahan
@shiinemedia7547
@shiinemedia7547 2 жыл бұрын
Masha allah sxb waad mhdsan tahay ee waxan u baahnaa mashruuca soar pannel system ee kwrn sxb
@souhaibinaismail7292
@souhaibinaismail7292 Жыл бұрын
Asc walale jabuuti ma laga beeri kara
@mohammednuurali6365
@mohammednuurali6365 2 жыл бұрын
Waa wax fiican sxb
@yusufismael6366
@yusufismael6366 2 жыл бұрын
Thats part of business create demand Then thanks for your idea😉
@sacadsheekh1521
@sacadsheekh1521 Жыл бұрын
Maha aallah
@ugaasshalmad3081
@ugaasshalmad3081 2 жыл бұрын
Ustaad sekeriye bal waxad ka so hadasha shirkadaha duulimada iyo suuqoda . Mahadsanid
@helmi6196
@helmi6196 11 ай бұрын
Masha alaah
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 2 жыл бұрын
Mnshllh barnamij wax tar leh❤️🤲
@watimahcpchamet1538
@watimahcpchamet1538 2 жыл бұрын
OH thats is good opportunity
@ismailahmed4876
@ismailahmed4876 2 жыл бұрын
Mansha allaha 🥰🥰
@abdikadirmuse4313
@abdikadirmuse4313 2 жыл бұрын
Asc zakariye siidhka sin sinta see loo helaa wll
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 2 жыл бұрын
Walaal Sakariye waan ku salaamay runtii waxd tahay qof qalbi wanaagan., Muuqaaladadu waxay igu dhiirigeliyeen inaa sameysto ganacsi i gaar ah oo maanta alx bilaw fiican iyo faa'dio fiican aan ka helay wll aad baad u mahadsan tahay
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 2 жыл бұрын
waa maxeey ganacsigaas kuu gaarka ah walal ma nala wadaagtid xaasidnimo ma fiicnee
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Walal waakaa qaaday aad baan ugu faraxsanahay ganacsiga aad hirgelisay. Alle hakuu barakeeyo guulayso.
@abdirisaksaidabdi4141
@abdirisaksaidabdi4141 2 жыл бұрын
Barnaamishyadan runtii aad bay u wanaagsan yihiiin waana kaaga mahadcelin wlo
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
Zakariye Barakoow makiinadaan waa lama huraan welibana xilligaan kuma sii jirto.
@xiisyusuf7076
@xiisyusuf7076 2 жыл бұрын
zakariye wllo waxaan rabey in Aan kala hadlo Arimo ganacsi oo Aad taloo yin isiisid isoo jawab hadii Aad fursad heshid 💞🙏
@munaahmed6270
@munaahmed6270 2 жыл бұрын
Asc walal
@jibrilmohamed5989
@jibrilmohamed5989 2 жыл бұрын
Walaal sakariye waan kusalaamay. Ku mahadsanid talooyinkaaga qiimaha badan ee dhaxal galka ah. Waxaan ku weydiiyay qarash intee le'eg buu ubaahanyahay halka hektar oo kale ama base ahaan intee ku qiimayn laheyd qarashka gelaya marka uhorreysa. Bal ila soo wadaag aad baan udaneynayaaye, waadna mahadsantahay walaal.
@sirdonkaamusan5018
@sirdonkaamusan5018 Жыл бұрын
Nin oday ah oon dhagaystanayey habeen dhawayd ayan ka maqlay somalia ayu ku beeray hal hiktar waxan kaliya igaga baxay buu yiri lacagti cagafti caro gadinaysay kaligii ayuna beertay oo cid iwehelisa majirin ayu yiri kadib mudo 4bil kadib waxa soosaarkii marka uu qiyaasay waxay noqotay 16 kintaaal oo halkii giintaal yahay 100kiilo sikale hadaan kuugu shegana 1600 ookiilo biyo aad ubadan inayna ubaahanyn waan umaleya baashu waa lacag waxaban ku fikiraya inan ku dhaqaqo dhawan inshalllah
@ridwanabdi2099
@ridwanabdi2099 2 жыл бұрын
wwww maasha allah🥰🥰
@abdulkadiranshur6822
@abdulkadiranshur6822 2 жыл бұрын
Maasha Allah Jazaakallahu kheyran
@caishacali7281
@caishacali7281 Жыл бұрын
Asc
@caishacali7281
@caishacali7281 Жыл бұрын
Wllo
@caishacali7281
@caishacali7281 Жыл бұрын
Waimisa
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 2 жыл бұрын
Cajiib
@alifarah4600
@alifarah4600 2 жыл бұрын
Bro wad mahad San tahey
@askarmoussa3459
@askarmoussa3459 2 жыл бұрын
Mr Sakariye marka hore wad mahadsantahay sida aad fursadaha ganacsi uguso bandhigtid bulshada somaliyeed si ay uga faidaystan, nio dadka intii ladan moyiye intooda kale caqabada hortaagan waa biyo li'i waayo dhul way haystaan, markaa ilaa laga gaadhayo xili biyaha la qabanayo oo la xidhayo mojiye wxba beeran kari mayno ayan isleyahay waayo abaaro ba'ana wey jiraan. Wasalamu calaykum.
@libanfarah6682
@libanfarah6682 2 жыл бұрын
Sakariye wad mahadsantahay waxaa ka sugnaa waa cagafyada beeraha
@shukribaabe
@shukribaabe Жыл бұрын
Makiinaxaan anaa raba
@munaahmed6270
@munaahmed6270 2 жыл бұрын
Labarkaga xageen ka heli kara
@AyaanleFX
@AyaanleFX 2 жыл бұрын
Wllo maxaa dhacay
@fadmafiicanfiican2470
@fadmafiicanfiican2470 2 жыл бұрын
Machinka kan hada Somali laga isticmaalo ayaa ka fiican kan hada aad na tustay noo raadi Tii hore originele ka ah ee Somalida isticmaalaan mhdsanid.
@abdallaabdalla1615
@abdallaabdalla1615 2 жыл бұрын
Somalia geel Aa shiido saliida Aby
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Waa runtaa kuwii baa fiicna
@yuusufadam7594
@yuusufadam7594 2 жыл бұрын
Ani waa rabaa wll
@munaabdullahi6496
@munaabdullahi6496 2 жыл бұрын
Ascwrwb walal waxaan jogaa sod Africa qabkee laigu keni karaa makindan
@amalindho7664
@amalindho7664 2 жыл бұрын
Am first
@maxamedxasanowmadeey9124
@maxamedxasanowmadeey9124 Жыл бұрын
Asc
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 2 жыл бұрын
Cabdullahiyow wad mahadsantahay, waxan deganahay guri villa ah oo aria yada uu ku fadhiyo wada shamiito tahay, waxa cajiiba laba mutuleel space yar oo' udhaxeeyo inu geed sesame ah kaso baxay. Hadana waa uu qaan gadhay heerka ubaxa wuu ka gudbay. Marka dalkeena meel waliba wuu ka baxaya geedka seseme ka' ah.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Shamiitada burburi o kubeer ayankugulatalinlaha 👍🏻
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 2 жыл бұрын
@@kawsarxuseen2442 duqowda ha igu dirin 🤣
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 Жыл бұрын
@@cabdiraxman9118 wllo mudo intee leeg bu ku baxaaa mrka imisa bilod ycni
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 Жыл бұрын
@@monamandeeq3059 3 bilood ilaa 4 ayu ku baxaa
@abdirisakhussein9114
@abdirisakhussein9114 Жыл бұрын
Waa mida kaliya ee aan ku xisaabtano Beerleyda xooga ka helno Qudaarta ayaa ku xigta
@farxancabdiaadan8114
@farxancabdiaadan8114 2 жыл бұрын
Wll sakariye mahadsanid wll wxn haystaa dhul wax soo saarka hodan ku ah alxm seeds keeda halkee ka heli karaa? Ma iniin yaha ayaa la beerayaa?
@alimohamud2010
@alimohamud2010 2 жыл бұрын
Sxb mirahiisa ayaa la beeraa
@farxancabdiaadan8114
@farxancabdiaadan8114 2 жыл бұрын
Thnkz sxp
@dayibahmed1005
@dayibahmed1005 2 жыл бұрын
Asc mahadsanid skariye se waxaan kaa codsanayaa in barnaamij ka sameysid Liin dhanaanta waayo anigu beer biyo leh ayaan haystaa waxaan beera liin dhanaan
@khalidmohamoud1688
@khalidmohamoud1688 Жыл бұрын
Aniga ila soo hadal
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 2 жыл бұрын
Seeds ka xageen ka helaa walaal
@yuusufadam7594
@yuusufadam7594 2 жыл бұрын
Intee lagu soo xariira
@iqroabdirashidmaxamed6485
@iqroabdirashidmaxamed6485 2 жыл бұрын
Walalow makiinadaha saliida qumbaha ayaan rabaa mid sugunto in la iga gato ayaa kabaqaa ee kuwa turkiya seen kuhelaa
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Ай бұрын
Afsomaaligii loqat rerer guuraa ayaat ka dhigteen / 10 hegtar yaagaranayaa / 10 Tacab / ama 10 Goodii / datka beeraleyda waydii / magacyada xisaabaha dhulka
@AQOONMAAL5
@AQOONMAAL5 Жыл бұрын
Walal maku bilaabi karaa beerashadeeda 3000 dollar?
@ibraahindaacad1683
@ibraahindaacad1683 2 жыл бұрын
Imisa bilood ayay ku baxdaaa sidee sol beeraaaa?
@farxancabdiaadan8114
@farxancabdiaadan8114 2 жыл бұрын
imisa bilood bay ku baxdaa?
@nasroahmed9913
@nasroahmed9913 2 жыл бұрын
ZAKARIYA ABDULLAAHI SOO QOR. KALLUUNKA OO AAD IYO. AAD BAA KALUUNKU. UGA BUUXAA SOMALIA.......
@alifarah4600
@alifarah4600 2 жыл бұрын
Meqa bari aye ku baaxdha
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 жыл бұрын
Imisa bilood ayay ku baxdaa sesame
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Likta ilkaha yaan ku wadaa
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
sax waaye waaye walaal suuqa caalamka aad baa looga baahanyahay, laakiin waan ku daalay soomalidda in ay beertaan qaasatan dhalinyaradda shaqo laanta ma rabaan in ay sadaxbilood ku soo saraan sisin.
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 жыл бұрын
Walaal aniga rabo in aan beerto muqdisho aan joogaa
@LesibaCharles-d8i
@LesibaCharles-d8i Күн бұрын
Sasan
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 2 жыл бұрын
Asc mahadsanid walal zakariye run ahaan ani waxaan jeclahay inaa bilaawo ganacsi dhiwaadada jirto waxaan ahay gabar yar walidkeeda la,nool magaranaayo meesha aan kabilaawi lahaa ganacsi 🥺
@Siraaj23
@Siraaj23 2 жыл бұрын
Wad bilaabi kartaa wll it depends ganacsiga aad rabto inaad bilaabto hadii aa tabar u haysid
@abdallaabdalla1615
@abdallaabdalla1615 2 жыл бұрын
Hadad dhaqaalo heysato waad bilaabi kartaa Aby
@folaadtv9943
@folaadtv9943 2 жыл бұрын
Gurigiina dhexdiisa ayaad ku ganacsankartaa wll hadaad macmacanka samayn taqaanid samee ama ice cream ta xaafada dhexdeeda ayaad ku iibinkartaa sidoo kale waxaad kashaqaynkartaa inaad pripedhka/kuhadalka ama data mopilka sii iibisid xafadiina dhexdeeda ayaad kubilabi kartaa waxyaabo tiro biile
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 2 жыл бұрын
@@folaadtv9943 mahadsanid walalo insha allah
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 2 жыл бұрын
@@abdallaabdalla1615 mahadsanid
@fadmafiicanfiican2470
@fadmafiicanfiican2470 2 жыл бұрын
Sisinta geed Abaareyd ma aha ,Dadka webiyada agagaarkooda degan ayaa fahmi karaa!
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Ma sidaas ba walaal, dhulka aanu roobku badanaa ku da’in laguma beeri karo miyaa, biyo badan miyay u baahantahy walaal
@fadmafiicanfiican2470
@fadmafiicanfiican2470 2 жыл бұрын
@@suleimanyasin6199 Sisinta waxaa la beerta xilliga deyrta! Inta aan Dhulka lagu beerin waxay u baahantahay in biyo farabadan la dhigo beerta si looga sameeyo keyd biyo oo Dhulka haysto ,Marka oo Xoogahoo qalalo ayaa lagu dul beeraa ,markay soo baxdo roob xagaayed ayey u baahantahay ! Ma aha sida galeyda oo u baahan biyo waraab iyo roobka Gu,a.
@abdifatahzakariye6823
@abdifatahzakariye6823 2 жыл бұрын
Mudug oo aan waligeed webi marin inay maqasho maahe ayaa sisin xadigeedu sareeyo soosaarta ee malasocota
@fadmafiicanfiican2470
@fadmafiicanfiican2470 2 жыл бұрын
@@abdifatahzakariye6823 laga yaabee in xeliga dayrta ay roob fiican ay heshay (Sisintana geed ma lagu magaalo karo waa dalagyada xeliyada roobka la beerta! lkn geed waa mid weyn oo sanno jirsada lkn sisinta waa dhowr bilood!
@farxancabdiaadan8114
@farxancabdiaadan8114 2 жыл бұрын
Walaalayaal imisa bilood bay ku baxdaa
@deeqbaariyoow4618
@deeqbaariyoow4618 2 жыл бұрын
Aad baa umahadsantahy
@user-kw5ki1hi4y
@user-kw5ki1hi4y 5 ай бұрын
Well wasbka noosoqor
@user-ee6ig1ft3y
@user-ee6ig1ft3y 2 жыл бұрын
Mamo bilise dada aya Guu raba hoor bagusoqore beer tan raba
@greenhopesomalia2656
@greenhopesomalia2656 2 жыл бұрын
Walaal Zakariya waad ku mahadsan tahay shaqada bulshada aad u heyso, laakin warkaaga waa qiyaas iyo dadaal laakin sida aad sheegey dhamaan sax ma aha mithaal: 4 ton ama 4000 Liter Ayaan maqsiin ku haynaa, boqolaal kalena waa anaka oo kale. Suuq ma laha, masoo dhoofin karto, Deen Ayaan ku jirnaa. Tan labaad mashiinka sisiinta original oo Japan 54 ayaa xamar iyo meelo kale fara badan yaalaan, 30 Sano ka badan ayey shaqeeyaan, runtiina ka fiican kuwo maanta suuqa yaalaan. Please horta wareyso: beeralayda, kuwa sisiinta shinida ama ka ganacsada. Hussein
@CadeQarawe
@CadeQarawe 2 жыл бұрын
Saaxiibow baahi weyn baaba loo qabaa saliida macsarada see bay suuq la,aani nii wajahdey.
@lakiin
@lakiin 2 жыл бұрын
@@CadeQarawe waaban la yaabanahay walhhi
@abdulfattah498
@abdulfattah498 Жыл бұрын
Sisin maa maqaasiin ku heysaa mise waa saliid macsaro
@user-kw5ki1hi4y
@user-kw5ki1hi4y 5 ай бұрын
Acs
@xasanxabisxabis8195
@xasanxabisxabis8195 2 жыл бұрын
makiinada HUNGURKA ee talyaaniga ah mahaysaa midani makaalkeeda lama jeclee??????
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 жыл бұрын
Dawlada somalia sharciyan ma ogoshahy in dalka laga dhoofiyo ❓
@user-bp7dy3rd9l
@user-bp7dy3rd9l 3 ай бұрын
Makiinada was imisa
@saadaqmohamedali542
@saadaqmohamedali542 2 жыл бұрын
Hadii aan contract helaayo waxaan heli karaa in kabadan 2 konteenar oo sisin ah ma aqaano kilo ahaan waxa aay keneyso lkn waa wax ka badan 1000 kiintaal oo sisin ah qofki iga garab siin karo waan soo dhaweynayaa ama xitaa tilmaam isiin karo wax aan ka iibiyo👍
@abdallaabdalla1615
@abdallaabdalla1615 2 жыл бұрын
Adiga miyaa haayo oo ubaahan in lagaa iibsado sxb
@apdohakim1650
@apdohakim1650 2 жыл бұрын
Xgee joogta wl
@aayahamustaqbalka4418
@aayahamustaqbalka4418 2 жыл бұрын
Imisa bilood bay kubaxdaa tusle midha kudhashaa
@NoorBehrozz
@NoorBehrozz Жыл бұрын
Shidaal miyey ku shaqeysaa mise korontA taliye mahsanid
@shukriibrahim3220
@shukriibrahim3220 2 жыл бұрын
waad mahad san tahay walal waxaad noo soo radisaa qaabka ugu fudud ee loo aburo iyo qaab casri ah o lo bacarimin karo
@khadarabshirfaarax3232
@khadarabshirfaarax3232 2 жыл бұрын
Mahad sanid masuul
@keyses9681
@keyses9681 Жыл бұрын
Waxa yaabaha sababay abaaraha somaliya ayaa aheed in beeraleeeda somaliya aay abuurtan kaliyah sisinta iyo liinta oo waxa kale aaanan abuurin
@ciyarcaruureed4966
@ciyarcaruureed4966 2 жыл бұрын
Wll hectorkii imiso kilo ayaa laga so saari karaa wanad maahadsantahay
@farxancabdiaadan8114
@farxancabdiaadan8114 2 жыл бұрын
Wll imisa bilood bay ku baxdaa? Hadaad aqoon u leedahay
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 Жыл бұрын
@@farxancabdiaadan8114 3 biloood ba la dhahay wll
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast 2 жыл бұрын
1luter =$3.5
@ramlayusuf5143
@ramlayusuf5143 Жыл бұрын
Xagaad joogta wll 6$ Baa layga siiya from burco
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast Жыл бұрын
@@ramlayusuf5143 muqdisho jooga wlsha hdda $5 aye tagty oo an shaking.lahen xiligan aad lahed $6 la iga siiya.oo 6 months ago ah wa mxy hlkesa jgtaa
@cabdishiniile6226
@cabdishiniile6226 2 жыл бұрын
Gobolka shabeelaha dhexe ayeey aad uga baxdaa dhulka cara madow ilaa deexda wey kabaxdaa
MAKIINADA SALIIDA SINSINTA IYO SALIIDAHA DABIICIGA 🇹🇷
10:46
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 96 М.
Sida Ganacsiga Amazon & Ecommerce u Shaqeeyo | Amazon Seller- #Ep15
25:39
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 125 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 88 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 86 М.
KU SHAQAYSO MAKIINADAHA RAASHINKA SHIIDA
8:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 17 М.
Sidee Loo Bilaa Digital Marketing Agency (Fursad Ganacsi)
8:40
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.
5 MASHRUUC OO 2022 SUUQ FIICAN LEH( 5 SOMALI INVESTMENT IDEAS )
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 74 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН