Maxaa inooga qorshaysan cunto yaraanta, maxayse Boodhari Mills ka qabanayaan

  Рет қаралды 27,498

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

www.roobroon.com
info@roobroon.com
Roob Roon Shirkada Qamadiga & Dalaga macluumaadka guud ka hel www.roobroon.com/

Пікірлер: 104
@alimohamoud3465
@alimohamoud3465 Жыл бұрын
MnshAlah waa maal galin cajiib ah hore usocda.Somalidu intay fooq dheer uun dhisayso haday warshado yar yar dhisato dalkuba meel fiican gaari lahaa. Qabiilka isaaqu waa dad xadaariyiin ah oo degankooda xoog u maal gashada halka Somalida kale dalalka shisheye maal gashadaan
@toosh24tv71
@toosh24tv71 Жыл бұрын
Haa lkn somali oo dhanbaa cunsuriyiin nagu noqday oo naga dhamaan magac dil bay nagu wadaan oo somalidiid nagu shaanbadeeyeen hadda ka wariyaha ah ee calamka somalli kasta warkooda soo tabiyo waa isaaq
@abdis70
@abdis70 Жыл бұрын
@@toosh24tv71 Ha u bixin sxb. Somalina waxba ha ka sugin - Horaa loo soconayaa, Nin dantiisa raacday, ciddi gaadhi mayso. Hore ayay Maskaxdeena iyo Muruqeena u isticmaaleen- No more.
@scofieldgang1495
@scofieldgang1495 Жыл бұрын
Daqiiqda waa waxa ogu badan ee calamka laga isticmaalo Waxaan kunoolahay Sudan 🇸🇩 Khartoum labo sano kahor waxaa lariday madaxweynihi dalkan hayste ilaa hadana qalalase ayaa kajira waxaa dhibkaas oo dhan keenay waa daqiiqda Daqiiqda ayaa qali noqotay kadib madaxweynaha ayaa lagukacay marka nolosha muhiim ayay utahay daqiiqda horumar wacan ayaan leeyahay boodhari Mills 💯🙏
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Sudan oo blue nile iyo white nile maraan ayaa sareen beeri kari weyday iyadoo leh jaamacadaha Africa ugu fiican oo cilmigii haysa. Khubarada UNta waxa ugu badan Sudaniyiin wadankoodiina waa gaajoonayaa. Caajis iyo musuq ayaa Sudan waalay. Webigii nile waxay ka dhigeen webiga oo ooman.
@mk404
@mk404 Жыл бұрын
Meesha hadad tagto dayaca kajira imika wakhtigan waad fajici alle how sahlo
@maxamuudbaruud
@maxamuudbaruud Жыл бұрын
Asc hargaysa ayaan ku noolahay ama aan joogaa wali ma'n arkin daqiidan waan Doon doonay xagay kytaala meheradan iibisaa..
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Жыл бұрын
Kuwa lacagta galinaya, daaraha aan cidna dagayn oo lacagta qaaliga kudhisaya waxaan leeyahay mashruuc dadka faiido uleh oo mushkilad xalinaya maal gashada sida roobroon project ♥
@hamzaabdirahman9703
@hamzaabdirahman9703 Жыл бұрын
Waa wax aad loosoo dhaweeyo warshada la asaasay, waana talaabo ku tusinaysa in wadadii iskufilnaashaha albaabkeedii la gargaraacayo. Waxa sidoo kale soo dhaweyn mudan project Roob Roon waa project isaguna qiima weyn ku fadhiya maadaama dalagii lasoo dhoofin laha wadanka laga beerayo. waxqabadkanina wuxuu kusoo beegmaya xili cunto xumi la saadalinayo. mahadsanidiin dhamaan cabdisalaan iyo hereri media team.
@mustafeqambi5650
@mustafeqambi5650 Жыл бұрын
Maasha Allah waa wax lagu farxo in wadankii laga furo warshadaha noocan ah waayo waa wax wadanku u baahanyahay nimanka warshadaa fureyna waan ku hambalyaynayaa Lakiin bal waxaan kula talin lahaa in dadku ku fikiraan sidii ay u sameyn lahaayeen beero laga soo saaro qamadiga laftirkiisa waayo mar hadii warshadii la hayo qofkii beer sameystaana wuu ka faa.iidayaa
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Жыл бұрын
MASHALLAH soomaaliland horweyn baa ka socoda hereeri iyo hargeysa waad ku mahadsan tahey barnamijkan quruxda badan ee aad moo hudbiso
@kingkhalidofficial2582
@kingkhalidofficial2582 Жыл бұрын
Masha Allah horumar wacan keep going ayaan idin leeyahay wanan idin taageersanahay waxanan dhiiri galinayaa in bulshada somaliyeed gacmaha is qabaadano wax beertan warshada ay samaystan si lacagahoodu dalalkooda dib ugu laabtan caalamkana ula tartamaan wabilahi tawfiiq
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Жыл бұрын
Waxan aad ugu hamabalyaynaya warshada boodhari mills oo soo saarta burka iyo cakafka xoolaha mashrucan iyo kuwa lamidka ayay ummada faiido wayn uleh, roobroon project its millions project ♥ wa dodhawayn waliba sheerkayga qadan I.a
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Dad horow socda bravo waa wax lagu farxo
@abdirahmanguled5297
@abdirahmanguled5297 Жыл бұрын
Manshaa allaah abdisalaam barnaamij aad iyo aad u qiimo leh ayaad soo gudbisaa illaahay haku barakeeyo
@nuraegal4395
@nuraegal4395 Жыл бұрын
Aad baan ugu hambalyeynayaa fikradahan uu wado iyo is ku tashiga wax soo saar ilaahay haydin sakhiro
@hctvs0mali327
@hctvs0mali327 Жыл бұрын
Waa In aad loo badiyo Tatada Uu Ilmahaagu helayo.lacagtu wax ma sheegtee
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 Жыл бұрын
Zuxufi Somaaliyeed Abdisalam Hereri Cammu hore u soco
@mahamedomer6067
@mahamedomer6067 Жыл бұрын
Mnsha allah horumar wacan
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Mahadsanid Cabdisalanow.
@banadirfarm
@banadirfarm Жыл бұрын
MaashaAllah… Ilahey ha barakreyo
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Жыл бұрын
Masha Allah guuleysta dhamantiin 🥰🥰🥰🥰😊😊😊
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Hereri horey usoco nabad galyo
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 6 ай бұрын
MANSHA ALLAH
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Masha allah hore u socda wax soo saarku waa muhiim
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 Жыл бұрын
Mansha Allah.
@mustafadaacad2368
@mustafadaacad2368 Жыл бұрын
Mansha Allah Herari media (A/salaan herari(
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Sxb key and my bro Isku Reer shiikh isku Malcaamad+ schoolkii yarantii kedib Canada And Yurub lookala baqooley Ali x maxamed siraad Nin culus Salansare Iyo Guul Guul BIIG RESPECT AND COURAGE A SALAAN HEREERI
@salmangood9291
@salmangood9291 Жыл бұрын
Masha allah Wll alle habarkeeyo
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah wax fcn dalka Keenan somaliya dhan kafuran meel bdn dhelinyarada shaqa fcn iga helan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Herewith abti hore u soco
@ridwanabdirahman7654
@ridwanabdirahman7654 Жыл бұрын
Walhi food security aad iyo aad bey muhiim utahay. Shaqo fican beyhayaan warshada 🥳🥳🫡lakin waxan kulatalilahaa iney iskailaaliyaan GMO wheat burkaneh iney fiber kawadasaarin.
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Maashalah
@mohamedeid-rl3sf
@mohamedeid-rl3sf 9 ай бұрын
Wa hurumar wanaagsan Lkn waxa wanagsanaan lahayd inay meel deked ah ka dhisaan si qarashaadku u yaraado oo aan xamuul loo baahdeen Taasina qiimaha ayuu hadhow saamayn ku yeelan lahaa
@faadumo3718
@faadumo3718 Жыл бұрын
Maasha Allah somaliland
@Mamursal5
@Mamursal5 Жыл бұрын
Ilaa aad soo saartan midhahana waxa kale macna weyn ma sameyneyso.
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Wax soosaarka dalka iib sada daadiya tan hay,aduhu keenaa
@universe7245
@universe7245 Жыл бұрын
Dhalinyaro sareeenku Ukraine 🇺🇦 ayu ka imadaa…😢 war dhalinta aynu shaqeysano ooynu ka kacno fadhiga, xoogan ma jooogayeee beeeraha aynu qodano. Fadhi&faji micno ay ino sameynaysaaa ma jirto. 😢
@hiborashiid8234
@hiborashiid8234 Жыл бұрын
Mashalah waa waxqabad ino so kordhay
@jamachamekachameka3800
@jamachamekachameka3800 Жыл бұрын
Vidioga angola ayan kasugeynaa
@hanatkinglove
@hanatkinglove Жыл бұрын
Hello guys todey me is first comanti 😅😅
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Wadanka ka beera daqiida . Ama qamadida
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
They can export in Pakistan since there is a flour shortage in there.
@nabadonbadri1574
@nabadonbadri1574 Жыл бұрын
inaan Noqon Dad waxa soo Saara Dalkooda dadkooda Anfaca Baahid Shisheeyana uga baxno Waxan u Baahanay Karti Iyo Aqoon inan isku Gayno Si kasta isku Filnaan karno Taasna Waxa laga Gudbi kara Dawladnimo Wanagsan Ganacsata gacmaha isqabsada Awooda shacabkana Adeegsada. hadii kale waligeen baahi ku Jirayna inago Xoog Aqliga Qabna.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
Shirkadan sowtii lahayd qamandiga dalka gudihiisa ayaanu ka beeraynaa Waa maxay kan dibada ka imanayaa
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 Жыл бұрын
Waa Mida iga yaabisay
@sacadmuse8467
@sacadmuse8467 Жыл бұрын
Way Beertaa ilaa hada lkn waa insufficient wllo sababtuna waa cimiladeena vedio ga si fiican u ga daba tag way beereen Meelo badan
@Landers2024
@Landers2024 Жыл бұрын
Internal agriculture is not sufficient at the moment due to draughts and lack of water supply systems (natural or man-made), you need raw material from outside until internal supply is ready. Business decision - stages of development is required. It will happen.
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 Жыл бұрын
Allah ya barak dalkaygii SOMALILAND 💚🤍❤️
@rodaahmed198
@rodaahmed198 Жыл бұрын
Bodhaari ml gongratulation
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Жыл бұрын
Somalida wax Ka Caqli Xumi Ma Jiraan Markii Warshada Berbera Ee Daqiiqda La Sameeyaybay Kuwanuna Sameeyeyn Horta Way Fiican Thy Lkn Waxyaalo bdn Ayuu u Bahan Yhy May Keenan copy wxn ahayn ma yaqanaan waar warshada kabaha Keena Dadkiba Wuu Kaba Layahaye 😅
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Horumarku Nabada ayuu ku xidhan yahay
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s Жыл бұрын
Jecliyaa Dalkeyga .
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 Жыл бұрын
Dhir ku beera meesha
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Dagaanka Somali galbeed Tillie guuleed baa noqon karta xarunta warshadeynta waa meesha 20 milyan oo tan nuuckaste xawasho iyo bur kasoo baxo Hala maal gashado
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Dagaal Aya ka socda Ayan maqlay sxxb
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Жыл бұрын
Heesta iska daaa
@ayanitaabdilahi22
@ayanitaabdilahi22 Жыл бұрын
Guuli waa wali inta qamandiga lasoo dhoofinayo
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@abdullahimohamad4970
@abdullahimohamad4970 Жыл бұрын
Daqiiqdan maad keentaan muqdisho
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Жыл бұрын
Calamkoo dhanba Loo iib gaynaya I.a
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪😪😪😪...........ASC... Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa ma haysan, balse qof walaal somali ah ayaa igu caawisay inaan helo, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo kale oo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@husseinhassan289
@husseinhassan289 Жыл бұрын
Ilaahay bari
@khadar_mohamoud
@khadar_mohamoud Жыл бұрын
Mar hadii qamandigii Ukraine 🇺🇦 laga keenayo oo birtiina Hageisa ku taalo , oo aan beeroleydii wadanka la maalgelinayn , maxay micno ah oo somaliland u leedahay ?
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 Жыл бұрын
Runtaa waye
@shayga5656
@shayga5656 Жыл бұрын
Wll beer ban leyahay waliba biyo leh maalgalin bn u waayay hada wn iibinaya si aan dhoof ugu badasho wlhi
@mohamedalfaatixahmed4709
@mohamedalfaatixahmed4709 Жыл бұрын
@@shayga5656 ha ii bin waa iga talo walal dhoof waxba matarayee ee xoolahaaga hayso way imanayaa dad maal gishto
@Landers2024
@Landers2024 Жыл бұрын
Thick brains - Internal agriculture is not sufficient at the moment due to draughts and lack of water supply systems (natural or man-made), you need raw material from outside until internal supply is ready. Business decision - stages of development is required. It will happen. I-phone raw material in microchips come from Taiwan because of quality and cost - Business 101. Now due to COVID and ukraine war USA is building in-house microchips. Government can help to make everything developed internally but natural factors play a key role. Brains
@yaya_______boss
@yaya_______boss Жыл бұрын
Goatka suxufiyinta heriri😂❤️
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
■■■■■●●● ASC.... Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa ma haysan, balse qof walaal somali ah ayaa igu caawisay inaan helo, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo kale oo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@fdama
@fdama Жыл бұрын
There is no point if we do not grow wheat in the country.
@Landers2024
@Landers2024 Жыл бұрын
Things take stages - the internal agricultures as you watch needs great investment, but in the meantime source raw material until the other is ready. Finding alternate solution to water supply will make it possible. Its only time a solution will be found.
@MsaAli-vr1nb
@MsaAli-vr1nb Жыл бұрын
ma sarrinbaa mise waa qamaddi
@ilkacase8572
@ilkacase8572 Жыл бұрын
Hhhhhhh
@zakeriye6995
@zakeriye6995 Жыл бұрын
Wadanka mayka bareeran
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 Жыл бұрын
war bal nin kaa hala garab galo maaliyad ahaan iyo niyad ahaan ba waxa uu wadaa wax umada wada anfacaya
@ahmedjama2090
@ahmedjama2090 Жыл бұрын
Maxaa loo beeriwaayay
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Жыл бұрын
Ma SARREEN baad nooga samaysaan QAMADDI madow baad keentaane ! Alle ha sahlo
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
Daqiiqda Booldheri way Fiican tahay anaga Cunay. Beeraha Xaaxi Run ahaan way Adagtahay in Biyo la,aan Wax laga soo Saaro... Inta aadan Adoon Gadan Ul baa la gataa .....marka hore biyaha Dooxa xaaxi oo la xidho ayaa horeysa in amadin ku Filan la beero.kkkk
@kingmaarin1
@kingmaarin1 Жыл бұрын
Wa runtaa waa daqiiqd tayo le. Xaga xaaxi waa laxidhay dooxa biyuhuna beeraha way soo galeen sida videoga ka muuqata waan ka qayb ahaa tiimkii xidhay. Dhibtu waxa weeyaa biyuhu buurta gacan libaax iyay ka yimaadaan, halkaana roobku mar kaliya iyuu heley. qorsha wanaagsan oo laga fikiray iyuu ahaa. Markaa waa roobkii oo yaraaday iyaa dhacay ilaa sadex daad oo soo gala iyaa wacnaan lahayd markii tijaabada laga sameeyay. wali waa sidii degaanka xaaxi iyo Odwayne
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Waxaa inooga qorsheysan in dhalinyarada wadanka joogadhan oo camala aanta ku hayso magaalooyinka waaweyn was in beeraha la geeyaa oo ay beeraley noqdaan
@jamaliyusuf8389
@jamaliyusuf8389 Жыл бұрын
waa aragti fiican wll lkn waa tababaro lasiiyo,maalgashina lagu samayeeyo iyo talo iyo tusaale joogta ah
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
@@jamaliyusuf8389 aduunka saas ayaa la sameeya qof dhalinyara inuu meel iska fariisto lama ogola dhalinyarta dhan hadii beeraleey lagadhigo wadankana waa u fiican tahay dhalinyartana dhibkey geeystan wuu yaraanaya
@alphamale5802
@alphamale5802 Жыл бұрын
Maxa qamdiga u'beeran weydeen sow tamar daro maaha.
@Landers2024
@Landers2024 Жыл бұрын
Somali waxma maqasho......biyo laan aaya jirta lakin waa laa wadaa.
@Zack16666
@Zack16666 Жыл бұрын
Hereri- for you to reach worldwide audience and Somali English speaker. Subtitles English isticmaal. You will get millions subscribers Easily.
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr Жыл бұрын
Waxba yaan lagu beeriin biyaha dhulkaa ku jira, waayo inagu ma filna in la cabo oo kaliya ayuun Bay ku filantay, shirdaha biyaha bada macaaneeye, ha la keeno si wax loogu beero siiba berbera
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
lkn walaal waa qaali in biyaha bada la macaaneeyo ama la sifeeyo
@fathiaismail5371
@fathiaismail5371 Жыл бұрын
Beenaley xged ka ken tay qamadiga dalka waxba kama baxo
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Жыл бұрын
DIIRIYE STORE wlku lahaa waa daqiiq ORGANIC ah ! Yaanan 3 bilood kaddib arkin iyadoo xidhantood leedihiin bir bay u xidhan tahoo engineer baannu CHINA ka sugaynaa
@Landers2024
@Landers2024 Жыл бұрын
You mug. This has going on for 3-4 years.
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Warshada sibidhkana hala maal gasho
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
WAXA FIICAN AYAY SAMEYEN LKN WAXA NASIB DARA AH IN AANA QAMADI BEERAN KARIN INAGO DHULKENA KU HANBON YAHAY!!! WAXA LA SOO DHOOFIYAY WAX SOOSARKI DALKA LAGUMA TIL MAMI KARO! GANACSATADU DHULKA BEERO KAKA SAMEYEN OO HA MAL GALIYEN. NASIB DARADA NAHAYSATA WAXAN NAQAN KALIYA SIDA WA LO SO DHOFIYO!
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
INTA AAD QAMADIDA WADAN KALE KA KEENAYSAN MAHAN WAX SOOSARKI DALKA UMADA BEENTA KA DAYAA! WA IN QAMADIDA WADANKA KU BEERTAN MARKASA LA DHIHI KARA WA WAX SOOSARKI DALKA 🤔🤔🤔
@Landers2024
@Landers2024 Жыл бұрын
Thick brains - Internal agriculture is not sufficient at the moment due to draughts and lack of water supply systems (natural or man-made), you need raw material from outside until internal supply is ready. Business decision - stages of development is required. It will happen. I-phone raw material in microchips come from Taiwan because of quality and cost - Business 101. Now due to COVID and ukraine war USA is building in-house microchips. Government can help to make everything developed internally but natural factors play a key role. Brains
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
@@Landers2024 Waxan ad daldakaysid afsomali kuso qor afkan adiga malihide. Meshana somali aya loga hadlaya wll
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Жыл бұрын
Raagaa somaliadaa waxaad moodaa inaay dhaalayaan caliosh waayan a dumarka Iyo caruurteda waxay uu dhiintaan nafaqo daaro
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
Nacas, waxaasaad la shir timi
@yveslaurent6582
@yveslaurent6582 Жыл бұрын
Excellent 🍻👏🏼
@misterniceguy67
@misterniceguy67 Жыл бұрын
We are fleeing our home land and building someone else's land. SAD!
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 Жыл бұрын
Mnsha allh Barnamij cajiib ah Abdisalam herari waa mhdsan yahay
Ilays alaabadeedu waxay ku baahsan yihiin min Djibouti ilaa Kenya.
45:43
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 18 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,3 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 86 МЛН
Safarkaygii Baydhabo Janaay | My journey to Baidoa Somalia 🇸🇴
14:43
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 133 М.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 118 М.
Suuqa ugu weyn Somalia - Bakaara Market | Mogadishu
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 140 М.
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 29 М.
Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 18 МЛН