Ilays alaabadeedu waxay ku baahsan yihiin min Djibouti ilaa Kenya.

  Рет қаралды 45,602

Hereri Media

Hereri Media

11 ай бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 128
@JAMHAD10
@JAMHAD10 11 ай бұрын
Dhalinyaro aan iskaashano oo wadar ahaaann u shaqaysanno intaaan tahriibi lahaynn!🇸🇴🙏
@sakariyeabshirsaid1723
@sakariyeabshirsaid1723 11 ай бұрын
Fakarka hayday dhalinyaradu isla qadan lahayeen shaqo ma wayeen mashriic badan bay hirgalin lahayeen
@certifieddinar3648
@certifieddinar3648 11 ай бұрын
hadafku waa kaa nio
@Last_King2023
@Last_King2023 11 ай бұрын
Mashallah Somaliland guulaysta ❤️
@abdirahmanismail4883
@abdirahmanismail4883 11 ай бұрын
Somaliland way isku filantay ee Hogaan wanagsan uun bay laadahay. Allah ha barakeeyo Warshada Ilays dadka maalgashadayna Allah maalkooda ha u barakeeyo Waxaa maqan role ka dawlada ee Warshadaha iyo siyaasadii lagu hagilahaa. Warshada Sibidhkuna waa loading Kaluunku waa loading Allah Nabada hainoo barakeeyo.😊
@Abdulkga
@Abdulkga 11 ай бұрын
Shacabku wuu dadaalaya, Ilaahay ayaa la jira waanay guulaysanayaan. Dawladda ayaa laga sugayaa inay wax soo saarka dalka si fiican u fahanto faaidada ku jirta, oo si hagar la’aan ah u garab istaagto inshAllah.
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 11 ай бұрын
Dee dawladba majirto sxb, siyaasiyiin tuug ah oon dal iyo dad toona dan ka lahayn baa wadanka baabiiyay
@aliawad9607
@aliawad9607 11 ай бұрын
Maansha allah dad soomaali ah wax soosaarle oo isku filan 100kiiba 100 good job ❤
@slanddifac5460
@slanddifac5460 11 ай бұрын
Masha allah somaliland wey isku filnaatey cid kale uma baahna allah mooye hanbalyo guul somaliland ❤
@Abdulkga
@Abdulkga 11 ай бұрын
Cabdisalaan waad mahadsantahay! Barnaamijkan wuxuu dhirigelin u noqonaya cid kasta oo ku hamiyeysey wax soo saarka warshadaha. Ilaahay ha u barkeeyo, si qaar kalena u bilaabaan warshado kale oo tan ka duwan.
@amalidiris9641
@amalidiris9641 11 ай бұрын
waxan jeclahay reerkan faridnimada iyo kartida ilahay galiyay..Re Sheikh Isaaq..horay usocda waxaynu ubahanayba wa warshada on ana mustaqbalka inan mid keno rabo wadankan waxa ka banan fursadaha warshadaha.mahadsanid Abdisalam Herari,Lakinse si ayna daganka wax uyelin fadlan qolada warshadan kentay..cagaga laga dhameyo shanboyada iyo bacda in daganka lagu si dayn o dib ucelin iyagana faido uleh deganka u unabad noqd wa inay sameyan
@Degaliah
@Degaliah 11 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 11 ай бұрын
Maasha allaha waa horumar cajiib ah oo kudayasho mudan ilaahay ha idiin barakeeyo.
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 11 ай бұрын
Intii debedda laga soo dejin lahaa, waxa ka mudan in dalka lagu sameeyo. Shirkadda Ileys waan ku mahadinayaa waxsoosaarkeeda, iyo waxtarkeeda dadka ay u abuurtay shaqada.
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 11 ай бұрын
Masha Allah ilaahay hawbarakeeyo waa Arin wanaagsan oo ku dayasho mudan🎉
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 11 ай бұрын
Allahu akbar allaw somali wallala is jecel ka dhig mashallh❤
@siciidali4034
@siciidali4034 11 ай бұрын
Horumar wanaagsan reer somaliland hore u socda siyaasadana xuna dheg ha u dhigina ❤❤❤❤❤❤
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 11 ай бұрын
Maasha alaah ilaah ha idin barakeeyo xoolibiina hadii ay xalaal tahay 🎉
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 11 ай бұрын
Masha Allah guuleysta dhaamantiin waa alle mahadi ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@rocky4066
@rocky4066 7 ай бұрын
Maasha allaah tabaaraka allaah waa horumar dadweynaha soomaaliyeed gaadheen iyagoon dowlad taageero ka helin oo shacabka iskooda isu xilqaantay inay dalka horumar gaadho
@abdirahmanismail4883
@abdirahmanismail4883 11 ай бұрын
Cabdisalaan Hereri iyo Teamka Hereri Media waa mahadsantiin barmaa mujyada Noocana soo badiya. Waxaan farxay markaan Addis Ababa ku arakay Made in Somaliland.😊
@guutaale
@guutaale 11 ай бұрын
MaanshaAllah ninkan uun baa wariye ah oo samayn kara barnaamij dadka waxtar u leh
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 11 ай бұрын
Mashallaah tabaarakallaah horumar wacan 🎉 Allah ha barakeeyo ganacsigaa hirgalay.
@ahmedabukar8826
@ahmedabukar8826 10 ай бұрын
Maasha Allah waa horumar aad u heer sareeya oo mudan ku dayasho waana hambalyaynayaa masuuliyiinta shirkadda ilays iyo shaqaaleheedaba
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 5 ай бұрын
Masha Allah warshad ay dad badani ka faa'ideysteen
@ApdixakiinChama
@ApdixakiinChama 11 ай бұрын
Mashaallah guul guuul Hereye👳‍♂️🙏
@Minhajshariff
@Minhajshariff 11 ай бұрын
MashaAllah aad aya ogu farxay wlh. Shirkada waxe lamid tahay anaga warehouse yada aan marekanka ka shaqeyno. Yacni warshaqada wey haystan wa tas oo kale iyo kafican ba MashaAllah
@cawilxuseen1912
@cawilxuseen1912 11 ай бұрын
Waa barnaamijka aad u fiican
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 11 ай бұрын
Masha allah Raggaas ayaa mudan dhiiri galin
@aabedilaalshorts
@aabedilaalshorts 11 ай бұрын
Alle ummada wax isku darstay horumar bay Keene Alle ha idin barakeeyo , dawladuna ha taageerto
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 11 ай бұрын
Mashallah Allah ❤❤❤ ماشاء الله وتبارك الله Keep going for everything made in Somaliland.
@MOALI886
@MOALI886 11 ай бұрын
my hometown illahay horumarka ha u siyaadiyo
@abdullahahmed6461
@abdullahahmed6461 11 ай бұрын
Mash Allah alle ha barakakeeyo
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 11 ай бұрын
Ileys masha allah keep going 🙏
@mohamedismaaciil9379
@mohamedismaaciil9379 11 ай бұрын
leader leng cabdisalaan hereri saxafi socday
@abdirisakhassan2783
@abdirisakhassan2783 10 ай бұрын
MASHA ALLAH ILEYS RUNTII WAA WARSHAD WEYN BAAHIYO BADANA BULSHADA KA DABOOSHEY RUNTII KEEP GIONG
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 10 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤
@khadar_mohamoud
@khadar_mohamoud 11 ай бұрын
Shacabku waa dedaaleen lkn doorkii dawladnimo baa maqan , tusaale in wax soo saarka dalka la dhiiri geliyo bay ahayd oo cashuurta lagu kordhiyo waxa dibedda ka yimaada , si loo dhiiri geliyo wershedleyda dalka
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 10 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 11 ай бұрын
Legend abdi salaam herari
@jokerbatun8972
@jokerbatun8972 10 ай бұрын
Maashallah waa barnaamij loo baahna wax soosaarka dalka
@dhaladkatube6628
@dhaladkatube6628 9 ай бұрын
Guulayso adero nur duale diiriye
@user-ma5ha6me8d
@user-ma5ha6me8d 11 ай бұрын
M.a horumarka balaaran shirkada ileys
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 11 ай бұрын
Masha Allah I love it
@abdiweliabdullahi2032
@abdiweliabdullahi2032 11 ай бұрын
Masha Allaah dhulkeena waa hodan ❤❤❤❤❤
@naimamohamed5483
@naimamohamed5483 11 ай бұрын
Allow idiin barakee
@abdirahmanmohamed6528
@abdirahmanmohamed6528 11 ай бұрын
Mashaallah ❤
@user-wp3mu6ud8g
@user-wp3mu6ud8g 11 ай бұрын
Ilaahey how barakeeyo
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 11 ай бұрын
Manshaalaah tabarakalaah weeye waxan joogay xiligii laa sameynayey Wanan ku farax sanahay inay manta heerka marayso wa Manshaalaah
@WarsanAli-es8qq
@WarsanAli-es8qq 11 ай бұрын
Legend Hereri
@saleem20308
@saleem20308 10 ай бұрын
Manshallah allah habarakeyo
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 11 ай бұрын
Quruxbadanaa marka qofku wuxu aqoon uleeyahay kawaramayo Eng.Hamse
@abdullahiissa6674
@abdullahiissa6674 11 ай бұрын
Alle habarakeeyo horumar weye
@hmkbukhra22
@hmkbukhra22 11 ай бұрын
❤maasha allah
@Huda.999
@Huda.999 11 ай бұрын
Masha Allah Ilays guri walba way taalaa
@cigecumar951
@cigecumar951 11 ай бұрын
Masha Allah
@abdiyusuf9006
@abdiyusuf9006 11 ай бұрын
Masha allah
@YaxyeMuxumed-jd8rc
@YaxyeMuxumed-jd8rc 11 ай бұрын
Masha allaah
@mohamudadan-mu9zp
@mohamudadan-mu9zp 11 ай бұрын
M.a shaqo wacan
@user-km7hr4fy8s
@user-km7hr4fy8s 11 ай бұрын
Masha allh
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 11 ай бұрын
Mash Allah
@Libaan_
@Libaan_ 11 ай бұрын
Masha alah
@aadancambe7079
@aadancambe7079 11 ай бұрын
mansha allaah
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 10 ай бұрын
Wow😊
@mattankiro4kiro422
@mattankiro4kiro422 11 ай бұрын
Well done
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 11 ай бұрын
Shirkadu in ay gobolka togdher u jabiso ayay ahayd alabta ay soo sarayso madama gobolki ku talo
@caarif1695
@caarif1695 3 ай бұрын
Eng xamse waa macalinkaygii ,maasha allah
@alimoussa9988
@alimoussa9988 10 ай бұрын
MashaAllah Ilahow nabad uu ilaali 🎉
@soobax7544
@soobax7544 3 ай бұрын
dhaliisha aan eng u aha waa inuu xidhnayn asaga ,shaqaalihiisa iyo martida warshaqada qalabka safety ga ee PPE ama personal protectve equiptments. warshad waxaan kashaqaynay 10 sano, khibrad badan ayaa uleeyahay. sida muuqato shaqaalaha hakaas kashaqeeyo waxeey khatar oogu jiraan safety issues. aritnaas waxaan rajayn ineey qimayaan wax na kabadalaan. sida kale waan kudhiira galinaya ineey hawl aad uwanaagsan uhayaan bulshada
@tawfikhoussein3441
@tawfikhoussein3441 11 ай бұрын
Mashallah
@aliabdi3689
@aliabdi3689 11 ай бұрын
Manshaallaah ilay halkaa kawada
@Abdulkga
@Abdulkga 11 ай бұрын
Ilaahow nabad gelyo waarta ayaan ku weydiisanay iyo sabir, horumarka kasta waa la gaadhi doonaa.
@user-ma5ha6me8d
@user-ma5ha6me8d 11 ай бұрын
Hereye❤
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 11 ай бұрын
WAAR HOOY RER BURCOW DAGALADA IYO COLADA ISKA ILALIYA
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 11 ай бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@Akhris24
@Akhris24 11 ай бұрын
mansha allah bulsho dadaalaysa
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 11 ай бұрын
Aadan Cadde iyo Tuwali xaafaddaydii. Cabdisalaanow xaafadaas maanta aad gaadhay maxaa warkaaga waagii aad BBC joogtay si maalinle ah looga dhagaystay.
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 11 ай бұрын
Maansha alah aqliga markii la isku daro wax buu soo saaraya
@aadancambe7079
@aadancambe7079 11 ай бұрын
horumar wacan reer somaliland 🎉
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 11 ай бұрын
Burco waa xarunta warshadaha somaliland❤❤❤❤❤
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 11 ай бұрын
heesta Musican leh yaa lahaa horta
@user-sm4jl6pc4o
@user-sm4jl6pc4o 11 ай бұрын
Burcada aan la aqoon weeye ee calmka la jaanqaday
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 10 ай бұрын
Xayaysiiskii ugu badnaa ee aan daawado 45 daqiiqo kkk
@ducaysane1133
@ducaysane1133 11 ай бұрын
Cajiib waa shirkad wadaniya oo heersare ah
@shinaali6574
@shinaali6574 11 ай бұрын
Is the factory engineer a chemical engineer?
@zamiirfaarah2251
@zamiirfaarah2251 11 ай бұрын
Kuwaa iyo qarkalbe wan rajeynynah
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 11 ай бұрын
SOMALILAND NABAD IYO NOLOL
@hassandaher3563
@hassandaher3563 11 ай бұрын
Maanta tariikh ayaa bilamantay.kuwa buurta fuulay iyo kuwa saarayba waa la is og yahay.shacabka somaliland siiba dumarka wey lasocdan.wadanga viva somaliland 💪💪💪💪💪💪💪
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 11 ай бұрын
Inshall Allah guul somaliland
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 10 ай бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay❤👍😎
@Ahmad17056
@Ahmad17056 11 ай бұрын
Waxaan ogahay inaanay shirkadahu cashuur bixinin
@xaliimo5422
@xaliimo5422 11 ай бұрын
Dad kaa faanaya alaabtooda maxaad u iibsan somali wixii laga so saaro iibso shisheeye jaceylka jooji ❤❤
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 11 ай бұрын
Qof wax soo saara,ayaa kakhayr badan qof Dawladana xaqira Dadkana caaya
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 11 ай бұрын
Ma qoladii taydha ilayn baa anon arag bn grty
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 11 ай бұрын
Wa inad shacbka ku dhiiri galisin inay ibsadan waxa wadanka laga so saro
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 11 ай бұрын
Ileys way hormartey maaamey dabooshey dhamaan alaabtii nadaafada
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 11 ай бұрын
Masha allah bahidi suuqa somaliland ayay dabushy halka awal dibda lo doonan jiray saabunaha iyo qalbka nadafda
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 11 ай бұрын
Waa waxa loo baahanyahay in dalka wax laga soo saaro lana iibgeeyo si lacag adag loo helo
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 7 ай бұрын
Warshada hablaha miyaa laga mam nuucay? Hablha shaqoo yinka wax halaga siiyo xabadi ma dhex taagne ✍🏾
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 11 ай бұрын
Tola’ay Soomaaliyeey dalkeenu waxa uu baahan yahay warshadaha yar yar oo wax soo saar iyo shaqa abuu u sameeya dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah 75% tirada dadka Soomaaliyeed midooba oo gacmaha isqabsada si dalka loo horumariyo
@abdulnashville2020
@abdulnashville2020 11 ай бұрын
Wax fcn waye indestrail lahelo laga maarmo warshadaha qalaad mshlh leenahay
@SalFishEY
@SalFishEY 11 ай бұрын
Aduunka cagadaha dib baa loo isticmala
@abdulahabdi8164
@abdulahabdi8164 11 ай бұрын
Ma habar jeclaa leh horta shirkada
@khadar_mohamoud
@khadar_mohamoud 11 ай бұрын
Reer somaliland baa leh intaasi haku deeqdo
@abdulahabdi8164
@abdulahabdi8164 11 ай бұрын
@@khadar_mohamoud iguma fila
@hassanmohamoud573
@hassanmohamoud573 11 ай бұрын
Haaa waxa leh solomadaw
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 11 ай бұрын
Whats about 2035 in somaliland ❤❤❤❤
@aminabdishakour
@aminabdishakour 11 ай бұрын
Adigoo raw material dibada ka keensada, sideed u dhihi karta monopoly ha la iigu xidho suuqa oo halaga saaro dadka sidaydo kale keensata alaabta oo la farsameeyey? Soomalida caqligaa dhac iyo boob kaga jiraa! Si xalaala ula tartan oo qiimo kaga saar suuqa tartamahaaga, balse monopoly iyo anoo ku siinaya laaluush waa caqliga soomaalida.
SHEEKO XIDDIGIHII RADIO MUQDISHO
18:28
HANOOLAATO
Рет қаралды 53 М.
Dagaalka Khartoum iyo sidii aanu u noolayn.
21:15
Hereri Media
Рет қаралды 117 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 533 М.
Hereri Iyo Djiboutii Qaybti1aad
23:31
Universal TV
Рет қаралды 9 М.
Abdisalaan Hereeri oo ka sheekeeyey noloshiisa iyo saaxiibadiisa
31:41
Hereri iyo America-Chicago
40:10
Universal TV
Рет қаралды 63 М.
Hereri Iyo Ethiopia Part 1
37:35
Universal TV
Рет қаралды 77 М.
Xarunta ugu balaadhan ee dab dhalinta Shirkadda Sompower.
32:10
MM Somali TV
Рет қаралды 29 М.
Booqashadaydii dhufaysyada hubka halista ah ee Norway.
14:53
Hereri Media
Рет қаралды 50 М.
Hereri iyo Kenya Qaybta 7aad   17 2 2021
23:43
Universal TV
Рет қаралды 140 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН