MAXAA KA OGTAHAY TARIIKHDA DAHSOON EE TAALAD DHAGAXTUUR ?! DOCUMENTARY

  Рет қаралды 3,856

Bogagga Taariikhda

Bogagga Taariikhda

20 күн бұрын

Dagaalkaasi ka dhacay Dhagaxtuur, waxa uu u ahaa dagaal u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL Somalia iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalkeena Somalia oo dhan.
Fiiro Gaar Ah Muqaalkan Laguma Beegsanayo Cid Iyo Shaqsi Gaar ah, Kaliya wa Un inan barano sona bandhigno Tariikhda Naga dahsoon Ee Dalkeena
Muqaalka Mashruuci Faanoole Somalia : • MAXAA KA OGTAHAY MASHR...
Mu’alifinti Somaray Dunida : • SIDEE WIIL YAR OO FAQI...
So Dhawoow Mudane/Marwo Ku Mahadsantahy So boqashadada Hadi Ay xogahena ku cajabiyen Fadlan Lawadag Saxibada Kale.

Пікірлер: 24
@LakshaDeirwa
@LakshaDeirwa 16 күн бұрын
Dagaalkii Dhagaxtuur qofka ugu caansan wuxuu ahaa XAAWO TAAKO
@abdikariindaacad124
@abdikariindaacad124 19 күн бұрын
tabintada way sareysa horay usoco wll
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 19 күн бұрын
Thanks wll
@farxiyomuuse4169
@farxiyomuuse4169 19 күн бұрын
Aniga Waxkle aba ka aminsana Mahadsanid wll Kaliya Ma ogan Tariikhda taalada ee Xogo kale wan ka ogaday ❤
@laasmedia1
@laasmedia1 19 күн бұрын
Cajiib waxan maqli jiray somalida ayaga codsaday talyaniga balse hadan runta ogaday mahadsanid😍
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 19 күн бұрын
Adiga Mudan Wll 🎉
@idaacada4810
@idaacada4810 13 күн бұрын
Somalia wllhi saan umaleynaayo ha dheerato ama ha dhowaato alshabaab qabsaneydo ❤
@anasahmed8858
@anasahmed8858 19 күн бұрын
Keep up pro🙌
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 19 күн бұрын
Mahadsnid wll ❤
@Wllabdi2o
@Wllabdi2o 19 күн бұрын
Mahadsanid wll Xog muhim ah ba nala wadagtay kuwo klena wan ka sugeyna❤
@teacherpubg9441
@teacherpubg9441 19 күн бұрын
Asc WA Ku slmy cumrow ❤
@anasahmed8858
@anasahmed8858 19 күн бұрын
C kariinoow dheh zxp 😂
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 19 күн бұрын
@hanihanu1721
@hanihanu1721 19 күн бұрын
Guuleyso pro horumar wacan kuu rajeynaa Waana kaaga mhdcelinaa xogtaan quruxda bdn ee naga qarsooned sidaa noogu soo gudbise Keep up pro 🙏
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 18 күн бұрын
Mahadsnid Wll Qali Guuleyso adna ❤️
@abdiasismohamoud1093
@abdiasismohamoud1093 19 күн бұрын
guuleyso walal
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 18 күн бұрын
Thanks pro
@barrexusen1531
@barrexusen1531 19 күн бұрын
Waxaad noo bidhaamisay xog badan oo naga qarsanayd
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 13 күн бұрын
Waa taariikhaha beenta ah ee Soomaalida koonfurta siyaasigeedu ay sameeyeen. Waa taariikho gacan ku samays ah
@IlhaanAli-bg2uv
@IlhaanAli-bg2uv 19 күн бұрын
❤❤❤
@CabdowAli
@CabdowAli 19 күн бұрын
Tariikh Cajiib ah ani murursade inu yahy ban u maleyn jiray hhhhhhhh
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 19 күн бұрын
Waxa kenay sida qaldan ee loso tabiyey wll
@gureytuke
@gureytuke 17 күн бұрын
War dhagax tuur waa nin halgame ah mah mah jirta ah hadii afwax lagu celinayo dhagax tuurba geeliisa ku ceshan laha somalidu maxay ugu mah mahdaa yaab
Why no one wants to host the Olympics
13:36
Search Party
Рет қаралды 2 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
Documentary | Sooyaalka Sababta Burburka | Yemen
31:04
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 64 М.
TAARIIKH AASANTAY
19:31
Abi Shuceyb
Рет қаралды 6 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН