Maxaa kala Qabsaday Cabdishukri Iyo Maama Laaqiya | Qosolkii Ugu badnaa.

  Рет қаралды 107,938

SSTV

SSTV

4 жыл бұрын

Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
/ @kaaraamardhatv
I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
Like On Facebook Page SSTV2/?modal... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
To Visit: / sstvsomali

Пікірлер: 68
@istarguraycaduur5570
@istarguraycaduur5570 4 жыл бұрын
Maasha alah Wllahay aan jeclahay C/shugri iyo Nuur Flimkii Ugu qosol badnaa Laaqiya iyo Luurkii Jacaylka iyo Ali yare oo ay Sodoh u ahayd Aad baan usalamayaa maamo Laaqiya
@dhago1117
@dhago1117 4 жыл бұрын
Taagaaro hurusocda from hargasa somaliland
@baylebodhariofficial4143
@baylebodhariofficial4143 4 жыл бұрын
Salan sare c/shugri iyo nuur 🙋✍️🌹
@hoodoaadan3460
@hoodoaadan3460 3 жыл бұрын
Mashalla
@user-hy3dh1qe1q
@user-hy3dh1qe1q 4 жыл бұрын
sstv wan idin salamay adban uga helay barnamihkiina horey u socda wa lagareystay kaligi taliyihii hore ileey
@khadraabdillahigouled5843
@khadraabdillahigouled5843 3 жыл бұрын
Maansha Allaah ilaahay haydin xafido
@mawlidabdi643
@mawlidabdi643 4 жыл бұрын
Cabdishukri waa xariif sifiican u daadihiya
@abdirizaknuuh9136
@abdirizaknuuh9136 4 жыл бұрын
So funny mahadsanidin cabdishukri iyo nuur
@ibrahimabdi5202
@ibrahimabdi5202 3 жыл бұрын
Asc shukuri iyo sxbkiis ee Rawaeyda Ha noogo soo caliyo
@riyaaqislamicchannel3352
@riyaaqislamicchannel3352 4 жыл бұрын
Wad ku mahadsantihin wll rer neyroni dib u so celint riwyadaha
@bilanchannel5461
@bilanchannel5461 4 жыл бұрын
masha allah abbdi shukri igu salaan laaqiya
@mulkimusse3823
@mulkimusse3823 4 жыл бұрын
Hhh mnshaa allh rag culus horay usocda
@dhamays1845
@dhamays1845 4 жыл бұрын
Kkkkk si dhibyar udhimo misinka illaahow yaadan I habaarin caadi ma ahan
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Laaqiya jecliyaa waa reer jigjiga qadiimi
@Zurich527
@Zurich527 4 жыл бұрын
Wallee c/Shakur qosolkuu iga dhameye riwayaddii San uguma qoslin Alla beerka ma nooli hhhhhh
@bilankhayre4567
@bilankhayre4567 3 жыл бұрын
Alla hadey Laaqiya hooyadey ahaan lahayd wacnaan lahaydaa 🤣🤣🤣🤣 Waa Qof Karti leh oo Rag meel saartey kkkk walaahay😃😃😃❤️❤️😍😍❤️😍❤️😍❤️😍❤️🙏
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 4 жыл бұрын
ASC inama caadi ma aha agaa oo hedhahaisbuciba hal maalin noga dhiga saan uu qoslaayey ayaan wareray😂😂😂😂😂👍👏
@manaomar212
@manaomar212 4 жыл бұрын
I miss maamo laaqiya, jaahuurtii meesha qabsatey jilaayaashii ma cabdi cumar bey raaciyeen ILLAHOW umadeena jahlinimada ka saar
@mowlid72
@mowlid72 4 жыл бұрын
ANAGU JAAHUUR MEEL QABSATEY UMA JEEDNEE CUDUR CALOOSHA KAAGA JIREY UNBUU AFKU KAASOO XADEY OO AY DOQONIMO KUUSII DHEERTAHAY
@manaomar212
@manaomar212 4 жыл бұрын
@@mowlid72 Waataa adiga kaa muuqato jahilnimada huuno iska caytan ilaa ay nafta kaa baxeyso😂😂
@mowlid72
@mowlid72 4 жыл бұрын
@@manaomar212 DOQONEEY DABKAA BA'
@manaomar212
@manaomar212 4 жыл бұрын
@@mowlid72 😂😂😂😂😂caqli badanoow dabkaa ba'a
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
@@mowlid72 War gabadha goal bay ka dhalisay so adiga iska so booday ee gabadhi iska cayay somalida dowladi cida hogamisa ayeey ku sheegta mana ay cayin reerka Wlh badow ba tahay kkkkkkkkkkkkkkkk
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdulqadirbayle3546
@abdulqadirbayle3546 3 жыл бұрын
Action uu ka sameynayo a shugri baan ka helay sida uu sawirayo ama uu u qabeynayo
@user-ph2rx6rh9r
@user-ph2rx6rh9r 5 ай бұрын
Oo HABOON oo qasaal joogta Waa Hani 😊
@ahmedmusse6075
@ahmedmusse6075 4 жыл бұрын
Kkkkkzzz bismilaah hoyada ma bajaaj ba kulaha allow hoyo dhawr
@laylaahmed8666
@laylaahmed8666 4 жыл бұрын
Laqiyi waa madax sare
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 4 жыл бұрын
Laaqiya iyo luurki jacaylka
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Laqiya aad baan u dawada naag karti leh Bay Ila tahay anigu
@versal6927
@versal6927 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍🥰🥰😍🤩🤩😍🥰🥰
@mahadsayid9223
@mahadsayid9223 4 жыл бұрын
Wadsalamantihinafartigabdhodiyogabadhikeliya wailmaadrr gabadhadher gen mahamudayadhala afartahusen wantagerayadhakoxda gorod mahirhilbiyo Anjelo madamaguriguqaliyahay
@sharafahmedchannel7557
@sharafahmedchannel7557 3 жыл бұрын
LAAQIYA MAGACEEDANBA JECLEESTAY.
@mulkimusse3823
@mulkimusse3823 4 жыл бұрын
Kkkk eywaaln kucun kulahaa
@Bushroahmed5678
@Bushroahmed5678 Жыл бұрын
Abdishukri xiliguna waa xilidanbe kulahaa
@versal6927
@versal6927 3 жыл бұрын
🤑🤑🤑🤑🤑🤑😋😋😋😋😋
@sudeyskhalif4803
@sudeyskhalif4803 3 жыл бұрын
laqiya wa mucjiso
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 4 жыл бұрын
Riwayada laqiya wa siyadadaysantahay qof ki qacli le wu fahmaya abdi ilay ba laga metelaya
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
sheekadi somalida miya bilowday
@riyaaqislamicchannel3352
@riyaaqislamicchannel3352 4 жыл бұрын
Ruwayaden wan u xisny ha nalo celiyo markle wan la socony codsigas waxuu ku socd rer jigjig🤣
@riyaaqislamicchannel3352
@riyaaqislamicchannel3352 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@dahabomohamed9972
@dahabomohamed9972 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@suleimanhassan2945
@suleimanhassan2945 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@hamdabaashe3265
@hamdabaashe3265 4 жыл бұрын
Habaar waynaa hhhhhhhhhhhhh
@hafzamohamed479
@hafzamohamed479 3 жыл бұрын
Kkkkk
@saadoabdi8479
@saadoabdi8479 4 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀
@cabdinuurziize1093
@cabdinuurziize1093 Жыл бұрын
Caadi maaha tan
@mohahasan4017
@mohahasan4017 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkllkkkllllllllkkkkkkk
@umu2600
@umu2600 3 жыл бұрын
Oo habrabadana
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Ma xiita xiitaà xiligay socotaa waa maxay kulha kkkkkkkkkkkk😂
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 3 жыл бұрын
Laaqiya aadban u jeclahay 🤣🤣🤣
@xaliimotooyaa870
@xaliimotooyaa870 3 жыл бұрын
wa mar ka aay dhahey so hooyaday baan arkay oo uu nin ku cararaayo wamar kaan in taan wiilka laqiiroo day ooyay oo run ta riwayadii umalee yay sabab oo ah qeybihii hore oo wiilka hanti tii loga dhamee yay iyo jabkii laso mar sii yay baan ogaa
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 Жыл бұрын
Laaqiya dharka jilaanka wax walba way ku fiicantahay
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 жыл бұрын
waan idin salamay wiilasheena sharafta badan illaahay ha idin xifdiyo amiin waxaan jeclahay ruwayada aad c/shugri xajiinka qasaysid ood qabtid hodan adiga iyo hodana waxaad tihiin labo jilaayaal oo aad ugu fiican jilida masha'Allaah
@kaahomaxamuud8331
@kaahomaxamuud8331 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk walayabay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkk wu iska xoogsada mesha ruwayad kuma hayo
@muwaahib7119
@muwaahib7119 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@sowdamacalin4816
@sowdamacalin4816 3 жыл бұрын
Kkkkk
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,5 МЛН
FILMKA l LAAQIYA IYO LURKII  JACAYLKA l Q 7AAD
32:46
Jigjiga Tube
Рет қаралды 220 М.
Riwaayad cusub Dhibka Tik Tok Cabdishugri Iyo Foos Daawo Qosolka
18:36
FILMKA l LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA Q 25 AAD QOSOL, QISO  XIKMAD
23:42
FILMKII l TACAB IYO MAAL l QISO l WAANO l Q 2AAD l 2018
1:06:03
Jigjiga Tube
Рет қаралды 416 М.
Daawo Riwaayad cusub saxariir jecel part 25
21:02
Qadracomdy
Рет қаралды 155 М.
Taariikhda Jilaa Abdishukri Qasaal Iyo Sheeko Qosol badan.
32:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 11 М.
LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA QAYBTII 17 AAD
27:35
maamizza tv
Рет қаралды 39 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН