Maxaa kasoo kordhey dagaalkii Dacawaley?

  Рет қаралды 8,395

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@JapanJubba
@JapanJubba 6 сағат бұрын
ilaahah soomaali ha nabadeeyo meel walba xabad baa ka hol caysee
@TraderLee-QT
@TraderLee-QT 6 сағат бұрын
Duco dacad ah allah haku barakeeyo sxb ilahay qabyaalada somalida ha ka masaxo 1000 niicyayaall aya qabyalad dagaal ku baaqaysa ogow akhira ilahay iyo malagitiisa ayay uqoran tahay weliga mobile wax ku qor rabigiina unoqda umad jaahilin banu nahay
@halimadirie5301
@halimadirie5301 6 сағат бұрын
Waa calaamadihii aakhiru samanka waxaa la yaab leh hal reer baa dabkasta shidaya
@AbubakarAbdilahi-w3b
@AbubakarAbdilahi-w3b 6 сағат бұрын
Xabada somaliland nabad bey ahyd lkn ictiraafka ay doonayeen baa dhab nowday dagaalana xasan sheikh maxamuud baa ku furay lkn wax balana iney soomali oo dhan isku danbeynu nahee 1988 lagu noqon doono
@halimadirie5301
@halimadirie5301 5 сағат бұрын
@AbubakarAbdilahi-w3b aqoonsi ma jiro waxaasi waa sheekada CBB da ee xal kalaa loo baahan yahay waxan socdaana dawo maleh waa waxa axaathiista aakhiru samanku sheegtay maanta waa maalin kii aqoonsiga haystey iyo kaan haysaniba ololayaan
@samoc5405
@samoc5405 5 сағат бұрын
Cagdheer inaynu cashar dhigno.
@4Assari
@4Assari 4 сағат бұрын
Barakooba Reer Arab Nabdbad Ku Nawaaqdeene
@DistancelogisticsMo
@DistancelogisticsMo 4 сағат бұрын
Saladiin ku sheega arab we jijiga jooga ha lawaydiiyo dagaalkan
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 6 сағат бұрын
Isaaq oo dhan baa ka siman dagaalk diida nabada Faqash baa soo noqotay ha laga biyo keeno Adeerayaal thanks
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 сағат бұрын
ABIIY AXMAD WAA IN AQOONSIGA LAGAGA BADASHO DHULKA ISAAQU DAGO INUU SOOMAALILAND SOO RAACIYO BAD DHAN OO LAGA KIRAYNAYO WAA IN DHULKANA LAGA SOO CELIYO
@ArahmanShariif
@ArahmanShariif 6 сағат бұрын
Majirto nabadi
@cartemagan8986
@cartemagan8986 3 сағат бұрын
Laandheere
@AamiinmaxamedHimilo
@AamiinmaxamedHimilo 6 сағат бұрын
Isaaq waa sixran yahaymeel pasta nabadey bayleyihiin matidodiina waala xasuuqayaa
@sahraismail2230
@sahraismail2230 6 сағат бұрын
Naabaadey maacneey dagdag noogu soo nooqo 😢
@AsiyaAbdi-s5o
@AsiyaAbdi-s5o 3 сағат бұрын
Ilaahay haÿdinku soo guuleeyo
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Сағат бұрын
Waa in laga aarsada cagdheer iyo dawlada ay do kaxaysten ba
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 6 сағат бұрын
Waar dawlad maaha ee iska celiya faqashta cuqdada qaba
@DistancelogisticsMo
@DistancelogisticsMo 4 сағат бұрын
Maxaad u tagi waydeen meesha walee nabadi tagtay bushaaro is waydii adaa u fadhiya jijiga oo lacag ku qaata
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 6 сағат бұрын
Nabada waxaa le cida wax laysay odayaasha haysga hadlaan isaaqow shaqadaada qabso tan iyo qiyaamaha halkaa qodixi waa taal dagaalku waaku siyaasadadeed
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 6 сағат бұрын
Guulaysta isi.mada.dhaqanka Halajoojiyo dagaalka dawlad iyo ogaadeen hajoojiyeen dagaalka .arab waa nimangoba .oo qaneecaleh
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 5 сағат бұрын
War babad nabad lahaynina ee waxbaynu iskacelinaynaa
@rashiidducaale
@rashiidducaale 5 сағат бұрын
haa , yaa doqon , khasaare intaa ha ahaado , yaa adoon yaa fulay xaarweyn
@TaaroFihri-f9i
@TaaroFihri-f9i 2 сағат бұрын
Waar nio new bolistu kibirbaa kujira oo wlhi nin arab iyo isaaqoo dhanba kibir ma aqbalaan
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 6 сағат бұрын
dhulka itoobiya leh ogaadeen maba laha meesha
@sahraismail2230
@sahraismail2230 6 сағат бұрын
😂😂😂😂
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 6 сағат бұрын
haday somaliland ahaan lahayd kuwan buuraha ayey u. fuuli lahaayen. dawlad. adag sidaa looga baqaa iyo baryo
@MustafeMaxnud123
@MustafeMaxnud123 6 сағат бұрын
@nuradinaahmed5292 somaliland warkeeda dhaaf sxb dacawaley rag bay leedahay arabna wuu isdifaacay
@Nimcomaxamed-vp7qd
@Nimcomaxamed-vp7qd 5 сағат бұрын
Tv fulay
@MustafeMaxnud123
@MustafeMaxnud123 7 сағат бұрын
Halka isaaq ka rogmaday walahi waa salaadiinta halkay gurmad iyo saanad qaadi lahaayeen ayey nabad ku baaqayaan meel ay joogaanba
@MaryanMohamed-f2j
@MaryanMohamed-f2j 6 сағат бұрын
Yaakaliita hadeey dagaalka qadaan
@khadraali1706
@khadraali1706 6 сағат бұрын
Qot colada ku baaqay iyo mid nabad ku baaqay keebaa illaagay xigiisa u dhow
@halimadirie5301
@halimadirie5301 6 сағат бұрын
​@@khadraali1706nabadda cadaalad bay ku xidhantaa iyo in inta la fadhiisto la dhegeysto cida gardarani gardarada qaadato ta garta lihina garteeda qaadato nabadi kama dhalato in inta meel laysa soo tubo labad lagu baaqo
@MustafeMaxnud123
@MustafeMaxnud123 6 сағат бұрын
@khadraali1706 marka shacabku is dilayaan ayaa nabada lagu baaqaa lkn dawladii ayaa dadkeedii ukala hiilinaysa
@Nimcomaxamed-vp7qd
@Nimcomaxamed-vp7qd 5 сағат бұрын
Waar odayaashani waa raggii aannu naqaannay ee samataliska ahaa, SULDAAN RASHIID waxaan leeyahay waar ehelu sharaf madani ah baad tahaye kaalay dhagaxbuur iyo gunagado oo hawshaada qabso
@AamiinmaxamedHimilo
@AamiinmaxamedHimilo 6 сағат бұрын
Mate ku dilaysa arabawayaad nabad ugu baaqaysa
@hadaafi
@hadaafi 6 сағат бұрын
jilec iska dhaafa , wa cidan ogaden oo kibrey
@khadraraage6361
@khadraraage6361 5 сағат бұрын
Wa runta xataa wa hiil darood
@Arabduur
@Arabduur 4 сағат бұрын
@@khadraraage6361 khadra walaale mawaxaad doontid ayaad ku qorayza meesha,
@joeokieh43
@joeokieh43 6 сағат бұрын
bennaleh
"Wasiiada Cirro tababar bay u baahan yihiin.."Wasiir hore Buuni
24:30
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН