waxaan reer leyahay 2 sano oo waxaan daremaa xanuun aad u daran xilga gogsha. dhakhtar waan u tagay daawooyin ayuu ii soo qoaray, dawada waa dhameysaty walina wax isbadal ah ma arkin. maxaa keena xanuunka xilga gogsha? Dr fadlan ii soo jawaab.
@drfarisalattas5 жыл бұрын
walaal Xanuunka ay haweenka dareemaan xilga galmada waxaa keeni karo dhowr shey sida: 1- Xanuun ka dhasha murqaha xubinta: Waxay timaadaa arrintaan markii murqaha ay dabacsanaanta loo diido khaasatan markii gabadhu ay ka baqayso ninkeeda inuu dhaawac gaarsiiyo. 2- Infekshanka cabeebka ee ku dhaca farjiga: waa xanuun keeno inay darbiyada farjiga murxaan, waana xanuun la kala qaado. 3- Cillad ku timaado afka minka: waxay ka timaada jugta gaarto xilliga galmada ama hadduu infekshan qaado, waxaana xanuunkaan haweentu dareentaa markii lagu guda jiro howsha. 4- Cillad minka: sida inay fiix ama buro ku taallo minka, tanoo cadaadis keento xilliga galmada. 5- Xanuunka endometriosis: wuxuu ka qayb qaataa xanuunkaan, akhriso qoraal ku saabsan arrintaan: 6- Infekshanka ku dhaca minka iyo tubooyinka. 7- Xilliga dhalmodeyska: maadaama hormoonka haweenka uu yaraado, waxay keentaa dareen qalleel tanoo dhaawac gaarsiin karto xubinta taranka markii la galmoonayo. 8- Dhaawac hore: sida fool horay loogu soo dhibaatooday ama jeexista foosha oo qaldanto. 9-Cillad dhabarka ka timaaday: Haddii dhabarka uu qofka horay uga jiranaa, ama qaabka galmada ay dhaawac dhabarka u geysanayso ama labada qof uu mid aad u buuran yahay, intaasba dhabarku cadaadis ayay saartaa. 10-sidoo kale xanuunka wuu iman karaa hadii qubinta eey qaleel tahay xilga gogsha. walaal hadii eey jiran baari taano dhakhtarkaaga oo kuu sameyaya waxaa igu soo dirtaa #facebook #page-keyga sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@siciidmaxamedabokorbiixi11345 жыл бұрын
aad baad umahadsantahay DR WAXAAN KU NOOLAHAY AFRIGA MARKAAS MABA LIHIN DR Noo qaasa xanuunka caga ololku marka hore waa maxay maa daama aan qabo anigu qabo sidee loo daaweeye
@siciidmaxamedabokorbiixi11345 жыл бұрын
dr waxaan kale oo ku weydiiyey barnaamijkani maxaa uu khaas uyahay dumarka uun mise waa puplic maa daama aad aad uga hadasho xaga haweenka
@bancdemudakar23585 жыл бұрын
saalmo cadey ani kuu sheegay igal soo xidhiidh 0659163794 whaspka wllo
@abdiqadirabdimatan11295 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/h6Stm6eVq5upbZI
@fartuunhassan377311 ай бұрын
Dhaqtrka kaliya aan aaminsanahy siduu wax usharxo alle hakuu barakeeyo cilmigaada
@yasminismacil72302 жыл бұрын
Walal kalyuhu way ixanuunan inbadan bana qaliin kamaray balse Cagaha aad bay ii olaleeyan labadan beri aad ban unaxay runtii marka tidhi shaqa gabka kalyaha😭balse cafimadku gacanta ilaah ba kujira iiso duceeya somali maxamed
@zacki0012 жыл бұрын
Wll alle haku caafiyo qof wax uu shegay lagama walwalo
@cdalemaxamed62308 ай бұрын
1y ago sethy wallo yasmi ismaciul waa ka naxa xanuunad kalyah all ku caafiyo
@FaadumoShAbuukar11 ай бұрын
Ayeeyaday ayaa 4 sano iga xanuunsan all jirka ayaa olola 😢isbital ayaa lageyay gaas lagu so shegay dawadi way isticmaashay markay daawadii dhamaatay sideedii hore uxanuunsanthy
@ayaankare32935 жыл бұрын
Meshan waxaa u soo galaa wiil kan inaa iska daawado masha alah Wanka helay wlhi ruucdeyda iska jecel
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale walaal aad yaan idin jeclahay soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@ayaankare32935 жыл бұрын
@@drfarisalattas haye wll thanks
@qamarmohamed70275 жыл бұрын
Masha allah dr wa mahadsantahay sida aaad noogu faaideesay jazakalaahu qayr
@maxamedaamiin46372 жыл бұрын
Dr ma huruto cagtoo dhami ee waxa I xanuna cidhba xanun badan ilhay ha ka abaal mariyo ❤🖐
@rahmaqueen93815 жыл бұрын
Madsanid doctor aniga aya lago olol qaba dakhar wan u tagay dawoyin ayu iso qoray adiga in cabar ah wan ku ficnday lkn wali sideydi aya ahay marka khatarka wu igu dhahay tuuf aya qabta Marka seleysaga daweyn kara khartar adigo rali ajir iyo xasamad allah haku sida ficn ee cafimadka nagu so tabiso walalkey qali Manshallah tabarakallah
@raxmaqorane97978 ай бұрын
Mahadsanid DR fariis ilahy janatul fardoows ha kugu casumo
@malyunqali15465 жыл бұрын
asc asxaabta qofkastoo qoraalkeeyka akhrinaayo ilaahee dardiis iiku soo duceey
@shaymaa74545 жыл бұрын
malyun Qali Caafimaad taam ah Allaha ku siiyo abaayo
@malyunqali15465 жыл бұрын
@@shaymaa7454 aaminn quruxeey
@Samiirkey5 жыл бұрын
waxataba neeso allh kusiiyo walasha
@malyunqali15465 жыл бұрын
@@Samiirkey amiin yaarabi wallkey
@umudiyachannel75025 жыл бұрын
Malyun qali waxa jaceshahay Allah haku siiyo
@Quen132 Жыл бұрын
WLL. XILI WAXAAN. MARAYAA XILI AAN AAN MUTUREELKA LARAADIYO. si aan u dareemo inuar oo qabow ah😢
@asmitaahmed2412 жыл бұрын
Wada mahadasanthay Dr ilhay ha kubarakeyo adunyo iyo aqorb
Shugrn Dr ad bankaga mahad celinaya wansib waaaaxad donay so inaaaad si fudùd ula socoto Alaaaah cilmiga baratay nona fa iday nayso haka soyo ajar ween
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@gabarbarichannel98045 жыл бұрын
Aniga cagaha ayaa ixanuunay Waxa Utagay Dr keyga wuxuuna isoo siyey kaliini subixii iyo habeenkii Lacunayo axl wn ku fiicnaadey m.a *Dr faris mahadzanid*
@saciidoilkacas45993 жыл бұрын
Asc wll aniga cagaha aya ihura mudo 3sano ah ayan la xanunsanahay xata kababiyo aya iga saran oo cir baha wax kama daremo wll ee maxa u roon ama aan kala so xariiraaa
@mothersgirl94482 ай бұрын
wll kiniin se ah
@mahadadan45435 жыл бұрын
Dr mahadsanid waxan daremaa xanuuno badan waxana ka daremaa lugaha anqawga iyo jilbaha inta u dhaxeysa laf dheerta dr wa ay i hurayaan habeenkii mar talo aya ka raba dr
@drfarisalattas5 жыл бұрын
walaal BMI waa imisa waxaa ka wadaa misnkaga iyo dhirkaga marka leysku qeeybsho. si aan u ogaado in eey isku qalmaan dhirirkaaga iyo misnakaga , waxaa laga yaabha misnakaga uu badanayahay, misnka badan wuu kenaa cagaga oloka jogtada ah. sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@FardowzoFardowza10 ай бұрын
Shugran Dr
@asmaahmed23364 жыл бұрын
Msh Allah wada mahasatahay wll Horay usoco wll guul Aya kurajany ish Allah
@layladhemanmaxamuud37845 жыл бұрын
Mansha allah ilaahay cilmiga haku barakeeyo
@drfarisalattas5 жыл бұрын
mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@ayaanlexasan11612 жыл бұрын
Dr xamad ayaa igu dhac day calasha I xanunaysa maxaa zababay iiga soo jawaab
mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@deeqoahmed60415 жыл бұрын
masha allah dr guuleyso
@drfarisalattas5 жыл бұрын
mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@vssggwamiinamiinamiinyaaal59634 жыл бұрын
Asc
@aaminoismaaciil58835 жыл бұрын
Mhadsanid Dr hormar wacan
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@fartunhappy21105 жыл бұрын
Wcs masha allah shukran wllo allah ku barkeyo
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@siciidmaxamedabokorbiixi11345 жыл бұрын
Sc
@fatximohamed66862 жыл бұрын
@@drfarisalattas asc dr aniga lugta bidix yaa leyga juqeya maxa dawo u ah
Dr aad una cayilni aaad baa cagaha ii hurayan wana wax igu cusub ila iyo sadax maalin sabata ma aqan gaas iyo waxaasne ma isku ogeyn
@inadhuboowinadhuboow94885 жыл бұрын
Dr cagaha kaliya ima huraan xitaa gacnaha weey i huran dr lama xaririn mana ahi qof jcl dawada anna waxaa u aneeya gaaska mhdsnd soo dhawow wllkey horey uzoco
@nimosuldan95864 жыл бұрын
Manshaallah
@khadiijafarah43435 жыл бұрын
Cago hurka anigu waan leyhy dr wali lma xariirin
@drfarisalattas5 жыл бұрын
walaal aad u daawo muqaalka oo taloyinkaan qaado waxaan rajeynyaa in eey ku caawin donaan sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@farhiyabaashi99213 жыл бұрын
❣❣❣❣❣❣❣❣
@qaalidumar1302 Жыл бұрын
Cagaha macalaa gamcaha hur said ah habenda qaar maba hurdi karo ilaa biya kuso shubaa maxaa keeni karo
@farxiyochnnelfarxiyochanne72135 жыл бұрын
Digtoor ilaahey qeer ha ku siiyo wax badan aan ka faida tan kale faceeboga aan kala soo hdl inaad argta fiila
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@farxiyochnnelfarxiyochanne72135 жыл бұрын
Digtor wan kugu soo diraya farxiyo cali cug inaad arkii doonto aan fila shugran
@Saacsoftware5 жыл бұрын
Mansha allah jasaakallaahu khyran wllo Dr faris
@drfarisalattas5 жыл бұрын
mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@Saacsoftware5 жыл бұрын
@@drfarisalattas Jasaakallaahu khayr Dr faris welcome again
@xalanecali-d9n10 ай бұрын
Masha Allah madsaniid wllo
@maxamedxuseen45165 жыл бұрын
Maanshaa allaah doctor sare
@amiiracrahman84985 жыл бұрын
alxmdulilah dr xanunadan ma qabo ilahay mahadiz lkn dr adigo raali indhaha hostoda madowga mxa bi,iyo dr jwp thkz
@drfarisalattas5 жыл бұрын
Walaal mad madowga hareeraha indhaha waxa sababo iyo sida loola tacaalo hore ayaan uga soo hadalay channelka waa ka helysaa #soo_dhawo
@amiiracrahman84985 жыл бұрын
Dr faris Al attas jazakalahu kheer wa dhawahy waa firsaday video ga kaga hadlesid wax yabaha kena madowga indhaha hostoda galo lkn dr aniga inta wx ad kahad lesay wx kamid ah iskuma arkin
@HodaAhmed-j3n7 ай бұрын
Asc dr hooyadey ayaa cagaha aad u ololaan markan baraf u saaro cagaha si degdeg ahna wuu dhalaala barafka maxa xal ah alle dartis jasakilaahi Kheyr 😢
@sumayaahmed56083 жыл бұрын
Dr cagahyga hbn kama seexankaro xnnka iyo olalka wxaa iiraaca mrrka qaar waala igaraacan xanuun dhaqterka waan tagy gaas ayuu iisheegay kiniinadiina wxba iima taran kolba way igudarsamayan
Xiliga kulelaha uun aya darema caga sida bisha 7 ila 8 hurka maxey ka dhigan tahay taas
@awicawillcawil84196 ай бұрын
geeeesi nolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faadumofaarax55853 жыл бұрын
Asc wll wamahadsantahy LKN waxan Kaa codsa nayah inta BadaN af SoomaaLi wax nigu Fahasi
@sahroabdalle5562 жыл бұрын
Dr faris Ana tabcaan la ah cago xunun xagee kala soo xiriraa
@abdirahmaansheekhyussufsh655911 ай бұрын
Hawel magalka mad af soomali ku shagtid
@fadxiabdirahman74254 жыл бұрын
Masha allaah alle hakuxiftiyo
@bintusulaiman82635 жыл бұрын
Wad mahadsanthy dr waa cashar aan u bahnayn shugran
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@zamzamnur26204 жыл бұрын
Waxaan. qabaa su aal muhiim ah waxaan rabaa telephone number
@hamdamuse65732 жыл бұрын
Hore uma lahayn Lakin hada uur ayan leeyahay cagaha i olola markasta
@drwadani24945 жыл бұрын
Macha allah dr keep goin on 😍
@quennaciimo84032 жыл бұрын
Waxan rawaa markan qufacayo xanun badan ayan daremaya ila xididahadhan maxken karo ila lugaha dhan iyo kawawiyo
@aboubakered6 ай бұрын
Hn cagaha iyo lugaha iya saaaiiid ii ololayo
@MuunaAbdirahman-c9pАй бұрын
Maxaa lagu daawaynayaahay
@canapxassan61842 жыл бұрын
caada wareerka maka uuku dhaca 2sano iyo waxkabadan hadii aad dadaashid caadadu ma soo nqonkaraa
@sahroa.bdiabdullah36033 жыл бұрын
Maash ahAll okay thanks
@somalilyrics73632 жыл бұрын
Caga belbel aya igu dacay waxan sameyo magaranayOO ila IyO xer waxn garay bishmaha kanoqden discoloration ilatali plz
Guleeso sxb wax bdan ba isonkor marka dawadow viedo bdan ad so dhigtay
@azilali71475 жыл бұрын
Thnkz Dr 😍 Wad ku mahadsantahy Mar hadad noo fulaysid dalabkygii
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
Dre aniga mararka qaar duudka waxa ka darema in dab laigaga shiday okle marka an taabtana qaboob waye lkn kuleyl dab cml ah kadarema maxa waye mida kle dadka shiga shiga leh kaso hdl iyo waxyabaha lagu xaliyo adigo mhdsanid ❤❤🙏
@maandeqmaxamed-cz6pu5 ай бұрын
Daktar sul ayan kawa waxa ijogo cunug yar jiro sanad iyo 7 bilod waxa waxa mar walba kaso baxayo kanjiro waxay aga soo baxan kor taa gadal dhag taa hos teda kor keda kan dhaa saa id nah wey kawa nesa😢 iga soo jabab balis dhaktar kaa mar walba waxow igu soo kora sharobo wey naa kusoo nokdan mar naa wax baa kama taro
@cazmimahad94465 жыл бұрын
masha allh alle ha ku xafido
@HamudFarah-lt4tw Жыл бұрын
Waar macaan baan leeyahay cagaha äyaa i olola maxaan sameeyaa
@esmaahmet73375 жыл бұрын
dr maxakena af urka inbdn dhakhatiir waan utagay lkn faido mahelin ardayad ayan ahy? plz jawab isii
@saxiiboproduct34295 жыл бұрын
Infekshan ama caabuq ku dhaca jeebabka sanka iyo afka u dhaxeeyo (Sinusitis) .Qumanka qofka ka jiran Hawlgabka kilyaha (qashinkii kilyaha jirka ka saari jiray oo hawo ahaan u baxa . Hawlgabka beerka qashinkii beerka jirka ka saari jiray oo hawo ahaan u baxo Cudur ku dhaca dhiigga Sonkorowga Xamiitada oo jirata Kaankaro Cilad dheefshiid Cunnooyinka qaar sida basasha, tuunta iyo cagaarka qaarkiis. Dawodiisa waqti walbo oo salaada cadeyso Hada Nairobi joogtid dawo lagu buraashto oo fcn aan ku diri lahaay!! Isku day inaa ogaato cilada ma afka mise gudaha jirka Wixii faafahina +254788447799 imo
@esmaahmet73375 жыл бұрын
@@saxiiboproduct3429 txn prother
@ishwaaqishwaaq73055 жыл бұрын
masha Allah jzkllah doctor
@drfarisalattas5 жыл бұрын
mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@fatimahsomal2025 жыл бұрын
maxaakeena cirbo xanuunka
@MuseMuna-t9s Жыл бұрын
Dhakhtarka tagay wxanu igu yidhi negative ayad tahay cagihiina wa iga sii darayan
@ficanfilsan75835 жыл бұрын
Asc dr faris waan ku xiranahay barnamijka mahadsanid walal
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@ciiseileeye49895 жыл бұрын
Shukran jizakalaah qeer
@umuhanad22115 жыл бұрын
dr allh ku dhoowro wlhi caga hurkaas waan qabaa wax badana waan kaa faaiiday
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
Wcs Waxa kena In wadnaha dhiiga markuu geeyo inuu caabuq jiro uu dhiiga meesha ku haro Inuu qanjirada lugaha ku jiranyihiin Inuu dhaawac soo gaaray kala goysyada ama anqawga Daawooyinka qaar way keenaan cago barar sida daawooyinka hormoonnada, kuwa ka hortagga uurka, daawooyinka dhiig karka qaar ka mid ah, Haddii cillad xagga beerka ma kilyaha ka jirto iyadane cagaha barar way galiyaan inkastoo bararka beerka la socdo uu caloosha ka billaaban karo Qaabka isu daweyn karto Istaagga ama fadhiga badan iska ilaali Miisaankaaga yareey Jimicsi joogto ah sameey Daawada xanuunkaaga si joogto ah u qaado hadii dawo aadan qaadan +254788447799 imo Igala soo xiriir
@samiamoussaali53235 жыл бұрын
Jazakalah Dr
@maxamedcabdi6658 Жыл бұрын
Mahadsanid Dr waxa laysku daraayo maxaa ula jedaa apple noo jilci
@hamzadj22474 жыл бұрын
Oky
@somalisomali64913 жыл бұрын
Dr aad bad umahadsantahay anaa habiinki kahurdi la lkn cayil kahayo leygu dhahay
maxaa lagu saxi karaa hormunka iisoo jawaab dotkat
@bellafashion84873 жыл бұрын
asc dhakhtar ani jirka dhan ayaa ihura 24saac ba iisoo jawp inshaallah waxakewna
@cabdiwaaxidabdi77732 жыл бұрын
Dr please dawada aad apple 🍎 dhahday mafahmin i fahnansii xageesa ka helaa please wan ubahanhy
@raxmataali85982 жыл бұрын
Cabdi waxid cabdi Dhaqtarka daawada uu sheegay oo ah Apple cider vinegar waa ( khalka Tufaax afsomali) ama saan google ku qor (Apple cider vinegar) 😊
@cadeeycadeeyqurux41045 жыл бұрын
Dr waxan isku arkay aniga cirbado aya mar mar burikito iyo naqaska igu dhego waxan lay duraa qalajiye iyo 6 xabo naqaska fura marka dawada aan qato waxan darema lugo xanuun cagaha habenki i hura socodka oo i dhibo anigo wadada socdo dacas iska wato inu ku ila waregan qof kab dher wato cml jilibka waxa ka hooseyo darenkoda si kle noqdo marka dawada dhameysto mar walbo wa u nugulahay in burikito igu dhacdo ka dibna naqaska ba igu xirma waligey wan ahaa yarantey ilaa iyo hada marka waxan sameyo ma aqani
@somalihanolato7414 жыл бұрын
Asc DR aniga cagaha ayaa i hura waxan fahmi wayey abal waxas figa maxa ka wadaa waxa lugaha ma rinayo mahadsanid
@bmvvideos73882 жыл бұрын
Good
@asmamuxibo58649 ай бұрын
Wll waxan ahay inan dhaliyaro cagah i xanuunaya in mud ah
@nasteexonaruurobilan23275 жыл бұрын
asc Dr aniga wax dareemah cag olaalka sido kale lugah way ii bararan mimika wax leey hay uur labo bilood lugah aad bay ii huraan waliba xiliga hurdad sido kale way ii barar sanayeen urka ka hor daw hadan qaato xita wax iga tarto waxan ahay qof cayilan sideen ku dhim kar misan kaga anigo uur leeh baararkase sabab ma u tahay misan kag 74 weye dheer kagan 1.60 weye
@abdulahiMohamed2023 Жыл бұрын
Xanaaq badan iyo cago ololka waqtiga keena
@rahmaali20505 жыл бұрын
Jizakalahu khayran wllo hore u soco waxan ubahna inad kaso waranto nooca dhiiga sida O negative ka inu dhiigyar yahayban ogahay lakin maxa siraca
Dr, waxan hesta wiil yar o jiro afar sana mar kasta lugahiisa iyo gacmahiisa waa kulee callaacalaha kali
@zahracdey38095 жыл бұрын
Asc dctr ani cirbaha ayaa saaid iii xanuno mar marka qaar istaaga ayaabo idhibayo mid ayaa saaid igu daran maxaa sababay or maxaa lagu daaweyn karaa pls dctr wan ka jawaab sugaa hada aragto rqstkaga
Thanks doctor but kawaran haadey cirbaaha cuun cuunayaan
@fardowsahussainadontialle80365 жыл бұрын
Aniga hada Alxmdulahiii lkn markan waqtig walc iyo markan dalo way ii huran
@sacdiyohasan58725 жыл бұрын
Shukrn dr hor mr wngsn ku rjeynayaa
@drfarisalattas5 жыл бұрын
sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
@sabiriinabdullahi15145 жыл бұрын
Mahad sanid my bro
@laylosiciid20215 жыл бұрын
Dr mahadsanid dhiigu marku igu xirmay ayaan daremay cadada Bal talo isii
@FadumoHas5 жыл бұрын
mahadsanid wallaal
@hawohassan90285 жыл бұрын
Wad mahad santahy dr lkn waxaan rabaa boomaatada ad ugahadashay haaraha inaad maga ceeda iisoo qorto wan qaban waayey markad ka hadlesaye shugran wallaal
@drfarisalattas5 жыл бұрын
walaal daawoyin badan ayaa muqaalka ka maga caabay. sida : Cysteamine hydrochloride (5%), waxaa kaloo shegay Hydroquinone 2% ama 5% midkaa helysid. sidoo kale mahdsanid walaal. soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan. SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA #FACEBOOK_PAGE- KEYGA . #LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga. oo messenger-ka ka soo hadal. facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks