Horumarka Dekedda Berbera.

  Рет қаралды 19,458

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 жыл бұрын
Subxanalaah wixii qaylo ka dhacay horumarka inoo soo kordhay dadkan horu marka waxa kala wayn qabyaaladda iyaga oo ka fekeraya waa nin reer heel ah ilahay ha cafiyo madaxweyne silaanyo horumar balaadhan ayuu uga tegey dalkan.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Xafidu laah Madaxweyna Ahmed siranyo daadku meeye faahmeyni Xamaar baa waarar anaa saal lahaayn madaxweynu waxa kuu taakhahuusye dhaaaqala waa niin Mutacalima khiibrad dheer nas leeh ILLAHEYE CAAFIMAD HAA SIIYO
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Wllo waa cudur rer Somaliland waligodba hide u leeyihiin ilaa lixdankii wxa ragaadiyay qeyrkoodna ka reebay islmrkna kolba hoos tagaan qaar ksii liita iyo cdwgoda wxkle maaha waa qbyld-ncsta iyo caadifada ku slysn fudaydka iyo degdega wliba u dheertahay cilmi yaranta iyo xasus yarantu mrka wa inynu ku da'daalnaa jiilasheena mnta u kcy dalku sidii aynu isaga wacyi galin lahayn qbyld-ncsta iyo qiiro-ncsta qeyrkeen inga reebtay islmrkna kolba ku cararayno qaar ingasii liita ee kolba ugu dhago-nugulnahay dhgysiga cdwgeena ugana digno kuna bararujino dhalinteenu iny mar uun noqdaan qaar iygu ka saara dadkooda qbyld-ncstan siwlba u saamysay garashadodii iyo kaskoodiiba !
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
wataa kartidu iyo ilbaxnimadu iyo xoriyaduba wale reer somaliland adoonnimadi maskaxda iyo jaahilnimadi dhuuxa ee calanka la sadqaynjiray iyo dhiishi farqiqa markaliyay kasoo maydhanayaan.ragbaa u kacay diintooduba ay danahooga tahay mashallah !!!!!!!!!!!!
@Liverpoolians
@Liverpoolians 2 жыл бұрын
The city I grow up 🦾👍🏾
@abdishakuuraxmed6774
@abdishakuuraxmed6774 2 жыл бұрын
Masha allha waa horumaar
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
MADAXWEYNE AXMED MAXAMED MAXAMUD SILANYO WAA AABIHII HORUMARKA QARANKA SOMALILAND ILAAHEY HA KARAAMEEYO ❤❤❤❤❤
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 2 жыл бұрын
maa sha Allah Tabaaraka Allah, waa horumar weyn oo aan gaadhnay loona baahan yahay in lasii xoojiyo oo lasii horumariyo...
@ahmethazzan2581
@ahmethazzan2581 2 жыл бұрын
Masha Allah Maareeye Hore Usoco Wadani Dhab ah Waxaan Rajaynayaa Inaan Lagu Dadali Doonin Waligaa Insha Allah Somaliland Horaa loo Soconayaa
@galayr
@galayr Жыл бұрын
Love from Puntland❤
@mahamedhusein3014
@mahamedhusein3014 2 жыл бұрын
qofka shaqada dhaqaajiya marka uu garanayo mareeyana dakada Barbara waa ka muuqata aqoonti dakadi lahayd hadii goobkasto shaqo qofka yaqaan la geynayo qaranku horumar fican buu gadhi laha hanbalyo mareeye
@jsl9429
@jsl9429 2 жыл бұрын
Dekeda Berbera ee Jamhuriyada Somaliland.
@sheekhfaais1464
@sheekhfaais1464 Жыл бұрын
#somalilander_model. #ck_caanka #somalilander_queens
@hamzeyare8288
@hamzeyare8288 2 жыл бұрын
mash
@aadanhassen3560
@aadanhassen3560 2 жыл бұрын
Hambalyo Mudane mareeye alle haa Kugu xafiido xilad Qaranka aad Uu hayiso
@aliosman7830
@aliosman7830 2 жыл бұрын
My city I’m from berbara I love berbara
@cawaalesalaan5720
@cawaalesalaan5720 2 жыл бұрын
Waad mahad San tahay mareeye wax qabadka iyo aqonta ka muqata, balse mareeye adoo aan xumaan u Arkin adegsado afka hooyo si xidhiidhsan, hana adegsan afqalad ee ku Jira hadalkaga
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
Saxib , Jamacad baan dhameyay iyo english ka adunku ku hadlo waan ka dhagalayahay ????? qolowalba afkisa hoyo hosta ayu ku heysta , french , english , spanish , arabic etc.. adunku second languages wa compulsory qasab in shahadada lagu qato , baro adigu foreign languages " english" .
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
@@SH-bw5fx Hhh sxb md fahmin , mrkd la hadlayso umadaada aad tahayna waliba qof xil u haya qsb waa ind afkooda hooyo kula hadashaa klmd kstna u adeegsataa afsomali waayo dadkaga wxa jira qaar badan oon fahmi karin kalmadaha afafka qalaad islmrkna qsb tahay ind wx ugu shegto afkga mrkaa fahamkaa qaaliya ind qsb barataa hdba luqdaha wx lagu kla iibsado aduunka ama isku fahmaan ajahaaniibtu waa mid lgma maarmaan u ah umad ksta horumarkeeda lakiin ind mrwlba umadaada qsb klmd ksta afsomali ugu sheegtaana waa mida ugu muhiimsan wyo tusaale bal dadka waawayn intoda badan ama waalidiintu ma yaqaanaan afafka qalaad umad kstna waa sidaas oo kle afkoda hooyo ayay klmd ksta isugu sheegaan wxksta si ay wxwlba u fahmaan oo loo sheegyo , khld bd ka fahanteen afafka qalaad muhiimadodu waa mrka aad ajahanib rabto ind la hadasho bes qiimo kle uma laha umad ksta
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
@@libaaxasomaliland1066 saxib , wa muhim foreign languages ,(English ) , ( french , Arabic , spanish ) . Jamacad baan dhameyey paragraph english ah ma qori karo , japan iyo kenya iyo ethiopa iyo xamar ba ku hadlan bartan , iyaga oo afkodi hoyona hosta ku heysta , rag ba ka dhigay afkodi hoyo " english " afka hoyo ee adunka . World mother language . ( Co2 carbon laba oksaydh ) iyo square root ( xidhidka laba jibaran) . Wax science and technology oo uu so kordhiyay af somali MA JIRTO .
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 2 жыл бұрын
Wajiga labad ayan ubahanahy war bixintisa naga daya shekada kale
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
DIR CUNO WAA DIR CUNO WAX KALE MA ARKAAN INDHAHOODU WAA CUNO IYO HILIB GEEL ADEER SOMALILAND HILIB GEEL KA WEYN
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maansha Alaah
@amiinomerabdillahi7485
@amiinomerabdillahi7485 2 жыл бұрын
Horumarka dalka waa wax lagu farxo
@anabjama7166
@anabjama7166 2 жыл бұрын
Keep iimankiwuxuu kaaracay waxbaa lacunae tuug tuug buu ku moodaa ciilqabe umada ka fadhiiso maxaa kubarey thanks iyo beenta dee waxaakasoo horjeedsy hyuusa ciro baakow ka ahaa maantana dhowr goor buu kasoo qadeeye waaciilqabayaslshacabky waa dad wanaagsan kaakiinciro iyoxirsi iyo faysal umada ilahay haka qabto viilqabayaal
@ismaaciilfaarax186
@ismaaciilfaarax186 2 жыл бұрын
Maan sha allaah somaliland guuuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤👍✌
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
MA JIRTO CID KALE OO NECEB QARANKA SOMALILAND IYO HORUMARKIISA WAA BEESHA HABARYOONIS OO NECEB QARANKA SOMALILAND ILAA SHAN DAGAAL AYEY KA RIDEEN GUDAHA SOMALILAND ILAA IYO MAANTA WAXAY WADAAN DAGAAL QARANKA SOMALILAND LAGU JEBINAYO LAAKIIN MAANTA WAXAA BALAN AH IN AY IYAGU JABAAN OO AYNU ISKA QABANO
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
MM TV IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO FAQASH AH WALAAHI WAANU KU DILEYNAA
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Maantay garanyaan kuwii maan--gaabka ahaa markay arkaan horumarka iyo faaiidada waliba bilawga ah ee wali socoto dhisidedii mashruuca dp world , wd arki dontaan mrka maalin dhw sifcn loo dhmystiro mashruucan waa kii abid ugu faaiidada waynaa ee soo mara dalkeena wxaa ka faaiidysn doona kumanaan muwadiniin ah waliba jiilasha dhalinyrda ah 👈👈
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 2 жыл бұрын
Nolosha intaan jiray waa masuulkii ugu horeyey een arko isagoo wuxuu qabtay aanu jirin hadana lacag ku bixinaya warar been ah oo lagu aamanayo in umada loo bandhigo Berbera wan kula joognaa runtana waanu ognahay maareeye ee wax umadu qaadan karto la kaalay dekadu shalay siday ahayd ayay maantana tahay marka laga reebo sadexda wiish ee ajaanibku gacanta ku hayo
@daahaismail3757
@daahaismail3757 2 жыл бұрын
I shayda ayaa noo macalina anaguba waanu kula joogna wanan aragna horumarka
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Hhh asal bisad dibadeed , aar taaha yareyso hdad berbera jogto mxd la jogtaa wd iska dhex joogtaaye , taas oo miidhan baa social medei--ha xasad la dhex meeraysanysa comment section--ka , waar isu khajil hyska hadaaqin sidii ciyala iskuul shekda gurigooda Rgga la dhex yimaade !
@getto10
@getto10 2 жыл бұрын
Dp World 30 sanno uma qalanto dakadeena iska haysata iyada oo aan waxba ka qaban
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
DP world ayaa loo qaatay markii hore afar nin ayaa biilan jiray kharashaadka dekada.
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 2 жыл бұрын
Haddii wax ka ibsatid hindiya ama china waa inaad soomaali soo martaa jooga dubai ama china oo cubic meterka kaa qaadaaya wax aan lagu arag adduunyada markaa wixii muhiimka ahaa may samayn.Adduunyada kale adigoo iska jooga meeshaad joogtid ayaa laguu soo dirayaa alaabtaada oo dekedda laguu keenayaa immikana dilaa dhintay ayaa laguugu xidhayaa.
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Si fudud ayaa lagu samaynkara arinkaas lakin waa loo hawl galin.
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
UJEEDO KA JEEDO MIDNA KAMAN FAHMIN WAX AAN RUXAN KII XAASID NIMADA AHAYN
@croftipsy
@croftipsy 2 жыл бұрын
Ixaysii weyi.. lacagna hoo
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Xaasid hada ta muqdisho way ka horumarsan tahay 2022 ha ooyan reer muuq-disho😅
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Yn lga grn xsdka wligaaaa
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Maxaye uu soo kordhisay shacabka kkkkk jeebado gaara ayaay ku dhacada Xalaka shacabka waa biyo laan wadoyen laan sicir barar shaqo laan laydh qaaliyaa somaliland waxay noqotaye meelaha adunka ugu qaalisan xaga nolashaa
@samiyare5480
@samiyare5480 2 жыл бұрын
Dekada waxay ahayd 3waji 1waji Ayaa iminka dhamaday
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Dharka reer somaliland waad ku dhex dhacday fashilantay reer muuq-disho😂
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
HHHHHHH YAA IBNU FAQASH XAASID NIMADA WUU KU DHIMANAYAA YAA WAX SHEEG KAGA BAAHAN WASWAAASAW
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
@@buufiyahaweyn7430 beenaale waayeen ilahaye waa oogayaaye inaanan ahayeen waxad sheegayso
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
@@Sasqwwgvtgg xasidka iyo xumanta aad qarsan kari wayday ba ku cadaynaysa inad tahay cadawgi rer somaliland Illahy weydiso in tuuloyinkaga gaajada iyo biyo laantu kugu dishay sidaso kle kugu dhiso oo horumar kaga dhigo sida qayrkaga shaqystay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
Maansha Alaah
Why Ethiopia is Creating a New Country Next Door
17:07
PolyMatter
Рет қаралды 852 М.
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 23 МЛН
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 189 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 11 МЛН
Чистка воды совком от денег
00:32
FD Vasya
Рет қаралды 4 МЛН
Jiho caynkee ah ayey Somaliland Aadi karta 5-ta Sano ee soo socota?
1:46:14
FALAQEYN:- Maxaa ka jira in Isr**l ay doonayso saldhiga Berbera.
19:16
Waakan Sababka Ay Jabuuti kaga Welwel Santahy Berbera
8:05
MACLUUMAAD CHANNEL
Рет қаралды 31 М.
Qisadii Jacayl Bodhari | iyo Dalxiiskaygii berbera
15:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 210 М.
BERBERA Magaalada Dhaqanka & Hiddaha |
10:35
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 16 М.
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 23 МЛН