Maxaa sababay burburka Qarankii Somalia + sidee Xal loogu helikaraa Daawo

  Рет қаралды 64,585

Damaashad1

Damaashad1

12 жыл бұрын

Waa Dood iyo Waraysi aad uxiiso badan oo looga hadlayo Dhibaatada ka dhalatay Burburkii Dalka somalia iyo sida xal loo gaari karo

Пікірлер: 40
@aliabdi2886
@aliabdi2886 8 жыл бұрын
waan fashilanay. dhaha. waxba. dadkale ha xag xaganina
@cabduwalimaxamed8168
@cabduwalimaxamed8168 7 жыл бұрын
waalahi runtay kasheegen Rajiimkii caqliga kadilay soomaaliwold
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 жыл бұрын
siyaad barre wuxuu ahaa mujrim aan alle iyo rasuul lahayn laayay umadda soomaaliyeed ,madaxa isku gelshay,qaar xasuuqay,qaar nolosha ku gubay.
@SahrodaahirSahrodaahir
@SahrodaahirSahrodaahir 2 ай бұрын
Maanta nin kaa wuu ka hoseyaa lkn mid ogow somaliya waa dil oo nolee cidkale wax kama qaban karoto
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 17 күн бұрын
Qaaimiintii umadda usku diray siyaat bare waxba masameeynin waan ahu janno idinkaa ahlu naar ah
@ahmedibrahimhassanhajiali
@ahmedibrahimhassanhajiali 4 жыл бұрын
Burburka Soomaalida dawlidnimo waxa u sabab ahaa Qabyaalad, Badawnimo, aqoon laan diin, waayo arag laan dawladnimo, iyo faragalin shisheeye. Waxa ugu weyn faragalinta shisheeye oo ay ugu wacantahay baahida dhaqaale.
@abdisalanali5712
@abdisalanali5712 6 жыл бұрын
Waligey ma arag wariye ka dhaqan xun waxaa caloshiisa kabuuxdo cuqdad
@ahmedbile7044
@ahmedbile7044 4 жыл бұрын
Nin 30sanadood mootanaa haku meeraysaninee, Bacda 30 sano waydinka is rifaya, qoloweliba xeradii yarayd ay isku oodday waata isku cunaysee ,maxaa idin haya?
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Siyad bareh 30 sanoh buh motanah idinkuh wax is badal ah mah kenten waa mayah waxaad isku Arursaten waah qabil waxan sugnah waah.30 sanoh kaleh
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp 5 жыл бұрын
hadayanu joganaye maxa somaliland aye uga cabanayesa aid lagu yare madamaye aye shegeten self sefiction.
@ridwandool9531
@ridwandool9531 6 жыл бұрын
Waar runbey ka hadleen walahi
@aliabdi2886
@aliabdi2886 8 жыл бұрын
eithopia kaligii talis. baa kajiray lkn jabhadihii. eithopia wadanki. way badaad sadeen. lkn adinku. calooshood. ushaqysta. yaal. baad noqoteen. intaad. sheegaysaan. eithopia way kajirtay. wayna. kagudbeen. marmarsiyo. mashaqaynayso
@FarahAbdul
@FarahAbdul 7 жыл бұрын
Ali Abdi.Ethiopia kaligiis talis ayaa badalay kaligiitaliye, laakiin taasi ma dhicin Somalia, waa intay ku kala duwanhiyiin,markaa ha isbardhigin.
@samiraibrahim962
@samiraibrahim962 7 жыл бұрын
adiga maxa ka galay somaliay
@abdulazizmahmoud7701
@abdulazizmahmoud7701 5 жыл бұрын
maalin ka khayr badan maalinkii aanu idinka goosanay weli ma maqal maalin ka xun kana madow maalinkaanu wax idinku darsanay iyadana ma arag , baroortu orgiga ka weyn baa la yidhi somaliba lakala jaray baad ku calaacalaysaane dulmigi aad barateen baad u oomantihiin sharkiinna alle ha namootiyo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@abdulazizmahmoud7701 hadeer cadaalad ma haysaa kuwii lahaa dulmi baanu ka dagaalamayaa maxay ku kaceen
@ubahguled96
@ubahguled96 4 жыл бұрын
Odayahow hadaad adigu caqli ledahay markey jamahaadu so gashey maxey uu bur bureyeen wadanka.
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 жыл бұрын
ubah Ibrahim Ali wll unaxeey saa maaha Mee dadkii iyo dalkii “wqqn feenay” Tilka umma qad khalat.... yaa maanta maandeeq sugayaaa Dalkan waa mid ugu talogal u burburiyayy ina siyaad n m daarood lkn somali maxaa u danbeeyay Ninkaas dal iyo dad midnq kama tegin Ban qaba
@cabaascali7040
@cabaascali7040 4 жыл бұрын
Burburka dalka waa galmudug kkkkkkkkkkk iyo diridhaba iyo wajeer
@ahmedbile7044
@ahmedbile7044 4 жыл бұрын
DUCAALOW ILAAHAY CAAFIMAAD WEYDIISO!!!!
@user-zv2lw8dg5n
@user-zv2lw8dg5n 2 жыл бұрын
Maxamed Siyaad bare Saacada kaga fadhisatay Maxa kursiga isugu dhajinaysa Aya Lola dagalay Wuxu isugu dhajinayay Wuxu Ku Aamino Ayuu waayay dalkan Iyo dadkan Maxamed Siyad Wa idin Ogaa Inad dad Eheen Maantana faraha ku haysaan dhaxalki Maxamed Siyaad bare Somalia buuxdo Ayu ka Tagay Maxaad Isku cunteen Maxad dalka horay Ogu wadi Waydeen Shisheyihi idiin So rartay Wagaa ila hada Wad u rarantihin damiir lawayaal Maxamed Siyaad bare Yeey ayu idinka hortaagna Markad Nimcada Iyo Madaxwaynahi daacada aha dulanteen Ilahay Wa idiin jabiyay Somalia ma hagagayso ila aad qiratan dulimiga aad dulanteen Dowladas inta aflagadada wadaan Waxbo heli maysaan
@museadam9815
@museadam9815 2 жыл бұрын
Midkiinna mahayo wax macne leh. Waar imisa umadood baa iyagoo mideysan oon qashar ridin iska dulqaaday keli talis? Teenu way kaduwanayd oo jabhado qabiil ah oo mid waliba ujeeddo ugaara lahayd ayaa jiray. Intay wixii jirey burburiyeen ayay dalkiiba kukala tagteen oon maanta wax rajo ihi muuqan ilaa maanta, cadowgii taariikhiga ahaana fursad lama filaan ah kahelay laysuna dhiibay.
@adenadan8472
@adenadan8472 5 жыл бұрын
Adeer dadka idinkaa uhorkacay meel xun game is over afkii waa dhumay dadkii waa dhumay dalkii waa dhumay qabkii waa dhumay aqligii waa dhumay maaqaan saan usii jiridoono ale haloonoqdo hana leeys cafiy ama sii kalageeya waaba dhaqankiine
@abdulazizmahmoud7701
@abdulazizmahmoud7701 5 жыл бұрын
maalin ka khayr badan maalinkii aanu idinka goosanay weli ma maqal maalin ka xun kana madow maalinkaanu wax idinku darsanay iyadana ma arag , baroortu orgiga ka weyn baa la yidhi somaliba lakala jaray baad ku calaacalaysaane dulmigi aad barateen baad u oomantihiin sharkiinna alle ha namootiyo
@ahmedmohamedgutale2835
@ahmedmohamedgutale2835 7 жыл бұрын
labo cirro-goodir leh aya tihiin, waana in labadiinan uu wareysanayo la idinkaga bilaabo oo ummadda marka hore la idin dhaafiyo, qashin baa tihiin uf snm ssdf.
@saadeeriseedaari836
@saadeeriseedaari836 5 жыл бұрын
Kkkkk SNM waataa dalkeediin ka ilaalisay dhiiga dadkooda konfura maalinkasta inta kudhimata xissabi caqliga biyaa idinkaga jira
@omarosmaanhaji67
@omarosmaanhaji67 5 жыл бұрын
Adeer waxaa qabsaday dalka askar ku dhuumatay Kalgacalkii loo qabay guulihii ay kasoo hoyiyeen Dagaalkii afar iyo lixdankii Itoobiya oo uu hoggaaminayeey General Da'uud Abdille Xirsi iyo Abdirashiid A.Sharmaarke. Rasal Wasaare adag Buu ahaa Andirashid. Marka markii Da'uud Dhintay yaa Mahamed Siyaad meesha Qabsaday,Wuxuu dilay Siyaad Madaxweyne Abdirashid Asaga Iyo Ruushko. Ibtiladii bilaabatay majoogsan Waayo Wuxuu ahaa siyaad nin ogg eeda uu Galay,Waxay uga dhamaatay qabiil iyo marehaan inuu isku daafoco. Hal qabiilna dal Laguna hayin karin aan aqoon lahayn Iyo waayo aragnim.asago waa ku Dadaalay inuu Ku haysta Se ma dalaal tula joogah Iyo kaari babuurta kireeyah garaado lasiiyey miyaa dal lagu haysankaraa.nadaamkii Dawliga ahaa lama yaqaan.waxa kaliya o Garanayeen haybta Qabiilka Yeey ahyd Laysku dilo ama Lagu xiro qofka.intaas bay Moodeen In xalka nagu haysankaro.
@abdiqaniibrahim5174
@abdiqaniibrahim5174 5 жыл бұрын
Hal qabiilbaa karaali ahaa siyaadbare oo ah mareexaan markaa Ma umada kalana loo dulayn maxay kaga fiicanyihiin umada
@faizahargeisa1311
@faizahargeisa1311 4 жыл бұрын
Adeer SNM waxay dhashay somaliland and we are very proud of it💕💕💕💕💕
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
xamar way xasili oo nabadgalyo ayey noqon haddii ay aqoonsato somaliland , waayo ilaa hadda ayey xumaynaysaa walaalahoodaa somaliland , sidee baad u xasili adoo xumaynaya walaalkaa?????!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@mohamedhrisi9071
@mohamedhrisi9071 4 жыл бұрын
somaliya waxay guul Dareysatay malinti ladilay madaxweynihi Qaranka somaliyed oo si sharci ah loso dortay,kaas oo lagu dilay Degmada Lascanod ee gobalka sool sanadkii 1969 bishi 0ktobar 15 kedi,inti kadanbeysa tarikhdas somaliya waxa katagna Qalalase is daba joog ah oo midba midka kale ka nocduwan yahay kana dhibato badan yahay,inta aan xususto dhacdadas isda joga ah, milatariga somaliya aya taladi wadanka lawaregay,waxay Xirxiren dhamaan masulinti sida Xildhibanada,wasirada & dhaman waxii xil sare hayey.
@mohamedhrisi9071
@mohamedhrisi9071 4 жыл бұрын
mila tarigi somaliya Qabsaday 1969 waxay Xirxiren qof kasta oo Xil sare ka hayey,waxay Dawladi shicibka ahayd,wadanka Taladisa waxa lawaregay 25 Sarkaal oo 20 milatar yihin 5 kale bolis yihin,waxay ku dhawaqen in sharcigi Dawlada somaliya dhamanti la babashey,25 nin oo lo baxshey golaha sare ee kacanka somaliya,waxay yirahdan aya sharci ah,wax sharci ah ama Dastuur ah oo la tixraci karo ma'aay shegin,marka laga rebo amaradoda.
@mohamedhrisi9071
@mohamedhrisi9071 4 жыл бұрын
milatarigi Xilka wadanka somaliya lawergay waxay bilabeen mudo gaban in aay Xirxiraan Qof kasta oo aay uga shakiyan in uusan ku faraxsanaan xukunkoda,ayado tasi jirto aya hadana waxa wadanka ka dhacay Cudurka Dacuunka,mudo kadib waxa dhacday in misana Aafo kale oo Abareed taas oo bilabatay 1973 ilaa 1975 waxa ku Xolo wayey dad 3 milyan garaya.
@mohamedhrisi9071
@mohamedhrisi9071 4 жыл бұрын
milatarigi talada wadanka Qabsaday waxay keneen wadamo shuci ah iyo kuwo Hantiwadag ah shacbiga somaliyed oo muslin suni ah maso dhawen arinkas inkasta oo shacabka somaliyed ka hadli karin waxay mujiyen Aamisnaan iyo hoos kaguux ama xam xam hoose in kasta oo dadka somaliyed dhexdisa wax kula qarson aaysan jirin,aya Xukumada milatariga qof kasta oo ubadna dadka wax garadk ah & kuwa Aqoonta leh Xabsiyada laga bushey.
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Waxani waa wax loogu talagalay in somali lagu kala geeya awoodeeda lagu wiiqo waayo dalka waala burburiyay wakhti uu ahaa mid wax walba u iib geeya aduunka horumarkutaalabsadey oky siyaad bare wax uu qabtay jirin markaata waxa uu is kaga dhigayay dadka mid dacada halka uu hoos ahaan uu u khaarijinaayay dhammaan dadkii lashaqaynaayay madaxweynihii hore madaxweynihi hore dilkiisa iyo shirqoolkiisa waalaga danbeeyay markii uu sofiyeedka heeshiis la galay baa isla markaana loo diley madaxweynahaas xaqiiqdii siyaad bare wuxu u imi daldhisan burburna waa uu uga tagay mantana somali dhalinteeni tahriib bay ku dhammaaden madaxdan kale waa kuwo la keensado oo magac ciyaal ah iyo dawarsi wareegaya meel walba uufiirso wadamadi fiqirka ahaa way inaga hore mareen bil xaqiiqatan
Wareysi S guuto Ahmed Saleban Dafle
20:02
xusuusonline
Рет қаралды 352 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 78 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
ISIRKA SOOMAALIDA - PROF. Maxamed Cabdi Gaandi 22 08 2014
58:44
Somali Channel TV
Рет қаралды 334 М.
SIR CULUS 23 July 2024
15:57
SHANTA TV
Рет қаралды 909
Xusuus Reeb - Kornayl Ismaacil Baruud - Q1aad - Ducaale - S2E06
41:56
ISIRKA SOMALIDA PART 2 - QABIILADA- Prof. Maxamed Cabdi Gaandi
1:22:28
Somali Channel TV
Рет қаралды 386 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 642 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 6 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,1 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 802 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 216 М.