Inshallah Mashallah Alxamduliallah LAAMI wa la saari Inshallah aamin
@FarhiyaHassan-hj7ji17 күн бұрын
Masha allaah ❤❤
@ubahguled9617 күн бұрын
Dustance uu dhaxeeya waa 181 kilometres waa another two hours extra hadii jiidka fican yahay
@dhoof214016 күн бұрын
❤🎁🇸🇱🇸🇱
@mohamedibrahimq.122315 күн бұрын
Mid ogaada anu waxaan ahay nin samaroon ah.Waxaanan inii ogahay walaahi inaan barbara xidhmayn waayo haddii ay wareegaan ganacsiyada reerka daarood ee ogaadeen iyo waxii la halmaala waxaad ogaataan ganacsi ugu badan inuu yahay ka dhanka Ethiopia oo ah mid aanan ka maarmayn Berbera.
@maryami229917 күн бұрын
Soomaalidu Waa Reer hururug hadba meel ay u yaacaan
@zaynabmohammed773617 күн бұрын
Risiqii ilaahy siiyay bay iska xireen sln
@UmerAhmed-xy7dt16 күн бұрын
Asc sax
@dhoof214016 күн бұрын
😂❤
@AhmedAden-m6x17 күн бұрын
ka warama wiilkii yaraa ee 10ka nin ka qafaasheen Nairobi bal qiimeeya falkaas ay 10ka nin ku wada fuliyeen wiil yar oo dhahaya ilma adeeayalow ma ilowdeen D5. Tolow hala kala fahmo markii Saxaafada lala hadlyo iyo meelaha shaaha ama fadhi ku dirirka. Fadlan Markii Saxaafada la joogo si hufan oo masuulad leh ha loo hadlo
Somaliland wa amaan xasede sedada ba donyya en dagaal ka belabow .war ma hoyada ba dakada barbare leh sede dagaleke lasaccanod dhulbahante waxay naftuda ka dhadhecyyn en reer Somaliland dhaqalhoode aad u dhaccay.mantna darood ba esla hadalke ku shekaynyaa.
@ubahguled9617 күн бұрын
Extre two hours oo baaburtaas socota micqno ma laha
Waar kurdistaanka afrikoow dekeda berbera waa deked caalamiya Sanadkii dhamaaday waxay gashay kaalita koowaad hangaraarac lug uma dhitiyo cagdheer Hadi ay kan tagto iyo Hadi ay joogto waa isagu mid ee qaraarkiinaa iyo xaasidnimadiina Allah baan ka mangan galay iyo ishiinaba ee idinku gumaysiga xabashida ka hoos baxa Dekeda berbera caalmka baa tartan ugujira quwadii waaweeynaa baa ku tartamaaya ee cagdheereey kurdistaanoow xaasidnimo iyo nolol u quuri waa baa idindashaday ee muutuuqaydakum😊
@ahmedafqarshe738216 күн бұрын
Gabdhaanu idin siinaynaa harti ah oo aad ku iloowdaan waxii hore ee denbi ahaa
@AbdicasisTahlil-hk1uh15 күн бұрын
Asc been beenta dadka kadaa xayaysiinta been 870km 250
@maansarestudio848417 күн бұрын
Dhulka dadka udhexeexaya dhismiya la ada dhinacaba
@maryami229917 күн бұрын
Mida Barbara walba imaaraad baa qaadan lahaa tan soomaali baygalaysaa
@abdirahmanjama929015 күн бұрын
Cagdheer gaajaysaneey intaydaan u hanjabin Dalka Somaliland horta 1 taajir ma leedihiin hhhhhhhhhhh
@xamudcali77813 күн бұрын
Hanagusoo noqon cagdheerey hadaad doonto darood ku xaar tag, xoolo wabiga ka caba oo daacun qaba ayaad noo kooni jirtay xooliina waakii sucuudigu bari hore joojiyay
@ahmedafqarshe738216 күн бұрын
Faroole intuu noolyahay darood nimo dheer
@yasinyusuf562917 күн бұрын
Beenaale qof qudha oo yidhi booba dila ma jiraan intii hadashay soo daawo waar allah ka cabsada
@MohammadMohamed-qt4ip17 күн бұрын
Sababay dhulbahante kkkkkkk waan garanayey
@userng415 күн бұрын
War beenta iskada hadad warameysid runku hadal malina mnta ahen ba hadalka lagu waydin