Heestii Amore - Hodan Abdirahman

  Рет қаралды 4,082,646

Maxaa Cusub

Maxaa Cusub

Күн бұрын

Пікірлер: 1 800
@AHMEDDEEQABDISAMED
@AHMEDDEEQABDISAMED Жыл бұрын
Heestan kaliya wax daremi kara qof wax jecel inta wax jeclaty is muujiya❤
@abdilahimustapha6861
@abdilahimustapha6861 7 ай бұрын
Xqq❤
@Nashuuu-t7s
@Nashuuu-t7s Ай бұрын
Haa walah
@MariyoMalapo
@MariyoMalapo 10 күн бұрын
Aad I0 Aad😊
@HoodoAbdirahmaan-hu5tg
@HoodoAbdirahmaan-hu5tg 6 күн бұрын
Haa anigoo klee❤
@SacdiyaAlimuuse
@SacdiyaAlimuuse 2 күн бұрын
​@@HoodoAbdirahmaan-hu5tgsidoo kle Hoodo mgac wnaagsn qaaaliya weye wlahia mnsha allh walshey❤
@muhiimxuseen7552
@muhiimxuseen7552 11 ай бұрын
Sanadka csb ee bilowga 21/01/2024 mln axada imtixan iso dhamade aya dhageysana sacadu thy 4:30 galabnimo allow kheyr oodhami na waafaji🤲🥰🙏
@bushaarmaxamuud5772
@bushaarmaxamuud5772 11 ай бұрын
It’s 2024 and I still listen to this song as my daily routine.❤
@Faaiza-iimaan.
@Faaiza-iimaan. 8 ай бұрын
5/5/2024 habeen aysoo galeyso isniin ani walashei fatxi 19:50 examkii dowlada anagoo sugeyno waxan soo booqan dona markaa jamacada dhameyo in.allah 🫶like isaar
@abdukaadirsomali4922
@abdukaadirsomali4922 8 ай бұрын
Allah idiin fududeeyo Examka insha Allah
@Faaiza-iimaan.
@Faaiza-iimaan. 8 ай бұрын
@@abdukaadirsomali4922 Aamin thank you wall❤
@AdmiringFrog-zr1gq
@AdmiringFrog-zr1gq 7 ай бұрын
Can mention me at that time
@Faaiza-iimaan.
@Faaiza-iimaan. 7 ай бұрын
@@AdmiringFrog-zr1gq off course
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 7 ай бұрын
Masoo dhamayseen examkii wll
@zameeramohamuuth
@zameeramohamuuth Жыл бұрын
Boowe aragtidadan😭💗 Ku ildooogsadayoo😫💋 Hadan ku arki waayana 🥹♥️ Arkin keyga mooyan 🤦🏻‍♀️🥺 Sida eega uyahayy 🥺💔 Ujeedaduna waxay tahayy 😫❤️🫂 Isha kugu qabtaba 😒♥️ Dhibku iga yaraada 😭❤️ AmuuriHi jacaylkoow💕 Inoqo midkaan rabeyy 😫🦁🤍 Aasaska noloshoooow3>❤️‍🔥👨‍❤️‍👨 IridaHa wanaagow🚪🤎😭 Marna kuma ilduufine🥹🫶🏼 Imaanka buuxshoow 😭🤎🧸 Kii lagu aflaxayooow 🫀🤍🤴🏿 Asluuub lagu barbaarshow 🥺🫶🏼 Waynooo ahataye😫🫂 Arinkeenu wa guuuuuul😭❤️🤲🏾 Amuurahi jacaylkoow😫💗🤴🏿 I noqo 😫🫶🏼 Inoqo midkaaan rabeyy 😭🔒❤️
@naciimasaleeban9114
@naciimasaleeban9114 7 ай бұрын
Wcneyyy😭❤️
@Bakaal-se8rp
@Bakaal-se8rp 6 ай бұрын
Heeskan waa mid sigara aan u,dhagaysan jiray
@Bakaal-se8rp
@Bakaal-se8rp 6 ай бұрын
Adiga ayaana sii dhig dhigay
@FardowsoSiciid-bx4qo
@FardowsoSiciid-bx4qo 3 ай бұрын
Mhdsid hesta hada fahmey
@SuldaanMohamed-c9y
@SuldaanMohamed-c9y 2 ай бұрын
Wakhtiba ka galay gacanta dahabey😂😊
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Hestan caawa ayan dhageysan anoo Stress iyo madax xanuun daran i hayo because biri ayan leeyahay Exam Medicine ah inshaa allah oo adayg ah balo kudagtey 5h ayaa Computer dul fadhiyaa😆Waxan rajeyn Commentigan inuu ii noqon doono Xusuus oo maalin maalmaha kamid ah kusoo laaban doono hadii ilahay idmo😊🖐️
@cadeyboolo8050
@cadeyboolo8050 Жыл бұрын
Keep going
@AbdirahmanJihad-di7ut
@AbdirahmanJihad-di7ut Жыл бұрын
Dib u xasuuuso dr maalimihi examka❤😁
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
@@AbdirahmanJihad-di7ut kkkkk alxm bro maanta anoo exam iga dhamadey ban akhrin Commentigaga😂😂
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 Жыл бұрын
​@@dr-abdala8041waxaan rajeynaa howlahaaga ilahey wu ku fududeeyey
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 Жыл бұрын
@@dr-abdala8041😊hello dr
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
hesaha hodan ey qado wa heesta logu jecel yahay uguna sameynta badan 2024 hada ila dawaneyso like saar❤😂
@saedesse6408
@saedesse6408 5 жыл бұрын
Heestan aniga iyo qofta aan aduunka ugu jeclahay ayaa wada dhegaysany 2012 Maantana anigoo AABE ah iyaduna Ay HOOYO Xaaskayga tahay ban dhegaysnayaa 😭😥 Xasuus qiiro leh
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
Waaw mansha Allah ilahay waa isku kiin calfay 😍😍😍😍
@akramaydarushirsi2174
@akramaydarushirsi2174 5 жыл бұрын
Siciid Ciise waaaw masha alaah alHa isku kiin daayo
@hoodohappyofficiall2438
@hoodohappyofficiall2438 5 жыл бұрын
Mnshlh mudo badan oo kle sii wada nolaada alle haaysu kiin daayo
@cabdirashidmaxamuud8960
@cabdirashidmaxamuud8960 5 жыл бұрын
Heestii qalbiga dajijirtay
@manshaallahtabarakallaah275
@manshaallahtabarakallaah275 5 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah
@apdifatahhappil6054
@apdifatahhappil6054 2 жыл бұрын
2023 Hadu Jiro Qof daawanayaaa Love and Peac Liketa dhac ku siiya
@kaysedamta
@kaysedamta Жыл бұрын
😢
@istahilismail7058
@istahilismail7058 Жыл бұрын
😒
@kaysedamta
@kaysedamta Жыл бұрын
@@istahilismail7058 😃
@mariaabdirisekegal8311
@mariaabdirisekegal8311 Жыл бұрын
Galab casara kampala joga wana dawanayaa inta iga danbaysay loveta😂😢❤
@munaqalanjo9871
@munaqalanjo9871 Жыл бұрын
❤❤
@bilanbella684
@bilanbella684 2 жыл бұрын
Ax yaa jaceyl😭💔 Wuxuu ii buuxin jirey wax waliba oo iga dhiman intuu xariirkena socdey wax iga maqnaa aduunka malaheyn blse markaa wayey xanuun iyo wel-wel ayan la derisay 😭🖤 Ereyguu qaaska udhihi jirey wuxu ahaa nalkii dunidow nasiip😭❤ jaceylkiisa wuxuu ibarey ilaa heer aan daqiiqad waliba rajo aan ku sugo naxariistiisa ma calfan balse waxan nasiib uyeshay wanaagiisa iyo waqtigii uu dhicayga joogey inaan hal mar xitaa ka fikirin inaan weyn doono 😭💔rabiyow il cadow ka haaay c/salamkeyga❤💋😭💔
@Nasiib724
@Nasiib724 Жыл бұрын
Ninkii miyuu ka tagay imika soo celi qof wacan buu ahaa
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Woow❤🎉
@luckylishane4087
@luckylishane4087 Жыл бұрын
Alle qalbiga hayqaga reebo ruuxan jeclaa alle Aya iga zijeclaadey zhaley wuxu laha zifada aad kuzheeegtey wiilkan okle alle haunaxarizto igu zoduceeya walal😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bilanbella684
@bilanbella684 Жыл бұрын
@@luckylishane4087alllh unaxariisto abayo🤲😥 C/salamkeyga wuu noolyahy balse nasiib uma yeelan inaan xaaskiisa noqdo😥😥
@luckylishane4087
@luckylishane4087 Жыл бұрын
@@bilanbella684 aamin walal calafku wa cajaa.ib
@cismaciilbashir5391
@cismaciilbashir5391 7 ай бұрын
Hestan wax kle uma dhageysto waxaa jirto bqorad aan dunida ujeclhy mar allaale markan waayo waa dhageystaa wlhi iyada kaliya ma ahan jeclkeyga ee waaa mustaqbalkeyga deeqa cabdullhi cabdi cali adunka ku jeclhy nolosheydiyey 🫂🫂🫂🫂🫂👸👸🫀
@NasroDaauud-e6m
@NasroDaauud-e6m 8 күн бұрын
Mashallh jacaylkan ookale❤😢
@calijawharioz8138
@calijawharioz8138 4 жыл бұрын
Ma jiraaaa qof dawanayaa 2020😄 hadaaa so buqato 🤟🤞👈👈like dhac kusii
@gololofficial8916
@gololofficial8916 4 жыл бұрын
Haa
@samiiramahamed3681
@samiiramahamed3681 3 жыл бұрын
Weey kaan waan dawanayaa
@naciimoabkow3572
@naciimoabkow3572 3 жыл бұрын
Love your way to a wisdom of the past and your phone is dhafsanay and you
@Jamaal.Nour24
@Jamaal.Nour24 2 жыл бұрын
2022👋
@muunaasli706
@muunaasli706 2 жыл бұрын
2022🥺🖐
@LaakoTv
@LaakoTv 4 жыл бұрын
2020 Heestaan wxa ila wadaagtay Carurtayda Hoyadood Kiin abdikarim ❤❤😍😍True love Never Dea❤
@hawakiinmohamedabdi1552
@hawakiinmohamedabdi1552 8 ай бұрын
Samideyda nolo warta o farxad leeh iyo reyn reyn igu nolada waligena wllkey❤🙏🏾
@fatximaxamed7180
@fatximaxamed7180 5 жыл бұрын
2019 ma jira qofla dawanaya haa haday tahay like saar
@hibolucky5523
@hibolucky5523 5 жыл бұрын
Fatxi Maxamed haa cwa dawanayaa sanadka dhan ba ka hartey 5 habeen cml
@khalidfantastic
@khalidfantastic 18 күн бұрын
Bal ka waran sanadihii aan soo dhaafney ee cajiibka ahaa sanadahaas gabadh markaad ka hesho waxa adkaan jirtay qaabkaad ula xidhiidhilhyd waayo waxay ahayd nolal xishood badan badanka gabadhaha schoolka xitaa markaad ka hesho waxaad ka xishoonysa in lagu ogaado runtii waxaan kasoo gudubnay nolal macaanayd oon ceebahan iyo aaladan hada xumaatay jirin saxiibo daacada ood waxksta Kala qaybsanaysaan iyo maalmo bilaa warwar ah runtii waxksta oo hore ayaa wnaagsana bal heesa xiligaas u fiirso waxa ka muuqato amaan edab leh iyo erayo aad jecayl ku dareemyso hadana heesa jira waaba ceeb socota runtii qoraal Kuma koobi karo milicsiga maalamahaas waxaan idiin rajeenyaa wanaaG aan dhamaad lahayn saxibyaal
@MudasirAhamed-n4u
@MudasirAhamed-n4u 18 күн бұрын
Ninyahaw waan qiroodey qoraalkaga dartii wlaalka
@AbiibakarClahi502
@AbiibakarClahi502 18 күн бұрын
Aad ban ku salamy zhp runtii hesaha la qaadayey io wakhtigu waa is lahaa
@khalidfantastic
@khalidfantastic 17 күн бұрын
@@AbiibakarClahi502 in badan saxiib wixii hore ayaa dahab ah
@Fatxiya-ky6jb
@Fatxiya-ky6jb 5 ай бұрын
Anoo jecel daremayo ban heestan soo boqday 20/7/2024❤😢😢
@fardowsaahmed5025
@fardowsaahmed5025 5 ай бұрын
Kulamida ahay runti
@zamiirazamiir4378
@zamiirazamiir4378 15 күн бұрын
Kula mid😢
@wl_ahzaap8066
@wl_ahzaap8066 4 жыл бұрын
2020 haduu jiro qof daawanay like soo qarxi😂😂😂
@idilnour2448
@idilnour2448 4 жыл бұрын
Hahey
@mahamoudomarahmed6432
@mahamoudomarahmed6432 4 жыл бұрын
🤵
@rakia143
@rakia143 4 жыл бұрын
9pm 9
@nasteexocrisaaqafgaduud716
@nasteexocrisaaqafgaduud716 4 жыл бұрын
😂😂
@mariammohamed2421
@mariammohamed2421 4 жыл бұрын
yes ana kula mid ah
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 3 жыл бұрын
😃😍4 malin ba kadihman 2022 walina wan jeclahay hestaan hadad 2022 iyo 2023 dawaneyso farta soo taag hee saxib☝👌👏👋👋😍🥰
@nasromaxamed8037
@nasromaxamed8037 2 жыл бұрын
☝☝☝☝
@ubahcabdi1566
@ubahcabdi1566 2 жыл бұрын
Steal
@ibrahimshiikh3826
@ibrahimshiikh3826 2 жыл бұрын
Aniga 2022 Ayaan soo booqday waana ka bogsan LA ahay dhageysiga heestaan
@صابرالخليلي-ه4ش
@صابرالخليلي-ه4ش 2 жыл бұрын
@@nasromaxamed8037 q zzz 😍
@alxofermino3182
@alxofermino3182 2 жыл бұрын
Ana dawanaya hada
@DaahirNeero
@DaahirNeero 6 ай бұрын
19-6-2024 Inta daawaneysa waa salaamay inta tiktok kusoo xasuustay si qaas ah usalaamay inta iga danneyso waxaan idiin rajeynaa nolol qurux badan farxad leh one love ❤️ somalideydaay😫😭😭😭😭
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 4 ай бұрын
Mahadsanid sidokle adigane🥰
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 3 жыл бұрын
Asuup lagu barbaarshow way noo ahaataye arinteenu waa guul Waxan ku xasuusta Ex taydii Hore waxkhtiga wuxuu ahaa 2017 waxn joogay Hargysa imika oo aan joogo 2021 waxn jooga wadnka Uk dib ayaan u xasuustay
@muunaasli706
@muunaasli706 2 жыл бұрын
🙋‍♂️❤
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 5 жыл бұрын
2012 Anoo Schoolka fasalka shanaad aH ayaa gabadh dariska aH aan jeclaa iso qortaY walina ma ilaawin nimco imiss u😥hada lkn lkn kasoo tagay wadankeni ayey joogtaa jcylku Waagii hore qisuu aha😥heestan xasuus igu leedahay waay0 waay0
@hodaniishhodanali950
@hodaniishhodanali950 9 ай бұрын
Hi walalo kalay xasuus so laabo hada noshahay 😢
@Dsaxan
@Dsaxan 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 ma nimcaa​@@hodaniishhodanali950
@najmofaarax6474
@najmofaarax6474 10 ай бұрын
5 March 23 dhageysanya sakay ila hada 10:54 heestani anigo waayaha igu adag alx lkn alla tala saartay qofkeyga illahayow dhinac ha ii marsiin wn jeclahe😢❤
@Abdirahman1
@Abdirahman1 4 ай бұрын
-asaaska noloshoow -iridaha wanaagow -marna kuma ilduufina -imaanka buuxshoow -kii lagu aflaxayoow Waa hees ayku dhamaystiran yihiin dareeno jacayl oo qoto dheer, si farshaxan ah u cabirayska jacaylka dhabta ah. Favorite song Nairobi South C 14/8/2024 00:52
@SacdiyaAlimuuse
@SacdiyaAlimuuse 2 күн бұрын
Aad io aad masuuuL guuLo farradn ban ku rajjeen prother
@idhmanahmed1997
@idhmanahmed1997 6 ай бұрын
Ani iyo asiga aya mar uun so booqon dona inshallah 😢❤
@AfnaanApdi123
@AfnaanApdi123 7 ай бұрын
Heesatan Waxaan baratahye 2024 ❤yaa ila mida ah na Oo hada baratahye na 😭🥺
@faadumomohamud7900
@faadumomohamud7900 5 ай бұрын
Hda tiktok ku so arkyyy😊❤❤
@SaytuunMuuseMohamed
@SaytuunMuuseMohamed 4 ай бұрын
Ani
@muniiroburhan779
@muniiroburhan779 2 жыл бұрын
6/29/2022 subax arbaco ah 9:00 bosaso deeqa wixi iga danbeeya wan idin salamy🥰🥺🥺
@salmaanabdirahman9921
@salmaanabdirahman9921 2 жыл бұрын
Hees aan jeclhy anan ka dalin dawashedada amorihi jacylkow 12/5/2022 bosaso puntladn ka dwana sacad12:21pm 🥺❤️🔗😰
@Ahmett_Updalla
@Ahmett_Updalla 10 ай бұрын
Stiil am Listening 2024 What a hees👑
@kodeyareshow9299
@kodeyareshow9299 4 жыл бұрын
Hodan apdirahman jacayl aan u qabo dartii ku noqnoqdaa heseheeda 2020 , hadaan heesayn hodan fankapa ma dhagaysteen xaqiiqdii
@khaliitoofficiall4681
@khaliitoofficiall4681 4 жыл бұрын
Wooow
@SacdiyaAlimuuse
@SacdiyaAlimuuse 2 күн бұрын
Sanad cusub walal hadi aad noshahy cafimaad qabto hadi kle alle haku naxariiisto mr wlipa❤
@sumayofuaad2400
@sumayofuaad2400 6 жыл бұрын
Ya dawanaya 2019🤩
@abdimalikali5415
@abdimalikali5415 6 жыл бұрын
Sumayo Fuaad hhhhh ciyaarta ka daa KZbinka
@najaxcarab3784
@najaxcarab3784 5 жыл бұрын
Me
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 жыл бұрын
Sumayo fuaad kulamid aniguba 2019?
@mubarikfarah6109
@mubarikfarah6109 5 жыл бұрын
Aniga xbbi 👏
@MohamedDeqow
@MohamedDeqow 5 ай бұрын
Kadib markay isoo dirtay gabadh qurux badan oo aan jeclahay heestaan dhaysigeeda waa my favourite song kayga 4 /8 2024 subax axad ah 6:56 am ❤❤😢
@istel3283
@istel3283 4 жыл бұрын
Waa LA daawanaa 2020 heestaan waayo waa hees aad iyo aad u macaan hadanah Ku saabsan qof aad loo jecelahay❤❤🎤🎤🎤marka heestaan maranah hoos um dhaceeyso heesah LA jecel yahay ayeey buug ka gashay Baal dahab ah🙏❤🎤🙏❤🎤🙏❤🎤❤🎤🎤
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 5 жыл бұрын
My favorite song!!😘😍 Abow aragtidaadaan ku il'doogsadaayoo! Hadaan ku arki waayana, arinkeygu mooyaan sida eega uu yahay! Ujeedaduna waxey tahay, ishaan kugu qabtaabaa dhibku iga yaraadaa! Amoorihii jaceylkow!, ii noqo, ii noqo midkaan Rabay😘😍 Aasaaska Noloshow, iridaha wanaagow! Marna kuma ilduufinee iimaanka buuxshoow, kii lagu Aflaxayow! Asluub lagu barbaarshow Wey inoo ahaatayee, Arinkeeno Arinkeeno waa Guur!! Amoorihii jaceylkow ii noqo, ii noqo midkaan rabay!💑👏
@duranhassan6456
@duranhassan6456 4 жыл бұрын
Arbow aragtidaadaan.✅ Arbe: maroodiga lab.
@jamilamohameth3043
@jamilamohameth3043 2 жыл бұрын
Thanks 😊
@cladiifnuur6657
@cladiifnuur6657 25 күн бұрын
Xasuuso iyo wakhi tagay waxaan dawanaya hestaan 2024/12/12 habeen kahmiis ah time 03:26😑💔
@SacdiyaAlimuuse
@SacdiyaAlimuuse 2 күн бұрын
HaaheY sand cusup pro 4/1/2025 kheyr badn ban kudhafay😊
@nasrinabeby6067
@nasrinabeby6067 9 жыл бұрын
qoftaan cadimaha qatar .... aasaska noloshow iridaha wanagow kii lagu aflaxaye iimanka buuxshow 😘 amoorihi jacaylkow ii noqo midkaan rabay
@amalqueen679
@amalqueen679 7 жыл бұрын
Waaaaw xasuus qaliya wlhi Masha allh Eshcala hees
@ansaarfarax8456
@ansaarfarax8456 7 жыл бұрын
Nasrina Beby hahahahaha Naya Nasriin Meel walbo kula jooga Ajooy waaye😂😂
@roodocaday4359
@roodocaday4359 5 жыл бұрын
Inaqo midkaanrabay
@maria-zz4pr
@maria-zz4pr 8 ай бұрын
Anbow aragtidaadan Ku ildoogsadaayoo Hadaan ku arki waayona Arinkeygu mooyaan Sida eega uu yahay Cabdiladiifoow aragtidaada Ku ildoogsadaayoo Hadaan ku arki waayona Arinkeyga mooye Sida eeega uuyahay 🥺🫂❤ Ujeedaduna waxay tahay Isha kugu qabtoba Dhibkuu ila yaraadaa 🥺🫂❤ Amoorihii jacaylkoow Iinoqo midkaan rabay Iiinoqo midkaan rabay 🥺🫂❤ Cabdiladiifkaan jeclaayow Iinoqo midkaan rabay wan kusugiye 😭🥺❤ Aas aaaska noloshooow Iridaha wanaagoow Marna kuma.ilduufine Iimaanka buuxshoow Kii lagu aflaxayooow 🥺❤ Cabdiladiifka nolosheydooow Iridaha wanaagoow Marna kuma.ilduufaaye Iimaankeyga buuxshoow Boqorkaan ku aflaxayooow 🫂🥺❤ Asluub lagu barbaarshow Way inoo ahaate Arinkeeenu waa guuul 😭🫂❤ Asluub io qurux lagu barbaarshoow Way inoo ahaate inona ahaandoontaye Arinkeenu waa guur iyo guur idam alle Suldaanki an jeclaadow iiinoqo midkan rabay 🫶❤️‍🩹🫀💍👑 Heestan.awil dhadhan imalahayn balse malinkaan kubartey wayigu weynaatey adiga ayana ka dhex arkaa dhegeysigeedana wan kufarxaa jacayl badana waku dareema madamoy sas tahay waxan jecleystay inan qormadan ku dhex qorto😇❤ Waxad itiri waan baxayaa 3sano bana maqnaan oon wax soo baran india Inaad igatagto ma rabin xata aniga ina marna ka tago ma.rabin Balse waxad ubaxe inad hayankaga dhalinyarnimo io waxbarashoba kaso guulgaarto wax kaloon ku dhaho ma.aqaan boqorkeygiyooow safar kheyr qaba baan ku rajayn india kunoqotey wll io wehel alle murug io caqabad io dhib kuma tuso farxad io badhaadhe io guulo badan oowaxbarashadasi kakow tahay kala kulan idam.alle raxmaankuna raali hakaa noqdo Ana waan kujeclahay wana kujeclaan doona malin un anagoo guleysanay oomidwalbaa hamiyadisi io himiloyinkisi ka dhabeyey nolol wacana kunool inan qoraalkan wada aqrino wan rajayn idam alle wana galab roobaad ahe rabi duco walba hay aqbalo Love you
@Amira_Abdiqani
@Amira_Abdiqani 6 ай бұрын
Mariya wan ku salamey waxan rajeynaya inad cafimad qabto qoral kaga ad iso jitey wll waxan damcey inan adna dib kuso xasusiyo ❤
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 4 ай бұрын
Asc wllo alle ducadaada hakuu aqbalo isagoo nabadana hakuu soo celiyo waxaan akhriyey qoraalkan wuuna isoo jiirtya runtii qisadan oo kale way igu dhacday waana kula dareeyamayaa markaa zalaama wllo labadeenaba alle ducada ha inoo aqbalo ammiiiinnnn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JeleJamaal-yi5un
@JeleJamaal-yi5un 3 ай бұрын
Wow 😮❤ jacaylku ha waaaaaaaro❤ runtii qofkas nasiib ayu leeyahy ee Rabi hadin rumeeyo riyadiina
@ABDIRIZAKNADIF
@ABDIRIZAKNADIF 3 ай бұрын
Waa adeerkay abdiladiif😂
@krgthedon-bx8fl
@krgthedon-bx8fl 26 күн бұрын
😅😅😅​@@ABDIRIZAKNADIF
@kawthersheikh700
@kawthersheikh700 5 жыл бұрын
Asluup lagu barbaarshow way noo Ahaataye Arinteenu waa guul 😍❤ 19 December 2019 Khms
@justnow7263
@justnow7263 4 жыл бұрын
Waxaan filayaa hawshiinu waa dhag...iminka🤣🤣🤣
@Nasraahmed-f9e
@Nasraahmed-f9e Күн бұрын
Sow maad guuleysan ❤🎉
@abdiabdul3969
@abdiabdul3969 2 жыл бұрын
still am listening 2023 who listen 2023☝️
@AbdisalanMahamudfarah
@AbdisalanMahamudfarah Жыл бұрын
Moi aussi 😂
@wilkiidahirow3885
@wilkiidahirow3885 Жыл бұрын
Desember 12/17/2023😂
@sucadoahmed3387
@sucadoahmed3387 Жыл бұрын
❤❤😢​@@wilkiidahirow3885
@ahmettto
@ahmettto 11 ай бұрын
2024😢
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
Muuqaalkan iyo Heestan Asxaabta soo Gelisay KZbinka Allah u Naxariisto,..
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 8 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE ameen yaa rabbe meey dhinteen bro 😢😢😢😢😢
@sulekamoha8326
@sulekamoha8326 8 жыл бұрын
haaa sas ayay uigtahe udawey
@aishahussein6689
@aishahussein6689 7 жыл бұрын
ABDI ASK
@amsalbintiabdirahmaan4141
@amsalbintiabdirahmaan4141 7 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE aaamiiin aaamiiin alloow unaxariiso
@ishwakelmi2373
@ishwakelmi2373 7 жыл бұрын
Aaamiin miyy dhinteen wllo😭😭😭
@sakariyejama2011
@sakariyejama2011 17 күн бұрын
Arinkeenu waaa guur insha allaah great song R.D.A.G.❤
@rajianobwoy9553
@rajianobwoy9553 5 жыл бұрын
Yaa Dawanaayo 2020 like Saar
@Fanino1
@Fanino1 2 жыл бұрын
22:53 habenimo arbaco 20/09/2022 ) Waxan kudhageysan khdka call igujira iyo ruxdeydu ruux ay rali katahy marxalado badn banku dhagesan jiry hestaa marxaladanse dhaxal ban uga tagey qormadan❤❤❤
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
Yaa Daawnya 2020 Hodan illhay Cod ziyay♥️🙏
@ubahMuhumed-e1l
@ubahMuhumed-e1l Ай бұрын
2024 anyone here 😊❤
@ahmedcumar28
@ahmedcumar28 Ай бұрын
Her we go boowe 😮
@YOUTUBE-GuLiet_Hamze
@YOUTUBE-GuLiet_Hamze 25 күн бұрын
Yep 12/12/2024😊💕
@TheSamiirsc
@TheSamiirsc 13 жыл бұрын
Hodan Abdirahman.. Waa fanaanada ugu dhamayska tiran Fanaaniinta Maanta Codka Qaabka Ciyaarta Body languageka masha allah.. Noolow Walaashiis..
@hanaabdi4632
@hanaabdi4632 3 жыл бұрын
Hi😁
@TheSamiirsc
@TheSamiirsc 3 жыл бұрын
@@hanaabdi4632 Hi
@DalmarYare-ji8wm
@DalmarYare-ji8wm 10 ай бұрын
😢Heestan waxan Marlabad Dhagayaanaya 2024 Anigi Arday Jamacaded ah Oo stress i Haysto Bartana Culumta Eng wan Idin salamay inta wayaha dhaniyarnimo dhibkisa uso adkaystay🖐
@aboudichannel6196
@aboudichannel6196 9 ай бұрын
Legend bad tey CHP waxas ha u bixin wa maalmo kooban da'das wan dareemayaa dhibkey leeday samir chp
@kaafi_official
@kaafi_official Ай бұрын
2012 still 2025 legend waa so booqatay like dhac kusii 💔😭 👇
@queenhafzo9732
@queenhafzo9732 2 ай бұрын
2024/11/4/19:33❤🎧 Heestan Wa Mrki Igu Horeysay an dhageysto Hda 7mar kbdan Bam Kuso celceshty Illhy Hesaha HaNaga MadobeYo😭🤲
@mohameddeq217
@mohameddeq217 2 ай бұрын
AMEEN ABAYO😢 lakin wa macaan sax ani jaceyl ban dareema bo😂😂😂😂
@queenhafzo9732
@queenhafzo9732 2 ай бұрын
@mohameddeq217 𝖧𝖺 𝗉𝗈𝗐𝖾 𝖺𝗇𝗂𝖡𝗈 𝖩𝖼𝖾𝗒𝗅 𝖪𝗎𝖽𝖺𝗋𝖾𝖬𝖺𝗒 𝖺𝖺𝗇 𝖨𝗁𝖾𝗒𝗇👍😂😂
@YasmiinMaxmuud-m7k
@YasmiinMaxmuud-m7k Жыл бұрын
Heestaan waxaan kudhagaysanaya Nairobi gar ahaan south c waa malin 29/11/2023 malin arbaca 😢sanadkii cusub waxaa kadhiman halbil 2024 ilhow niyadeyda waxa kujira iruumee 😢
@IftinAbdi-q3w
@IftinAbdi-q3w 20 күн бұрын
Qofkasta qiso ku saabsan bu ladala dhacaya alle qofkasta qalbiga ha uqabojiyo xata ani😢
@ismahanibrahim9991
@ismahanibrahim9991 4 жыл бұрын
Amoorihi Jacaylkoow ii noqo midkan rabay💕💕 this song is full of love and emotion❤❤❤
@AbdShabel
@AbdShabel 17 күн бұрын
❤waa hes aan aad ujecelahay waxan dhGaysaty 2012 kii waana hees igu qaaliya aan kuxasuusto azxb taas oo aan dhaGysan jirnay anago glls 10ka ahayn
@mayzayusuf6394
@mayzayusuf6394 8 жыл бұрын
I remember my ex boyfriend heestan waxaan ku xasuusatay my jaceylkagi hore alle ha u naxariisto until now ma ilaabin wlhi love is pain am sorry in qadarti nakala kaxaysay insha allah we meet janada qalbi 😍 markaste waan u duceeya in ilaahay u naxariisto
@princessayan154
@princessayan154 8 жыл бұрын
samir sis
@hamzaabdullah282
@hamzaabdullah282 8 жыл бұрын
mayza Yusuf Alle badalkisa mid wacan ha kugu badalo
@fartuundaahir5378
@fartuundaahir5378 8 жыл бұрын
mayza Yusuf m
@laylaaahmed3029
@laylaaahmed3029 8 жыл бұрын
mayza Yusuf abaayo xasuus xnnbdn i galisay anigaba jaceylkaygi wuu dhintay anigoo u sheegan only bestfrnds aan aheyn aduunkana waan u jeclaa ason ii ogeyn ayuu aduunka ka tagay mana iloobo
@mohammadawil4235
@mohammadawil4235 8 жыл бұрын
mayza Yusuf of
@Daljire118
@Daljire118 11 ай бұрын
2024 xitaa waan dageysanayaa hodan cod dahab🥰
@ugaasodhallaan_jecel6992
@ugaasodhallaan_jecel6992 Жыл бұрын
Heestaan dib waxaan usoo jaleecay anoo exam medicine Endocrine subj galaya beritoole illaahayoow ka ilaali wax dhiba iyo wax dhaawaca intaba xitaa hadaanan hanan. Iimaanka buuxshoooww 🙄❤️
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Nchallah guuulayso walaalo. kuwiii is calmada eebeh idin ka yeeelo.
@balckdiamond6834
@balckdiamond6834 Жыл бұрын
​@@Nabaddoon. wll xge ka barata medicineta
@nasrasaaacid3016
@nasrasaaacid3016 Ай бұрын
Heestan wax dawn jiry 2016 😢 11/ 2024 bay tictok ka qarxdy Markn rogo tictok iyda inba iga so horbaxysa Isla xaldi an ku jiry 2016 mid u eg bn ku jiraaa 2024 umna malynyo in an ka bixi ila 2025 😢 Mar kle ban so radiyay heesti an sida dhalantedka ah isugu dhaci jiry
@NajaxMaxamuud-fz3ju
@NajaxMaxamuud-fz3ju 4 ай бұрын
Waxan is jecleen ilaa yaraantii 😢wxan kala yar tagny 2021 bishii 11 😢wli wan is jecleen oo ismanan ilaawin😢 alx waxan dib iskugu soo noqony 2023.7.19 ❤😢 heestan wan dhagysan jiry xasuus❤😢❤
@mmawad9679
@mmawad9679 10 ай бұрын
Old is gold still watching 2024 , march
@ZingaraBallerina82
@ZingaraBallerina82 12 жыл бұрын
Selam people,i am not Somali,i am Eritrean, and this is a beautiful melody and voice,love this. Very Good!!
@CabdiCali-f6r
@CabdiCali-f6r Ай бұрын
Heestaan wxaan dhagaysanayaa hapyn moodku ii saxnaa inkastoo xapadayda aysan maalmahan ila hadlin oo ay iixanaaqsantahy illlhow idaa xapadayda kama maarmeeH 23:22 sunday 1 decemper 2024 😢
@Abdirahman20000
@Abdirahman20000 11 жыл бұрын
waxaan ahay oday wayn oo kaminiiste ah ee iyo sideetimaadkii waxaan la yaabay gabadhaan hodan sida ay uga baxsatay isla markaana ay musik iyo ciyaarta ay iskula helayso kuna xasuusan karno hooyadeed amina cabdilahi . waxa yiri oday saxiibkay ah oo heestaan aad ujecel hodana siiyay bilada faanaaniinta hada jirta . specialy heestan Amoorihii jacaylka Hodeh abdilaahi number one he said
@hodaniishhodanali950
@hodaniishhodanali950 9 ай бұрын
Ader ma noshahay 😢
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 9 ай бұрын
Nayaaa samiyy 😂😂😂​@@hodaniishhodanali950
@MaryanYusuf-c6w
@MaryanYusuf-c6w 5 ай бұрын
@@hodaniishhodanali950haa ader😂😂
@MarwoFatuzh
@MarwoFatuzh 5 ай бұрын
Aderow🥺🥺
@cabdiraxmanxuseen141
@cabdiraxmanxuseen141 24 күн бұрын
13/12/23 mln arbaco mlhn hasusus igu leh 🦵 kjby alx mnta waa cfmd qaba ❤😊13/12/24 mln jımco ah 6:47 😅
@adnaali5027
@adnaali5027 5 жыл бұрын
2020 yaa daawanaya like dhac ku sii
@HamzeCazka
@HamzeCazka 2 ай бұрын
Who is listening 2024 🎶 😢
@CabdiFarxaan77
@CabdiFarxaan77 2 күн бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaaya maalin sabti ah wakhtigu waa 11:12 am Waxaanan mudo arag boqorada daan Aduunka ka doortay oon u boholyoobay codkeeda😢❤ I miss you mcn
@Africanstyle22
@Africanstyle22 12 жыл бұрын
Wow.. What a beautiful voice! Bless you! Keep making beautiful music like this. U def turned me into a fan.
@SadiiqAadan-hz1oz
@SadiiqAadan-hz1oz 10 ай бұрын
Jacyl xanuun bdnah cwah ayn xzuzty qof an 3 zanoh lah zhknzyay oo khiynoH iguh waday😢
@seinzaid250
@seinzaid250 4 жыл бұрын
My royal and best singer ever hodon abdirahman what a gold voice keep going sis....
@abdallaeid045
@abdallaeid045 24 күн бұрын
13/12/2024 ayaan dhageeysanayaa🎧 Amoorihi jaceeylkaay Ii noqo midkaan rabay❤
@XoriyoAbdi
@XoriyoAbdi 8 ай бұрын
“Saaka oo ay taariikhda tahy 7/5/2024 oo ah Malin talada ah saacaduna 07:28 waxan u diyar garoobeyna examka dowlada oo u noga dhimanyahy bil haduu ilahy nabad nagu gaarsiiyo no so duceeya please in ilahy Noo fududeeyo dhaman ardayda galaysa” Like ii saar hadad iga danbeysid
@marcoeltalento6739
@marcoeltalento6739 5 ай бұрын
Guleysta Damantiin wllahey ❤❤
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 7 ай бұрын
Heestaan faaraheyga mustaqbalka markuu imaado udaari dona insha allh 😭🥺😂
@abdishakurdhuubane6725
@abdishakurdhuubane6725 7 ай бұрын
Great song hees bay ku banaan tahay 2024 ayaan dhagaysanayaa caawa oo xogaa stress iska yara jiro heestan ayaan madaxa ku yara dajinayaa heestu waa mid qalbiga taabanaysa waxyaalo badan oo laga soo gubday ayay kusoo xasuusunaysaa waa macquul in jacyl hore aan soo xasuustay 😂
@asmabare7512
@asmabare7512 2 ай бұрын
Malaha jacel so socdey hor dhac u ahed. Amoorehi jacelyka ❤
@abdishakurdhuubane6725
@abdishakurdhuubane6725 2 ай бұрын
​@@asmabare7512jacaylka niyaystay baa yimi atirishadii jacaylkaay❤
@abdishakurdhuubane6725
@abdishakurdhuubane6725 2 ай бұрын
Jacaylka niyaystay baa yimi hada atirishadii jacaylkay❤
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 9 ай бұрын
5/4/2024 hada dawaneyso like ii saar ❤😂 👇
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
2020 qof dawanaya majira tolow 🤔😄 Hodan cabdiRahman dhere 👸🔥
@HanadAbas
@HanadAbas 10 ай бұрын
2012 to 2024😢
@Maya-w5d2s
@Maya-w5d2s 8 ай бұрын
😭😭
@ubaxkhadar6904
@ubaxkhadar6904 7 ай бұрын
😢😢
@SagalAbdiSalah
@SagalAbdiSalah 7 ай бұрын
Same nahay
@XamdaBindhe
@XamdaBindhe 7 ай бұрын
Adkksodoel Dkkododm😢😢kek
@Gole_sports-or3zt
@Gole_sports-or3zt 5 ай бұрын
2012 sanad taariikhi ah
@cabdisamiccabdilahi2819
@cabdisamiccabdilahi2819 5 ай бұрын
Heestan waxaan dhageysanayaa habeen ay salaasa tahay bishu 24/july/2024 xiliga 2:00 AM Dabcan secandary ban dhameeyay bishii 6aad ee lasoo dhaafey wel wel aduunyo iyo caqabado horr leh ayaa isaga key bilaabmay xiligaa waxaa isoo jeediyay oo aan ka gam'i waayay stress iyo wal wal ah sidii aan caqabadaha nolosha uga gudbi lahaa aan nolol wanaagsan ugu noolaan lahaa wan ka seexan waayay dabcan youtube bn iska soo galey si aan aan nafis uga helo heestan hodan abdirahman ban daartay oo aan jeclahay😊 Ilaahay SWT hamiyadeena ha inoo rumeeyo F:G qoraalka xasuus buu ii ahaanaya aan dib usoo milicsan doono.
@CfataaxmohomedCraxmaan
@CfataaxmohomedCraxmaan 2 ай бұрын
Zxp anba kula mid ayaan ahay 29 /10 /2024 ayaan dhagayzanayaa 1:36 am😢😢
@mohameddeq217
@mohameddeq217 2 ай бұрын
Saxib dhalin yar baanu nahaye riyoyinkeeenq alle hainorumeyo
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 2 ай бұрын
Amoorihii jaceylkow ii noqo midka raby 😂❤
@mohamedabdidahir7947
@mohamedabdidahir7947 2 жыл бұрын
So beautiful voice Hodan ! Like father like son
@AyaanMaxamed-n8t
@AyaanMaxamed-n8t Ай бұрын
Bowe aragtidaadan😭💗 Ku ildoogsadayoo😫💋 Hadaan ku arki waayana😣 Arinkaygu mooyaane🤦🏻‍♀️🥺 Sida eega uu yahay💔
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 жыл бұрын
2019/1/7 waxan suganah dorshada puntllndan mid khayr Allah nooga dhigo Aaamiin
@abdulkadirabdiwahab7555
@abdulkadirabdiwahab7555 3 жыл бұрын
Doorashadii dhacday labo sano kadib khayrkii adiga, aniga iyo dad badan oo kale aan rajaynay waxaad mooddaa inuusan hirgalin alle baan waydiisanay madax Caadila.
@sulekholove1646
@sulekholove1646 2 жыл бұрын
@@abdulkadirabdiwahab7555 aaamiin
@CadooYe
@CadooYe 3 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay hadaa iga danbeyso like isaar🙏❤️
@mahatkassim415
@mahatkassim415 4 ай бұрын
Hestan hasus ayey igu repte 😢still lisening 2024❤😢
@xafsaabdimanaan2572
@xafsaabdimanaan2572 11 ай бұрын
Arinkeenu wa guur insha allah waxan rejeynaya wiilka aan rag ka doortay isna dumar iga doortay inan oridiisa noqdo maalin dhow hadi eebe sw nafta nagu simo oo ay xagiisa ka hirgasho❤😊 wa qofki ibaray jacayl wuxu yahay ila malintan sheeko bilaabay ban kaligiis la socda waxan ilaahay ka baryaya inu nolosha ufududeeyo oo caqabad usan arkin insha allah ❤❤️🥀
@sumayomohamedmohamud3335
@sumayomohamedmohamud3335 7 ай бұрын
alle haisku kiin barakeeyo
@Ayanyusuf-em1th
@Ayanyusuf-em1th 12 күн бұрын
hada ma is heshen wll
@AbdiShire-i6u
@AbdiShire-i6u 4 ай бұрын
Who is listening 2024 my fav 💎🥰
@mohamedabdullaahielmi4922
@mohamedabdullaahielmi4922 5 ай бұрын
17/7/2024 Wa haben an ka fikirayo safar an jmcd ku adi laha ano joogo waliba doolow somalia Xsus wxn rjena inan dib uso dawan dono 🔥😊
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 2 жыл бұрын
2/5/2022.. xili lagu jiro damashaadka ciidul fidriga ayaan dawanayaa xasuustu waa qayb kamida nolosha aadmiga salaaman aqayaarta sharafa leh
@karaamo818
@karaamo818 5 ай бұрын
7/26/2024 maalin chume ah wakhtigu waa 2:45 daqiiqo. Qof aan wakhti dheer sugayay ayaa iiyimed waxana igu dhahay waykan wax aduuna kama rabo kaliya meel uun i dhigo 😢 farxad ayaan qol cidla ah la jiifa. ❤my wife hamda Mohamed ❤dib ayaan u soo booqon dona inshllaah anigaa lamaane faraxsana. Like isaadar 🎉
@K-Qaali
@K-Qaali 12 жыл бұрын
Aasaska nolashoow iridaha wanagoow marna kuma ildufunee imaan ka buuxshoow ki lagu aflaxayoow asluub lagu bar baarshoow wey no ahatee arinkenu wa guul
@fadxiahm3th844
@fadxiahm3th844 Жыл бұрын
Hees macaan le waaye 19/2/2023 from jig jig
@ridwaanaskar8265
@ridwaanaskar8265 6 жыл бұрын
xasuus aniga itali soo galay oo calafdoona ayay gabdha quruxu badal la qaaday marakaa waan is jecelaaday wlih imka mido ayaa kasoo wareegatay alx maata tii tu ka fiican ayaan helay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 23 күн бұрын
Xasuuusihii quruxda badnaa iyo waqtigii ay wax walba qiima badnaayeen. Hodan Abdirahman Dheere ❤❤❤
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Hodan c/rahmaan dheere ina fanaan Waxaa iska dhalaY labo fanaaaN...😍
@raxmoaxmed6006
@raxmoaxmed6006 9 ай бұрын
inta 2024 dawaneyso ilaheeyo dhawaceyga mid iga daweeya yarabi💔😢
@EngAbdirahmanElmahmoudy
@EngAbdirahmanElmahmoudy 3 жыл бұрын
2021 ayaan daawanayaa heestan aan caadiga ahayn hodan cabdiraxman legend
@AhmedAli-ib3io
@AhmedAli-ib3io Жыл бұрын
Ma hoddan abdirahmaan, oo kalle ayaa dunida jirta......😢 old is gold.
@caishasayid3348
@caishasayid3348 Жыл бұрын
2023/8/11 August❤😢best hees 😊maalin jumco ah illahy sandaha soo socdo ango wada jir ah oo midownay inaan soo booqdo rajenyaa❤Insha allah
@ayaanita
@ayaanita 2 ай бұрын
Abyo 2024 mnta Ana reply kuso galay
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 2 жыл бұрын
Still2022 📱🎶🎧 pqordyda ayan ku xsstaa kama daalo
@nasteexocrisaaqafgaduud716
@nasteexocrisaaqafgaduud716 4 жыл бұрын
Waan dawanaya anoo jooga muqdisho 2020 maalin jimca 16octopar waliba saylon dhaaya billa ku dhagaysan ❤️💯💯💯
@mohameddeq217
@mohameddeq217 2 ай бұрын
Manooshahay abayo😢
@zameeramohamuuth
@zameeramohamuuth Жыл бұрын
Hestan qof wax jecladey unba dareemi krraH 😭❤️
@izabellaninkaancadimahaniz7703
@izabellaninkaancadimahaniz7703 4 жыл бұрын
Xasuuus hestaan wxn dhageysan jiray 2012 manta iska soo xasuuste
Heestii Dheef 2012 - Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video
10:39
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 2 МЛН
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Heesti Wabi Jacayl BY Nimcaan Hilaac & Yurub Geenyo
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,7 МЛН
Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare . Ha Iga Dheraan. Directed By Samatar Said Salah
6:51
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
DHAAYO JACEYL 2013 RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA
7:09
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 2 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 1,5 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 576 М.
Mustafe Oomar Sidii Hodan Haygu Noqon 2014.
6:21
Darwiish Media
Рет қаралды 454 М.
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 328 М.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН