Maashaa allaah awowgay Fiqih Cumar binu ridaa ( Abaadir ) Ilaah ha u naxariisto, Waa sheekha ay ka farcameen beesha sheekhaal. Ilaa geeska Africa ayuu ku faafiyey diinta. Ka dibna Ahmed gureey Oo faraciisa ahaa ayaa haddana imaam ka noqday taliskiisii, markii dambena bortoqiiska ayaa dilay.
@Kqueen-q2v8 ай бұрын
Ahmed gureey ma shiikhaal baa
@xoxo-yg6gb8 ай бұрын
@@Kqueen-q2v Haa Waa reer aw qudub, ka sii ah reer Cumar diin
@عمرالصومالي-ك5ل6 ай бұрын
Laa yaa sheekhaash axmed ibraahim al qariin wuxuu ahaa xashi ay awoowyadii dagaal kusoo qabteen qowmiyadii ufaat ka talinaysay ee xarla ee caqiiliyiintii reer walasmac ay salaadiinta u ahaayeen meela kamasoo galo sheekhaash daarood iyo waxa somali sheegtaba colbayna ahaayeen
@kawsarhussein4446 Жыл бұрын
Harar wa daga Karanle wana rag hawiye ah waxaana lo yaqaana harla ama karanla lkn somali kuma hadlaan.
@xoxo-yg6gb10 ай бұрын
Beenloow
@xoxo-yg6gb8 ай бұрын
Beenta jooji subxaanallaah
@عمرالصومالي-ك5ل6 ай бұрын
Ma hawiyaa carla noqday hayaay carla waxa kasii jooga hararida afka hararna waa af xarlaad waana semitic jaaliyadaha inagala jooga xarladii oodatay waxay ku jiraan ciisaha gadabuursiga iwm la soco