No video

MAXAAD KA TAQAAN XAAFADA XAYI KAAFI EE CEELASHA BIYAHA

  Рет қаралды 9,879

Daahir Maneestar

Daahir Maneestar

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 2 күн бұрын
Maasha Allaah, xaaji Cabdi Kaafi waa nin karti iyo caqli badan Alloow kubarakeey, laba bilood kahor ayaan Garaska agtiisa isku barannay. Runtii waa nin kaftan badan oo bulshaawi ah 🤣😂🤣🤣
@saafi1302
@saafi1302 27 күн бұрын
Waa nin xog ogaal ah wax badan og waa dhul qurux bada saxiib mala isoo dhaweynayaa dhul baan rabaaye 20perv20 waa imisa
@mos1954
@mos1954 Ай бұрын
Waa Adeer Khaali ah oo Aftahan ah Raganimana Kamuuqata!
@RejaAden
@RejaAden Ай бұрын
Maansha allaah ❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 күн бұрын
Xamar waxay ahayd Magaalo aan jeclahay ku noolaan jiray ka shaqayn jiray Laakiin Xamarkii aan aqaanay ee afarta Qoys ee Dariska ah ay kala ahaayeen Afar Qabiil oo kala duwan oo Soomaali ah oo hadana isjecel. Xamar waa Magaalo Madax Soomaaliyeed laakiin unukaa leh ayaa layiri.
@sallabdull3048
@sallabdull3048 Ай бұрын
ODAY MAXAA KU NACADAY GALGADUUD,,WEEY BANAANTAHY MAA DAGTIT
@mohamedabdikarim8392
@mohamedabdikarim8392 26 күн бұрын
inta ma hooyada iska leh dhul yeelo intana asaga leh galgaduudna asaga leh ciilan yahay
@maxamedxasan6503
@maxamedxasan6503 Ай бұрын
Masha alah
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 3 күн бұрын
Walhy waa nolol.
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 27 күн бұрын
Ku aadi dhulka anakaaa rabnee❤ aderka kaliya haso dubin wll
@rashka2024
@rashka2024 Ай бұрын
Shiq cumar ayaa ku xaq leh marka la eego qabkoo usoo dhaweye dadka iyo inuu kaga soohoreeye degaanka amrka xayi sheikh cumar hala dhaho
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
TELEFON NOO SHEEGA FADLAN
@dontsub1039
@dontsub1039 Ай бұрын
Mashaa allaah tabaarakalah intii soo gubisay waa mahadsan yihiin
@saafi1302
@saafi1302 27 күн бұрын
Kunka midka ah halayga gado
@msh984
@msh984 Ай бұрын
CEELASHA BIYDHA ,?? YAA LA DIGIN WAA ALSHABAAB GURIGEEDA SALAAN XATAA HA U TAGINA ☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
@dontsub1039
@dontsub1039 Ай бұрын
Halkee lagala xiriiraa telefon ma jiro
xaafada xayi kaafi ceelasha biyaha dhul beec
5:21
Daahir Maneestar
Рет қаралды 1,8 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 676 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
dhul beec
3:44
Daahir Maneestar
Рет қаралды 1,5 М.
Nus Bos iib ah kuna yaaalo Dagmadda kaxda
2:23
Guul Wade Channel
Рет қаралды 3,7 М.
WAXAANU HOOS GALNAY GODKA BIYAHA CALAACULE
32:24
Yonis Travels
Рет қаралды 17 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 333 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 543 М.
SAFAR NAGU QAATAY 10 SAACADOOD & GOOB AAN HORE LOOGU DALXIISIN.
41:33
Yonis Travels
Рет қаралды 3,2 М.