Maxaad ka Taqaanaa Caasimadii 1aad ee Deegaanka Soomaalida Godey Gacalo? Taarikh Iyo Hormar Cajib ah

  Рет қаралды 9,018

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24-hour News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be the Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as Human, trustworthy, honest, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 36
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 9 күн бұрын
Masha Allah! Goday and Kalafo are the basket bread of the Horn of Africa. It is good to see the potentials of this region. Keep up the good work folks!
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 күн бұрын
Waa barnaamij cajiib ah oo xiisa badan Mahadsanid bahda sstv shaqo wacan ayaa bulshada u heysaan ❤❤❤
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 9 күн бұрын
Aadbaan Wlahai Ugu Farxay Horumarka Ka hirgalay magaalada Goday. Waxaan Dareemi Karaaa Macnaha ay keedahay Xoriyadu, Dhista Wadankiina, Mar uunbaan Dalxiis Ku Iman Aniga Godsy Incha Allah. From.Hargaisa. Hanbalyo.
@hodandahir8111
@hodandahir8111 10 күн бұрын
Masha Allah godey gacalo ilahay barkayo ❤🇬🇲🇸🇴
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k 9 күн бұрын
M.a allah ha idiin xifdiyo wllo yaal
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 3 күн бұрын
Goday-gacalo❤ magaaladan kudhashay een kusoo barbaaray ❤ caasimadii reer abtigay (C)❤ abtiyaal jira oo jooga love u abtiyaal+haboyin❤
@sahraismail2230
@sahraismail2230 9 күн бұрын
Gaadiid iyo geelba waan naacay o godey gacalan u jeeda ❤❤
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 10 күн бұрын
Mashallah allow ku xafid walalkay
@maxamedcabdi5210
@maxamedcabdi5210 3 күн бұрын
Godey magaalo caasimad ah masha Allah
@Raho339
@Raho339 7 күн бұрын
♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️
@Raho339
@Raho339 7 күн бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@xudunmediachennal8985
@xudunmediachennal8985 9 күн бұрын
Maanshalah waa magalaydii goday walhi waa magaalo aan ugu xiisay runtii walhti fcna waan kusoo qaatay
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 8 күн бұрын
Tim ABI Ahmed walaga xureena
@abdiqafarali5585
@abdiqafarali5585 8 күн бұрын
Ninyohow fire your Cameraperson. They have no skills. Wax markii l sharaxayo inuu ku qabto weeyw waxa la sharaxayo ee maaha dadka inuu ku hayo.
@omararale7962
@omararale7962 9 күн бұрын
Ma Sha Allah.
@rashkaboyahmad7995
@rashkaboyahmad7995 9 күн бұрын
mashalah ma galadeydi waan ku xisay ❤
@abobasement346
@abobasement346 8 күн бұрын
Horu mar bah kah jirah Alah nabadu wanagsan
@rodajama7111
@rodajama7111 8 күн бұрын
Maasha alah. Aad ito aad baan ugu farxay, Soomaalidu markay fahanto sida loo soo saaro cuntada, iyo loo kaydio waa markaan aduunka quudin lahayn!!!
@nimo5142
@nimo5142 9 күн бұрын
Masha allh godey galo❤
@hayaanmedia5783
@hayaanmedia5783 7 күн бұрын
1965 Dhalashii Dawladnimadii Somaliya 5-Sano Kadib Ayaa Magaalada Goday-Gacalo La'aas aasay "Mayarka Magaalada Goday ayaa Waraysiga Sidaas Ku yidhi😁 1835 Waxaa Maray Bad-maax Caan ahaa oo Udhashay Boqortooyadii British ( UK🇬🇧 ) Waliba Taariikhda badan ka Qoray, Sidookale 1947 Ayay ahayd Markii uu Gumaystihii ingiriisku Ka Kacay ee uu Ku Wareejinayay Ciidamadii Xabashida...? Sidookale Maayarku Wuxuu Sheegay Gagida Diyaarahada magaalada Goday inla dhisay 1956-Kii . Talaw Aas'aaska Magaalada iyo Dhismaha Garoonka Midkee Horeeyay...? Garoo ka Diyaaradaha Waxaa Labilaabay 1965 Wuxuuna Dhamaaday 1956-kii 🤔 Siduu Sheegay Maayarku...?
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 9 күн бұрын
Godey xabashida ku badan
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 3 күн бұрын
ONlF ayaa kubadnayd aas aaskeeda iyo awoodedana ahaa .. Sifo looga difaaco ayaa xabashida loogusoo badiyay waana magaalo halgan oo magaca onlf kusuntan ..
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 9 күн бұрын
Sidebey Ku Yahay casimada kowad ee somalida galbed
@abdulahishaib1846
@abdulahishaib1846 9 күн бұрын
Waa caasimadii u horaysay ee dawlad deegaanka caasimad u ahayd siday hada jigjiga ugu tahay lkn hada waxaa laga dhigay labaad
@adamabdirahmang936
@adamabdirahmang936 6 күн бұрын
Somalida iney dad dayuusiin yihiin waxaa kugu daliil ah marka awood ka xoog weeyn ku hoos nool yihiin waa sida Eey rabaayad ku ah Lakin marka xoriyad lasiiyo waxey bilaabaan iney cadow isku noqdaan wecelkasto maamul goboleed ka dhex yiraahdo ana anaa amiiir shacabkana noqdaan qabyaladeestayaal lagu dan gaaro bulshit waa dadka ugu liito an dunidaan ku arkay Soomaali waxaa utalin karo oo kaliya nin cagta qoorta kasaaro oo ihaaneesto bes
@DanielLosada-f9e
@DanielLosada-f9e 9 күн бұрын
Williams Mark Hernandez Dorothy Williams Patricia
@rodajama7111
@rodajama7111 8 күн бұрын
Nuur sidan oo kale Jigjiga maka jirtaa wax Dhagaxle Beeraha kuyaala naga caawinayo beeraha majiraan haday noqoto Matoorada iyo Cagacagaftaba?
@User-T-c2v
@User-T-c2v 8 күн бұрын
Ogaaden iyo oromo amxaar ya badan Somali dhulkodi la so qaxi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk godey gacalo
@Raho339
@Raho339 7 күн бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@MaxamednaasirSayid
@MaxamednaasirSayid 9 күн бұрын
Lkn xaga hore muuqaalka waa faloob maxaa yeelay beerihii qadiimiga ahaa waad ka booday sida beeraha babaaayga liinta canbaha iyo wixii lamida sidakale waa muuqal qurxoon
@Kaka22632
@Kaka22632 9 күн бұрын
Labad Nin aad wareysaneyiso midna macalin ayan Ku oga midne nersi😂😂
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 10 күн бұрын
Hhh marka ma axmarada lo shaqayn jiray 😊
@abdihasan6844
@abdihasan6844 8 күн бұрын
this city should be free from ethiopia insha alah soon
@BaraarujiyeMedia
@BaraarujiyeMedia 9 күн бұрын
Wax maangaaba ayaad tahaye dhulkeenii waxa lagu qaatay waa waxaaasoo miidhane joojiya diridhaba herer iyo jigjiga ayaa laynagasoo barakiyey oo qoomiyado qalaad qaateene xagee kusocotaa sow berina la wareegi maayaan goday bal xageed aadi doontaa marka godayna sidii sadexdii caasimadood ee hore lagaaga qaado?
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 9 күн бұрын
Nuur ina cajar shaqadisi was haysa wlh dantada garo xirfadada ku shaqayso walal
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 825 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,5 МЛН
TAARIIKHDA MAGAALADA RAAS-KAAMBOONI, JUBADA-HOOSE, SOOMAALIYA.
15:08
DOODWADAAG| Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Fiqi|  12 09 2024
2:01:35
Universal TV
Рет қаралды 46 М.
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 185 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 825 М.