Asc muwaheb kosar wllo alle haku siiyo Awlaad baariya oo salixiina wiilla iyo gabdhaba insha allah adiga iyo gabdhaha mislimiinta ah een awlad haysan alle haku arsaaqo kuwo khayrqaba insha allah inta haysatana alle how barkeeyo insha allah Aaminaamiin
@estarhussein56234 жыл бұрын
Please keep it up Never ever change this topic because we learning alot about the people on this earth!!!!
Fadna you are the best walalo walahi inaan kaa dalin dawsha storysiyad dhaab taha masha allah wallao ilaahy caqliga iyo xiigmada haku daayo 👸❤️❤️💞🌺🌺🌺
@fiicaneefaceedkaroon36294 жыл бұрын
Wcs abyo Fadna marka hore waxan ku leeyhy ku soco system kaaga ilen wixii cusub caalamka aya jcl,waxaanina wa qiso qisan Dadka bdnkood aad aye u jclyhn waliba Tani waa cashir sida mln kasta Cashir ino soo mara dadkeena bdnkod ma oga hadase qofki ka faaideysta ayaa ogaan Kara,wn kaaga mhdcelina inta inala wadagty
@straff84674 жыл бұрын
Walaahi Aniga Fadna and AJ waa iska jeclahaay wana fiirsada siiba Fadna🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adnaaden18144 жыл бұрын
Abayo ilaahaye ha ku xafido ✌🏻 ❤️ mcnto
@Nada_16734 жыл бұрын
Hppti anaga jecel ee no wad sheekoyinka ♥️
@shugrimohamed20134 жыл бұрын
Waa sax waa loo bahanyahay waan jeclahay sheekoyinkaa🥰🥰🥰🥰🥰
@luulnuur70704 жыл бұрын
Aad ayan ugu xiranahy abayo sheka dada 😘
@umumalak19474 жыл бұрын
Mashallah hore u soco shekoyinka crime ka wax ba laga faidaa Aad ban uga helaa wayo wax badan ayad ka faidaysa
Asc karaamka Waa fiican yahay khibrad Kyi feejignaan badan baa laga bartaa
@TaxiNorr4 жыл бұрын
Asc dhaqanka dumarka aya ah inay dilan naag aan waxba kagelin Qaladka ku samayn maleh awood ay ku xaliyan dhibka dhacay
@mushtaaqomar8164 жыл бұрын
Isku mid ayaan nahay walhi qisooyinka nocanaa ayaan ka helaaa
@hibaaqheego54984 жыл бұрын
Fadna ilaahay dartii ayaan u jecelahay wllhi alla ha ku sharfow quruxeey ❤
@fahiimaxaaji53662 жыл бұрын
Daran l love qusootinka aad baan u jec lahay Walaahi thanks for u are time💕♥️💕♥️ Like hala saaro aniga crime ayanaaad u jec lahau
@queenaraawela23754 жыл бұрын
Wlhi qisoyinka ad no so gudbisid wlhi wan suuga Thnks sis illha cafimad iyo nabad ha kugu kala keeno
@khadia88614 жыл бұрын
Masha allah wan jecelnahay sheekada ad noo soo gudbisiid
@safamoha52213 жыл бұрын
Noo so badi xbbti fadna aniga every day Ayaan dawada m. A qisoyinka way fcn tahay inad wax ka ogato waxan kaso slmy muqdishu 👍👌👏✌️👸
@mehlan37434 жыл бұрын
Abayo aniga wan jeclahay sheekoyinka Wan kugutashan horay usoco qaali ❤️👍🏻💗🌷❣️😘❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤️
@quennashad4 жыл бұрын
anigu waxaan u arkaa khalad iney naagta disho ninkana ma dileen anagu muslim baan nahy diin baa na celineysa ee waan ka dheeran lahaa waayo nolosha leysma dhiibo midkalaan sameysan lahaa oo si aan u ilaawana digriga alle ayaan badin lahaa 🙏🙏 dadku iskuwada garaad maahe aniga sidaasan yeeli lahaa 🙏
@degaghedi17384 жыл бұрын
Waa cadi dee maalin walba ayay dhacdaa waaba nin wanaagsan haduuba intaas jacayl ladhisayay nin tagay aniga cup of water ilama dhama lkn kii ila jooga oo wanagsan ayaa aad ila qaymo badan kan tagay waaba tagee qasab miyaa jira markuu tago waan ba nacayaaye wuuba inacee maxan urabayaa
@weersanhirsi38 Жыл бұрын
Aad ayaan uga helaa wa kaaga mahad celinaa sis❤
@hudaali66154 жыл бұрын
Thank you habiibti jazakalah khayr
@nemoabdilahi42544 жыл бұрын
Labada qofan KZbin ugu jecelhy fadna iyo A j xata cunto AJ samaysatan ana samaystay❤❤❤💞💟❣❤💋
@shamsabarre53694 жыл бұрын
Wcs walalshay wan sugayney sheekoyinkan Anigu wan wan kahelay walahida wanba sii diyaar garobaa shkadanbe ee dadka aan tabin de wax kale ha daawadaan laakiin anigu walahi wan ku haystab❤️❤️❤️
@salmoabdi77804 жыл бұрын
Mahadsanid xbbt fadna wlhi wan uxiise sheekadaada anigaba wan jeclahe noo sobadi hormar wcn iyo caafimaad ban kuu rajeen😍😍😍😍
@MOHAMMEDMOHAMMED-ie5uh4 жыл бұрын
Aj iyo fadumo nolaada farido bad tihine 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🥰🥰🥰💕💕💕 wanu jecalnahy Waxad so galisan guulaysta
Abyo AMA huno sidaa taqan walhi saaid ayaa ku tageraa aniga iyo adiga isku bilo ayaa nahay ee gacyda aa heso no sosheg plz nosoo badi shekoninka aad ayan ugu helaa qali tedakale intaa kala soxariraa wax yalo badan ayan rabay in aan ka faido abyo canda ayaa jogaa magceyga waaa sacdio
@gmarsharaf36574 жыл бұрын
Waan ku heestaa wallo Inoo soo badi👍👍👍👍
@edabsanaadam16084 жыл бұрын
masha abyo faduma
@suweydahali14824 жыл бұрын
Waxey rabtay in uu noolal cariiri ah ku noolaado
@muniaranoura18954 жыл бұрын
Abaayo qaan jeclahay koleey sheekooyonkaa waxaad tahay my favorite person isku wax ayaan jecelahay marwalba waan daawadaa iyagoo English ah adna waaban kahelaa markaa kasheekeyneeyso waana fiiriyaa wax cisub inaad soo galisay thnx abaayo
@fankalove35434 жыл бұрын
ha badalin walal dadkaas hadii ay u baahanyiin culumo iyo yutubyada waa ay badan yihiin .aniga sheekooyinkaaga waan ku jeclahay .horey u soco
@medhibaq54154 жыл бұрын
Wlhi wllo ani ahn ad ayn u jeclhy shekoynkag adn wn ku tagera wlh wllo hory u soco 🙏💯♥️♥️
@TaxiNorr4 жыл бұрын
Asc crime waan jeclahay runti waxan ka hela nocan qisoyinka hajoojin please
@sadiaali34884 жыл бұрын
waabankahelaa sheekooyinkaaga Fadna Insha Allah waxaan Alle kaagabaryaayaa infoosha iyo xanuunkeeda kuufududeeyo adi iyo inta kulamid ahba insha Allah 💝😥
Abayo kaw horta nosoo badi Tankale naagta way khaldantahay aniga ninkana ixuneyay asaga la xaalramaya hadaa mid kadilo bari midkalu helin ayana ma dilin waxas caqli maaha naag lagula gursaday waxba kuma dhimin
@haniyarey87304 жыл бұрын
Asc fadna walaal please link ga ama magaca ay leedahay qisadaan sooqor waayo anugu waanku xiranahay ilaa xad crime watch daily ama murder documentary so waxaan doonayaa as English inaan kudaawayo si aan waxwalba udhuuxo please quruxey sooqor ciwaanka sheekadaan thanks
Masha allaah my sister fadna shekoyinkada washekoyin xiisoleh walaal
@najiibabdi21584 жыл бұрын
Fadna wllo qofki an jecleen yusan daawan dad bdan ka heley keep going 😍 wlshey
@khadrasaid12574 жыл бұрын
Thank you sweetie noo wad anagaa ka helnee.
@abyanahmed98314 жыл бұрын
Fadna Abayo Allaha kuxifdiyo fooshana alaha ku fududeyo gabadha kaliye rer yutub ka ugu jeclahy aa tahy abyo no siiwad qisoyinkan wan jeclahy wana ka helna runti hadan English aqano aniga radsan laha lkn magrnyo adigan ka suga Mideda kle qufki ey dhibeyso shekoyinkan dhibleh yusan dawan hakatago
Masha allah walaashay fadna 😍😍😍😍🤰🤰🤰 allah hakuu dhib yareeyo❤
@kamadage24 жыл бұрын
*CAMERADA QARSOON OO DUUBTAY DAD DHIMASHO👇👇👇👇* m.kzbin.info/www/bejne/d3Wqc52hiNmEqdk
@dr.mokhtaryousuf18074 жыл бұрын
I like it thank you aj and fadna
@fartunmukhtar88784 жыл бұрын
Walhi ma uu maley hen in somalida jecel yahin qiso dhinkan aniga wan jeclahay siba kuwa dilka ah yacni qof udalay qof kale lacag darted ama wax kale ba
@darkangle71244 жыл бұрын
Wan jeclahay qosoyinka
@fatoum43884 жыл бұрын
Naagtina way dishay iyana ways dishay taas macneheedu waxa weeye in isagu aduunka murugo la joogo wayo hadey iyada un dili lahayd waxay og tahay inuu iyada ka tagaya mid kalena deynany markaa intay iyadu murugo u joogi lahayd aduun isagu how joogo qalbiguu ka jabiyey maxayba la joogta aduunka .... halkaa nooga waad fadna how joojin cidna mahadsanid wll