maxaakusugan Burdaha Suufida Aqrido ||Sh Nuur cali Jaamac

  Рет қаралды 24,421

Zaadka Aakhiro

Zaadka Aakhiro

Күн бұрын

✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
COMMENT✔ Thank You✓
fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
/ @zaadkaaakhiro4727

Пікірлер: 46
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 2 жыл бұрын
Burdaha waadiinkale ee diinullaahi MA ahan ogaada 🖐
@hassanmohamed-wg1jo
@hassanmohamed-wg1jo 2 жыл бұрын
Beenaale
@ibnuhashim9930
@ibnuhashim9930 Жыл бұрын
نعوذ بالله من الشرك والكفر ، فجزاك الله خيرا يا شيخنا نور
@123s-q1c
@123s-q1c 2 жыл бұрын
Ilahay haidinka abaal mariyo casharada aad no so galisaan Teeda kale waxaan idinku amaana dul qaadka waayo channel kaan mudo sanad kabadan ayuu furan yahay hadane 1.9k kaliya ayuu marayaa abaalmarintiina ilahay haka dhigo aakhiro ameen
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 2 жыл бұрын
Shukran wll mcn
@caqiidasameislamiconline8092
@caqiidasameislamiconline8092 2 жыл бұрын
جزاك الله خيراً وبارك الله فيك شيخ نور علي جامع
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيكم في جهود كم
@koshinyare8593
@koshinyare8593 2 жыл бұрын
M.a shiq alaha noo barakeeyo
@cabdiraxamanmohwmed3431
@cabdiraxamanmohwmed3431 2 жыл бұрын
MaashaAllaah sh. Nuur cali jaaamac
@maxamuudismaaciil2082
@maxamuudismaaciil2082 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخناالفاضل وأطال الله عمرك في طاعته
@saalimhassan9958
@saalimhassan9958 2 жыл бұрын
جزاه الله خير الجزاء
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 2 жыл бұрын
Allah ha idin Barakeeyo
@maan8746
@maan8746 2 жыл бұрын
burdaha waa gaalnimo alaha ahanuuniyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Allaahumahdinaa Ilaa siraadikal mustaqiim
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Allahuma ajcalnaa firqatu naajiya
@cabdiftaxibraahim9763
@cabdiftaxibraahim9763 2 жыл бұрын
sheekha wayn ee salafiga alh hakubarkeeyo
@hassanmohamed-wg1jo
@hassanmohamed-wg1jo 2 жыл бұрын
Salafi beenaad
@cabdiftaxibraahim9763
@cabdiftaxibraahim9763 2 жыл бұрын
kkkkkk
@cabdiqoslaay
@cabdiqoslaay Жыл бұрын
Khuraafaadka daa nuuri
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Жыл бұрын
نحن نرجوا من العلمائنا فاضل ان ترجموا (الكتب الطرق الي اللوغة الصوماليه لكي تفهموا ما خفي ورا وتحتوي فيه معظهم هذه الكتب الطرق المتفرقه) في انحاالبلاد.
@mohamettapdirahmaan3043
@mohamettapdirahmaan3043 2 жыл бұрын
Istaag cilmi lagu bartey kaasi ma cilmi ayaan odhan karnaaa
@mustafamaanka2236
@mustafamaanka2236 Жыл бұрын
1
@ibrahimmcalim1085
@ibrahimmcalim1085 2 жыл бұрын
Qudus
@HamudAhmed-i8f
@HamudAhmed-i8f 11 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@ibrahimmcalim1085
@ibrahimmcalim1085 2 жыл бұрын
$20
@sahalcadde6141
@sahalcadde6141 4 ай бұрын
Yaa shirki ka fahmay oo adiga ku wahliyo. Baajuuri shirkiga ma garanwaayey iyo culimadii ka horeesay iyo kuwii ka danbeeyey adigaa fahmay.
@sahalcadde6141
@sahalcadde6141 4 ай бұрын
Yaa shirki ka fahmay oo adiga ku wahliyo. Baajuuri shirkiga ma garanwaayey iyo culimadii ka horeesay iyo kuwii ka danbeeyey.
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 2 жыл бұрын
Inta Quraanka ka hadlaysa kaar usoo jara
@Geeyseey
@Geeyseey Жыл бұрын
Kaar ose
@aliguuleed9652
@aliguuleed9652 2 жыл бұрын
Sh baajuuri ma dhihin waa shirki ee wuu sharxay .sidaa darteed caamada mafahmi karaan waxay culimada isku heeystaan
@onkod880
@onkod880 2 жыл бұрын
😂😂😂 Cabaadka yuusan kaa dhamaan Burdaha micnihiisa adi lgaa aqrisan maayo ee Dadka aqoon shakiga ka dhaaf. Burdaha culumo baa lafdi lafdi u sharxay uu kmid ahy sheikh ibnu xajr heytami
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
Burdo hadaa aaminsantahay gaalbaatagaye muslimiinta kadhaxbax
@abdullahishino123
@abdullahishino123 2 жыл бұрын
@@qadarqadar2387 Adigana oo kale ayaa muslimiinta dhib ku haayo. Yaa ku dhahay waan aaminsannahay. Hadana ma wax walbo oo la aaminaa miyey ka micna tahay in diinta lagaga baxaayo. Hada ani waxaan aaminsahay inaad jaahil ka tahay luuqada carabiga. Marka miyaan gaaloowaa. Hadana waxaan aaminsanahay inaan gaalooweenin. Ma gaalnimadeyda ayaan ka sii gaaloowaa. Hadana waxaan aaminsanahay inaadan i fahmeenin marka mar sadaxaad miyaan gaaloowaa. Hadana waxaan aaminsahay inaad xanaaqi doontid markaad gaalnimada ma iska socaneysaa. Caqli kusiin maku siin kari waan ka xumahayee ee caqligaada kasoo cesho culima sheegatada. Hadii kale waa iska key gaaleysiin kartaa. Laakiinse ogaaw qofkii qof gaaleysiiyaa midkood uunbaa gaal ah ee si fiican caqligaaga uga shaqeysii si aysan adiga kugu soo laabanin😂😂😂.
@ilyashussein7911
@ilyashussein7911 2 жыл бұрын
Ibnu hajar haytami sheikqul Islam zakariyul ansari aya sharaxen burdahaaa nuur wahabiyow haesominiii
@abdiabdi6396
@abdiabdi6396 2 жыл бұрын
Waxa ku sugan balayo xijab Burdhaha waa balayo xiijab balayada ayu xiijaba wahabiyada ayu ka xijabi
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Adkarta ayaa leysku xibaa ,,lkn shirki leyskuma xijaabo ilaahey kabaq willow qur,anka iyo sunnaha aya no cadeeyay qurafat xiligiisi Wala sodhafay dadku ilaahey ayey kuxirmen ,inta iskadaba wareega kujirtana allaha so hanuunsho
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 2 жыл бұрын
Ballaayo ayaa Diin lagaaga dhigay ee Khuraafaadka ka har
@abdiabdi6396
@abdiabdi6396 2 жыл бұрын
@@mohammedhassan9079 nuur ali jamcala jahilkas aya sheekh ku ah diintadi kacag ayad kue gadatay anigana diinti an ku dhashay ayan wali haysta labadana diinta ya kabaxay oo wahabi noqday
@abdiabdi6396
@abdiabdi6396 2 жыл бұрын
@@mohammedhassan9079 Sida nuur Cali jaamac yiri carabiga Kuma jiro magac kacbo oon ahayn mida loo tukado warkaas waa been way jiraan magacya badan oo carabiga kacba lagu dhaho sidaوارجلكم الي الكعبين
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 2 жыл бұрын
كعبة الأولياء والصالحين Aan kacbada ahayn lasoo helimayo!
ahmiyada Salaada ||Sh Nuur cali jaamac
17:55
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 3,8 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 17 МЛН
radin Fahamka qaldan Tawasulka Sh nuur cali jaamac
9:21
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 22 М.
Munaaqibka iyo shirkiga ku qoran - Sh Maxamed Macalin Naxar
1:08:11
Aw-makatoone
Рет қаралды 86 М.
Suufiyada Takfiirka ah  ||Sh Nuur Cali Jaamac
14:48
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 19 М.
Ducadu Waa Sahayda Saalixiinta Sh.Axmed Iid
36:30
Baraarug Media
Рет қаралды 8 М.
kini hadaad KU qaraaabatay burdo iyo baadil dhagayso shiiiq shibili
10:27
حكم سرقة الكهرباء والمياه والغاز؟؟
14:23
Sheikh Salama Abdelkawi - الشيخ سلامة عبدالقوي
Рет қаралды 115 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН