radin Fahamka qaldan Tawasulka Sh nuur cali jaamac

  Рет қаралды 22,356

Zaadka Aakhiro

Zaadka Aakhiro

Күн бұрын

✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
COMMENT✔ Thank You✓
fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
/ @zaadkaaakhiro4727

Пікірлер: 45
@NUURAHMED-zo8cm
@NUURAHMED-zo8cm Жыл бұрын
شيخنا حفظه الله تعالی❤❤❤❤
@CaaishaCali-n2c
@CaaishaCali-n2c 2 ай бұрын
Masha allaah sheekh nuur cali jaamac
@ismaannuur5499
@ismaannuur5499 2 жыл бұрын
sh.nuur cali jaamac cimrigiisa ale ha ino barakeeyo iyo cilmigiisa aamin ya allah
@NUURAHMED-zo8cm
@NUURAHMED-zo8cm Жыл бұрын
جزاك الله وشكرا جزيلا
@بشيربلي-س7ج
@بشيربلي-س7ج 3 жыл бұрын
بارك الله فيك شيخنا الحبيب نور علي جامع الأثري حفظك الله ما دمت في قيد الحياة
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
Mashallah wll horay usoco ajirka Alle hakaasiiyo. Cml midki uguwanaagsanaa ayd faafineysaa oo ah radinta bidcada
@ciisaciisa4562
@ciisaciisa4562 2 жыл бұрын
اللهم احفظ شيخنا المحبوب ادحر عدوا كاده أو خاتله
@abshirsheekh9446
@abshirsheekh9446 3 жыл бұрын
Ilaahay la yaab oo ummadda ha halaagina
@maxamuudali2550
@maxamuudali2550 2 жыл бұрын
meesha dadkaan aad ka soo dhogaysaan waxaa laqaataa dad cilmi leh inaad soo dhigtan" sh cali nuur " haduu asagu run sheegayo qisada intaad iska dayso waxaaba udaliil ah in nabiga lagu tawasuli karo aayada laftigeeda sabab too ah aayadu ma aysan kala qaadin in nabigu noolyahay iyo inuu dhintay waana nas la idlaaqay tankale wuxuu yiri aaayada macnaheedu waa waxtagay kaba sooqaad waxtagay hadii ay ka hadlayso waxaan waydiinaynaa ma waxaa jira xili tagay oo waxa uu xaaraamyeelayo ay banaanaayeee asagaa lava hayaaa wax tagay ba ka hadlaysaa tan adilo badan baa loo daliishanayaa tawasulka ee dhamaan mid mid ha uridiyo haduu run sheegaho اللهم وفقنا الصواب waxaan kulatalinayaa dhalinyarada soomaliyeed inay diintooda bartaa ciday arkaan saysan isaga raacin وبالله التوفيق
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 2 ай бұрын
Ayaada nabiga nool bay Tusin daliishuna waana جاءوك haday kuu imaadaan hada nabi loo tago maba Noola sidee isku waafajin tan kle asxaabada io culimadii Islam ka qof Sidaa u Fasiray bal noo keen
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 3 жыл бұрын
MAASHAA A A ALLAAHU , ALLAAH HAXIFDIYO SHEIKH NUUR CALI JAAMAC WAACAALIM RABBAANI AH , ORABBI ISUGU DARAY CILMI NAAFICA IYO CAMAL SUUBAN ALLOW KA AQBAL KHAYRAATKA AW WADO . ALLOW CILMI NAAFICA IYO CAMAL SUUBAN AYAAN KUWAYDIISANAY .
@Asadxajio27
@Asadxajio27 2 жыл бұрын
حفظة الله شيخ نور علي جامع
@mascuudmacalincabdi4935
@mascuudmacalincabdi4935 2 жыл бұрын
Car balanso sheekh muxydiin nuuraw oo ladood walahi indan kudhicin ee hadba cajilad noosoo jar jar
@zakariyecusmaan3192
@zakariyecusmaan3192 2 жыл бұрын
حفظك الله
@هبهعلىمحمد
@هبهعلىمحمد 3 жыл бұрын
Sheekh nuur allaha barakeeyo
@saidhassan1505
@saidhassan1505 3 жыл бұрын
Imamu nawawi aad soo qaadatay muxu ahaa sow ashaaciro ma aheen sxbow diin mesha kuma heesid ee mashruuca aad soo qaadatay ilmahaaga ka korso adaa bari arki doone
@dhibcahacilmiga119
@dhibcahacilmiga119 2 жыл бұрын
وما دليلكم أن الشيخ ليس عنده دين؟ والله الموعد وعند الله تجتمع الخصوم!
@haileproduction1381
@haileproduction1381 2 жыл бұрын
Ninka imaamu nawawi ka xishoon waayay cid kale kama xishoonayo waar imaamu nawawi intuu diinta iyo xadiiska uso qidmeeyay walahi inaadan nuskeeda gaarin ilaahay ka baq
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Khawaarij WAHAABIYA, Ibnu kasiir Imaamu Nawawi,iyo culuumada Islaamku way isku raaceen Garacyow Garacu dhalay, Diinteed haysaa Khawaarij bilaa diini waa adiga , Beeenaale.Beenaale
@abdirahmaanyusuf3733
@abdirahmaanyusuf3733 Жыл бұрын
​@@CarroEdeg maxaad ku cayday ninka
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
@soomali chanel Culuumada Islaamka ninkan caayayaa kuuma muuqdo, waase caadadiin iyadoo khayru khalqilaahi injir aan jirin lagu caayaayo waliba mid sheikh sheegta ku been abuurtay kamaydaan cadhoon, khawaarij
@ciisaciisa4562
@ciisaciisa4562 2 жыл бұрын
شيخ الإسلام شيخ نور علي جامع
@omarmohamedhassan9676
@omarmohamedhassan9676 Жыл бұрын
Siyaad Barre Allaah Ha U Naxariisto. Muxuu U Toogtay Wadaadadii. Qeeladaan Buu Ogaay oo Sagaaro Biyo Weey Cabtaa iyo Macabto. Allaah Waxaan Kabaryay Kuwaan Wax Naga Toogto inuu nuukeeno Si aan U fahamno Diinkaaga
@Drabdukadirhassantuulo
@Drabdukadirhassantuulo 2 жыл бұрын
War rabigiina u laabta oo culamadii diinta iyo wanaaga kasoo shaqaysay ee dhinytay iska daaya,
@maxamedxasan6167
@maxamedxasan6167 3 жыл бұрын
mash allh sh nuur cali allha Xifdiyo
@xasangurey6496
@xasangurey6496 3 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 жыл бұрын
Suufiyo qabuuro jecelaa, may iska ag dagaan. ILAAHAY ha idin hanuuniyo
@abdirahmanhassanaadam4008
@abdirahmanhassanaadam4008 2 жыл бұрын
حفظك الله ورعاك يا شيخ نور ❤❤❤
@abdimohamedbaarre7570
@abdimohamedbaarre7570 Жыл бұрын
6
@abdimohamedbaarre7570
@abdimohamedbaarre7570 Жыл бұрын
6
@abdimohamedbaarre7570
@abdimohamedbaarre7570 Жыл бұрын
6
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 2 жыл бұрын
Waxa kani Quran miyaaa Asc waa sheeko
@adonallah
@adonallah 3 жыл бұрын
Ahlu bidcadu wax Dalila Lama imaankaran ,,riyo iyo qiso iyo karamaat ayaa diin u ah ,,waxayna kudifacaan muran iyo caay melkasta oyjogaan wa isku mid carab African iyo somaali wan dhageystay muran ayey dabada hayaan ,,
@alianshur1843
@alianshur1843 2 жыл бұрын
Hhhhhhh yaa daliil la aan dad ka been u sheega suufi sabtiina iska cuna aakhiro illahey aa idin xisaabinayee
@sheikhmursal369
@sheikhmursal369 3 жыл бұрын
Jazaakalaaaahu kheyran
@aliosmanabdulkadir8067
@aliosmanabdulkadir8067 3 жыл бұрын
Qaain baaa tahay
@jaadyare128
@jaadyare128 2 жыл бұрын
Shiiqow xaafidka maad ka cilmi badanthy
@a.rashidibraahim2042
@a.rashidibraahim2042 3 жыл бұрын
Allow xaqa adiga garanayo
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 3 жыл бұрын
Sax Allah xaqa wuu noo cadeeyay kitaabka Allah ayaa lagu sheegay xaqa hadii aad wax ka garan weysay culumada weydii
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 3 жыл бұрын
Qofka comantiga cayda kusoqoray 👇-asaga iyo anaguna aynu allaah kacabsanno nafteenana uturno -wuxu yiri imaamu nawawi sow ashaaciro maahayn ? imaamu nawawi allaah haunaxariistee callaama cilmi naafica iyo camal suuban iskudarsaday buu ahaa ee yaan lamoodin in imaamku bidca dadka ufatwooday - wixi gafkadhacayna asaga iyo anagaba rabbi hanaga dhaafo dambi odhan
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 2 жыл бұрын
Ilaah idiinma dhaafo wahaabiyoy idinka iyo imaamnawawi miyaadba isku meel ka dhigtey daaci iyo mukafiriin miyaa isku meel geli karaba.
@هبهعلىمحمد
@هبهعلىمحمد 3 жыл бұрын
Waar kana waa ka qabri ku bilaabee ma qubuuriyiintii, tawasulada ku waa shaa, waar alihiina u noqda oo dadka an wax baran ha fasaadinina
ahmiyada Salaada ||Sh Nuur cali jaamac
17:55
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 4 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
XUKUNKA TAWASULKA "Sh Axmed Yare"
16:48
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 7 М.
Taariiqda sh maxamed Binu cabdilwahaab ||Sh Nuur cali Jaamac
35:11
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 6 М.
Hilibki Digaaga ee laga keeno wadamada gaaladda   Sh Nuur Cali Jaamac
15:05
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 17 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
maxaakusugan Burdaha Suufida Aqrido ||Sh Nuur cali Jaamac
13:54
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 24 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН