MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
14 күн бұрын
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
10:11
SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?
9:53
2 ай бұрын
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
14:35
FUUMA - Waan La Yaabay!
6:53
4 ай бұрын
Safarkayagii Laascaanood
12:48
5 ай бұрын
BORAMA - Magaaladii Aqoonta!
10:03
Garoowe, Somalia
1:09
Жыл бұрын
Пікірлер
@mire3191
@mire3191 23 сағат бұрын
Viva koonfurgalbeed Maylaand 🎉magalaa madaxdaa koonfurgalbeed viva laftagareen 🎊🎈🎉🎉🎊🎈🎉
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Күн бұрын
M.a ad aba umajadsnathy said fadhaye bilicda magalada ad no so bandhigty iyo sida qurux badan noso boqaten team dalmarplus ❤
@amira_somalia
@amira_somalia Күн бұрын
Www super ❤❤❤
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 Күн бұрын
Maashaa Allaaah waa ku farxay wlhy Alxamdulilaaah ilaahay ha u barakeeyo
@MyYoutubeK42
@MyYoutubeK42 Күн бұрын
ManshAllah @SaidFadhaye_ Bro Adiga iyo teamkaaga waxaa diyaariseen Muuqaal dhaxal gal ah. Guuleesta
@Hamzow7
@Hamzow7 Күн бұрын
Video 1099
@AbdiqaniMuuse-t5u
@AbdiqaniMuuse-t5u Күн бұрын
Qoodh weye wlah Somalinimo hakula waynato
@Awad-zh5tr
@Awad-zh5tr 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz6lz4sz5e
@user-sz6lz4sz5e 2 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz6lz4sz5e
@user-sz6lz4sz5e 2 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz6lz4sz5e
@user-sz6lz4sz5e 2 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@allahbawayn
@allahbawayn 2 күн бұрын
Barawe ma magalada magacedaa mise waa qabiil
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Күн бұрын
Mya wa magalada magaceda 😂
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 күн бұрын
War dhuulkan barwaaqada ah dhista somaliyeeey
@laamaha
@laamaha 2 күн бұрын
Naagta surwaalka wadato wamaxay oo natuseysid ahid 😂😂😂
@zeynabahmed732
@zeynabahmed732 2 күн бұрын
waa Tariikh loo bahan yahay. Vidio gaan waa loo baahnaa Thanks Said Fadhaye
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 2 күн бұрын
Nacdali inay ku socoto maanay ogay gabadha koofida ninka xidhianaysa
@MyYoutubeK42
@MyYoutubeK42 2 күн бұрын
Baraawe waxaan ku xasuustaa "Raasha Wabaasha" After Longtime waan ku noqon doonaa inshAllah
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 2 күн бұрын
Dhulki ree afgoon waan idin salamay
@TechSiyaad
@TechSiyaad 2 күн бұрын
Gees ka gees Soomaali dhul waa haysataa balse yaa tusaya inay nabadeeeyaan oo dib u dhistaan kuna raaxaystaan?.. Allow hogaan wanaagsan na sii.. Aamiin.
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 күн бұрын
Wax kale oo aan dhoho ma haayo Balse waxan leeyahay masha allah..... Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay sxb inaad shaqadaan qurux badan iyo muuqaalkaan cajiibka ah noso bandhigtey..... Waxaad tahay #hibooole.... Taageer dalkaaga iyo dadkaaga kuna taageer hibadaada saaafiga ah......
@LeylaFarah-e4f
@LeylaFarah-e4f 2 күн бұрын
Siyad Barre ilaahay ha u naxariiisto. Dalka Somaliya wuu dhisay laakiin Somali abaal malaha.
@LeylaFarah-e4f
@LeylaFarah-e4f 2 күн бұрын
Magaalada anigoo yar tagi jitay Waxaan xasuusta Hotel Kolombo. POLICE COMMISDIINER WUXUU AHAA ADEERMEEY GENERAL SHALAQBEEN
@LeylaFarah-e4f
@LeylaFarah-e4f 2 күн бұрын
Baraawe adeerkeey ayaa ka ahaa Police Commissioner 1970s and 80s. General Shalaqbeen
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Күн бұрын
Msha alah 🥰🥰 sister hada hagee kunooshahay
@ahmedomar5409
@ahmedomar5409 3 күн бұрын
Alle maxaa nolol iyo xadaarad naga luntay.
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 3 күн бұрын
War magaaladan 1889 baa hindi guri ka dhiseen ku haysaan oo talyaani baa uga danbeeyey, iyo sayid barqash baa ka talin jirey oo degenaan jirey beenta dadka kala taga barqashka aad sheegeysaan zanzibar buu ka talin jirey maxaa barawr keenay barqash. Ganacsi waa u iman karaa dhulka somaliyeed barqashka sheegeysid. Lakin Wax banaadir region la dhaho ma jirto kuye banaadir region baa la isku dhihi jirey muqdisho ilaa Baraawe. Bar1ash zanzibar ama tanzania mozambique ilaa mombasa xeebahaa ayuu ka talin jirey. xeebahaas. Marka Barawe ader waa magaalo simaliyeed oo beesha tunni la dhaho asaastay. Waxayna magaalo hoostagi jirtay oo dhismayaasha ka dhisan ay tahay summad taatiikhdii iyi architecturekii imbaradooriyadii Ajuuraan iyi saladanoiyinkii somaliyeed ee isaga danbeeyey. Dadkiinan Asia isaga yimi ee marna gibil cad ugu yeerno marna banadiri dhahno oo 200 sano kahor yemen iyo iran iyo India iwm isaga yimi dhulkan somaliueed ma sheegan kartaan ee naftiina been ha u sheegina taariikhdayada somaliyeedna been haka sheegina
@Nnoks828
@Nnoks828 2 күн бұрын
Barqash soomali ma xikumin Hal guri buu kulha somalia qof aan soomali aheen maka talinin
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 күн бұрын
Ani sablaale aan ku dhashay. Waa xasuustaa baana fuusi, shidaad Saalim, Qaasim Baraawe, Albamba, Baqdaad, Buula Baasi.
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Күн бұрын
Msha alah qof tariikh leh ayaa tahay hada hagee ku nooshahay shidaad mataqaanaa 🥰
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Күн бұрын
@@hamzaaliaxmed9917 hadda london aan kunoolahay
@warsamamoussa6181
@warsamamoussa6181 3 күн бұрын
Macha Allah beautiful videos Said Fadhaye I wish you all success with ur hard work! you make us travel through your videos! I wish I can visit all these destinations one day inch Allah! Greetings from Djibouti!
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 күн бұрын
Thank you brother!
@warsamamoussa6181
@warsamamoussa6181 3 күн бұрын
@@SaidFadhaye_ you're welcome bro!
@Abdalahasan123
@Abdalahasan123 3 күн бұрын
Ma waxan naga dhaadhicin rabtaa in xeebaha somalia carab leeyihiin. Yaap
@nasriina12345
@nasriina12345 3 күн бұрын
Ilaahey ayaa ku aburey carabana ma ah waa dad somali adiga meesha alaah kugu abuurey ku qanac baraawe dadkas ayaa leh waana reer koofur galbeed ✅️
@Nnoks828
@Nnoks828 2 күн бұрын
​@@nasriina12345daadkaan malaha waa jareer iyo bortowiis iska dal somali by nationalitywey yihiin lakiin ethic somali maha
@mire3191
@mire3191 23 сағат бұрын
@Nnoks828, Beenale tarikhdaa deegankaga soo baro intaad ka haadliin tarikh kale aad gaaraneyn Dadka ku dhahoo Muuwadinnini iyo shicib somaliyeed, ma aah somali waa dad Muryan Burcad Rabtoo dhulboob iyo iney dadka xaaquqdooda ku tumtaan, first dadkaan waa dadkii la dirirey bortoqis ka oo dulkoda uu didey gumeysi shisheyaa aah. Reer goonfurgalbeed naa waa dad haystey 5 bortooyo waa dadka saxib ka laa cilmiga iyo hormarka dunida. Go back and learn history before you talk sxb.
@AbdirahmanAbdirahmanabdulahi
@AbdirahmanAbdirahmanabdulahi 3 күн бұрын
thank you bro said fadhaye. i will visit barawe one day insha allah
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 күн бұрын
Insha Allah!
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 3 күн бұрын
Wow absolutely stunning
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 күн бұрын
Mahadsanid!
@user-pz9yy4ym1k
@user-pz9yy4ym1k 3 күн бұрын
Masha allah good jop ❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 күн бұрын
Thank you!
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 3 күн бұрын
Baraawe 🌲 halagu beero faanka inaga dhaafoo.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 күн бұрын
Salaam ❤❤❤
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 3 күн бұрын
Ilaah ha idin xafido.qabiilna ka fogaada
@hamdihassan3846
@hamdihassan3846 3 күн бұрын
Mashallah ❤
@mohamedadnaan4852
@mohamedadnaan4852 4 күн бұрын
Masha allah good jop
@ArtanRays
@ArtanRays 4 күн бұрын
Muuqaal Aad u qiimo badan waaye. Waaaw Mahadsanid Said.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 күн бұрын
Mahadsanid walaal!
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 күн бұрын
Keep it
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 күн бұрын
Thank you!
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 күн бұрын
Thanks Bro Saciid and Your team 👍🏽
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 күн бұрын
Beautiful video ❤ MashaAllah Somalia My Somalia 🇸🇴 My Home ❤
@nuurmustafe
@nuurmustafe 4 күн бұрын
Shacabka reer baraawe waan idin salaamayaa walaalayaal allah amniga taam ah ha idin siiyo insha allah from hargeisa 🤲🫶🏻❤❤❤❤❤
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 3 күн бұрын
Wan kugu faarxay wlh
@alisharif1997
@alisharif1997 4 күн бұрын
MashaAllah🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 4 күн бұрын
Kolba saa uso egayey Channelka ninki said ahaa ku adkeyn waaye is iri 😂😂😂 Wan sugayey muqalkan ki hore ba mel wacan ku goysay Mahadsanid😊😊.
@asiyoxasan
@asiyoxasan 4 күн бұрын
My home wan u xisay wlhi walibo rer saqawadin❤
@mohamudali2930
@mohamudali2930 2 күн бұрын
Lafihi hore igu dar mise 😂
@asiazidiq3309
@asiazidiq3309 4 күн бұрын
Wa magaalo daganaan iyo nabad ka muuqato balse waxaa sii qurxiyay muqaalka quruxda badan aa ka diyaarisay oo ku abuuraya qofkastoo daawada inuu ku hirto uu booqdo taariikhda faca wayn ay leedahy oo ku dalxiiso mnshallh hamblyo 🎉
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 күн бұрын
Mahadsanid Aasiya!
@haaruunm.1686
@haaruunm.1686 4 күн бұрын
Well done Brother , waan ku Faraxsanahay inaad Barawe kasoo diyaarisaan muuqaal qurux badan oo xisaabsan taariikhda faca wayn wee Baraawe.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 күн бұрын
Mahadsanid!
@hajicarab1237
@hajicarab1237 4 күн бұрын
Mahadsanid Said magaalo aan aad u jecla aya nagu dalxiisasay .
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 күн бұрын
Mahadsanid!
@khadarduale3219
@khadarduale3219 4 күн бұрын
Waxaad na tusteen magaalo ka mid ah magaalooyinka ugu facaweyn, ah hooy ilbaxnimo sare. Dadkeeduna yihiin dad aad u qiimo badan oo ilbax ah. Kuna taala wadnaha dhulkeena hooyo! Mahadsanidin dhamaantiin. Insha Allaha waan iman doonaa, waanan degi doonaa:)
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 күн бұрын
Kuwo badanna waan idiin soo wadnaa 🙏🏾
@cabdiraximburci4924
@cabdiraximburci4924 4 күн бұрын
Baraawe magaalo taarikhi ah
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 күн бұрын
Aad iyo aad
@user-gi3mk1pg4b
@user-gi3mk1pg4b 4 күн бұрын
Thank you so much said🤍sida quruxda badan magaladaydi ad uso bandhigtey😊quruxdisa❤hada rer barawe nahay af kaga mahadcelinena and marka kale wa idin sugena🥺teamdalamr plus🫶🏿
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 күн бұрын
Guuleysta dhamaantiin 🙏🏾