si fudud isku caateey Adoon jiim galin,Howlgalkii maxamed Qadar ee Is caateyn daawo

  Рет қаралды 366,556

Maxamed Qadar

Maxamed Qadar

6 жыл бұрын

Fadlan subscribe dhaha saaxibayaal
si fudud isku caateey Adoon jiim galin,Howlgalkii maxamed Qadar ee Is caateyn daawo,Cuntooyinka aan isku caateeyay iyo kuwa aan joojiyay muuqaalka ka daawo,waa howlgal fudud waadna ku guuleysan kartaa

Пікірлер: 735
@siyadgelle2590
@siyadgelle2590 Жыл бұрын
qofkii 4 sano kadib dawanay like saar 2022
@gandhigandhi7562
@gandhigandhi7562 Жыл бұрын
Yeye
@Amenmuhumet
@Amenmuhumet Жыл бұрын
@@gandhigandhi7562 wewe
@mohamedsalad2191
@mohamedsalad2191 Жыл бұрын
It is 2023😂
@user-ll3ms6gr5u
@user-ll3ms6gr5u 9 ай бұрын
2023
@hogaamiyaha_reer-comment.773
@hogaamiyaha_reer-comment.773 8 ай бұрын
Novemper 2023 ee ee❤😂
@Ducayzane10
@Ducayzane10 Жыл бұрын
Hda aragto magaca nabigena maxamed Scw scw scw 😭 🥺 like sara after 4 years ago
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@ibrahimnour6123
@ibrahimnour6123 Жыл бұрын
5 sano kadib hadaa mar kale daawaneyso ama markii kugu horeyso dawaneyso like saar 😂
@user-jz2wk9zm4n
@user-jz2wk9zm4n 5 ай бұрын
Wankusaaray lbx😂
@cabdisalaanxasan4844
@cabdisalaanxasan4844 2 ай бұрын
Hhhhh nio ma isla ogeeen 🤣
@xamsecabdidheeg112xamsecabdidh
@xamsecabdidheeg112xamsecabdidh Жыл бұрын
27/3/2023 ramadan maalin isniin ah alx 5 sano ka bacdi yaa ila daawanya like ii saar 🥰🥰
@NaftaMohamud
@NaftaMohamud 4 ай бұрын
😂
@rizakhiak3839
@rizakhiak3839 6 жыл бұрын
Saxanka fiyooraha haka soo bixin qofkii fahanzan Like ii saar
@ayancrisaaqmaamed1118
@ayancrisaaqmaamed1118 6 жыл бұрын
C/risaakh Yusuf Barre 500g. I can come get you welcome home and do not know if the square feet of the following following following following following following 7 00619811314 X more of a nd I think 5 b 888 frhi, I don't get too drunk to be there at a nd and it must have to me 88888eidkxcj39rhcodldkfcifififiwkjfkkdovihyiotyt2 if you can do to me hi, and do not necessarily reflect those of modern birds are not 88888 k ayaan ayaan dheleniygjhhhhhgnfo! 9 ayaa 0615825145 k soo waca? 5 k is ku jecel maxa la tarde and do not know if the following companies, but I have had 88 poop to me, 999 k ayaan dhelenthru a nd I think I 8 pm to go to me, and it must have the following companies are you can do it at all removed and see
@mahamedqayo4093
@mahamedqayo4093 6 жыл бұрын
Wax kale Maxamed waa kucimamaday anika
@muhammadzarazara
@muhammadzarazara 6 жыл бұрын
C/risaakh Yusuf Barre wa Made in china ha soo bixin
@rizakhiak3839
@rizakhiak3839 6 жыл бұрын
Ayan Crisaaq Maamed Tell me your number 😍
@djmoha3937
@djmoha3937 6 жыл бұрын
C/risaakh Yusuf Barre like
@cagadahab1050
@cagadahab1050 Жыл бұрын
4 sano kadib hadaa daawaneyso legend baa tahay🙌💯
@maslaxmedia6805
@maslaxmedia6805 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@mrmsheeyyt7807
@mrmsheeyyt7807 Жыл бұрын
Never give up
@naciimoaxmedqayre6201
@naciimoaxmedqayre6201 Жыл бұрын
Ani cml
@abdirahman5678
@abdirahman5678 Жыл бұрын
😂😂
@suustacashaqa7354
@suustacashaqa7354 6 ай бұрын
5sano kadib 😂
@HaashimDaauud
@HaashimDaauud 5 ай бұрын
Qufkii 2024 daawanaayo waaku salaamay
@NafisoNafta-hn2st
@NafisoNafta-hn2st 5 ай бұрын
Waan kaqaday walalo
@cadekacadecaanahalabeentoo1441
@cadekacadecaanahalabeentoo1441 6 жыл бұрын
Inta maxamad qadr taagerto lik isaara
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
Cade Kacade Caanaha sxb subscribe iisaar
@maxamuudxaajicabdubaari5851
@maxamuudxaajicabdubaari5851 5 жыл бұрын
Mohamed qadar
@axmedkasy560
@axmedkasy560 5 жыл бұрын
ok
@ikranmacowabdule1068
@ikranmacowabdule1068 4 жыл бұрын
Masha Allh
@somalicomedy4424
@somalicomedy4424 6 жыл бұрын
Inta Qadar tageraha uah like haila dhafina
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
Somali Comedy sxb subscribe iisaar
@originalbroob6631
@originalbroob6631 3 жыл бұрын
3 sano kadib hadaa daawanaysid like
@axmadmaanka1272
@axmadmaanka1272 2 жыл бұрын
Wa o Ikan 2022
@drbakar1426
@drbakar1426 Жыл бұрын
4 Sano kadib
@sulaymansulaymanibrahi.7741
@sulaymansulaymanibrahi.7741 Жыл бұрын
@@drbakar1426 4 years kadib
@Oz9Mo
@Oz9Mo 4 ай бұрын
Ma dhimatay😂
@walaalkaween2431
@walaalkaween2431 6 жыл бұрын
Wax kale qadar masha allah waad is badashey👌👌
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
Khalid hassan yre sxb subscribe iisaar
@SheekooyinkaAf-Somali1238
@SheekooyinkaAf-Somali1238 5 ай бұрын
2018 lasoo dhigey sanadkaan daawana 2024 😂
@axmeddayibabuukar2445
@axmeddayibabuukar2445 6 жыл бұрын
You're hard worker walahi
@warqaadmedia6051
@warqaadmedia6051 Жыл бұрын
2023 Hada dawaneysa wan ku salamay🥰🥰🤣
@haybomohomedahmed7951
@haybomohomedahmed7951 Жыл бұрын
4 sano ka bacdi hadaad dawaneysid like saar
@burcaawi3921
@burcaawi3921 Жыл бұрын
Haa
@sleepimmediately9107
@sleepimmediately9107 Жыл бұрын
Hada daawanooyaa
@muneiraguzel7212
@muneiraguzel7212 2 ай бұрын
Maxamed khadar wlhi waku jeclahay 6 sano ku fiirsanayaa aad baan kuu taageeraa insha Allah in aan mar ku arko waan jeclan laha❤❤😢😢😢from awdal boorama
@liiloveliilovr1652
@liiloveliilovr1652 6 жыл бұрын
Before potocinho After qadarinho😃😃😃😃
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
Lii LoVe LII LOVR sxb subscribe iisaar
@cabdulaahiyare2041
@cabdulaahiyare2041 2 жыл бұрын
@@KhadarBiibshey hhhh🤣🤣😂😂😂
@dahaboshariif466
@dahaboshariif466 6 жыл бұрын
masha allah wiilkan si dhamestiran ayuu wax noogu sheegay thenkz wllo
@ahmednuur5149
@ahmednuur5149 6 жыл бұрын
Nin adag libaax batahay
@wardixasan6938
@wardixasan6938 Жыл бұрын
Waanii salaamay reer 2018 from 2023🙌😭😅
@lacasomxmd2577
@lacasomxmd2577 Жыл бұрын
😂😂😂
@abdulkadirmoha1947
@abdulkadirmoha1947 6 жыл бұрын
Frist views qatar cimaamad ayaa lee dhahay xaqiiiqda
@hamzamohamed3147
@hamzamohamed3147 6 жыл бұрын
abdulkadir moha subscribe igu cawi
@mucjisotube6426
@mucjisotube6426 6 жыл бұрын
abdulkadir moha
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
abdulkadir moha sxb subscribe iisaar
@axmedkasy560
@axmedkasy560 5 жыл бұрын
ok
@assadali834
@assadali834 Жыл бұрын
4 sano kadib inta dawatay like sare
@fawsaan.6770
@fawsaan.6770 2 жыл бұрын
Maxamed qadar waan tijaabinayaa inshaa Allaah. Schedule aan ku dhaqmi doono. 1. Stop eating carbinhydrate food 2. Start eating protein food 3. Intermediate fasting Inshaa Allaah ii soo duceeya inuu Allaah ifudeediyo.
@anwarsudais2991
@anwarsudais2991 2 жыл бұрын
Hye any changes u did.?
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 6 ай бұрын
Zxb wax isbadala ma samaysay mudo 2 sano ah ka dib
@a.m5892
@a.m5892 5 ай бұрын
81 kg an ahay 5kilo ayaa iga dhacday waxan raba inan 55 kg gaaro 21 killo ii dhiman insh allah waan ridaa hadii wax iga dhaco waa idinla share gareeynaa insh allah
@AliMohamed-eh9dp
@AliMohamed-eh9dp 2 ай бұрын
Ma xaqiijisey
@nasrahared144
@nasrahared144 Ай бұрын
Hada magartat hadafkaga
@hazzanfantastic842
@hazzanfantastic842 6 жыл бұрын
Ahhhh wixii aan cunaayay wax lacuni karo maahan lkn u jeedaa leedahay😃😃😃😃😃😃😃😃😃
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
Xasan Wali sxb subscribe iisaar
@minaalabdi3550
@minaalabdi3550 5 жыл бұрын
Kkkkk waa run ujeeda leyahay isdhib🤣🤣🤣
@amenshimbir2884
@amenshimbir2884 Жыл бұрын
5 sano kadib hadaad daawanayso like isaar
@qeyskhan
@qeyskhan 10 ай бұрын
mm 🤣🤣
@omarmohamedabukar8530
@omarmohamedabukar8530 6 жыл бұрын
khadaroow intaas ma ilaali karo wlhi Somalia waan ku noolnahay canjeero iyo bariis
@bk.mhandes2540
@bk.mhandes2540 Жыл бұрын
Thanks my teacher 🙏❤️❤️❤️❤️
@mohaayare9211
@mohaayare9211 6 жыл бұрын
Mohomett Qadar sxb wad mahadsan thay cidda aan uga mahad celinayo ee koobad waa adiga sabab too ah waxa iga dhacday 13kg habeen jan kulan man city iyo naadi kle aan xasusan ayaa ka hadlaysay sida pep u yareray ciyaartoydiisa mohomett qadar 100%wad mahadsan wax badan bn ka faidysaty nin aan jecelnahayna waa tahay horay usoco
@belladahir
@belladahir 11 ай бұрын
Maxa sameysay
@NIISHAA127
@NIISHAA127 2 ай бұрын
Inta dawaneysoh 7/4/2024 like 😂😊
@mazcudinhom7068
@mazcudinhom7068 Жыл бұрын
5sano kadib hda dawanosid like🙌😊
@nimcaalecade3151
@nimcaalecade3151 6 жыл бұрын
hhhhhhh shulqnimo anee I dhibtay wale waan kaafaidey sxb
@halimoismaciil
@halimoismaciil 7 ай бұрын
Hadda macatowday😂😂
@fahadofficial2530
@fahadofficial2530 Жыл бұрын
4 sano kadib qofkii dabanoya like saar
@isxaaqik2775
@isxaaqik2775 Жыл бұрын
5 sano kadib qofki dawaday like hasaro
@nalkacali7828
@nalkacali7828 2 ай бұрын
5sano ka dib 100kg ahay insha allh taladan qadana 5bil ka dib iyo inta iga dhacdi like iska saar hada iga danbeso oo shuluqnimo ku dhibte
@fahadofficial2530
@fahadofficial2530 2 ай бұрын
War wax ma ka dhacene
@AbubkarAbdala
@AbubkarAbdala Ай бұрын
Goo
@mohamedhussienhassan1820
@mohamedhussienhassan1820 6 жыл бұрын
qadar hada tagero u tahay like saar
@boqorkariyada8156
@boqorkariyada8156 6 жыл бұрын
Waan bilaabay maanta qorshahan inshallah mudo labo bilood ah 10 kiilo inaa kurido baan doonaya
@abdullahiyow
@abdullahiyow Жыл бұрын
Haye. Ma is caateysid.
@abshiroabdiwahid8752
@abshiroabdiwahid8752 Жыл бұрын
​@@abdullahiyow 😂😂😂😂waa iga qoslisy
@mohamoudabdullahi4645
@mohamoudabdullahi4645 11 ай бұрын
Haye Wali miyaa
@abdullahiyow
@abdullahiyow 10 ай бұрын
@@abshiroabdiwahid8752 Runtey ma ahoo hhhh
@qeyskhan
@qeyskhan 10 ай бұрын
www ✌✌👌👌
@akkumaar2404
@akkumaar2404 11 ай бұрын
5sano kahor hadaa dawanoysid like saar
@BrithishBoy
@BrithishBoy 6 жыл бұрын
😂 Habac habac 😂 war sxb waxaa sameeysay wlh waa cajiib Unbelievably
@axmadmaanka1272
@axmadmaanka1272 2 жыл бұрын
Kkk
@abdishakurmessi2872
@abdishakurmessi2872 Жыл бұрын
​@@axmadmaanka1272 asc sxb
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 6 жыл бұрын
Mahadsanid libax
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
mustafa Honest sxb subscribe iisaar
@Salman-lone
@Salman-lone 6 жыл бұрын
Aniga waxaa icawiyay coach france lyon city jooga ayaa igu caawiyay Kaliya carbon hydrate oo jirlaa ubaahanyahay iyo midka inaa gubtid lee inaa barato Hadana soomali dadkeed waxee is dhahee badar caawa kuugu damveeyo isku xaaq Saxan yar ku shubo jirkaa waxuu ubaahanyahay 3 saac ka bacdi usoonaqo wax yar kale cun protien.kaa ha badnaado bariisaka iska yaree 96% waa carbon hydrate caloosha fuusto ayuu ka dhigee Baasto iyo bariis cunay mar hore ayaa igu dambeesay Chicken fish meat vegetables wax aheen ma cuni hadana jirkeega waa fitness
@Chanariofanny
@Chanariofanny 3 жыл бұрын
Baasto🛇 bariis🛇 naxoox🚫 Roodhi🛇 Iyo Sonkor🛇 WAX LA OGOLYHY Beed✅ kalluun✅ Qudarta noocyadeed kala duwan✅ Hilib✅ BOCORKA !! muxu yhyna..garan mayne
@ayaanabdi625
@ayaanabdi625 3 жыл бұрын
Beed maxaa kawadaaa wll🤔
@Chanariofanny
@Chanariofanny 3 жыл бұрын
@@ayaanabdi625 😂😂😂😀😀😃😃😀😂😂 egg weyan😀😀ciyalo xamar miyad tahyna
@Sad3367
@Sad3367 2 жыл бұрын
@@ayaanabdi625 ukun
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim 10 ай бұрын
Bocorku waxa wye mlaha sidan u maleynayo Cambe babaay😂😂
@JIMICSIGAJIRKA
@JIMICSIGAJIRKA 6 жыл бұрын
sxb waad ku mahadsantahay tusaalahaa ga ... maasha allah #jimicsigajirka
@shakraaadan2478
@shakraaadan2478 3 жыл бұрын
Masha allah
@salmamaxamed6005
@salmamaxamed6005 5 жыл бұрын
Mash allh aderkey
@napilugas5419
@napilugas5419 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@nurdiinmahamed7780
@nurdiinmahamed7780 6 жыл бұрын
mashallah
@yalmaasantonio8742
@yalmaasantonio8742 Жыл бұрын
inta 2023 daawaneysa love sara❤
@WllRashka-jp1ue
@WllRashka-jp1ue 5 ай бұрын
Thanks teacher ✨️🙌👸
@nurhassan1250
@nurhassan1250 6 жыл бұрын
Hadda waa lagu cimaamadi karaa Lkn habar xaliimo wayba kasii naxaysaa😃😃😃😃😃m Malaha wiilka nafaqa daro iga hayso😴😴😴😴😴😴😴
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
norhassan abdu sxb subscribe iisaar
@abdrahmanmk8590
@abdrahmanmk8590 2 жыл бұрын
Waa talo wngsn m.a maxamed mahadsanid
@aliabdi645
@aliabdi645 6 жыл бұрын
Legend m qadarow thnks go ahead niyad niyad iga dheh hhh
@sharmarke3958
@sharmarke3958 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk buurida waa xanuun wlhi
@abdallahassan6342
@abdallahassan6342 6 жыл бұрын
Qudaarta iyo mooska iyo biyaha cad caafimaad wye wlhi Zurich aan ka soo salaamaa
@nayerfuny1224
@nayerfuny1224 6 жыл бұрын
Ramadankaan Jowhar ma aadin miyaa😂😂😂 Ber falow
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
Nayer Funy sxb subscribe iisaar
@shucaybfaarax8498
@shucaybfaarax8498 Жыл бұрын
4 years ago 2022 hadaa daawanayso comments love saar
@khanmuhammad8110
@khanmuhammad8110 5 жыл бұрын
Qadarow surwaal waan tola jiry suuqa surwaal kama soo gadan saan qurba uimid lkn 6 bil kadib masha allah 55 ayaan noqday mana dhaafo surwaal hada waan soo gata wlhi sxb lkn bariis iyo baasto canjeero muufo intaba waan cunaayay lkn hal muufo xitaa macuni jirin
@sirmohassen5966
@sirmohassen5966 6 жыл бұрын
Waa ugaartay😃😁
@ilyasawalle260
@ilyasawalle260 5 жыл бұрын
Mnsha allaaaaah bro waad dadaashaay waana gadhaay guushaadii
@wllap2728
@wllap2728 Жыл бұрын
5 years ka dib 😂👑
@liibaanmuuse2526
@liibaanmuuse2526 Жыл бұрын
Maxamed qadar inshaa laah isoo duceey waan samey doonaa jadwalkaan ilaahey haii fududeeyo
@maxamedamiin3744
@maxamedamiin3744 4 жыл бұрын
Masha alah maxamed khadar walaahi waa runtaa somalida mashquulka ka batay
@kumaarcr1469
@kumaarcr1469 2 ай бұрын
Who is watchin 2024😂
@g.b.ssanesane9788
@g.b.ssanesane9788 Жыл бұрын
Qofka maanta daawanooya wuu dambeeyaa
@cabdulaahisheekh9998
@cabdulaahisheekh9998 Жыл бұрын
Maanta daawanoya😂😂😂
@cenashcc4525
@cenashcc4525 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@abdifatah7064
@abdifatah7064 6 жыл бұрын
Thankz zxp
@khaalidibraahim1447
@khaalidibraahim1447 Жыл бұрын
Team calool like isaara 😂😂
@Hamse2021
@Hamse2021 Жыл бұрын
😂😮
@feysalmadoobe7905
@feysalmadoobe7905 6 жыл бұрын
Xaqiiq waaye malaayga iyo qudaar cuna waa xaqiiiq hadii aad rabto caato
@nagaquruxznn8285
@nagaquruxznn8285 6 жыл бұрын
Thnk u wll arin wngsan ayad ino shegtay
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
4 year kadib hadad dawnayso like saar
@gooleboode9336
@gooleboode9336 6 жыл бұрын
Maasha alah
@Wonderce
@Wonderce 8 күн бұрын
Qofka 6 year daawanaya like saar
@munamaankachelsea1221
@munamaankachelsea1221 6 жыл бұрын
Kaliya funaaanada yareeyso wixiii waa weyna wali wadataa kadib style noqonee
@zakariaabdullahi3707
@zakariaabdullahi3707 6 жыл бұрын
Muna Maanka stylka waxka taqaan
@yaasmaapdikadirmahamud5963
@yaasmaapdikadirmahamud5963 6 жыл бұрын
Muna manka harqaanle maa tahay shaqaa diyaar utahay
@munamaankachelsea1221
@munamaankachelsea1221 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh harqanle maahi lkn style ka waxbadan ka kasaaa
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
Muna Maanka sxb subscribe iisaar
@ezaldeendalluol9295
@ezaldeendalluol9295 4 жыл бұрын
@@munamaankachelsea1221 sxbey dharka waa ween isteel waaye wa modal hadii modal gara neeso sxbeey wx ka baro dharka rag wayo ninbaa ku sugaaayo in aad u libisto
@blvr10
@blvr10 6 жыл бұрын
Cimaamad a waan ku tuuray walahi horay usoco bro nin kudayasho mudan ayaa tahay
@hamzamohamed3147
@hamzamohamed3147 6 жыл бұрын
Ahmed Momin subscribe igu cawi
@Dugalmedia
@Dugalmedia 6 жыл бұрын
Nice
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
somali post sxb subscribe iisaar
@afraxyaresomali6691
@afraxyaresomali6691 6 жыл бұрын
insha allah
@abdifitah9810
@abdifitah9810 4 жыл бұрын
Waa mahat santahay maxamedo
@liibaanbashir2845
@liibaanbashir2845 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 adi xita ma is cafinesid qadarow wxkle thy😂😂
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
Liibaan Bashir sxb subscribe iisaar
@Dugalmedia
@Dugalmedia 6 жыл бұрын
Saand ku quruxsntahy
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
somali post sxb subscribe iisaar
@anshaxnuur7402
@anshaxnuur7402 3 ай бұрын
Maanta uu ay Taariikhdu Tahay 25-03-2024 Miisaankaygu waa 93 kiilo Waxaan rabaa 75kiilo ❤❤
@umhamina6792
@umhamina6792 3 жыл бұрын
Manshlh wll wlhi go.aan adag weye
@zabnaayuusuf4155
@zabnaayuusuf4155 6 жыл бұрын
Xbbi mar danbe saxanka fiyoori hiisa hasoo saarin Yaah
@hamzamohamed3147
@hamzamohamed3147 6 жыл бұрын
Zabnaa Yuusuf subscribe igu cawi
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 6 жыл бұрын
Zabnaa Yuusuf 😂😂😂😂
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂ma aniga yaabin
@muscabsabriye1082
@muscabsabriye1082 6 жыл бұрын
Wax kle thy 19kiilo wax kle thy
@aadammoha6727
@aadammoha6727 5 жыл бұрын
Hhhh mustaf😂🤣
@NimaAbdi-h1l
@NimaAbdi-h1l Күн бұрын
Mashallah wad mahadsantay
@HamdiSalad
@HamdiSalad Жыл бұрын
24 ana sameyey masha alaha waye runtis waye waxan sameyey 2 bilod ana iska naxey
@abdifatahaato557
@abdifatahaato557 Жыл бұрын
Masha Allah sxb
@ilhanmohamed1681
@ilhanmohamed1681 6 жыл бұрын
Thanks
@abdulahiozil1o282
@abdulahiozil1o282 6 жыл бұрын
Qadar qosolkaaa iga dhamaysay
@zayd7647
@zayd7647 6 жыл бұрын
Qadarow cimaamada waankugu tuurry 19killo 🤣
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
muhammad حسن sxb subscribe iisaar
@forstudy345
@forstudy345 Жыл бұрын
Wllhi maxamed qadarow waa iga qoslisay ciyaal xamar sida loola hadlaa taqaanaa gudoomiye 1m ka badan ku rajeynaa
@engcabdiyare2096
@engcabdiyare2096 5 жыл бұрын
mahadsanid qadar
@Dugalmedia
@Dugalmedia 6 жыл бұрын
Jawb
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 6 жыл бұрын
somali post sxb subscribe iisaar
@laandherelaboninmawadaaha8161
@laandherelaboninmawadaaha8161 6 жыл бұрын
War sxbow Aniga waxan Rido mahaye ee isheg waxan Ku cayilo INTA ilmidka aha isar like
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 6 жыл бұрын
Macaanka qaraha iyo mooska dhib makeenaan bro saas ula soco waxaa dhib ah sokorta cuntada lagu daro ama shaaha ee added sugar loo yaqaan.
@SoccersmileTV
@SoccersmileTV 5 жыл бұрын
Mudane Sooyaal lkn sonkorteena la inoo keeno ma aha mid quwaax laga sameeyay ee waa chemical
@kaskeyyare2428
@kaskeyyare2428 6 жыл бұрын
thank you
@deeqaliabdule6009
@deeqaliabdule6009 6 жыл бұрын
masha allah
@hamzamohamed3147
@hamzamohamed3147 6 жыл бұрын
deeq Ali Abdule subscribe igu sharaf
@deeqaliabdule6009
@deeqaliabdule6009 6 жыл бұрын
+Abdullahi mohamed haye wll
@cwhaabkovacicchannel3788
@cwhaabkovacicchannel3788 6 жыл бұрын
Mnsha Allah
@user-jz2wk9zm4n
@user-jz2wk9zm4n 5 ай бұрын
Waxaad sooqorty waa 5san9 kahor
@user-ju8ee5tg3d
@user-ju8ee5tg3d Ай бұрын
@@user-jz2wk9zm4nnio shuluq inaa thy weekaa muuqqta ee iska gaaar
@abdifatahosman1
@abdifatahosman1 6 жыл бұрын
tnx
@sheruahmed5765
@sheruahmed5765 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk suu isku sharaxayo la dhacay ani wlhi
@calicusmanaxmed6602
@calicusmanaxmed6602 2 жыл бұрын
Kkkkkkk sxb walahi qosalka iga dhammday
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 5 жыл бұрын
Saxiib Shaqsi Cajiba Ayad tahay Sifican Bad Samaysay Waxan Ku Rajaynaya Sida tan ugu Wanagsan Aduunka
Just try to use a cool gadget 😍
00:33
123 GO! SHORTS
Рет қаралды 85 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 54 МЛН
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
SOOMAALIDA KENYA | KALA CARAR | NIN WALBOW NAFTAA ( ISLII )
18:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Hamdibatraanshopp
Рет қаралды 187 М.
'WIXII LA QARINAYAY 9-KII BILOOD UU DAGAALKA GAZA KA SOCDAY'
12:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
ФУТБОЛЬНЫЙ КРОКОДИЛ | FOOTBALL CROCODILE #shorts #football #trend
0:57
Грузия - Португалия - 2:0 | UEFA EURO - 2024 Шолу | Обзор
9:49
QAZSPORT TV / ҚАЗСПОРТ TV
Рет қаралды 65 М.
Footballer Playing Animation Characters 🥰🤣 #shorts
0:40
DarkoFC
Рет қаралды 3,1 МЛН